CAWAANTA TANZANIA AYAAN U MARTIYAY | HADZABE | Part 1| S-2 Ep- 21

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024

Комментарии •

  • @diinyjunbox
    @diinyjunbox 13 дней назад +155

    Great content, muqaalkii igu xiisa badnaa, Faysal go forward

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  13 дней назад +9

      Thanks Diiny brother.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 13 дней назад +2

      Waay jiraan dad kale oo ugaarsato ah oo Africa ku haray waana Bush man dadka la yiraahdo ee ku nool Namibia iyo Botswana, weliba kuwaas ayaa Saxaro ku nool oo ka nolol adag!

    • @ABDIHANI269
      @ABDIHANI269 12 дней назад +1

      @Madaxey-r2f Inaalilaah Waar dadkani miyaanu ku jirin qof ilbax ah oo udhaqmayaa Sida dadkeena caadiga ah

    • @ABDIHANI269
      @ABDIHANI269 12 дней назад

      Shp horey nooga soo fasax part 2

    • @Kooshinboy
      @Kooshinboy 12 дней назад

      Sxp soodhi kanxiga dee 😮👀👀🙏

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 11 дней назад +104

    alxamdulillah allahi muslim naga dhigay 🤲🤲 nolosha quruxdeeda waa diinta 💯 Dadkaan waxay u baahan yihin in la gaarsiiyo diinta muslim ee suuban

  • @DiiniAhmed-g6d
    @DiiniAhmed-g6d 9 дней назад +57

    Feysal wllo waxad haysta fursad anaga aan haysan ee ka faaidaysa oo Diinta gaarsii hanunka ilaah baa iska leh ee u sharax Diinta islaamka Lacala iney qaatan Diinteena Qurxoon inta maalin waliba Safar ku jiri laheed ado radinayo Dal barasho iyo Dadka kugu xeran wax u soo gudbi waxa kaga wanagsan Faafinta diinta Salaan boqortoyo From Dhulki Barakaysana ❤❤

  • @mohamedgaraase4978
    @mohamedgaraase4978 6 дней назад +18

    Muuqaal wngsn wxa mudan tahy in million iyo ka bdn lagu gaarsiiyo maadaama aad somali wx kusoo gudbiso somali influencers share out to this guy 👏

  • @SaciidaMaxamedaxmed
    @SaciidaMaxamedaxmed 11 дней назад +17

    Geesi somaliyeed xafidullah hada ayan safarkada kugulasoo biiray waxan dareemaya inaa kaa so dahay wan kula socan doona you are the best you tuber of somalia❤🎉

  • @ibraahimalielmi1815
    @ibraahimalielmi1815 11 дней назад +55

    Ninkii ugu horeeyey oo somali ah oo dadkaan wareysta

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 13 дней назад +29

    Waa wareey, war ninyohow taakhiikh ayaad dhigtay haddaad-ba ninkii Hadzabe u tagtay!
    Is ilaali yaan lagu qalan Faysalow.
    Ilaahay haku ilaaliyo saaxiib.

  • @Boqorka-h1z
    @Boqorka-h1z 13 дней назад +59

    Somaliyey 1m io kabadan uqalmaa maxaa ugudhagantigiin❤

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 12 дней назад +19

    Waar Faysalow dadkan anigaa garanaya afkooda waa afkii nabi Adam somali waxa lagu yidhaa afshimbireed, DhukhDhakh waa Ugaadhsi iyo Qadhaabsi sxb ila safakii jabuuti waan ku daawadaa Holland ❤❤❤❤❤

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 12 дней назад

      @@geeljiredaljire9188
      😂
      Aad iyo aad waa af hore

    • @iaw2401
      @iaw2401 12 дней назад +5

      Ha isku dambaabin nabi adam af shimbif kuma hadline

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 12 дней назад

      @iaw2401
      Waa fahmi jiray sidii nebi Suleymaan.

  • @SaidJama-r8e
    @SaidJama-r8e 12 дней назад +7

    Mashallah addicted to your informative video. Subscribed from Florida usa

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig 12 дней назад +87

    As always amazing video brother ❤️ 💙 🙌 ♥️

    • @AZPE805
      @AZPE805 12 дней назад +2

      Nin weyn legend xidig ❤❤❤

    • @OSMAANABDI1
      @OSMAANABDI1 12 дней назад +1

      Samiyow ayaamahan intee kabaxday kuma haayne

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад +2

      Thanks Osman.

