Asc Alkm walalo wax ankuweydhinayo wa masha suba market waha Angeles wa corn flour wahaa maya corn starch Larkin wahaa sheen same water sasa miya walaley.shukran Allah akuziahdhio kheyrat inshAllah.
The Prince Girl abaayo warago aa AF Somali lagu dhahaa aan u maleeynaa carabina (Nasha نشأ )English ne (Cornflower ) marka waa ganleey sidi burka u shiidan waaye
Asc abyo muniro wanku salamay salan kadib aad bad u bahan san tahay sida fican ad ino tustay xalwada marar badan wan isku daye balse wala keni waye qeyr bdn ale ku siiyo gacan tadana ale ku barakeyo ale ku xafido odoygaga iyo ubadkagaba
Masha allah illah ajar hakasiiyo sidaad dadka oga faideeyneysit qof run shegeeysa tahy in badan ayeey sarnaneysa ayaa tiri kuwa kale xalwa da dadka tusiyo waxey kuleyihiin nus saaac kuwa kale saacad kuwas been badnaa
Mansha allah wllo ilahay khayer badan haku siiyo runtii ad ban u jeclahay xalwada wan ku daalay saneskeeda lakin manta wan bartay wanan samiiyaa wllo cabar sax bad ku samaysay thanks again You’re sister Hinda
Mashallah abayo ALLAH haku barakeyo wan jecle best explanation .i love you your really nice youtuber go on inshallah sifican aya asxabta ufahansisa mashallah abayo.
Xalwada you tube noocaan ayaan ugu jeclahay sababtoo ah waxaan jeclahay xalwada jilicsan laakiin hadeey kor ka xargagto ama ka adagtahay markeey qabowda ma jecli
Wow I feel hungry so sweet 😋 keeping going on the video another level 👍
mashallah I don't understand somali can some tell me how many cups of water and sugar pleases shukran
Xalwa ka qurux badan xalwadaada ma arag xabiibtii maasha allaah jazaakalaahu qeyr
+Zeeynaad Igalle abaayo qali igu ah wad mahadsantahay sidokale qeer allaha kusiyo abaayo
@@myrajochannal2 abaaayo budada xalwada ku dareyse no sheeg hada English ahan u taqano ama afsoomali
kaafiso cadeey Cumar afsomali waxa la dhaha warango Inglish maizena
Masha Allha walashey wan barubeyya xalwada wn kariyaya masha Allha ayee ku so baxdy abyo
Samira Nuur subag miya ku dartey abyo mise salid
Wallee waaa.xalwadii layaqaanay. Maasha.allaaah.intaaa oogu jeedaaa inay igu dhalaalayso
Asc. Abayo markan isdhahy samey intan kadejin kuus kuus ayey iga yeelatey maxaa sameyaa laba mar ayey Saas iga noqotay
Mashaallah xalwo macaan Allah hakuu barakeeyo gacantaada
Can you tell me if you add any bitter or oil .? Thank you
Masha alaah wa malintii ugu horaysay on koman bixiyo hore uzoco walashay
I love this! So sweet and tasty.
Joachim Petersson doonaat
So sweet
@@voiceofsomalia7714 👍🇸🇴❤🇨🇦
@@cashoawes3811 ,b
In CA c. Van MN m.1¹¹1
Maashaallaah Abaayo illashay ha ku barakeeyo Aamiin yaa rabi.
My rajo waan ka baqi jiray iney igubto waan soo gata raja i gelisay my rajo abaayo shukran waan ka war jerinaya
wa alaykumus sallam wa rahmatu Allahi wa barakatuhu., jazaka Allah khayran uqti., ciid mubarak kullu caam wa antum bikhayr in sha Allah.
+anab omar waiyaka Abaayo sidokale jezakallah qeer
Mashallaah Xalwaad Macan ❤️💓🎈👍🏼
Asc Alkm walalo wax ankuweydhinayo wa masha suba market waha Angeles wa corn flour wahaa maya corn starch Larkin wahaa sheen same water sasa miya walaley.shukran Allah akuziahdhio kheyrat inshAllah.
