Nolosha |Hargeisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • muuqaalkan 20k like ah saara
    • Welcom To My RUclips C...

Комментарии • 334

  • @wacayskooshin
    @wacayskooshin Год назад +22

    Dhallintii Somaliland oo dalkooda ku raaxaysanaya NOOLAADA ADEERO waanu idiin hanweynahaye Qabyaalad iska ilaaliya is wada jeclaada Hargaysa dhinac kastoo kaga nooshahay. LOVE YOU OUR SHINING FLOWERS

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Год назад +141

    RUclipsrs Somaliland waxaan ku ixtiraama sida ay isu garab taagan yihiin. Noolada inta nolol jirto oo sxbtinimadiinu ha waarto🙏

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 Год назад +14

    Ilaahayoow naga aqbal Soonka , Salaada & Ducadeenaba. Ilaahayow nala kulmi Leylatul-qadriga.
    Aamiin Yaa Allah.

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Год назад +52

    Dhalinyaro barakaysan ayaa tihiin, Ilaahay ha idiin siyaadiyo. Maadaama aa tihiin tusaale lagu daydo, sadex talo ayaan idin siinayaa: 1. Dalkiina aamina, qurbaha waxba ma yaaliin.
    2. Halabuurka barnaamijyada badiya, oo kolba wax cusub u fakira oo soo geliya.
    3. Is kaashada oo wada shaqeeya.
    Aniga oo Maraykan jooga waxaan idiin sheegaya walaalayaal, $500 oo bishii aad ku hesho dhulkaaga, waxay ka baraka iyo sharaf badan tahay $5,000 oo qurbaha kaa soo gala. Dadaalka kordhiya, waan idiin soo duceynayaa inshAllah!!

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile Год назад +2

      Waar nagala tag waxaa yaa kaa dhagaysanaya meeshani joogis maleh hadaad chance hesho ka carar meel qabalayad shaqo la,aan burbur cidi ku noolaan mayso somali yadaa halkaa is dhigtay odayadii naga horeeyaa wax baabiiyay anagu waanu ka cararanaa meesha 😂

    • @khalidkhadat1094
      @khalidkhadat1094 Год назад +1

      Adpa soonoqo yaqasabkugu haysta

    • @khalidkhadat1094
      @khalidkhadat1094 Год назад +2

      Intaad ktagtaanbad dhahaysaan dhulkina hoyo amina wxa nagala taga 🤣

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Год назад +1

      @@khalidkhadat1094 Hadii dhoofku hawl yaryahay sidii berigii hore, waxaan ku odhan lahaa iska soo bax oo fara qabsi soo shaqeyso, laakin, maanta adeer dhoof lama odhan karo walaahay, waa halaag iyo qar iska tuur. Bal dhanka social media iyo RUclips ku eeg oo wax la xiiseeyo soo dhig, muda yar ka dib waadigaa lacagaystay ee dhergey. Good luck dhamaantiin!

    • @amiira6653
      @amiira6653 Год назад +1

      Huno dhulkii kuso laabo Horta adigu😌

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid5604 Год назад +16

    Masha allah dhalinyarada wadanka siday nolozhooda iyo wadankooda uga faa iidaysanyaan Ayaan ka helay nolol waarta wllo yaal

  • @ayanyusuf2663
    @ayanyusuf2663 Год назад +10

    Maashaa allaah waa youtub dad aan ka daawo inta ugu akhlaaqda badan

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +71

    If you have the chance to make people happy, just do it. Sometimes people are struggling silently.
    Jimce Mubarak ❤️ abdisamadow

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 Год назад +26

    muqdisho cadey ayan idinka so salamay lahjadina haba igu adkate waan xiiseya dawashadiina 😂✋🥰🙏

    • @Bogasho1
      @Bogasho1 Год назад

      Si fiican u daawo waad barane

    • @nimconiahmed2012
      @nimconiahmed2012 Год назад +1

      @@Bogasho1 wan jeclhy wana barana I.A🙏

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 Год назад

      @@nimconiahmed2012 Ana ta reer xamarkan jecelahay

    • @nimconiahmed2012
      @nimconiahmed2012 Год назад

      @@indhodeeqhajji5078 alle haku sharfo 🙏

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Год назад

      @@nimconiahmed2012kkk aniga lahjad igu adagba majirto maay maayda mooyee

  • @falastinabuukar-lr5ou
    @falastinabuukar-lr5ou Год назад +15

    Masha allah magaaladii Ay xudunteyda ku Duugneyd Hargeisa Hadh wanaag

  • @wardaabdi6707
    @wardaabdi6707 Год назад +22

    Dadka qaar baa ogoleyn camerada fadlan respect sameeya oo wajiga shucaac ka gali lkn Mnsha allah sida kale Wllo hore usoco