    • @user-amhnmm
      @user-amhnmm 11 дней назад

      Wariya comment intaad ISKA dhaftid Ku aawey adi😂

    • @abdimohamed2250
      @abdimohamed2250 11 дней назад +1

      Haye😂 ka xaxabi😂 waqtiga robka Lama raco😂 way gadumasa kuwas miyad waxay kariyan ad cunasa

  • @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
    @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 11 дней назад +8

    Usheeg in qoraxaya bathan iyo danyaxa bathan jira balse Allah aas damtood abuuri asoo qur ax.

  • @nadifo37
    @nadifo37 13 дней назад +6

    Masha alah bro horay usoco. Waxaad noqoni insha alah the only somali oo noo soo tabiyo waxa somalida youtuberada aysan soo tabin. Guuleeso.

  • @Dayroriginal
    @Dayroriginal 13 дней назад +5

    Ugaadhsato iyo qadhabsato laydhaa adiga ayuu af-soomaaligu ku adag yahay eray bixinta ama ku dhawqista kalmadaha afka hooyo sii wanagsan ugu sharax 🙏

    • @geeljiredaljire9188
      @geeljiredaljire9188 12 дней назад +6

      Dayro-Ri-Ginal Adigu marka aad wax qoreyso iska hagaaji!! ADEEGAY maxaad uga jeeda magacaga la garanmaayo, hadii aad afsomali taqaan NIN BAA MAS CUNAY sheeg midka la cunay ninka mise maska

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 12 дней назад

      @@geeljiredaljire9188 masku wax ma cunee wuu qaniinaa markaa macnuhu waa ninkaa maska cunay

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 11 дней назад

      @@geeljiredaljire9188 dhawaaqa lagu kalo duwayaa waxa jira erayo badan oo afsomali ah oo isku si u qorma laakin dhawaaqa lagu kalo duwo sida inan iyo inan ,dameer iyo dameer

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 9 дней назад

      Somalida waqooyi bari xogaa waa Kala lahjad duwan tihiin hadaa koonfur joogto from waqooyi😅

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 9 дней назад

      waqooyi halkee layidhaah daa maadaa sheegato qadhmuun ma reer sOmaliland baad waqooyi ku leedahay

  • @Munawar-862
    @Munawar-862 13 дней назад +22

    Thanks

    • @GaradAli120ryu
      @GaradAli120ryu 13 дней назад

      2000k 😳

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад

      Thank you very much 🙏

    • @2Mohamed-e3t
      @2Mohamed-e3t 12 дней назад

      ​@@GaradAli120ryu😂 maxaa la yaabi ILLAHAY aya wax siiye yaka xigaa salatul istaag bari kadib soo cawi ummada

    • @yahyeahmed1121
      @yahyeahmed1121 9 дней назад

      ​@@GaradAli120ryu$1.39 waaye waa South Korean money

  • @MOHAMEDYusuf-k9m
    @MOHAMEDYusuf-k9m 12 дней назад +6

    Faysal, it’s interesting if you ask them if they know anything about Somali people. 🤔🇸🇴 You’ll hear some surprising answers for sure! 😅 It’s always good to learn more! 👀 Reply me, bro! 👊

  • @somaliahanato8939
    @somaliahanato8939 9 дней назад +5

    Mnchllh ugu danbeyn qof Somalia 🇸🇴 oo adunka africa nuu suduba helnay Mnchllh bro 🎉guul ku rajeyn iyo hormar fican

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 12 дней назад +2

    This video must be the most viewed ❤
    Great content bro
    Part two 👁

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed 13 дней назад +9

    Dadkani waa dad legends ah leb iyo qaan sadooda ayay aamin San yahiin

  • @AbdiSalamAhmedAli
    @AbdiSalamAhmedAli 8 дней назад +8

    Aduunya beel iyo aakhiro beel ilaaheey kamagangalnay

  • @Hamdaqurux2009
    @Hamdaqurux2009 9 дней назад +2

    Alx illaahow aday mahad kuu sugnaata oo muslim naga dhigay ❤

  • @IbraahinXassen
    @IbraahinXassen 6 дней назад +1

    MASHAA ALLAH
    Sxb SOMAALIDA balayeeysana sideed isku amintey adigu dadkaas ❤❤❤

