Waxii qarsoon illahay ayaa og walal Balse asad waxaan ku naqaana nin afgaaban oo aan dhacdhac badnayn balse waxa kugala talin laha inaadan qof ibnu adam ah aadan ka been abuuran adigoon labada dhinac waraysan Waligaa go,aan ha gaarin Labada dhinac warayso
ASAD XAJIYO ayeey ku waalateen ee afka kala baxa wiilkaan waa wiil aad u dagan asad xajiyo nooceeda ma shukaan sanayo gabdho yar yar buu heli karaa naagtaan waalan warkeeda ka bax ❤❤
Waaba ogtahay in rasuulka scw kadardaarmay 2 sheey mid ka mid ah ku sugan tahay oo ah mida carabka ah ogaaw xan ayee kugu tahay wllo talanti kle la imaaw hoshaan dumarka lagu yaqanee ka gaabso waa iga waano
Ninkan beentaba ku nacay iyo ceebaha dadka uu soo qodqodo, xasbiyallah Koley anigu waa kala noqdey subscerb keyga waayo marar badan ayan arkeyi sogo ceebta dad ka soo fagayo
Sacw wallal waxa fiican la eed in la dhgeesto labada dhin Ayadoon la xug min midna Waayo waqti gaan qof kali gii lama aminikaro xataa haduu runsheegayo Waa waxa batay dad badan waxa ay rabaan ka sheega Asad, asadna waa oo ka amusaa ,madho waa run ama been Waxa fiican dadka ama in ay qeer ku adlaan ama aamusaan Hada waxa walba waa fiyuus raadis yaa la aaminaa???????
Naagtaan waa xumaan raadisa ee tan waa qof qayaano wada to ee xumaanta ay naagtaan ay u raadineyso asad xaajow horteeda ilaah ha ka siiyo ee haddii xumaanta iyo ceebayta asad ay lacag ku soo qaatay koley kuma libaneyso ee tan ilaah hoosteeda ha ka siiyo idinka ilaah wey iska arkeysa ee ha xasuusato inta gabdho xural ceyna ah oo agtiisa wada tuban ee tan wax kale ayay wadataa ee idinka ilaah wey iska arkeysa ee asigane sidaas waxay u raadineyso kuma dhaceyso ee tan intii u diday ayaya xumaan u radineysa ee waad heleysaa waxaad raadineyso idinka ilaah mucjiso ayaan ilaah kaga rajeyneynaa idinka ilaaha
SXB WAA KU AYAN DARO WLHI INT AAD HAGIYOW AAN KA NAQANO AYA NAGU FILAN MA AQAANO SIDA AAT U TAQANID ATTACK IN AA SOQADATO QOF WALIGISA MAGACADI IN U SHEGI ISKADAYE BAL AN KU AQONIN HADANA CEBEYTACAL LASOFADHISATO WA KU AYAN DARO NAFTADI AYAN WAANO KAGA BAHAN FADLAN ISWAANI
Qof dhan oo ku soo caabaxay Asad hajiyo iyo team 27 taalanti kala malahan wiilkaan aarka ladhaho war ilaahe ka baq Asad hajiyo faraha ka qaad waaku soo caan baxday ka dhac dadka ha ku been abuuranin gabareey
Kkkk qof facaa ah hadaa daba dhiga to adiga ayaa kudaba lumaa sumcadaada iyo sharaftaada anaga asad waa naqaan waxaas iyo wax u dhow ma aha waxaa ka xuntihiin hormarkiisa
Hadey runted tahay iney amusto aye black iska sari laheyd balse asad sharaftisa sidas kuma dhimaneyso waa nin qina badan sharaf leh gawadhan iney halkan so fadhisato aya sharaf xumo ugu filan side u hadleyso aya laga daremaya iney magac tadis tahay naa xishoo
Asad hajiyo waa nin sharaf iyo karaamo leh ilaahay lixaadkiisana hawsoo celiyo hore u soco aboowe maalintaad youtube belawday ilaa maanta waan kula socdaa from Somaliland ❤❤❤
Asad insy ku soo caan baxdey rabtaa subxaanalaah
Naagtaan lacag ayeey soo qaadatay asadoow cadawgaa cagta ka hoos asad ciiltire waaye ❤❤❤❤❤
Asad Hajio Number One Somali RUclipsr Maalin Waliba Nin Facaa Oo Horumar Ka Sheekeey Balaayo Kugu Dhacday
MEESHAAN QOFKII ISAA SOO DHIIGO WALAA FALAKENA HABAARKA JOJII QOFKA HADAA XAAQ KU LEHEEN ADIGA AYUU KUGU SOO NOQOONAYA
Who Are You?
