Heestaan Cabdiqadir nageeye laha aad ayaan u jeclaa , marka radio muqdisho laga so daayo aad ayaan u jeclaa in aysan ka bixin , waayo waayo soo xasuustay, Alloow sharafka caalamka soomaali ku lahayd u soo celi , oo ka xureey qabyaalada
Dowlo Alfanaan cumar sholi masha allah waad kabaxsatay dhab ahaati mida kale waxaan kasi jeclaan lahaa inaan albuno xamari ah aad inoo soo sartid mustaqbalka kuwaas oo anagana kaa wada sugi doona insha allah waxaan ahay tagero Numero uno Viva Cumarani cumar sholi Grazie per la bella canzone
Yaaa sanado badan kadib Xasuusta Dib U Soo celiyay Oo dawaneya 2020 heskan. Wxy isoo xasuusisay Abti mama dheere iyo Gurigi Asad Jarul my Young brother Wxn Leeyahay Noolada in badan.
masha alah sxb omar shooli hore u soco qofkii guwanaayo ama kii maseerayo ha maseero sxb ananga hadaan reer xamar nhy wxn nhy umada jaceylka iyo nawada marka cayda waxa ka keenaayo kuwaan waa dad dhinac kasto ku fishilmey marka sxb guul ayan kuu rajeynaa
Heestan haduu lahaan lahaa nin reer Waqooyi ah, halkaan caay ayaa loogu kala carari lahaa, ninka leh iyo qabiilkiisa cidu ma taqaano, waa sababta dadka reer Muqdisho uga ilbaxsan yihiin dadka kale, I am very proud to be reer Mogadishu
mansha allah mansha allah aad ayaan uuga helay heestan laakiin sxb qali waxaba i cajabiyay codkan aad leedahay wayo waxaan xasuustaa fanaaniintii hore ee wabari waxad leedahay lafa hore waxaan ku leeyahay halkaa kaga wad sxb qali anigu waan kuu qiray in aad tahay fanaanka sanadka waxaan ku leeyahay guulayso mar walba kuna nooooooooolow guuuuuuuuuuul wacan
run maa leesku sheego dadkii hore murti ayey haayeen lkn music saan umacaan ma heen marka in coppy la dhaho waa.qasab oo wixii ka dhiman la dhameestiro
fanaan iyo badh baad tahay aad iyo aadna u cod macaan tahay intaas kadib wiilasha halkan kusoo qoray waxaan loo baahneyn sida abow masraxa iskeen iyo midka kale bacaacda ku haya war iskadaaya xaasidnimada ee walaakiin wuxuu yahay u qira
Lastly I fell in love and I think I can't get that love. This is something like a pain😪. Hadaad adigu ladantahay in aan liito ma ogtahay?! Mise waaba lumayoo lurku waa igu kaligay🤢😔 04/03/2021 chilling with Aarka aand Indho
Heestaan Cabdiqadir nageeye laha aad ayaan u jeclaa , marka radio muqdisho laga so daayo aad ayaan u jeclaa in aysan ka bixin , waayo waayo soo xasuustay, Alloow sharafka caalamka soomaali ku lahayd u soo celi , oo ka xureey qabyaalada
Mar walba on ISKA dhahiciyo inaan wayay qof kayga on ogahy inaan wayay sanad walba qof ii muhiim ah Ayan wayaa sassy thy mar walba waxan dhagestan heestan 12/2/2009..ilaa hada 18/4/2024😢💔🫀❤️🩹
Dowlo Alfanaan cumar sholi masha allah waad kabaxsatay dhab ahaati mida kale
waxaan kasi jeclaan lahaa inaan albuno xamari ah aad inoo soo sartid mustaqbalka
kuwaas oo anagana kaa wada sugi doona insha allah waxaan ahay tagero Numero uno
Viva Cumarani cumar sholi Grazie per la bella canzone
Yaaa sanado badan kadib
Xasuusta Dib U Soo celiyay
Oo dawaneya 2020 heskan.
Wxy isoo xasuusisay Abti mama dheere iyo Gurigi Asad Jarul my Young brother Wxn Leeyahay Noolada in badan.