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 12 дней назад +3

    Waa muuqaal wanaagsan oo waxbadan aanu kafahanay laakiin afrika waa isku taag taag waxbadzn makala horayso wadadan jaamka ah ee baabuurta badan ee waawayni isticmaalayso eeaan dhisnayn laami ahayn ayaan layaabay

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 8 дней назад +1

    faysal cheick you really amazing keep going forward habo 👍🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇰🇪

  • @abdiazizwacays2516
    @abdiazizwacays2516 10 дней назад

    Tanzania 🇹🇿 is a beautiful country with good people. Stay safe and keep going on with your journey.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 дней назад +1

      Thanks, I really appreciate it.

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 11 дней назад +5

    Legend keep going horumar ban ka dareemayaa chanelka❤

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 13 дней назад +12

    Waa diinta Masar iyo Yémen ka jirtay kumanaan sano ka hor وجدتها وقومها يسجدون للشمس.

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 12 дней назад +6

    great content hore u soco walaalka waxaana kugula talin lahaa inaad sameyso channel kale oo content aad luqada eglish ka ku baahiso waa aragti kaliya.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад +3

      Mahadsanid walaal.
      InshaAllah.

  • @somalitech102
    @somalitech102 3 дня назад

    Great man sxb wax ficanbad so bandhigtaa hore usoco khatartana aad uga feejignow markasta.

  • @abdirahmanmohamedibrahim1912
    @abdirahmanmohamedibrahim1912 18 часов назад +1

    Thanks bro faysal sheik

  • @duqbilow
    @duqbilow 13 дней назад +10

    Feysal waan kula soconaa be safe brother waxaan rajeenaa ineey tv yada deal ku siyaan maadaama aad soo gudbineeysid muuqaalo tayo leh

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 9 дней назад +2

    Keep going my bro🎉.
    Dacwadana gudo saaxiib.

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 12 дней назад +1

    M.a sxb waxaa tahay nin afkisa hooyo doorbidey inuu dadkiisa wax ugu soo gudbiyo
    Keep goin dadkastaa waxay wax kuyihiin afkooda iyo diintooda
    Keep goin🎉
    Isku dey dadkaana diinta intaa awooodo inaad wax uga sheegto

  • @IbrahimMohamod-f6t
    @IbrahimMohamod-f6t 12 дней назад +3

    Wllhi muuqalka waa top 100%
    Mahadsanid
    Teda kl ciyaarta aay ciyaareen waa ciyaar giud ahaan aay wadaagaan bantuda
    Tusaale cayaarta magaced waa (anyakoow) sidookl waxaa lagu ciyaaraa jilib iyo gol kuwa ladhaho somali bantu ayaga ciyaara

  • @ramadanofficial4049
    @ramadanofficial4049 4 дня назад +1

    dadka xushmee cawanta waa maxay waxa ay yihin iyo tarikhdoda ka hadal sida ay ku sooren bal arag respect yelow ciwankas koley in la soo raco ba rabtaye

    • @simanruxii298
      @simanruxii298 4 дня назад

      cawan rux qawan oo din lehen baa ladahaa oo duurka kunol

  • @HamdaYasiin-vy3hf
    @HamdaYasiin-vy3hf 13 дней назад +4

    Waa cilmi male wlh 😂😂😊
    Very interesting video to watch

  • @Shakiribrahim321
    @Shakiribrahim321 8 дней назад +5

    😢inee ku dilaan kama baqin meyaa 😢😢😢

  • @NihaalAbďale
    @NihaalAbďale 5 дней назад

    ilahy ha ku nabad geyo abowe mcn faysal ilahy waxbas iyo dhipa kuma tuso yaa rabi🥺🤲❤

  • @Abdkoulkader
    @Abdkoulkader 10 дней назад

    I congratulate you, you are a courageous and strong Somali.