  • @hanooi
    @hanooi Год назад +8

    Reer hargesa wani jeclahay ❤❤❤

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi Год назад +7

    Masha Allah Allah haydin xifto cimriga io caafimaadkaba Allah ahaydii barakeeyo walaalo is jecel ❤❤

  • @shaadiashacni7907
    @shaadiashacni7907 Год назад +8

    Maashaa Allaah tabaarakallaah my favourite youtubers aad ayaan idiin taageeraa dhamaantiin all the way from London United Kingdom ♥️♥️♥️

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Год назад +15

    Allah wadankayga somaliland Ala ha xifdiyo amiin

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 Год назад +6

    Ilhow Qarnka ino barkeeye mnsh allh Quruxbadan

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 Год назад +8

    Mnsha Allah ha idin xafidoh walalyaal aan jecelahay🔥💯

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Год назад +6

    Maaweell is back welcome back shb mcn❤️🦁

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 Год назад +28

    Maweel Content kan silsilad inooka dhig
    😂 Aad buu ii cajabiye aniga
    Keep going kaaga timid ceerigabo 💚🤍♥️

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 Год назад +6

    Waayadheheen 5tinan will waabad i wareriseen inidkubaan idiin dhexeyaba waxaba la mooda inuu mushahar ii qoran yahayba yaab 2da idinka maqana waan salamadaynayaa

  • @hamdakayse
    @hamdakayse Год назад +15

    Omg ma channel lahayd waa first day an arko 😊😂

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 Год назад +2

    Jamuuriyada barakaysan duriyada barakaysan casimada barakaysan dhaliyarada barakooba

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 Год назад +3

    Qays waa fani...hoo xadhiga u qado sxb

  • @najuumaabdirisaq3195
    @najuumaabdirisaq3195 Год назад +3

    Masha alah wiilka kaliya Ee an teamka iga qosliya

  • @ayaaanbadan9464
    @ayaaanbadan9464 Год назад +9

    😢 waxan xasuuustay hargeisa iyo meheradaydii Riverside maaweelow markaan wadanka ka tagnay ayaad timi😢😢😢😢😢

  • @Cloooo482
    @Cloooo482 Год назад +6

    Inamadayadu xaraga badanaa m.a😍😍😍

  • @ayaanmahamed7435
    @ayaanmahamed7435 Год назад +9

    Wxn ahy qofaki igu horeyay ee 👍 tara iyo komatin kabixiya my brother guul ayn ku rajenay Insh allh ❤️

  • @Carafat76
    @Carafat76 Год назад +3

    Ilaahay idin xifdiyo Masha allah saaxibayaal

  • @mohamedmukhtaar-kd7jc
    @mohamedmukhtaar-kd7jc Год назад +12

    HadaN karay0 1m ku GadhsiN laha wllhi lkn I'm sorYyyyyy...MaweL LkN dhibmalaha imikaba 5 Gmail kaga xidhaneYy🤧🤧

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Год назад +1

    Keep going guulayso Qays meshisan kadawanjiray e weliman arkin channel kan wankudhejiiyay dadka dawanaya hayska bixina waceeb e support gareya dhalinyarada ❤❤✅

  • @zakariaahmeth57
    @zakariaahmeth57 Год назад +2

    Abtio wlhi nolozha idin kufTy mazha allah anagana rajeyneyna 💯🔥

  • @Assia9900
    @Assia9900 Год назад +6

    Masha allah waa muqaal aad u qurux badan🥰

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 Год назад +5

    Ha ilaawin Inaad sadaqo la baxdid markaad ladanthy

  • @Noor44443
    @Noor44443 Год назад +11

    يالله و الحنين لبلدي و طفولتي ويالله يا شين الغُربة 😅💔🤍

  • @abdifatahabdisalaan2486
    @abdifatahabdisalaan2486 Год назад +5

    very nice wlhy farxad ku nooLada zhpyaL✨️

  • @ustaadmustafemohamed5556
    @ustaadmustafemohamed5556 Год назад +1

    Mashalh hargysa waxay noqotay london ookale ale ha usiyaadsho

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +1

    My boys ninka bidixo usa 🇺🇸 tagay walee raga wakhtiba isku diday wada joogooda ❤❤