Still listen 2024
@@nimcoabdirahman5610❤
2024🥺
Hda dawanayso 2020 u duceeya walalkeen cumar shooli inuu xabsiga kaso furto cumar we pray for you😢🤲🏾
masha alah sxb omar shooli hore u soco qofkii guwanaayo ama kii maseerayo ha maseero sxb ananga hadaan reer xamar nhy wxn nhy umada jaceylka iyo nawada marka cayda waxa ka keenaayo kuwaan waa dad dhinac kasto ku fishilmey marka sxb guul ayan kuu rajeynaa
Heesta inan dhageysto waxa u sababa qof igu muhiim ah cawa oo ay thy bishu 10 ayan dhageesanaya 2021 7 10 keedi
waaaaaaaaaaaaaw wili ima soomarin fanaan kaa cudmacaan wixii kadambeeyay fanaaniitii horay ujireen
sxb hadalkooda waxba hau arkin afaka wixii kasooboxo culees malaha
waa dhalinyarada dambe ninka keliya aan arday asagoo heesta ku raaxeysanaayo..
Fanaanka waxa lo baahanyahay inu dareemo miraha heesta inta eysan dareemn dhageystayaasha...tnx Shooli yare
heestan run ahanti waa hees markey dhagaheyga kusoo dhacdo xasuus horey igu celiso mise wanba lumayo lumayo lurku waa igu kaligeeee viva abah cod halaasi eh
heestaan waxaa lahaa all fanaan cabdiqaadir xasan nageeye allyaraxma
Sida laba walala🥺
Inaa noqono waa libin🥺
Sida layla iyo qayz🥺
Ina naqono laba huraan🥺
cumar sholi cadi matihid epooow wadka baxsatay
dadka qar oo miser hayo Waxan leyahay sakin halaaqan cml
guri aa liska dhacoya hes mexe tahay yaahuu
Hestan mustic macan iyo laxan macan ayuusaray runti nice song
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂aad iyo aad
Heestan haduu lahaan lahaa nin reer Waqooyi ah, halkaan caay ayaa loogu kala carari lahaa, ninka leh iyo qabiilkiisa cidu ma taqaano, waa sababta dadka reer Muqdisho uga ilbaxsan yihiin dadka kale, I am very proud to be reer Mogadishu
good job
waasax waanakeenay rer moqdisho cuqdad iyo qabiil iyo xaasidnimo malahan waa laab saalix waxkastoo dhacana waa kakabtaan
qub qac + heestan ninka iska leh waa la yaqaan waa shimaali axmed shimaali qabiilkiisa waa Yemen iyo soomaali
Heestan waxaa iska leh Cabdulqaadir xasan nageeye, oo ka tirsanaa kooxda cadceed, shimaali waxa uu qaaday markii uu dhintay fanaankaas ka bacdi, waana fanaanka Hobo Maxamed la qaada heesta Ruuneey markii aan ku rabaybaad oo loo yaqaan ruun iyo rooble
reer hargeisa i feeling in anahay xidig
i proud to be Somalilander
waa hees aan ka helay waa cod macaan yahay Omar shooli Viva waliga jir oo joog waad ka baxsatay heestaan
2020😭😭😭😭💘💘💘💘💘wali walahi waan jeclahy in kastoo la guursaday hadana waan jeclahy❤️❤️❤️❤️😭😭
Saqajaan baatahay naag laqabo weli aad jacashahay
qofka isago reer leh calaf wu keeni kara
18-may-2023 ayaa kala dhamaanay hadda mudo sanada kala maqanay walina kama samrin oo qalbigu wali wuu dhawacanyey💔💔💔
Markaad adigu ladantahy inaan liito ma ogtahy mise waaba lumayo lurku waa igu kaligey😢😢 heeso wa kuwi hore macno wayn xanbaarsana fariin dhabana gudbinahayay. allaha u naxariisto C.qaadir xasan Nageeye. inbadan mahdsanid Shooli macdamaa aad dib usoo casriyaysay.
