Faahfaahin cudurka isku buuqa depression ka!!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 23

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад +3

    Alaha hacafiyo inta qabta xanunkas depression

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z Месяц назад

    Wlhi wan ku jeclahay amalay muuqaaladaada wax badan ayaan ka kororsaday waana ku nafisaa oon ku nastaa anoo 3sano deprassion la nool waa xaal aduun maraa Nolow wll Nolol wanaagsan
    Wxn kaasoo salaamay jigjjag

  • @aminasharif7701
    @aminasharif7701 3 года назад

    4 sano kahor aya wiil yar dhalay malinti labaad waxan daremayey in wax igu leyihiin ilmaha sidaa dhulka haku dhoco sariirta cusbitaalka ayan dul fadhiyey 2 sacadood aya ku fekereyey markii danbe waa hurdodey ilmihina waa sexiyey mamo wayn aya dhaqtarka igu imatay waan u shegay waxa igu dhacay waxay igu tidhi waxasi dhib maleh wa iska caadi alxamdulilah dib iskuma arag mida kale way arkan umulisoyinka dhaqtarka ka shaqaynaya in wax iga khaldan yihiin lakiinse maxay sameyan waxba uma shegayo waxay ileyihiin seexo ilmaha anaga kuhaynayna may may aya leyahay alxamdulilah marka guriga imaday waan ficnaday

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 года назад +1

    Alw cafimaad Nasi amiinyarb

  • @XamdiSubeer
    @XamdiSubeer Год назад +1

    Walaahey waan cibaadeysan Kari waayey

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 8 месяцев назад

      Allow ku caafi wll
      Isku midbaynu nahayo

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 8 месяцев назад

      Xgeed joogta wll ani 3sano ayuu ihayaa oon ladaalaa dhacayaa ilaa hada oon kula hadlayo murugo iyo cabsi ayaa wlhi wadnahu i xanuunayaa😢😢😢

  • @XamdiSubeer
    @XamdiSubeer Год назад +1

    Byo wuu ihayaa mcnto

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Год назад

    5 sano

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Год назад

    Wllo tellkaaga Rabaaa?

  • @DAHIRNUR-z3b
    @DAHIRNUR-z3b 5 месяцев назад

    Asc abayo man telgaaga

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 3 года назад +1

    Maxaakeeno abaaay xanuunkam

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 года назад

    😭😭😭😭😭😭🥺🥺

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Год назад

    Wllo debrtionbaa qabaa

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 года назад +2

    Aniga iHayaa wll isoduce