  • @khalidfantastic
    @khalidfantastic 12 дней назад +3

    Allahu akbar oo diinta maad gaadhsiisid sxp faysal

    • @AhmedHasan-e2c
      @AhmedHasan-e2c 9 дней назад

      soomaida ayaa dadkan ka cawaansan, waayo iyagu isma dilaan. diinta islaamku marka hore innagu ay ku dhaqano, waayo innagii ayaaba cawaan ah.
      haddaad soomaali tahay waxaad tahay cawaan isku yaqaan ilbax 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 12 дней назад +12

    Walaalo ashahaad u qabo la joogo madaam aad luuqadooda taqaano

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 12 дней назад +2

    Subxaana allah wax kasta macunaan mahadsani wll faysal

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад

      Haa

    • @liibaanxaaji1443
      @liibaanxaaji1443 12 дней назад

      @FaysalShaik1 mahadsanid wll wax baad na baratay faysal waxna waa noo laaban yihiin horay u soco marwalba garabkaa baan ahay

  • @HanadNuur-o2b
    @HanadNuur-o2b 13 дней назад +8

    Wlhi mashqul walbo aan noqdo in ay san igatagaynin vidio yaashada mashaqeyo filin camal usuga si aan udaawado brother guuleso 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🥰🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 12 дней назад +2

    Wlhi isman lhyn kuwan qof somali ahba kaso warami #FAYSAL_RAGA_KISA_ADAG🦁
    LKN BAL ISKA ILAALI

    • @2Mohamed-e3t
      @2Mohamed-e3t 12 дней назад +1

      You tube makuso aragte so maha channel weyn million subscribe kawatan😂manta FAISAL ayaso qarxiye catosh iyo hareri kuxigan igaqoor😅

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 12 дней назад +2

    13eme siecle kahor bu jiray xerku boqortoyadi adaal iyo ifaad 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 12 дней назад +1

    Waa muuqaal Aad U Xiiso badan zxp feysal

  • @AbwanRiyaale-nd7bi
    @AbwanRiyaale-nd7bi 8 дней назад

    Wallee waxaa tahay legend and Happy boy wow? So Amazing kkk

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare 10 дней назад +8

    halista naftada gelise si,aad muuqalo qurux badn aad nogu so geliso waan kaaga mahad celineyna sxb #Faysal Shiekh 2:32

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed 13 дней назад +20

    Waxey nooga fiicanyihiin iyaga isma dilaan 😢

    • @2Mohamed-e3t
      @2Mohamed-e3t 12 дней назад +2

      Ruun ba sheegte 😂

    • @DabeelBursato
      @DabeelBursato 10 дней назад

      Waa iga qoslisay 😂​@@2Mohamed-e3t

  • @AbdikamilMahamed
    @AbdikamilMahamed 12 дней назад +13

    Subxaanallah waa cawaan ilahoow sohanuuni sxb fiiri diinta usheeg waa intaaso ilaahy hanuuniye dacwada gaarsii

    • @karaamakaarama92
      @karaamakaarama92 12 дней назад

      Sidas mee kula fududaha diinta in lo qadan karo kalia sheegitan yaab Alle ku mahad celi dadkani waa cawaan kuwo an ahyn cawaan ayaa qadan la dhaqanka bulshada waa waxa ugu adeg ee an la badali karin ,

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 9 дней назад

      Hassan shiekh uu bahan diinta loo sheego dhalinyarada mogadishu , raaskambooni kuso suubay waana la xasuugay

  • @AdeerKa-x1c
    @AdeerKa-x1c 11 дней назад +1

    M.A PRO MUQAALKII UGU XIISAHA BADNAA AANDAAWADO INTAAD SOCODKAAN KU JIRTO 1 UPTO 21
    KEEP GOING GUDOOMIYE

  • @CabdixakiinMaxamuud-gy7xg
    @CabdixakiinMaxamuud-gy7xg 14 часов назад +1

    Kuwaan walaahi inaa aamineyn inee I cumayaan ayaan moodayaa

  • @seed3966
    @seed3966 12 дней назад +2

    Asc innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun
    Rabbiyoow na ilaali adaa waaxidee war dadkaas hala islaamiyo 🌎😎😎😎

  • @maneyway34
    @maneyway34 13 дней назад +6

    habka lagu sodhaWEYEY cadi maha bro guuleyso

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 11 дней назад

      Isaga la soo dhawayne kuwo ka horeyey cadaan jooga ma arkaysid miyaa kuwaas la soo dhaweeyey loo ciyaarin

  • @AxmedCabdiwali-f1o
    @AxmedCabdiwali-f1o 10 дней назад +1

    Keep going pro vedioyadan caml dadka ad ey u interst greyan. Sxb hadspe wxad weydisa somali ma garaneysan kh dheh👋👍

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 12 дней назад +5

    Waa lagaa sugayaa iyagoo hadlaaya ayaan daawaday sxb iga dhergi nimankan taariikhdooda

  • @expeditionquran
    @expeditionquran 12 дней назад +1

    Amazing stuff..Great content..thank you.