Woooooooooow nice song omar shooli codkaaga iyo qabka aad u matishey nice pro cadowgaaaga cagta hoostiisa qofkii ka xun weligiisa haka xumaado viva omar shooli
Cabdiqadir Xasan Nageeye ayaa qaadi jiray heestan yarkanina si fiican buu u waaday runtii
Dad ka waxa soqorayo isku xishoda viva Omar sholi one love abowe
Hadaad adigu ladanthy
Ina liito ma ogthy
Mise wanba lumayoo
Hurku way igu kaligee😭🥺💔
mansha allah mansha allah aad ayaan uuga helay heestan laakiin sxb qali waxaba i cajabiyay codkan aad leedahay wayo waxaan xasuustaa fanaaniintii hore ee wabari waxad leedahay lafa hore waxaan ku leeyahay halkaa kaga wad sxb qali anigu waan kuu qiray in aad tahay fanaanka sanadka waxaan ku leeyahay guulayso mar walba kuna nooooooooolow guuuuuuuuuuul wacan
run maa leesku sheego dadkii hore murti ayey haayeen lkn music saan umacaan ma heen marka in coppy la dhaho waa.qasab oo wixii ka dhiman la dhameestiro
😂😂😂😂
fanaan iyo badh baad tahay aad iyo aadna u cod macaan tahay intaas kadib wiilasha halkan kusoo qoray waxaan loo baahneyn sida abow masraxa iskeen iyo midka kale bacaacda ku haya war iskadaaya xaasidnimada ee walaakiin wuxuu yahay u qira
Waxan so boqan doona 2025 insha allah 😢😢😢😢
Maalmahaaan iskumid ahayn 😢
@@Abdi_Geedi aad iyo aad
❤❤❤Heestaan markaaN dhagsto jcylaan iiheeyn yaan daremaa 💋❤❤💯✔✔sholi tageero buuxaa ❤❤
ibraahim shakul yare yaa jeceshay ma anigaa hhhhhh
ibraahim shakul yare yaa jeceshahy aniga mase qof kale
Heestan cadi mahaa , xusuus ayay ku galinayisa markaste waan dhagayista 2019
xariifkada ku xasusataa miyaa
my best fanan big viv daageero buuxa ii nolow caadawgaga haajaabo xaasidka illahay haka qaabo
Hadaad adigu ladanthy inaan liito maogthy 😰mise waanba lumayo lurku weygu kaligey 💔🥺
Waaaaw lixda saac habeenbaa laigu heesaa kkkkkk Omar shooli dat is madaxx niyaaaje jam street musafuri komarock Nairobi. Waaaaaaaaw miss 4real%%%%%
Free Omar Shooli pliiz🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Heee shidan
2019
yaa dhagesan dooni
Aniga hee waykaas👆
Ani aa dhageysnyo 2019
haters hate thats wht they do,but the fact is you are great artist,keep on doing wht you do best.
Hada dhagesanesid 2020 like igu qabo
long life bro omar sholi laacib ayaad tahya cadowga u nolow fanan somaliyeed we love u
Waa qaraami cusub,oo aad umacaan. Yarkani ma ina cumer shoolibaa , pls isoo sheega.
Maaha ina cumar shooli Waa isku Magac.
Walaal AAD BAAN UMAHAD SANTAHAY.
+ISMAEL YOUSEF lol funny wa Ina omer Sholi wa runtaa
Woow Hesaha xamariga nafsadeyda ayey ku shaqeyan in aan fanaan noqdo ayan raba Somaliyey wax aan hees xamari aheen ma soo qaadi doono
Waw caadi ma ahan omar shooli waa hees aad u macaan
Heestan caadi ma aha, 100 jeer hadan dhagaysato ka caajisi maysid, jilid, cod, iyo erayaba caadi ma aha.
MASHA ALLAH OMAR CADE. WLHI WAAD KA WADATAA. Waa hees aad iyo aad u macaan Omarow wana cod macaantahay wlhi. kee it up
waaka baxsatay sxb hees kaan original ka waxaa leh A/qadir Hassan Nageeye Alaa Raxma Aamiin Aamiin !
wax gob layidhaahda majiran sxboow. gobtu waa geed kabaxa buuraha iyo banaanka.
2021 yala ila dhagesnaya 😭😭😭💔💔💔😭😭😭
Aniga
2024😢
Waaa waad shidantahay shooli maasha allaah ilahey haku deeysto
madax sare omar shooli bro lug iyo kacan ayaan kuu taagay
Caadi ma ahan esh calaa jacayl weeye 👏👏❤❤
Wiil aan saaxiibo ahayn ayaa gabar si xad dhaaf ah u jeclaa 2007 heestaan ku xasuustaa lkn nasib xuma jclkiisa ma helin
King sholi wanku amisanahay Wlhi hestan wanka helay Jecel aad u Mcn wye Qof Jecel Yaqaano daremi Karo
Hees ka muzic macan waligy ma arg iyo cod macan zhp nolow
soomali weyney .baafin / waxaan halkaan kabaafinaynaa cabdi salaan abu bakar markii iigu danbaysay lagu shegy ustarelia
maasha allh siduu qadyo caadi mha saas laga dhaha surahaba idile
heestan waan jeclahay wana xasuus igeliyaa 😂😍😍😘
Luuley Cabdiraxmaan husuus I geliya qalad waye husuus as darema dheh
"......SIDA LABBO WALLAALA AH
INAAN NOQONNO WAA LIBIN......"
Xasuus intaasaa iigu fillan.
