SUBXAANA LAAH NAAGTU CAQLI XUMAA DANTEEDA MEY EEGTO O AY ISKA ILOWDO WAAYO NIN KUNACAY LAMA DABA OOYO UF MARKU KU DHAHAA MASKAXDAADA DELET LAGA DHAHAA YAAAAB
Shaydaan baa waalaayo Wll Tan kale asxaabteedaa cadaw ku ah u diidan noloshaasi fiican loo soo bandhigay hadduu ninka xumeeyey ay kala tageen caruuurta yaa u celnaayo Afrikaa u fiican.ama u fiicneed.
Have so much money. You know will tell you that money I will tell my government. Where is your money come from? You better s*** in your eyes. You better be better scared because I want to phone Bonda. Le, where's your money come from? Where is Mary? You come from?
Daahir gabadha quraan saara insha allaah afrikana geeya iyada iyo caruurta
Subxaanallaah wallaaxowllaa wallaaquwati illaabillaah bal gabadhan iyo reerkeeda dhibaatada heysata. Imtaxaan aduunbaa heysto. Umadii ayaa imtaxaan looga dhigay.
Queen hani Daahir waa wiilka kaliya ee hawiye ah oo soomaaliweyn ayuu wada caawiyaa ee dantada fiirso walaashay👈👈👈👈
Hhhhhhh odoygan daacad kama ahan waa qof aan ilhy kabaqin
gabadhaan cidii ka naxaysaan dhaqtar geeya madaxa ayaa looga jiraa waad u jeedaan caruurna ma haysankarto
maxamed ayey ku qabi fuqday jacaylkuna waa wax jira ee ogaada.
Dad cawaan bakalaguraya illahow cadow hanoojebin bismillah
Ppl
Soomalida mental illness ka waxba kama yaqaanan
Where can I join this CHAT
MashaAllah
Mansha allaah tabaaraka laah daahir waa wll wanaagsan
ماشاء الله
Hani daweya dhakhtar ayay u bahantahay marka kadib caruurta la radiya
Waa runti dahir caliisow waa fariid runta ka gaban waa sax hadal kiisa
Hani abaayoy qalbiga allaha kuu qaboojiyo daahir taladiisa qaado sidaa kunooshahay simaaheèee
ilhy baahi daahir calasow shaqsi muslima uma hoosgeeyo curadkii hawiye curadkii habargidir qabiil uunbaa meesha lagu wada saaranyhy
Hawiye shinbiro garnaqsanaya say hawshu sax ugu socoto mid baa ka dhabqinaya iskama qabanayaan wixiiba way waalanaysaa. Allahayaw tolkayo soo hanuuni
Wallaha kheyrka badan aniga haayo agoon aabe leh ee maa igu biishaan ajar allah idinka siiye
Ninka saa u foolxun maa gabdha sidaa u galay😢😢😢
Maagtaan haddii ilmaha loo dhiibo armay gawrac ku ekeeysaa.
Tan Alle ha caafiyow qofka u roon iyo qofka cadow geeda ah Malala taqaan oo qofka uroon ayey dunida ugu neceb tahay
Daahirow aniga maa kenya i gaysid 1500 na isoo dirtid ana abaal kaaga hayeee😂😂😂😂😂😂
Hhhhhh Kenya xaad kufalee hhhhhhhhhh ruweyda hadase intee joogtaa
Waar gabadhan aad rabtaan inaad meel dejisaan aaway cideedii.Waxay u baahan tahay hooyadeed inay caruurta la hayso
Badanaa dadka ibadan jooga ma maskaxiyan baa?
Hani sow biutiful walahi nin aan rabin waxey uga daba aragto meesha mataalo waa doqon walaahi
SUBXAANA LAAH NAAGTU CAQLI XUMAA DANTEEDA MEY EEGTO O AY ISKA ILOWDO WAAYO NIN KUNACAY LAMA DABA OOYO
UF MARKU KU DHAHAA MASKAXDAADA DELET LAGA DHAHAA YAAAAB
Quraan ayaa la saara
Wey waalan tahay naagtu waayo dadka caawinayaa xumeynaysaa
Nin lagama daba ooyo naag caqli xun
Dhiiqo uun laguma jiri karo
Waa arin fiican ee ku socoda
Horta walaalayaalow hal mid iga jaahil bixiya caqligan leyska rabo ee gabadhaan sheegto maxaa waaye ?
