baastadiba waa goo go day sidaad ugu waday fargeeto abayo ka yaree walaaqida markad asalatada sameneyso inaney goo go in xoga aad adeeg uga qaado kadib huuriska ku yara jilicda fican saaid aaney ujilcine baasta kala daadaneysa tahay insha allaah
Hore u soco lakin abaayadiis aniga wax yar baastada aya ka jilicday markad karisay ma aheyn inad meel dhigto mida kale basasha wax yar wad weyneysay mida kale baasto saldaato digir malagu daro raali noqo walaashay hore u soco
@@farhiamohamud5811 abaayadiis nasro saldaato ayay na dhahday marka saldaato beans lagu madaro lakin nasro waxan u ahay taageere we love all nasra nasra hore u soco abaayadiis
waa dadaaashay lkn pasta sharafta ka qaaday haday talyaniga haday ku arkaan way ku dacweynaayaan saan pasta looma kariyo wllashee ama astan chefe haday san ku thy meesha wax mayaalo waa pasta mashaari ah iyo basal gubatay
Paastada suugada ayaa ku badisay pasta saldato saan suugada loogu badaniyo waligeey ma arkin balse qofka haduu isaga rabo waa ubadsan karaa laakin hadii saldato sax la samenayo saas way ka duwantahy qaabka sameenta
@@cilaansaarchannel6573 abayo aniga jacaylka qofka waxuu jecelyahay way jirtaa oo dadna waxa suugada ku badan jecelyihiin dadna qayaas dadna xooga qaleel ee waxan ka hadlayaa sida pasta saldadata loo sameeyo ee aduunka dhan usameeyo ee dabiiciga ah ee la barto ayaan ka hadlay laakin qofka haduu suuga badan jecelyahy woo u badsan karaa laakin waxa fiican in hadii dadka wax looso bandhigayo loo sharaxo in sida loogu tala galay aysan ahayn oo qofka siduu doono u karsan karo

M.a macalimateena jikada keep going abyo mcn hormar wacan ayaan kuu rajeyna 😍😍😍😍👌👌👌👌
Baasto wacan.. Wax yar ka hor in laga dajiyo baastada ayay ahayd, way yara dab dhacday!!
Thank you nasro baastada beelo waaye
Mashallah mashallah amazing video keep going Wll gali
Hore u soco lakin abaayadiis aniga wax yar baastada aya ka jilicday markad karisay ma aheyn inad meel dhigto mida kale basasha wax yar wad weyneysay mida kale baasto saldaato digir malagu daro raali noqo walaashay hore u soco
yarka yar waa runtaa nasro waa jeclahay laakiin digir iyo baasto waligay ma arkin
@@farhiamohamud5811 abaayadiis nasro saldaato ayay na dhahday marka saldaato beans lagu madaro lakin nasro waxan u ahay taageere we love all nasra nasra hore u soco abaayadiis
See loo kariyaa digir la aan lkin Digirta waanka helay
ما شاء الله تبارك الله ماشاء الله ماشاء لله تبارك الله ماشاء الله ماشاء لله تبارك الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء لله تبارك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Basto full lagu darayo manta igu horeyso mugo ani
Hhhhhh anigaba walahi
Macaan waye, somali hadaa nahay cunto qafiif oo nafci laheen ayaa na dishay, suugo saliid ka buuxdo oo bilaa nafci ah baa cuni jirnay
Chefska somaalida iyaga dhexdooda tartan haloo sameeyo
Bisinka kan sual badna wll gabadhu waxay sharaxday haku celin oo muqalka ha dheerayn
M.a nasro abyo hormar wcn insh allh guleyso mar walb
Masha aalh alha kudaayo
Masha allh abyo wan ka faideysny mhdsnid xappty
Waligey ma arkin jiis cunto lagu darayo
Pizza da ayaan ku igaaa
Mnsha alh keep going xbbti
Ilahey gacantada hakubarakeyo m.a
Asc mashllh qali dumarey hor usoco macny
Masha Allah 😍👍
masha allah caadi maaha Nasro maclimadeena
Nasro waxan ku weydiina xamar waxan kaso tagay yaanyo yaryar iyadoo la isticmalayo qurbahan ugu imid yanyadan waaween xagee ka timaday xagese lagu beraa
Dooro cambuulo iyo baasto la isku daraayo waligay ma arkin. Iiwad sheekada
😂😂
ninkan dhahayo baastada cusbada maxay utaraysa muxu aha waxan cusbo lagu darin miyay dhadhami su'aal xuma
Barkhadle Mahamud kkkkkkkkkk waaka qayliyay ninka
@@farhiamohamud5811 waan ka fajacay
Wlh waad gubtay basasha sidii bariiska ayaad ka dhigtay
Mash’Allah 🥰
Waxaa aad qalad u ah inaad gubtaan basasha sababtoo ah weey dhimaneysaa carafta iyo dhadhankaba
maashaa'alaah abaayo ilaahay qayr haku siiyo national electronic intee laga helaa ama number keeda iisoo dhaaf hee plz
Nasro xabiibto aad baan kuutaageeraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sorry nazray sugada marka diyariso kadib bastada la kariya teda kle sugada saltadada xoga wa ine saas ka qelesnata lama rbo ine qoyaan ledahay
Mansha allah shugran wll keep going
24:17 the guy start shaking his head(by meaning delicious) even before he taste it 😂😅
masha allh masro cadey
wiilka cunta karinta mala baroyaa?