This is the best xalwo recipe. I made it and it came out perfect
Did you add butter or oil?? Thank you
ياريت يترجم بلعربي الطبيخ يجنن😍
سندس حامدي هذة حلوة صومالية
maha maruf yes this is somali halwa
5 اكواب مويه
سته كاسات سكر
كوب نشا اخلطيها بكوب مويه وملون طعام برتقالي
لنكهة حوز الطيب وهيل مطحون
وزبده او سمن بلدي او زيت دار الشمس اللي عندك
هدي هي المقادير
اللي يجرب يقول لنا رأيه
Kjjhihuij
Masha allh habo mcn mnta wan ka faida shukran❤👸✌🥰
Marshallah,great job 👍but I didn't understand 😂
😋😋😂🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️😂🤣🤣
Recipe
Water
Sugar
Corn flour
Butter
Cardamom
Nutmeg
Those are the ingredients and i think the measurements you can eyeball it
Recipe
Water
Sugar
Corn flour
Butter
Cardamom
Nutmeg
😱 it was the first thing een sameeyo for the first tym oo ii hagaaga🥰😍😋 thnks wllo
Inaas Samaale waxa burka cml ay ku dartay maxaa waayay hadalka way boobsiinaysay ma fahminee
The Prince Girl abaayo warago aa AF Somali lagu dhahaa aan u maleeynaa carabina (Nasha نشأ )English ne (Cornflower ) marka waa ganleey sidi burka u shiidan waaye
Asc abyo muniro wanku salamay salan kadib aad bad u bahan san tahay sida fican ad ino tustay xalwada marar badan wan isku daye balse wala keni waye qeyr bdn ale ku siiyo gacan tadana ale ku barakeyo ale ku xafido odoygaga iyo ubadkagaba
waxan arko wan sameya anbo ku qasare mantana wan samesanaya tnx xabibiti
Masha alh apy muniiro 👌👌👌👌👌👌
Abaayo muniiro subaga intee kadhigtey xilimaa kudaraa subaga
Masha allah illah ajar hakasiiyo sidaad dadka oga faideeyneysit qof run shegeeysa tahy in badan ayeey sarnaneysa ayaa tiri kuwa kale xalwa da dadka tusiyo waxey kuleyihiin nus saaac kuwa kale saacad kuwas been badnaa
Sual?? Firi abaayo meshA ad warangada kaga darty maku dari karaa lapaniyad ama kastard??
Madaama ey isku yar bur egyihin oo adna kudarry colour??????????
masha allah xabibti
Asc walashey inakulasohad hadlock ayaraba sidekulaso xirikara masha Allah side wanagsan nogusogudbisid waxwelbo and ufican jazakalahu qeraaa
M.a xbbti wan ka barte manta ka waligey baa karshe anoo ka dawanayo ayaa karinaye m.a macan ayee ino qote
Masha allh qurux waye abayo wena fudud day allh ka amal ka mariyo shugran
2020 ciid aa Sameyn rabaa warangada kuwareersanaa inta laga rabo bekeeri thanks lkn gooska maxaa waye
Mansha allah wllo ilahay khayer badan haku siiyo runtii ad ban u jeclahay xalwada wan ku daalay saneskeeda lakin manta wan bartay wanan samiiyaa wllo cabar sax bad ku samaysay thanks again
You’re sister Hinda
Bur ma Ku Samaynkaraa wll waran go ma hayee
Xalwadan waan sameyay masha allah wey i hagagtay waliba 4 mar aya sameyay jskmllah khyr abayo
mama somalia masha alaah mabruk dee aniga wey iga halawda abyoy
Warangada tan kastarka lagu sameyo mad kusamesay
Cashoabdi Cashoabdi
Vnvjvkvjhjhh
Vkckvkvlvlvb
Masha allah ilahey haku dhoro abyo waxan ku weydiye kukarka ad istic maleso ma gasba mise wa koronto iga jwb su asha adi mhd san
Maanshaa.allaah..maamo..
Mashaah ayaa ay maraysaa sheekaduu
Mashallah abayo ALLAH haku barakeyo wan jecle best explanation .i love you your really nice youtuber go on inshallah sifican aya asxabta ufahansisa mashallah abayo.
abaayo.aniga subag besa ku kariyay markee qabowday xarkag iga noqotay maxa waye sabbta
abaayo wali waaye saan udhahaayo adeeg iga noqonee
Masha Allah keep going
Mashaa allaah qali sidaad ukarisaan ukariyay waa iitoostay alxm thanks
Xagejogata walal
@@FartaMxamed
M
Waxan jooga burco
Xalwadaan inta maraan fiirsaday xisaab malahan aadee u qurux badan tahy caadi maahan jazaakalaah xabiibtii 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
كم مقدار السمن
Thnks wllo waxa cad ee baakada ku jira isheeg
Warango waye abyo
Abayo bahasha borko caml magaceeeed plz
M.a muniro abyo ad io ad aya uka hely m.a mcn xalwda ahaa qalbiga ka dhimyay m.a abyo ilhy hku xfdo
Ug
Masha alaaah abyo ilaahey haku xafido cadey
ascm masha allaah xbbti waad mahadsantahay ilaahay qayr haku siiyo .wll waxaan kaad codsanayaa in aad noo samayso xalwa lows maaha tan dusha looga daadiyo ee tan wada loowska ah ee aan kudhibayn markaad cuneyso macnaha aan sonkor badan lahayn laakin loows ah
xbbti subscribe iso dheh
Abaayo brown sugar ma isticmaali karaa sonkorta oo brown ka ah?