Misha. Masiir baa jiraa . Hantaa sidigaa kadafo haji dahir
Haday maraykan joogto maxay tiktok uga tuugsanaysaa cajiib
PayPal
Maxaa maxamed ladhahaa. Ilmahaaga raadso gabareey maxamed layne
Naayaa dadka daahir kama xigtide aamus gabadha ha hadashee
Waxaan maqli jiray asxan hafalin xumanlee lagugu badalaa😳Hada Queen hani ee lacag daahir usoo aruuriyey hadana eedsareyso Daahir😳maxamed haduu guursaday Queeney atna guurso wiilashan hawiye midlee kalabax👈👈👈
Hooyadeedna halakeeno si ay ilmaha ulahayso insha allaah
Dumaroo dhan ameey ooyan
SOMALIYEEY HADAAD ARAGTAAN QOFLEH CAQLIGEYGAA LAXADAY MA FAYOOBA WALHY DADKEDA MEY QURAAN SAARTAN
Jaceylka waaba qeyb waalida ka mida markuu saa,idana waaba waali caadiya oo dhameystiran.
Mahaamed raadintiisa kudhiimo ilmoh maraabtoho niinkaas baas baakamaakhan ee haaku daaliin.
Abayo waxan wu sixray gabdha😢😢
Gabadhan meel uma socoto waa daalin wiilasha hawiye
Good job daahir
gabdhan waa xanuun san tahay wax masuuliyad ah ka qaadi karto
Waa hadey yeeleyso hani
Gaar social media not gaat hoos haa loo xadloo ugass dahiir
Please gabadha psychologist ha loo geeyo waxay ay aaminsantahay ayada waa u run
Sax
Quraan ku fiicnaan lahaa wlh wax kasta usixi lahaa wlh
Abaayo quraanka waa shifo iyo hanuun in wax badan lagu akhriyeyna waan rajaynayaa laakin gabadha in la fahmo dhibkeeda waa muhiim
Alla maxaa wax saqraaniim ah ku cayaarayo gabdha
Dhilo ada saqramad ahe daa dadka ka fiican
Akhas dabaajiirtan miskiinta yaa ka qabta
Waa. Sax wlhi
Asc
waaba naag nasiib badan mar hadii layiri caruurtada Afrika latag waa lagu biiline maxaa ka maqan
Shaydaan baa waalaayo Wll
Tan kale asxaabteedaa cadaw ku ah u diidan noloshaasi fiican loo soo bandhigay hadduu ninka xumeeyey ay kala tageen caruuurta yaa u celnaayo
Afrikaa u fiican.ama u fiicneed.
Bini aadan allow hanoo baahin😅
Hani ninka ayey rabtaa
Wey fiicnan tahey in aad caawintaan gabadhaan lakiin ma hubtaan In ay hodan cafimaad qabto ay ilmaha ku heysato? Carurtana ka fakara walalyaal
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Where can I join this chat Which app
Still kullah 😂😂😂😂😂😂😂
Neyrobi halageeyo
Qabiil intee kagalnaa waayaabee
Ilmaha aabahood kama goayaan ee is cafiya
NINKA AYEEY KU WALAHEEY NAAGTA MAXEWY tiri
🤣😂🤣😂🤣 war annakaa wax aragnay 🤣😂🤣😂🤣
Xitaa gabdhihii caawinayey miyeey cayday?
War heedhaha gabadha maskixiyan ubaara oo caafimaadkeeda hubiya
Qoftan wey walan tahay wlhi meqo game ayo kuu ciyarey dahir
Walhi Soomalida mental illness ka waxba kama yaqaanan gabadhan maskixin ayeey u xanuunsan tahay dhaqtar beey u baahan tahay
Kkkk waxkalaadkadhigtay calasow
Mombasa keena
Hooyo kaduceyso ilmaha wado ninkasna wax dhintay ka soo qaad
Wuu tashtay tasho ilmahaa ku an facayo
Waryaa naagta gus bey rabtas maxaa ka rabtaa maxamed allaabey urabtas ilmaha ninkeda uga fican wayo waxay carurta ka helikarin ayey ka heshaa maxed.
Been maadan sheegin
Guriceel
😂😂😂🤣🤣
Uff
Have so much money. You know will tell you that money I will tell my government. Where is your money come from? You better s*** in your eyes. You better be better scared because I want to phone Bonda. Le, where's your money come from? Where is Mary? You come from?
Naag waalan bey isku daalin nayaa
NINKEYGA AAAAAAAAAA
Xaaax sorry 😢😢😢
0
Nin raga eee aabihiin wasee kulahaa waa wada waalan duf kubaxa dheh
Been badanaaa Cabto 😂
adinka ma waalantihiin walaalayaalow gabadhaan xanuunsan maxaad ugu ciyaareysaan .
Qofkaan waalan maxaa ka khaldan Maxamed Kii kudhibay ma ahanoo
Dheh ciyaalkaygaan rabaa
Lawyer aa? Istaqfurullah.