13/12/2020
heestaan waxaa lahaac/qaadir xasan nageye allaha u naxariistee miraha iyo laxankaba
shoolli meesheeda ayuu dhigay 24-1-2018 Talaado
cabdishakuur tahliil faarax walal waxa lahaa heesta alle ha unaxariistee cabdi khadar Laari
quiet touched me, wonderful singer
06:44 AM I cant get enough listening 🎧
wali man arag hestan iyo codkan o kale aad ayn u jclhy hestan so nice
omar sxb hestan cadi ma,ahan yaqeyow nice one n i love it
Lastly I fell in love and I think I can't get that love.
This is something like a pain😪.
Hadaad adigu ladantahay in aan liito ma ogtahay?!
Mise waaba lumayoo lurku waa igu kaligay🤢😔
04/03/2021 chilling with Aarka aand Indho
waaaaw its awesome song wanka helay runtii heestan
hadad dhageysaneysid 2021
dhac ku sii 😇🥰
2024😢
heestaan waxaa horey u qaadey shimaali
alle ha u naxariisto Cabdiqaadir xasan nageeye iska leh heestaan
4/april/2024😢
Waxan radiyaba hdan helay ,haben islin sogleyso 10:38 21/7/2024 wan so laban Dona i.a😢
saaxib waad ka sidataa rab badan oo isku dayay heestan iney dib u qaadaan.............
Wow hees qiiro leh masha allah allah ku xifdiyo Omar Shooli Yare
mise waaba lumayoo lurku weeygu kaligeeey aaaaaaaaaaaah xanuuun Alloow sahal amuuraha
Yaa dawanaya 2020. Midkale ninkan. Xage ka dhacay. Cod buu ilahy u dhibay. Like ila raadiya
waa ka baxsaday caadi maahan cod macaan ayuu leeyahay
Ila imika dhagaysta hestan
Hadad adigu ladan tahy inan liito ma ogtahay😢😢😢😢
Best Somali musician ever.
Waaaaaaaaw heestan ad ayay qali igutahay runti wa hees qiiraadeda wadata
2021. So dayntiisii kadib
Number 1
waaaaaw heeestan w heees qiiimo leeh mashallah
heestan ila 8 ayaan dhageystay caadi ma ahan xasuus hore igalisay viva shooli
waaaaw waxaas kaa ah cod ah
heestan waxa lahaa cabdi qaadir nageeye waxaan kaga qaybgalay barnaamijkii la odhan jiray hirgalay sanakii 1973
I love this tune ❤️💔😭 2021/02/14 in Addis
You still in Addis abba
Are you still in Addis?
Xabiibi waad kabaxsaday
shaxshaxleyda daimonita commentigaga waa shan sano kahore ma noshahay
Masha Allah Alfanaan Shooli Yare.....✌ this song 🎶 is one of the greatest in Somali Music.....Waxa Ladhahaa Lamahuraan..Peace ✌
Hadaad adiku ladhanthy inaan aniku liito ma,ogthy hah 😭
wah wah wah ishcalaaa ishcalaa hees
cumar shooli kan ma aha wiilkiisii weeyaan , waa cumar shooli jr
libaaax cml u guuxoysaaaa cadi ma ahan music qatar hees mcn
Tuesday/6/2021......ayan dhagaysanaya wa hees aad uh macaan
Waxaas COD ah manshalah sxb
WOOOOOOOOOOOOOOOW, HEESAHAN WAA HEESAHA DABACSAN EE NAFTU KU DAGTO ASXAABEEY
11yr ago so qortay ma noshahay wll
@@YasminJama-c8i alxamdulilaah alla mahadaa leh
@@Bariise1983 masha allah abwe
qatar wallaaaahi omar shooli nice cod sxb
best song ever and nice voic omar sholi long life bro ilove it this song wlhi
abaa biina waad kabaxsatay waayo waayo thanks
Fananin badan oo isku dayday in ey hestan dib uqadan wad ka wadata sxb
Hh
This song deserved to be like international songs
😅😅😅😅ś😅😅😅😅ś😅😅😅😅😅😅
😅q😅😅A😅😅😅
I love this song all my life thanku to sing this again love u bro
hees iyo badh IGA dheh
caadi maaha
LAMA HURAAN WEEYI HEESTU ADIGUNA WAXAAD TIDHI LABA HURAAN (2) MAALIN LABA EE WAA LAMA HURAAN.
hestaan xasuus gaar ah ayee ledahay
Hhhhhh waa runta nimco waa xasuusti
Fanaankeeni c/qaadir xasan nageeye
wwwwwwwwwwwwwwwwwa cuma shoole waad baxsaday xabiibi
waa hees maacan,codkagauna waa macaaan 😍😍😍
Heeskas 2007 ban Dhagaystay waxa Qaadi jirey Al fanan Abdiqadir nageeeye