waxsoosaarka dalka iyo beer ku taalla deegaanka Kubo ee u dhow magaalada Qardho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 18

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 5 месяцев назад +2

    Asc. Maansha Allah. Alla. Ha kuu siyaadiyo

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 9 месяцев назад +6

    Abaayo ceel matoor leh samayso, biyo celimo samayso

  • @mahamedali4976
    @mahamedali4976 3 месяца назад +1

    Aniga laftirkaygu qorshahayga waa beer insha alaah dhawaan

  • @ahmedshirwac6474
    @ahmedshirwac6474 6 месяцев назад

    👏👏👏👏👏

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i 3 месяца назад

    Bank Yada ama Bangiyada ha umaal galiyaan gabadhas beerteeda 1 ceel riig ah ha u qodaan si loo daboolo bahida biyaha 2 waa in qaboojiyayaal loo sameeyo lagu keydiyo qudaarta si aysan u qasaarin 3 bangiga ama Bank waa inuu gataa dalaga hadii aad loo gadan waayo oo laga baqo in uu dalagu qasaaro Bank markii uu gato wuxu u iib geyn kara gobolada kale ee dalka wuxu ka iibin kara shirkadaha costometics sameeya iyagana waxa ka suubun karan saliido Kareem iyo wixi la mida waa in warshado cabitaanada sameeya iyo kuwa cuntada ee puntland tiradooda la kordhiya si aay u iib sadan dalaga sida warshada yaanyada iyo kajabka bangiga ama Bank waa inuu kuu sameya biyo xireen adiga iyo biraleyda kale si aad uga bad baadan daadadka waana inaa beertaada galisaa ceymiska beeraha iyo xoolaha

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 7 месяцев назад +3

    Saliida saytuunka beer

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 9 месяцев назад +3

    Biyaha daadadka hala xakameeyo, biyaha biyo celin haloo sameeyo.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 7 месяцев назад +2

    Hakadaalin beeraha dhirayn sameeyan shinbirihii baa kuraxaysanaya qolofta liinta kasamee barafuun qamiiriguulaysta

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 7 месяцев назад +2

      MashAlah bakalah reer abtigay

  • @khadarduale3219
    @khadarduale3219 4 месяца назад +3

    illaahay ha kuu barakeeyo walaashay waad dadaashay. Laakiin banbeelmada Xamar laga keeno, lagama keenin wadan dibadeed. Waa wadankaagii hooyo!

    • @ssctransportllc1198
      @ssctransportllc1198 21 день назад

      Somali da waa lagu dhex jiraa cadow badan baynu leenahay dad badan oo somaliyeed gobaladooda wadamo bay u haystaan wacyi galin badan baynu u baahanahay.

  • @bby6
    @bby6 5 месяцев назад +1

    Hore usocda my people ilahay ha idin hafido inshallah

  • @isamodric
    @isamodric 2 месяца назад

    Mansha. Allah edo amina. Ilahay hakuu barakeeyo.

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 21 день назад

    M.A Allah ha u barakeeyo reerkaa marxuumka beertan ka tagayna ha u naxariisto ajarna haka siiyo beertaa wali la goosanayo
    Wariyaha ama warbaahinta hal talo hadaan ku darsan lahaa marka aad beer ka hadlaysaan hal geed beera oo qofka Beerta leh uga faaiideeya umada sida Loo beero inta uu ku dhalo nafaqooyinka uu u baahan yahay xanuunada ku dhaca Jasaakumulaah.

  • @abuukarcabdalla8293
    @abuukarcabdalla8293 Год назад +1

    masha Allaah

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 9 месяцев назад +1

    Mashallah Gabar dadaashay weeye

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 5 месяцев назад +1

      Asc.maasha,alaah kubo iyo dadka beeralayda ah oo dadaalay dadaala alla haydin xifdiyo aduun iyo aakhiraba allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @SiciidAbdi8196
    @SiciidAbdi8196 5 месяцев назад

    Very good