Mnsha allaah aboyo nasro horumad wcn
Abaayo waad fiicanthy lkn baastada xoogaa wee kaa dab dhacday
790%#4217964
🐱🐴🐆🐷🐖🐃🐂🐮🦄🐈🦁🐅🐴🐎
😂😂😂
Umu Rayan Mohamed hhhh anigawaan isdhahy maaskooto maahn
Mashallaah 👍🏼
gabadha ooga bax jikada ....... iyada ha inooga sheekeeso sida cuntada loo sameeyo.
Maasha allah alle il kuma aragto ınsha allah
Gabdha shekad ka day cuntadada hydinka karste😂
Ninkaa wareriye gabadha saan wey ka cunta macanede
Masha Allah cadi mahan abayo nasro
msh allj xbbtiii horay usoco
M.allh abyo hre usco
waa dadaaashay lkn pasta sharafta ka qaaday haday talyaniga haday ku arkaan way ku dacweynaayaan saan pasta looma kariyo wllashee ama astan chefe haday san ku thy meesha wax mayaalo waa pasta mashaari ah iyo basal gubatay
Baasatada wa bisleesay jah walaqaba wa ka badisay ido Saas noqon aya la isku shubaa jah
Tani soor galleey ayaa dhaanto macaanaa ka dheer
mansha allaah nasra
Nasroooy maxaaa kawadaaaaa pastadaaam
Iska saxa PASTA SALTATA la dhahaa
Anigu cunto karinta school baan ugasoo baxay gabadhu 90% way keentay
Baastada ayaa kayar jilicday sababtuna waa inaysan Baastada saliid ku karin hadii aad saliid ku kariso baastadu waxay noqon sida caag caag ookale oo way adkaan mana jilcayso
Kadibna ay dhaqdo oo ay dheecaanka isku dhajinaya kabixiso baastada
Suugada waxaa kayar Gubatay basasha
Wayna ku saxan tahay in basasha lagu badiyo oo way macaaneen,
Waxaad ogaataan cusbo kaliya hadaad cuntada ku kariso inay marax noqonayso
markaas isticmaal maraq digaag iyo cusbo yar yar
Masha allaah horumar wacan 👍💯
Masha aalh horomar wacan
Masha allah abayo hormar wcan nasro queen
Mnsha Allaha tabarika Allaha wallo
m.allh madsind😍
Masha lalaah
maasha allah xbbti lkn bastadu way kaa jilicday sorry
Wll wadankee joogaa plz
Somalia muqdisho ayay joogta
Ani baasto iyo suugo waxa ku karsha mudo hal saac ah qof ila tartami karo ma jira o rag ah.....?
30 daqiiqo
@@siradm 30 daqiiqo maxa cunto ceerin ma dadka siin rabta 😂😂 dumarka kabtooda ma Igasho raga waab sanoya
22 mn
@@Athia1 ma hubta warkas
King updykani Ana kulee ciyaar ciyaar cuntado ma gasho
Iyadiibaa faraha ugushushubayse cuntada markay diyarinayso mulqacad isticmaal dheh mida labaad bastada wayjilicday waya sadaxaade farageeto ayay walaqday way sii goo go,day bastada anaaba dhaama
Maasha allaah wll lkn jiista uun ka yaree
M.a abyo nasro abti doon🙏
masha allaah
Wwwwww m.a nasra cadey
Afafka qalaad Kama teebi kartaan miyaa 1.hadii isku saltaatayno 2. Farmaajysan 3 jikinka Etc
Saldato soomali ma u haydaa labada kale waaba la gartee
Good lkn pastada jileec waye
Dadku edeyn badanaa waxasa qaldan badanaa waxa dhinaca fcn ka eega mesha ey u liicaan kaliya ha eginina
Asc wm WB
Hilib ari hal sano ma cunin wlhi wa uxiisay
Jab qayar iyo jab tiin iyo jab yaanyo in saxanka gees kasaartid ayee ahayd si u uquxbadnada
@@mashaalah4051 marka hilib ari meel lagu gado arko aa kariyo aa ka saara😂😂
Jiis maxa loga jeedaa
Nasra markad samayn jirtay way ka macaanayd sidan oy ka qurux badnayd maanta sheekana sheeko kugu waalay
Naagti madooweyd meeday
Paastada suugada ayaa ku badisay pasta saldato saan suugada loogu badaniyo waligeey ma arkin balse qofka haduu isaga rabo waa ubadsan karaa laakin hadii saldato sax la samenayo saas way ka duwantahy qaabka sameenta
Wow nice
Cuntada suugada hadeey ku badato aad ayeey umacntahay
@@cilaansaarchannel6573 adiga dhankaga inay kugu macantahay laga yaabaa laakin qayaas inlaga dhigo ayaa ah sida dabiiciga ah ee loogugu tala galay
@@mmss6906 haa sax waye aniga waxan jeclhy cunada kubadan sugada baris basto wax waliba ee gabadha bastada weey kakartay lakin Malin walibo iid ma ahan so weey kahalwday
@@cilaansaarchannel6573 abayo aniga jacaylka qofka waxuu jecelyahay way jirtaa oo dadna waxa suugada ku badan jecelyihiin dadna qayaas dadna xooga qaleel ee waxan ka hadlayaa sida pasta saldadata loo sameeyo ee aduunka dhan usameeyo ee dabiiciga ah ee la barto ayaan ka hadlay laakin qofka haduu suuga badan jecelyahy woo u badsan karaa laakin waxa fiican in hadii dadka wax looso bandhigayo loo sharaxo in sida loogu tala galay aysan ahayn oo qofka siduu doono u karsan karo
cunto maad karin maantaaa
msha allh lkn mkronda mc ah
🖓🖓🖓🖓🖓🖓🖓🖓🖓🖓 No commant
Masha Allah
Masha allh