  • @abdiazizhaaji2936
    @abdiazizhaaji2936 12 дней назад +2

    muuqal xiiis badan hure usoco akhii

  • @abdirahmanabdullahiomar1953
    @abdirahmanabdullahiomar1953 День назад

    Dadka wax macno u leh Bulshada soo gudbinayo sidi wiilkaan waxaa followers u ah 100K wax ka hooseeyo lkn Kuwi aan waligood hadlin lkn Dance yar soo duubane 1M ayay haystaan, Soomaliyeedu waa dad wax ay unoolyohiinba aan aqoonin😂.
    Keep going Faisal brother

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 13 дней назад +4

    ‏كل شيء يرجع إلى أصله.

  • @zashachannel
    @zashachannel 9 дней назад +1

    Ilahey hakaa badbaadiyo kuwaan aamiin yaa rabbi 🤲

  • @ShuaybMohamed-h8q
    @ShuaybMohamed-h8q 7 дней назад +2

    Wlhi Min bilow ilaa dhamad wa dawadey" Wa Muqalki aan dawadey ee uhoreyey ee Sharaxad Ficn iga siiyey Dadka Cawaant ee Diin La'aant ah ●
    int ka dib wllkey Hda fahmeyso Luqadoda ama wa yar ka fahmeyso Wxa wajib kugu noqoneys marka Ina Garsiiso Diinta Mcn Alle Ha kugu Garab gale Socdalkga Hore usoco sxb iskuna day Garsiinta Islamka Thank you my brother. ❤

  • @israali1065
    @israali1065 11 дней назад

    Dadkan waxa ugu fiican ay tahay in aad uqbataa waa indaad diin ugu yeedho subxaanalh

  • @AbdirahmanHassan-l2i
    @AbdirahmanHassan-l2i 13 дней назад +3

    200views ayan ku soo Garay faysalow talliye 😊

  • @daraqoon
    @daraqoon 12 дней назад +1

    Waxa layiraahdaa ugaarsi Iyo qaraabsi
    Waxa geedaha kasoo go a waa qaraabsi sidaan ila soco🎉

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr День назад

    keep going bro
    Alle haku xifdiye nooso badi

  • @shadiafuad
    @shadiafuad 12 дней назад +3

    Mid kamida hadii magalada la geeyo oo wax barto wlhi wuu isla yaabi lahaa😂😂

    • @queenifrah3253
      @queenifrah3253 2 дня назад +1

      Ilaahy ha soo hanuunyo walahi waan ka naxay😢

  • @XaredAbdi-h8t
    @XaredAbdi-h8t 12 дней назад +6

    Walahi waa nolol QARAR sxb Ani waa shaki Yan lagu cunin feysalow.

  • @HawaHussain-dc9qw
    @HawaHussain-dc9qw 11 дней назад

    Madanta waa vlogi ugu qurxana sida lo dubay an arkay intan vedio qursanaye youtuber somali eh❤😅

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 12 дней назад +1

    😂😂😂 saxiib waad iga geesisantahay qoomkan iskuma adeen anigu

  • @AliAbdirahman-r6o
    @AliAbdirahman-r6o 8 дней назад

    Walahi he is Best Somali youtuber

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey 11 дней назад +1

    Caanka Cidda guyga ugu horeeyacameradda qabato kii tagaba wuu ugu horeeya caanka cidda 😂😂🫵