Abayo mx dhacy kilo sokor ah afar koo
Masha'allah Eid Mubarak Abaayo muniira cadey❤
👍👍💖
Bilaahi calaykum anigana wax lacuno waxaan u jeclay xalwo meesha aan joogana waxaa laga helaa iyadoo qaboojiyaha lagaliyay markaad soo gadato ayaa mecriwave aad galeneeysaa marka hadaa ku xanuunsato cusheeydaa kujirto ogaaaw😂
A S c Wll waxii cadaa Ee burka camal Ahaa ma nashaa
Muniiro xalwa adaan 10 kabadanaa fiirsaday caadi maahan markale noosoo samee nooh kkk jazaakalaah
M.A
Walashey ukun iyo liin ayad kaa ilowdhi
Masha Allah abayo wan tijabiye manta xalwada wlhi wey itostay ale aya mahadleh kadib adiga ajar iyo xasanad alha kasiyo abayo
Masha Allaah tabarakallah xabibti jazakallah kheyr
Wan sameyey weey wacntey mahdsaniid wll
mashaa Allaha shugran abaayo Qaali ilahaye ha ku xifdiyo
Abaayo bahasha cad maxaaa ladhahaa
Aduunka xalwa ugu been badan hhhhh sheydaan ayAa kabeenbadan cdy walbo saadheh waxlacuno xalwa ugu been badan okey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc
MASHAA ALAAH MAHADSANID
wa iga qoslisay sis aduunka xalwaa uGu been badan dheh xalwada waa dhibmiiran aniga waan barawaayay
Mahadsanid wllshey
Asc subaga qayaaska nooma aadan sheegin. Anyway aniga subaga ma jecli I rather saliida.
xabibti xalwada meqo sac bey dabka sarnane thanks xabibti 😍😍😍
You've got a new subscriber ☺thanks sis
masha aalaah 💙💙💙💙
Sheg lagu kariyo ma laruray kafuqimayse
Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘
Ciilan qurux badan ayaan saraa RUclips keyga soo boqda hadaa ku cajawiyay like saar subscribers Sar ✨✨✨
Xawlado,,,,,.
Dabka lagu karinayo ila lmber meqo aya lagenaya abayo mcnto ino soh sheg bal
ilaahay kacantaada haku barakeyo abaayo waan kafaa iday
xbbti subscribe iso dheh
maasha alaah ilaah dartiis ayaa kuu jeclahay my rajo2
Masha allah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
Masha allah abaayo horo usoco ❤❤❤❤
Kaldhka iyo waxa kale ee budad ah magceed ii sheeg
Walaaalo kalar guduud ah ma ku darsankaraa
Ilaa meqa saac ayay karaysa abayo
Mash allah asxby channel keyga so booqda
Xalwada you tube noocaan ayaan ugu jeclahay sababtoo ah waxaan jeclahay xalwada jilicsan laakiin hadeey kor ka xargagto ama ka adagtahay markeey qabowda ma jecli
masha Allah waan isku dayaaaa ilaah ha itoosiyo
Asc abaayo meeqo saac ayey dabka saarneyd? Thanks
+Aisha Aisha abaayo 2saac melahas. Sodhawow my sister
my rajo channal 2 abaayo warango maxaa lagu dhahaa af carabi Saudi Arabia ayaan jogaa hee please iso jwb wan Kahelay xalwadaa mcnto
Plz and plz abyo warango maxaa waye wanfahmi wayee labeeniyad miyaa plz iso jwb waku baryaaa
Ridhwan Abdullahi corn flour waaye 🌽
Lix bakeeri aa kiilo ah see camal
Abayo bodarka aad ku darsatay iyo kalarka inta kaso gadi kara ani Germany ayan jogaya mcnto adu raliya iga so jwb
Fahiima Cabdi Casiis tukanka carabta ama turkida ayaad kaso iibsan karta wllo
Abayo waax aad kudarsataay dhamaan intee kaheela Australia ayan jooga ama abayo isosawir adigo rali ah
Masha alah walashey wankafaiday mahadsanid
I love you xalwo sxby sida loogariyi ma ibartid 👀❤U💯%😘💯%😘
Ma shalaaaah qali
Maansh Allah abaayo max laga samey xalwda
MashaAllah wll macaan
Koobka aa kuqastay warangada shanta koob mukamidyahay mise koob kalaa ucelisay abayo
M.a
wll adoo mahadsan alaabadka lagu daraayo iyo inta minute ee ay ku karayaa soo qor aadbaad umagadasantahay
Rooble mohamuud Maya nite aah xalwo ugu yaraan 3saac dabka saarnaataa
Asc,hadan raba inaan isku dayo sameynteda,ee illaah ha ii toosiyo,sidada oo kale iney ii noqoto,insha Allah
+Ahmed Zaki mashallah illahey haku inshallah wey kutoseysaa
Ahmed Zaki wsc
magceed
Subag hadaanan haysan saliid maku badali karaa
Good xalwo
I love to eat xalwo
زهرا