  • @amoudicargo9470
    @amoudicargo9470 Год назад +2

    sxb waxa laga sheekeeyaa meelaha aad maraysaan magacyada meelaha aad maraysaan

  • @NasserGunner
    @NasserGunner Год назад +9

    Keep going ✌🏾 Legend’s 🙏🏾

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 Год назад +4

    Mansha allaah big legends baad tihiin zhpoyaal 👏👏👏

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Год назад +4

    Maaweel saqiiir....mashaallah

  • @jayfitnesworldSports
    @jayfitnesworldSports Год назад +2

    The most amazing guys I ever met

  • @abdiasiisqawdhan-7243
    @abdiasiisqawdhan-7243 Год назад +2

    Indeer xafdaydii marysaha calamari gar ahaan star

  • @CadarIsmacilcumar-rm6dq
    @CadarIsmacilcumar-rm6dq Год назад

    mnshallh sxpo is jecel qays qaysar iyo dhakhtarrka iyo maweel

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Год назад +23

    Manchester United funaanadeeda wiilkaas Yar ee xidhan adaa love ka Iska leh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Год назад +1

    Hargeysa walahi waxa ku nool dad wanaagsan

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +4

    Nin mudo maqna oo soo dhacay mawell wll hore usoco 🙏👏

  • @mo9204
    @mo9204 Год назад

    Waan usoo socodaa Hargaysa hadii aan ka helo waan degi for good IA

  • @johnhood8438
    @johnhood8438 Год назад +3

    Gurigan udanbeeya WllhY anaga daganaan jirnay oo ka guurnay WADADA madaxtooyada cusub ayuu ku yaala😁

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +1

    wsaun l iunLaruU7UIuay ayu
    Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw salalhu
    caliyhi wasalam
    Keepgoing

  • @abdiwahidhazzan9666
    @abdiwahidhazzan9666 Год назад +3

    Plz prt2 sida marka walidiintina iyo family gina ula xidhiidhan ❤️✌️😂the legen

  • @rahmacissecilmi-lr8sj
    @rahmacissecilmi-lr8sj Год назад +5

    Mashaa allaah keep going brothers

  • @MarwaAhmed-ni3tw
    @MarwaAhmed-ni3tw Год назад +1

    Iam binge watching his videos 😩❤️

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 Год назад +4

    Masha allh ilahy haydin xafido🥰

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 Год назад +2

    Welcome back maweel 👋

  • @mariamabdirahmaan1399
    @mariamabdirahmaan1399 Год назад +4

    Saxiptinimo wax loo dhigan jirin 😊🤔❤

  • @zakiamareh2674
    @zakiamareh2674 Год назад

    Salaaaada iyo masaaajidka iyo cobaaadada ilaaahay qorshaha maaanay idiinku jirin ... subxanalah

  • @AbdiwaliH
    @AbdiwaliH Год назад +3

    Baabuurka magaciisa iso sheeg Tayota maxy weeyan? Stars ka xaga saree gudaha aya ka helay

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan Год назад +3

    MashaaaAllah keep going gys

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 4 месяца назад

    Ninkan yar waan taageera waa bashaash

  • @Natheir.aadamm
    @Natheir.aadamm Год назад +5

    Inta Ila aragta iney bilaa caml yihiin 😂❤

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Год назад +2

    Masha Allah ❤🥰

  • @hibacooking4859
    @hibacooking4859 Год назад +4

    Homeyy Hargeisa 💕🥰😌

  • @yaxyeabdilahi1151
    @yaxyeabdilahi1151 Год назад

    Legend ka bidixo Si wayn ban u salamay nin culus 🫡✊

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +2

    Masha Allah wadankiina ku baashala 👍🏾🌹

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 месяцев назад

    Maaweel the best youtuber

  • @amiizhaapdullahi
    @amiizhaapdullahi Год назад +3

    Sariirtayda anaa haga jisanaya ku lahaa awal managaa ku haga jin lahyn 😂

  • @yurubdheman3730
    @yurubdheman3730 Год назад

    Masha allaah wllalayaa aanjeclahay weligiin faraxsanaada

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 Год назад +20

    this boys have pure heart❤ FOREVER❤😍

  • @ibrrofanah-ld8wh
    @ibrrofanah-ld8wh Год назад

    Abdisamadow sxp Saad ledahy gaarina waad wadaa camera Dina wad Hysaa m.a hory usoco sxp

