Su aalo & Jawaabo | xalqadii 8aad | Sh.Maxamed Cabdi Umal 21 - 4 - 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 ноя 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Комментарии • 51

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Год назад +3

    فضيلة الشيخ محمد عبد أُمل حفطه الله

  • @abdisalamgolden-boy3485
    @abdisalamgolden-boy3485 4 года назад +7

    Mazha AllaH Sh. Maxamed Cabdi umal❤Caalimka Ummadda SoomaaLiYeeD❤

  • @apdiqani2515
    @apdiqani2515 2 года назад

    yaa wax fahan siiyay dad shieikha.alle.habarkeeyo

  • @amiirck104
    @amiirck104 3 года назад +3

    Masha alaah shiekh maxamed cabdi umal ❤️🖐️

  • @hamaricade492
    @hamaricade492 8 лет назад +3

    Jazakumullahu.kheyran

  • @hawarajababdullahi668
    @hawarajababdullahi668 2 года назад

    Scw

  • @qamarxassan8635
    @qamarxassan8635 6 лет назад +2

    Sheikh Umal Allah hakuxifdiyo

  • @hindamaxamud342
    @hindamaxamud342 3 года назад

    Scw scw scw scw scw

  • @xamsemusefoolge6186
    @xamsemusefoolge6186 8 лет назад +3

    mashaa allah allah yaxfadka sheekuna

  • @zargoz5293
    @zargoz5293 4 года назад +2

    Sh umal allaha cilmiga ku barakeeyo shekh
    Aad ban ku jeclahay

  • @TK-fe2me
    @TK-fe2me 8 лет назад +5

    Masha Allah, Sheikh Umal

  • @qamarxassan8635
    @qamarxassan8635 6 лет назад +2

    Maash. Allah sheikh. Umal

  • @Khadijo-k5c
    @Khadijo-k5c 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AaBb-ut3qr
    @AaBb-ut3qr 5 лет назад +2

    Masha alaah masha allah

  • @qamarxassan8635
    @qamarxassan8635 6 лет назад +1

    Masha. Allah. Sheikh. Allah. dartiis. ayaa kujaclahay

  • @zahramohamedsharif8379
    @zahramohamedsharif8379 3 года назад

    Sheeq mohmed umal

  • @zahramohamedsharif8379
    @zahramohamedsharif8379 3 года назад

    Masha allaah

  • @fartunaxmad8821
    @fartunaxmad8821 6 лет назад +1

    Mash allh jasakalaahu sheekh

  • @qamarxassan8635
    @qamarxassan8635 6 лет назад

    Maasha allay allay yaxfadaka. Sheikh kuna

  • @abdiazizmohamed9729
    @abdiazizmohamed9729 7 лет назад +3

    maanshaalah

  • @umuiashaali5013
    @umuiashaali5013 7 лет назад +4

    Masha allah

  • @abiijey9340
    @abiijey9340 4 года назад

    Ninladiley.diidisa yaaleh

  • @drsrubirunbadan501
    @drsrubirunbadan501 8 лет назад +2

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم شيخنا

  • @fatumohaji3174
    @fatumohaji3174 8 лет назад

    msha allh shek umul

  • @osmanabdullahi9129
    @osmanabdullahi9129 7 лет назад

    jazakallah sheikh

  • @swq6247
    @swq6247 2 года назад

    Asc sheekh sulaal baanqabaa suashanqabo waa sidatan sheekh ninbaa iguursaday imana mana masaruuufo mudo sadat sano ah markaas anigane waan diday waxaanadhay aniga xaquuqdeyda hadaan isiineyniy iskakeyruur waxbo umadhalin ee sheekh diinta maxay kaqabtaa

  • @mms9640
    @mms9640 8 лет назад

    maasha allaah

  • @libanabdirahman6446
    @libanabdirahman6446 4 года назад

    Shiiq niinkeeda abihis salad ma iga jabiyaa

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Год назад

    Shiikh cabdi umal shiikh xasaani shiikh shibili shiikh Mustafa haaruun shiikh kenywi shiikh xasaani shiikh xasan Ibrahim ciisey shiikh ca daani shiikh xuseen Cali jabuuti shiikh Cali suufi 10 guri waxey Ka halaan 400 kun dollars ayuu Ka halaa 10 school ayuu Ka halaa 108 billion dollars ayuu Ka halaa 5 salaad wuxuu Ka halaa 3 billion dollars ayuu Ka halaa ganacsi ayey Ka qaataa LACAGTA KAQAATAAN WAXEY KU DIBAATEY YAA N SHACABKA SOMAALIYA AYAA LA GU DIBAATEY AA

  • @umusihams4366
    @umusihams4366 8 лет назад +5

    anaa arkay oo usoo joogay dhabdho somaliyed oo galabti labisnaya oo cadar isku shubaya oo aad moodo inuu nin keedi usoo socdo ooy xittaa cunno iyo mac macaan usii diyarinayan ilaahay xaqqa hana waafajiyo

  • @xamsemusefoolge6186
    @xamsemusefoolge6186 8 лет назад

    asc sheekh diintu maxay kaqabta ka gancsiga internetka ama wifga ?

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 6 лет назад +1

    Lacagta Iiga So Gasho Timo Jaro Aanan Wafaqsaneen Diinta Islamka Seda Qabka Galada U Jartan Hadan Dadka Ugu Jaro Lacag Taasi Xalal Miya Ama Xaraaaam

  • @abiijey9340
    @abiijey9340 4 года назад

    Ninladiley diidiisa yaacafinkaro

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Год назад

    AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1
    WAXA KU YAAL KITAABKA:
    KHUD CAQIIDATAKA
    OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
    WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
    CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
    WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
    WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
    QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
    1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
    ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
    MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
    EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
    BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
    KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
    WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
    WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
    TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
    BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
    QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
    WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
    العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
    OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
    MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
    SU'AASHA 20. KITAABKA
    KHUD CAQIIDATAKA
    2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
    WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
    وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
    CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
    NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
    WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
    TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
    XALAASHADAAN,
    QURAANKANA WAXA KU TAAL:
    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
    IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
    CADAABTANA KU WAARAYO
    ILAAHAYNA U CADHOODAY,
    WALIBA UU NACDALAY,
    CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.

    • @abdullahihussein3201
      @abdullahihussein3201 Год назад

      horta afsomaliga soo baro sida loo qoro inta kadib waxa lagaa rabaa meesha ku badaleen micnaha aayadaha sxb.

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 5 лет назад +1

    jh

  • @abdiahmed3873
    @abdiahmed3873 7 лет назад +1

    lkn cadarkamaficno markalabaxayo

  • @cabdiCarab-bv1en
    @cabdiCarab-bv1en 11 месяцев назад

    Uf😂😂😂😂😂😂

  • @Khadijo-k5c
    @Khadijo-k5c 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @malyundahir9711
    @malyundahir9711 7 лет назад

    mash Allah