Hani abyo sambuuska waxaad sameyneysaa markaad diyaarsato awal sheey seesaro ayaad hal hal usaareysaa hana is dul saarin markaad ku soo saftiti seesaraha filinjeerka qeebtiisa barafka ayaad galineysaa mudo hal saac iyo bar cml haku jiro kadib weelasha aad ugu tala gashay inta aadan ku ridin tiish ka hoos mari kadib sambuuska ku rasey qeyb kasto aad ku rideysid tiish ha udhaxeyaan insha allah inaad qoraalkeyga fahantit ayaan rajeyna ama bacda ayaa ka fudud calashaan muhiimada waxey tahay inuusan isdulsaarnen abyo ramadaan mubaarak ilaahey ha idin xafido aduun iyo aaqiro ilaaheyna haku caafiyo ❤❤
Sanbuusah marka la qasaaayo hadi saliid lagu daro ma jajaabo quruux bu noqda soo tijaabi lkn waa in la diriiya saliid waligay foolyo bila saliida ma qasiin
Masha allah abayo cfmd iyo nbd ku anfura miiska iyo decorationka qurux wye wlhi wx bdn lagu dawaqayo maha cuntoyinka turkiga sfcn utaqana adi iyo familkaga allaha idin xafido❤
BAC AA LAGU RIDAA MEESHA BARAFKA GELI MARKAA SAAS U SAMEYSATID SANBUUSKA KA DIB HADDII AAD DEGDEG U RABTID MEYKARAWAYF KA AA HAL DAQIIQO AA KU SHIDEE SALIFII OO KARKARRYSO WAA KU RIDEE HORAA KA BIXINEE
Waa run hooyo aniga hal maalin Lee ku qasee qasaaro markaan qudaartii ku shubay waa iga dilaacay cusbo iyo biyo Lee noloshayda ku qastaa walidkayna aan ka shaxlay😂😂😂
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙🤗
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scsw scsw scsw
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك
❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Ramadan mubarak.
Maasha allaah gabadh iyo soddohdeed
Ramadan mubarak
Masha Allah Ramadan kareem 🌙
Hani abyo sambuuska waxaad sameyneysaa markaad diyaarsato awal sheey seesaro ayaad hal hal usaareysaa hana is dul saarin markaad ku soo saftiti seesaraha filinjeerka qeebtiisa barafka ayaad galineysaa mudo hal saac iyo bar cml haku jiro kadib weelasha aad ugu tala gashay inta aadan ku ridin tiish ka hoos mari kadib sambuuska ku rasey qeyb kasto aad ku rideysid tiish ha udhaxeyaan insha allah inaad qoraalkeyga fahantit ayaan rajeyna ama bacda ayaa ka fudud calashaan muhiimada waxey tahay inuusan isdulsaarnen abyo ramadaan mubaarak ilaahey ha idin xafido aduun iyo aaqiro ilaaheyna haku caafiyo ❤❤
Masha allaah
Masha Allah 🌹🌹🌹❤️❤️❤️🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah tabak allah ❤❤❤❤
masha allah ramdan mubarak
Ramadan mubarak ❤
Masha allah.
Abaay cuno soomaali marabnee reer xididkaa cunadooda naga soo dhis qaali ❤
Ramazaniniz mübarek olsun iftariniz bereketi olsun💝🌸❤️🩹❤️👍💖💜🌺
Masha allah ramadan mubarak abla❤❤
Ramadaan Mubarak ❤❤❤
Masha allaah❤❤❤
Masha allah 💕♥
Masha allah abayo allah haidin xifdiyo
Ramadan kariim
Ramadan mubarak qlbi
Wlhy waa ku jeclahay❤❤❤
❤❤❤
Walaashey cuntadaada Waa sugnaa runtii Waa Somali &tyrki
Mansha allah famly quruxbadan hani karti badan
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
M.a ramadan kareem❤❤❤
Masha allh ❤❤ ramadaan mubaarak soonka allha naga aqbalo
Masha allah mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤
RAMADAAN. MUBAARAK. ABAAYO❤❤ FAMELY. DHAN
Ramadaan mubarak afur wngsn
Ramadan mubarek wllshy❤❤❤❤ ❤
Manshaallah afur wanagsan hanbaako ❤❤❤
Asc walalahyi Ramadan Mubarak
Iso douceya ino illahayi walad bariya isiyo 😢
Owlad kheyr qabto Allaha kusiyo
Ws walal ilmo baari ah Allah ku siiyo adhiga iyo inta muslim ah ❤❤❤🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw Ramadan murak ☪️☪️☪️☪️
manshalah ilaahey ha ku barakeryo❤❤
Fariidnimo kugu jeclahay❤❤
Sanbuusah marka la qasaaayo hadi saliid lagu daro ma jajaabo quruux bu noqda soo tijaabi lkn waa in la diriiya saliid waligay foolyo bila saliida ma qasiin
Msha Alla xbbti ❤
Masham allh hani abayo
Masha allah abayo cfmd iyo nbd ku anfura miiska iyo decorationka qurux wye wlhi wx bdn lagu dawaqayo maha cuntoyinka turkiga sfcn utaqana adi iyo familkaga allaha idin xafido❤
Famely qurxoon.❤ Ramadaan wanaagsan.
❤
Maashaa alaah uqti hani sanbuuska saliida waxuu ka dhigaa qabsha qabsha marki lagu qaso wuu qurxiyaa fooliyada , marka hal mar tijaawi❤❤❤❤
Asc.ramadan Mubarak ❤
Mashaalaah qaas ahaan keeka ayaa i cajabiyey ❤❤
Abayo wakuslamy dar ale kujeclahay mujahid yare iyo wilkeyga akram yare wey isla egyihin
Ramadan Mubarak abayo hani adi iyo dhamaan family gaga🎉❤
Abyo hani mamacnka tur kiga noosoo smey qali❤❤❤❤❤
Waa ku qasay shaly saliid mana iga jajabin abyo
Sometimes saliida waana ku fidiyaa foliyda
Saliidii oo. Kar kareyso aan ka wadaa
Waxaad hayso qurxiso. In aad alaab soo gadid muhiim ma aha.yummy
Folyada marki fidine saa,iid ha u fidin ama ha u gafiifin.
Lkn abayo hadaaba Hargab ku haayo macmacaanka ha cuni madama aa soomantahay hadaad wax macaan cunto wuu kugu sii shagaa hargabka
BAC AA LAGU RIDAA MEESHA BARAFKA GELI MARKAA SAAS U SAMEYSATID SANBUUSKA KA DIB HADDII AAD DEGDEG U RABTID MEYKARAWAYF KA AA HAL DAQIIQO AA KU SHIDEE SALIFII OO KARKARRYSO WAA KU RIDEE HORAA KA BIXINEE
Abayo shurbada hadi an subag jecleyn maxan kubadalan kara
Waaaaaw cusbo aad u badan ayaad ku dartay
Goormee laga soo bixiyaa freezerka sanbuuska markuu diyaar san yahay
Hani
Waa run hooyo aniga hal maalin Lee ku qasee qasaaro markaan qudaartii ku shubay waa iga dilaacay cusbo iyo biyo Lee noloshayda ku qastaa walidkayna aan ka shaxlay😂😂😂
Sambuuska xbbti ha dubin ee foormada Gali
Cusbo iyo biyo lee ku qasaa