@Akim_1794 Ask yourself you shall selfish
@zamzam5255 NO More Answer
Allah ased hajio maxaa dad badan iiley keep going ased hajio
Subxanalla asad waxaba kamaqaadaysiin waa bil 15 ah saas caan maku noqonaysin
Waxii qarsoon illahay ayaa og walal
Balse asad waxaan ku naqaana nin afgaaban oo aan dhacdhac badnayn balse waxa kugala talin laha inaadan qof ibnu adam ah aadan ka been abuuran adigoon labada dhinac waraysan
Waligaa go,aan ha gaarin
Labada dhinac warayso
Niyoo ased wallsha ku darso views waa helee😂
Talent kale ia imow
Sxb
Asad gabdaha qurquruxda badan agjooga aan kasheeganin habartaan waayelka suu yeeli
Waxan horta been badna niyow wax walibo sheekto Asad is the best
Waraa daan yelo mxad asad ugu mereysaniiii🦧🦧🦧🦧🦧
ASAD XAJIYO ayeey ku waalateen ee afka kala baxa wiilkaan waa wiil aad u dagan asad xajiyo nooceeda ma shukaan sanayo gabdho yar yar buu heli karaa naagtaan waalan warkeeda ka bax ❤❤
Waa ben waxas nagatan warkedu wuxuu uegayahay nagrbata wilka sharfitiis inay xumayso
Waaba ogtahay in rasuulka scw kadardaarmay 2 sheey mid ka mid ah ku sugan tahay oo ah mida carabka ah ogaaw xan ayee kugu tahay wllo talanti kle la imaaw hoshaan dumarka lagu yaqanee ka gaabso waa iga waano
Ninkan beentaba ku nacay iyo ceebaha dadka uu soo qodqodo, xasbiyallah
Koley anigu waa kala noqdey subscerb keyga waayo marar badan ayan arkeyi sogo ceebta dad ka soo fagayo
Wilyuw asad waad ku walatee saan iska dhaaf gawadha adigaa kadaran sawabta adoga suu deeyey çarabka alkaa qabey
Adiga xaasid tahay magaareysid asad yaahuu
Waxas ayad isku kentay sxb aniga hal xun kuma dhahayo lkn waxas camal adiga aya cixtiram lan ku mu teysanayo iska yare dadka badan oo ad ka hadleyso
Walalow adhga Asad ma dan kadigatey 😂😂..dantaa qabso
mantna ma wxy ku geysay inad ninkasi ad aflagadeyso adunyada tan wax walba wad ku arksa😢zorry wllah
Sacw wallal waxa fiican la eed in la dhgeesto labada dhin
Ayadoon la xug min midna
Waayo waqti gaan qof kali gii lama aminikaro xataa haduu runsheegayo
Waa waxa batay dad badan waxa ay rabaan ka sheega Asad, asadna waa oo ka amusaa ,madho waa run ama been
Waxa fiican dadka ama in ay qeer ku adlaan ama aamusaan
Hada waxa walba waa fiyuus raadis yaa la aaminaa???????
Sababtoah kumaba dhaqmaysid
Arka chanel kalsonida kala laabta wuu kabadbadiyey
Asad xajiyo sharaf ayu leayahay walli adiga xolo ayatahay diintana adigona cilmi ulahayn hasodalilanin
Dhilada ku dhashay was hadddan 5xabo madaxa kugu dhufanin hooyadaa idhashay
Naagtaan waa xumaan raadisa ee tan waa qof qayaano wada to ee xumaanta ay naagtaan ay u raadineyso asad xaajow horteeda ilaah ha ka siiyo ee haddii xumaanta iyo ceebayta asad ay lacag ku soo qaatay koley kuma libaneyso ee tan ilaah hoosteeda ha ka siiyo idinka ilaah wey iska arkeysa ee ha xasuusato inta gabdho xural ceyna ah oo agtiisa wada tuban ee tan wax kale ayay wadataa ee idinka ilaah wey iska arkeysa ee asigane sidaas waxay u raadineyso kuma dhaceyso ee tan intii u diday ayaya xumaan u radineysa ee waad heleysaa waxaad raadineyso idinka ilaah mucjiso ayaan ilaah kaga rajeyneynaa idinka ilaaha
Bro waxat hubin mala dax galo again dadka cebahooda inta raadini wax hormar magareeysit adna cebta waa fashilmo mar uun bcoz cebta walalka hadii qariso adiina ilahey baa cebta qarinayo
Adiga maxaad ceebta u fafinee soo ma ogid in Alle yiri qofki ceebta astura kun ceeb ayaa loo asturaa kanduubay iyo kan soogudbiyey iyo gabadha laga duubay intaba waxbo isma dhantaan Alle kama biqina gabadha waa iyada dhaheyso dadka dacwada iigu gudbi waxaa yab ah dadka maxey uqabanayan hadeynan sabreyn mey ushegato walidked walalaheed qarabadeda intaas mey dad kaweysey ayagaa laxajoon lahaayen asaga lkn in ey bablikada iskeento wanaga kujiro magaranayi dadka aqli fakaro malaha miyaa SubxanaAllaah
