“Waxa laynoo iib keena waxa ganacsatada dunida ka dhaca ee ay iska daadiyaan si loo soo gubo “

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 22

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 15 дней назад +1

    Subxaana Allah

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 14 дней назад

    Illahay swt waxanu uga barinay ka dadka iyo dalka wax dhacay ukena eka ganacsada in mallka illahay kasiibo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 15 дней назад +1

    DAWLADDEE WAAD KU DAWLAD LA'DAHAY QABYAALAD AYAAD DAWLAD KA DHIGATAY❤😂

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 15 дней назад

    Waa goorma goortaad gocoshada ilowdaa waar dadkan waa laysku fasaxay dawladii ayaan jirin qaanuun ma jiro inaga qabanayaa waxan leeyahay dawladaay allah ka cabsada umadan waad u dhaarateen masuuliyadaa idinka ayaa qaadi doona maalinta qiyaamaha

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 14 дней назад

    adinka iyo bakhaaradaasba waa la xidhi lahaa hasdii dawladi jiri lahayd

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 15 дней назад

    Ha la gubo istoodhada dawooyinka dhacay iyo raashinka dhacay yaaaalaan

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 15 дней назад

    waa runtooda

  • @abukar6
    @abukar6 13 дней назад

    😮😮😮😮

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 15 дней назад

    Ok dawo dhacday raashindhacay xataa madaxwaynahaa dhacay ee fartiina mardambe fartiina ha eedina.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 15 дней назад

    INNAALILLAAHI WA'INNAA ILAYHI RAAJICUUN❤😂

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 15 дней назад

    haka iibsanina diida iyagaa joojin doonee

  • @liibaan609
    @liibaan609 15 дней назад

    Saliid engine iyo bariis maxay is yeelayaan markaa maanay kala xidhnayn oo caagad iyo joonyad ku kala jirin nio dadkeennii maxaa ka qaldamay

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 15 дней назад

    Maamul jilicsan maaha ee laftiisa ayaa kula shaqaysta

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 15 дней назад

    Adeer xagee la idinka Soo ururshay, halka aad ku ogtihiin dawooyinka iyo rashinka dhacay waa inaad idinku wariisada ku shaqada le u sheegataan haddii kale yoyoonka is daaya.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 15 дней назад +1

    DA KACA O IS KA QABTA QABIIL QAWAN BA IDIN WALAY

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 15 дней назад

    Dawladu ma ta la shaqaysata ee kala goostaan ba wax qaba naysa wa laba shirkadood ba jira

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 15 дней назад

    iska celiya

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 15 дней назад

    Saara ajaaniibta buuxdhaafisay Hargeisa.

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 13 дней назад

    Dadkani ma xoola.Marka qof la xidho waxa uu noqonaya qolo oo lama xidhikaro.xirfad an hadal ahayn ma yaqanaan.

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 15 дней назад

    Maskaxda dadkan ma jirto.

  • @foosiyaelmi5274
    @foosiyaelmi5274 15 дней назад

    Dadka ayaa xun adigu badal dawaynah tuug