Ninkeedii Ayay Dishay Kadib Hada Ayadii Ayaa Is Dishay Subxanallah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 43

  • @alisham3413
    @alisham3413 День назад +2

    Waa runtaa qofka haduu mar gacan qaadka halis ah yaqaan waa laga tagaa😎Abdifataax is ilaali waad sigatay qof ku jecel si cadawnimo kuuma dilo.Allah caafimaad taam ah haku siiyo Aamin 🙏

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 2 дня назад +4

    Kaafi waan ku raacay arinta uu yiri qofkaad fahmi weyday iska fur yes

  • @Raho339
    @Raho339 2 дня назад +9

    Tan Aad Qabto Ee Gacantu Kasoohoreyso Iska’ilaali Kaafiyoow Rabi Hakuxafido

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 2 дня назад +8

    Bisinka allaha unaxariisto 😢...
    Walalade iga danbeyow iso duceya murada le yahe inu ilahey ifududeyo sido kale dhaman adinkana muradkina o macdi la ana allaha nisiyo dhaman inti muslima

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 дня назад

      AAMIIN, ILLAHAY HA KUU FUDAYDIYO ARRIMAHA

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 2 дня назад +2

    Ilahay dhiig muslim Hana kalin kaafi ajashada meeshaa kudhimaneeso mataqaano haday xaskada inaa gacanteeda kudhimaneeso laguu qoray waad kudhimanee

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 День назад

      Waa runtaa Abaayo qadar lama celinikaro taxadarna wuu jiraa

  • @munaabukar2688
    @munaabukar2688 2 дня назад +1

    Cabdifitaax illahey ba badbadiyay pls hagu noqonee mss unsi 😢😢😢😢😢😢

  • @fadxiabdulahi123
    @fadxiabdulahi123 2 дня назад

    Alha u naxariisto labadaba amiiin amiiin

  • @xamdaqueen9087
    @xamdaqueen9087 2 дня назад +2

    Anaa garanay oo zxb nahay hablahu aderka u yahay isago hurda ayaay badrol ku rusheysay dabkibay qabadsisay iyada xaga hoose badrolku ka qaadhay waxa ku dhaqtay gorgoraday xidhneda uurna way laheeda alle ha unaxariiisto labadodaba😢

  • @maymuunmohamed9163
    @maymuunmohamed9163 День назад +1

    Usagoo janadydii ah oo hadaan adeeco jano sababsnkaro see u dilaaa

  • @AsmaCadaani
    @AsmaCadaani 2 дня назад +1

    Abtiy Ilhy haw naxariisto

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 дня назад +2

    Yaa ku sheegay inay ayadu gubtay bilay reerka wax ku qarxeen ilahay ka cabsada iska kiin difacikari mayaan labada marxum

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 дня назад +1

    Reer imaan laan oo passeport jecyll buu ka guursada

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 дня назад +1

    SASKII 2024 . SUBXAAN ALLAH.

  • @SabaaxHaybe-b1b
    @SabaaxHaybe-b1b 2 дня назад

    Waa aqiru samaan wllo subxanallh

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 2 дня назад +1

    Waa qadanyihiin naagaha nimankooda dilaya iimaanka allahagaliyo

  • @MunaMahamed-l7e
    @MunaMahamed-l7e 2 дня назад

    Subxanalha

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 2 дня назад

    Sax weeye ninkaan wuxuu ka hadli jiray naagta dismay inuu fureey ahayd balse qadarta ale weeye inay is dilaan alaha u naxariisto ninka balse naagtu alaa garan

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 дня назад

    Alle haunaxariisto

  • @Sadia-u9k2y
    @Sadia-u9k2y 2 дня назад

    Hazal iska ilaali qisan weey sameen kartaa Adkaatay

  • @FahadAbdi-h6e
    @FahadAbdi-h6e 2 дня назад

    Anigu waa saarey

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 дня назад

    Habar jecyll allah kaahisabi gabadha waleen

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 2 дня назад +1

    Laftirkadu isilalali yanad liiisaska kubiirine 😂

  • @nasroCabdile
    @nasroCabdile День назад

    Aduguis ilaali halisbaa kujirtaa

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o День назад

    Hazal iska ilaali

  • @HoodoHussein-p8i
    @HoodoHussein-p8i День назад

    Waryaahe huno rufyaanimda jooji😂

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 дня назад

    Hasal iska ilaali

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 дня назад +1

    ADIGA TAAD QABTID EE FUDUD ISKA ILAALI YEY KU DILINE

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 2 дня назад

    Walle aniga ayay isoo martay in la iila soo baxay baankad oo la igu yidhi adaan kuu soo gatay lakin lama mahdin habeynkaas ayaa go'aan CAD qaatay maxay kula tahay inaan sameeyay ???

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 2 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 2 дня назад

    Waar kada inay furato yutub, dhib mahee faa’ iido lagama dheefo makaa adoo nin ah haku waanin,

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 2 дня назад

    Sorry 💔😭😭😭👎👎👎👎👎

  • @degayassin
    @degayassin 2 дня назад

    Subxanalha

  • @HoodoHussein-p8i
    @HoodoHussein-p8i День назад

    Waryaahe huno rufyaanimda jooji😂