  • @XasanYare-x1r
    @XasanYare-x1r 6 дней назад +1

    ❤❤❤subxanalaah allow sohanuuniy

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 7 дней назад +1

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤

  • @CabdiRaxman-p9w
    @CabdiRaxman-p9w 9 дней назад +3

    Halaas magac maalamarooyaa😢😢

  • @mahamed-ub8qs
    @mahamed-ub8qs 10 дней назад +1

    Sxb ninrageed batahye horey usoco waadgulaysane❤ waligaa haisdhiibin

  • @Abdirazakduraanozmaan9767
    @Abdirazakduraanozmaan9767 2 дня назад

    M.a wll allah haku fududeeyo shp hoppygaga Horey usoco🙏🙏🙏🙏

  • @Apdirashiidgamer2
    @Apdirashiidgamer2 12 дней назад +2

    Big fan hore usoco sxp❤

  • @maxamedug47
    @maxamedug47 10 дней назад +1

    Pro wanku tagaera wllhi keep going 🆙️

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 12 дней назад +4

    Good job 👍

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 12 дней назад +1

    Africanti o cawaan bilaa diin ah dhulkooda was save balse somaliya o 💯 muslim ah .25 cent leesku dila😢😢😢

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад +3

      Wlh waa suaal mudan in lais weydiiyo.
      Aad baan ooga helay fikirkaaga.

  • @khaalidsharaabi4588
    @khaalidsharaabi4588 12 дней назад +2

    muuqaal cajiib ah
    mahadsanid sxp

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 дня назад +1

    War walllalow meelahaan halistaa iska daaa illaahay haku xiftiyo

  • @khalidmohamed3600
    @khalidmohamed3600 5 дней назад +1

    Hunting and Gathering, af somali waa Hunting= ugaadhsi ( xayawaanka in la soo dilo oo la cuno) Gathering = qadhaabsi (waxyaabaha dhirta ka soo baxa midhaha in la soo gurto oo la cuno)

  • @AbdirisakHashi-kz9fx
    @AbdirisakHashi-kz9fx 8 дней назад +1

    Sxp wxn kugu sii dhiiri gelinaa ad adeyga aad leedahay iyo muuqaaladaada wngsn keep going sxp

  • @IdirisCisman-o6i
    @IdirisCisman-o6i 11 дней назад +1

    Wllhy waa cajiib zxb faysal horey uu soço

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 12 дней назад +1

    Wlhi Faysal waa geesi geesi dhalay qays qaysar meshas matagikaro only somaligi uguhoreyay oo cawan ugatan legend kulahso sxb

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 12 дней назад +1

      Qays Qaysar Germany ayay single mother ku cuni gaadhay oo orod ku baxsaday meeshaan waaba lagu duban lahaa 😂😂😂

  • @yaayaabdi908
    @yaayaabdi908 13 дней назад +3

    Guulayso Bro❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 дня назад +1

    Asc feysal dadkan maa islaamka ugu yeerrtiin oo shiikh saciid raage u keen tiin laa ilaaha ila laahu muxumad rasuululaah slcws. ل لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم الحمد لله الشكر لله فل اسلام

  • @abdikadirelmi8138
    @abdikadirelmi8138 12 дней назад +1

    Muqaal cajiib ah guuleyso wll

  • @ContentCreator-h4y
    @ContentCreator-h4y 12 дней назад +2

    Adba Umahadsanthy bro Wan kuLa socona Halka kasi wad...🤍🌻

  • @grandehustle7801
    @grandehustle7801 12 дней назад +2

    Bro keep going forward. Howl Adag Baa Heysa Allah kula Garab Galo

  • @IbraahinXassen
    @IbraahinXassen 6 дней назад

    Keep going wllo
    Dacwadana gaadhsiy
    ❤❤❤

  • @ayaanibrahim4553
    @ayaanibrahim4553 12 дней назад +5

    Zxb faysal aad io aad maad uu mahadsantahy zxb honey uu soco

  • @abdiladif1538
    @abdiladif1538 12 дней назад +3

    Gathering= Qadhaabsi ( Midhaha la cuno wa layidhaa qadhaab)

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 13 дней назад +3

    Legend 🎉❤

  • @mohamudalishire5155
    @mohamudalishire5155 11 дней назад

    hab gudbintadu waa mid cajiib ah bro horey u soco

  • @SihaamMaxamed-e3q
    @SihaamMaxamed-e3q 10 дней назад

    Zxb feysal legend of the legend 🙌🏼 😊

  • @Kooshinboy
    @Kooshinboy 12 дней назад +3

    Sxp soo dhig kanxiga 👀🙏🙏

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  12 дней назад +2

      Haye sxb

    • @siidmediapro
      @siidmediapro 12 дней назад +1

      Wll waa ku wata hore u soco
      Hankaaga mar walbo ha sareyo

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 4 дня назад +1

    Guuleeso sxb❤❤❤❤