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 Год назад +2

    abdisamed moHamed ducaaLe iyo abdirahman abdiwali mohamuud si gaara idin taageeraa sxbyl🖐️♥️

  • @ubaxabshir2751
    @ubaxabshir2751 Год назад

    Masha allah saxibayaal hore usocda❤❤

  • @naziibmahamedgirl6824
    @naziibmahamedgirl6824 Год назад

    Nio maweelow wan kuwata zxp qali ale ha kudayo❤

  • @ayuB-w3o
    @ayuB-w3o Год назад

    Bro dharkada uku badan store kee kaso iibsata no sheeeg sxp

  • @naemamuhumed8680
    @naemamuhumed8680 Год назад +1

    Ilike your channel
    And u are best mawell

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 Год назад +1

    Maweel sxp hargaysa Washington DC noqoty gaadhigaaba wax walba ka shidanty

  • @craxmankeyse1027
    @craxmankeyse1027 Год назад +1

    Nio markaad gadhiga wado waxad u egtay wllhei araujo 4 uciya barcelona wllhei

  • @xuseensiciid4
    @xuseensiciid4 Год назад

    Guulayso Labada daarood abti

  • @same-wadeofficial.6954
    @same-wadeofficial.6954 Год назад +1

    Noloshiina dhabta ahi ma intaasaa
    😊

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Год назад +1

    Ala xafadaha yagii wada beerta xuriyada Marta my home 🏡

  • @ahlaam902
    @ahlaam902 Год назад +8

    Hargayse waa waxgale dhagah😉👍

  • @nimcosaleeban
    @nimcosaleeban Год назад +3

    Mash allaah dhulkeena hooyo😊

  • @koosaarfaisal1571
    @koosaarfaisal1571 Год назад +1

    Noi chanelka usoo jeeso aan boqolkun gaadhsiinee🙏✨️

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Год назад

    machallah mawel ❤

  • @abokorcr7867
    @abokorcr7867 Год назад +1

    Aar meshu ma torronta mise waa hargiesa

  • @munaqalanjo4758
    @munaqalanjo4758 Год назад +1

    Aad baan idin salamaya inamadaa azxpta qays inan ka murayada badow iyo garamada madawo aad ban usalamaya

  • @abdirizack-nooh1709
    @abdirizack-nooh1709 Год назад +7

    Keep up guys ✊

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Год назад

    Ku raaxayso dhulkaaga hooyo , Maaweel 🤩👍

  • @dahamusse6459
    @dahamusse6459 Год назад

    Asw adeero waxa kale oo khayerleh qabo iska dhaafwaxaan

  • @mowliidahmad4112
    @mowliidahmad4112 Год назад +1

    From Qayr yasar

  • @raxojimcaliraxojimcali1762
    @raxojimcaliraxojimcali1762 Год назад +1

    Allh hoyooy war qeys qeysar miyad ladhatyna 🤔🤔

  • @moekij321
    @moekij321 Год назад +3

    Magaladiiba reer burco ayaa nagu haysta 🤦🏽‍♂️🤣

  • @williummoht3844
    @williummoht3844 Год назад +1

    Where is dakhtarr😊😂

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 Год назад +1

    Keep going legend

  • @abdirahmaansolteco9415
    @abdirahmaansolteco9415 Год назад +12

    Keep goin legend✊

  • @cwahaabmawliid9865
    @cwahaabmawliid9865 Год назад +1

    waxaasaa nolola m.a noolada reeer hargiesa

  • @Iqra_Warzame
    @Iqra_Warzame Год назад +1

    Masha Allah ❤👏

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 месяцев назад

    Masha allllah noooolaaada❤

  • @hudaismail8180
    @hudaismail8180 Год назад +2

    Bidixo 10 liter ayu diryaaye inta kle ka qalee maawelow 😆😂😂😂😂✋🏾

  • @khalidnuur8628
    @khalidnuur8628 11 месяцев назад

    Maaweel mach allah ayay kagaDhagtay 😂😂😂

  • @cabdixaafidmubaarig1497
    @cabdixaafidmubaarig1497 Год назад +2

    Keep going zxp wlhi waxaad tihiiin dhalin yar aan ku daydo legends