SCW SCW SCW
SXB WAA KU AYAN DARO WLHI INT AAD HAGIYOW AAN KA NAQANO AYA NAGU FILAN
MA AQAANO SIDA AAT U TAQANID ATTACK IN AA SOQADATO QOF WALIGISA MAGACADI IN U SHEGI ISKADAYE BAL AN KU AQONIN HADANA CEBEYTACAL LASOFADHISATO WA KU AYAN DARO
NAFTADI AYAN WAANO KAGA BAHAN FADLAN ISWAANI
Sawirkas lasoo dhigay maa asad hagio ah baacow nacas tahay xanuusan nagala kor tag baqtiga hooyadaa wasee
Qof dhan oo ku soo caabaxay Asad hajiyo iyo team 27 taalanti kala malahan wiilkaan aarka ladhaho war ilaahe ka baq Asad hajiyo faraha ka qaad waaku soo caan baxday ka dhac dadka ha ku been abuuranin gabareey
Fake Fake story 😂😂😂
Dadka canka ah badankood waa duliyaal wey duleysan yihiin waxwalbo wey iska cad yihiin Awalbo curyaan Ayuu Ahay ku cimro qaado siduu rabi kaa dhigay duliyahow
Dadki intay qafifen ayey ased ku washen
Hooyo macan maxawaye waxan cad e madaxa ku saran
Midaan bentaad waayo caan raadis waayo maskiinkaa
Been ley lacag doon ah😂😂😂😂😂😂😂 bacaaaac fuusto
wlhi kan asad ayuuku washey war adaaba dadka ceebeynayee oo views ku raadi naayo umada kadhamoow alle ku qaribyee
Asad waa nin nina wuu damac badanyahay layaab ma ahan in uu wax ku weydiisto waa hadey jirto umaleyn maayee waxaa kaaaga filan maya ma wax meel lala soo fariistaa yahuu
Qof xanuuusan baa tahay mentally ah qeyrkaa saas ugu mashqul asoo lixaadkiisa allaha u dhameyn buu qofna ku mashquulin cawaanow ku mashquulka qeyrka qorsha dhaama jira
bentu maficno , teda kaleeh Arka wll shaqo radso dadkaan weytageen oo weyka horeyaan . xasidka iskada nio , wax isku-fal oo xisho nio wacalka
Asad wa wiil sharaf i yo karamo leh nagatan lacag bay so qadatay adigana walal inad kaso hadasho ayaba qalad kugu ah
War beenta izka ninkaas waa kaa sharaf badanyahy
Kkkk qof facaa ah hadaa daba dhiga to adiga ayaa kudaba lumaa sumcadaada iyo sharaftaada anaga asad waa naqaan waxaas iyo wax u dhow ma aha waxaa ka xuntihiin hormarkiisa
War hooyada waseee
Wilka haka been awuran
Hadane fllowda kala labtay
Shame on you woman
Warya beenta ka daa dadka Asad Hagio magaciisa maxaa mesha keeney
Beenteda waaye walahi
Sxb aqli kale kenoh Malin kasto Asad hajiyow lee hanoga shakay nine wan kudalna midasi
waxa la yabay asad oo ah dadka bahiya garka qabo hadana ah wiil dadalayo kuna jiro dadka somali ugu muhimsan hadana aad ka masersan tahay walahi asad intasa ugu filan caaan nimo soo cawi dadka sida asad ee maserka dhaf
Musiibadu maxay been abuuranaysaa wasaqad
Waar adhii iin aat daatka waax kashekto lee ojoogta
Inta aminsan iny been tahay😂
Sxb beenloow baa tahay waxba ha iska dhigin daacad u hadal
Asad hajio muxuuw yahay horta somaali wexey buun buuniyaan bey iskarab bajiye iyo sanbuus ayuuw kugadi jiray marko shaleemo laaki horteeda habeenkiina xaafad buulo jaan layiraahdo oo biyamaalku dago ayuuw uhoyajiray muxuuw yaqaan muxuwse yahay malesiyo biimaal miyaale muxuw heystaa wamiskiin dadka afsoomliga kuhadla ayuuw fallow da katuugaa anagana waa kusadaqeysanaa wallaahi somaaliyeey dhamaantiin waxaan idiin shegayaa asad haduuw siqaldan uu u,isticmaalo fallowda soomaalida kucaawiso waxa iskusoharayo asaga iyo gaalada bis welcome somali gabdhaha kamakaftano dab naagu shidayna madamo
Hadey runted tahay iney amusto aye black iska sari laheyd balse asad sharaftisa sidas kuma dhimaneyso waa nin qina badan sharaf leh gawadhan iney halkan so fadhisato aya sharaf xumo ugu filan side u hadleyso aya laga daremaya iney magac tadis tahay naa xishoo
Unfollow aan dhahno plz 🙏
Warbadana kan bentada
Adunka adaa kuunacaye you tube iskaga bax kuuma baahnee beenloow yhoow wecelkaa wlhy noole kaa dhaqan xun majiro bal muxuu kukeenay inuu asad beentaan kasoobaahiyo war saan viewsna kuhelimeusid sharaftaadana waa wastey taalent kale la imaaw shuubay yahoow
Been badana
Alla been badanaa naagtu
Waa been