Xog Suldaanka Guud oo Soo afjartaya Go aankii Celefwayn iyo Xaashi oo Wejixumo kala kulmay? Qarsoon?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 69

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 13 часов назад +5

    Rer kulmiye reerka hj go aankooda ugahadha intay muuse udaneeyaan marlabaad wadankooda iska baabi iin maayaan go aankoodu waa badbaado qaran

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 12 часов назад +1

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️⚔️💪 Guul kulmiye 💚🧡💚

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 3 часа назад

      Waxa muqata in Somaliland jecl kugo jiren e kulmiye jecl kugo jiro faysal inshallah guuuuuul Somaliland

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal Час назад

      Oo adigu marka uu amaano muuse wa geesi qaran Hadi wadani xaqiiqadisa wax ka shegana wa qaran dumis
      😂😂

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 13 часов назад +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 13 часов назад +1

    Kani waa huwan ee ha taageerina reer Somalilandow hana u sheer garaynina, anigu waan taageeri jiray laakiin hadda waan kala noqday!!!!

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 12 часов назад

    Masha alla tabraka raxman Guul somaliland

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 14 часов назад +1

    Habar jeclo ha kala dhaqajiso

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 13 часов назад +2

    HUWANTANI HADAANU HJECLO NAHAY NAMA MATALAAN XISBIGAYAGU WAA KULMIYE MADAXWEYNAHAYAGUNA WAA MUUSE BIIXI CABDI,SULDAANKAYAGUNA WAA SULDAAN CABDILLAHI

    • @CasiisAli
      @CasiisAli 13 часов назад

      Adigu bilaa asalbaad tahee habarjeclo hayska dhigin shalayna waxaad lahayd habarawalbaan ahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 часов назад +1

      @@CasiisAli ku meerayso asal uun iyo cunto iyo oroma marka runta laga hadlo faqasheey asalba isaaq baa ku baray kkkkkkkkkkkkk uraag yahay uraagtu dhashay

    • @CasiisAli
      @CasiisAli 12 часов назад

      @@TogdheerBurco-x3p waar adiga yaa kula hadlay ninkaa cali awalbaan lahadlayaa haberjeclo sheeganaya caawee

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад

      @@CasiisAli anaa ufadhiya meesha oo Afhayeen u ah isagu kuma oga

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад

      @@CasiisAli cali awal waa kee

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 13 часов назад

    Insha Allah ilahayow nabad ku keen suldaan ka guud ee beesha habarjeclo

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 9 часов назад

    Haa suldaan guuuul xisaab qaldan 3 qorsheeyay way dhacayaan

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 6 часов назад

    Naac waar ka dhexbax nooca manihin anagu saladiinta ayaanu amarkooda qadanaa waanu ku fahnay ina muse biixi shaaniyey is fahnay waan luugu noqon doonin asc

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 11 часов назад

    Move forward ❤

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 4 часа назад

    Salaadiinta iyo cuqaasha inta badani halka ay taageersanyihiin ayuu shacabka Habarjeclo taageerayaa!!

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 13 часов назад

    Ilaahaw suldaanka nabad ku keen.

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah991 9 часов назад

    Waad ogtahay inay sheekadii ceelafweyn Alictisaamta koonfureed wateene
    Maxaad runta uga warwareegaysaa.

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e 11 часов назад

    Guul iyo gobanimo

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 13 часов назад

    Dalka yaan godob laga gelin. Dadka. Qaar.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 14 часов назад +4

    H jeclo ciro ayey dhiseysa halagu biyo cabo

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 13 часов назад +1

      WAYNU EEGI HADHOOW YAAN BUURO LAGU YAACIN MARKAANU XISBIGAYAGII KULMIYE AANU U CODAYNO

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад +1

      oo maxay ciro ka dhisi ciro miyaanu ahayn kii ciidankii jebiyay ee habarjeclona kuwan iyo faqsh ka raacay ee malin walba ku wiirsada ciidan kay jebiyeen yusra iyi habarjeclo maba heshiiyeen

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 12 часов назад

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 anaga fuuli meyno idinka buur ma hees staan

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 8 часов назад

      @@TogdheerBurco-x3p wll ciidanka Muusa jabiyey erayga yusro ceebna haka dhigin hablaha reer shiikh isxaaq ayaa labaxa why adiga danbiyada uu muuse galay aad cidkale dusha uga saareysa haduu muuse guuleesan laha guusha ma ciraa la wadaagi lahaa waa maya caqliga ha shaqeeyo 🙏

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 часов назад

      @@KeinanJunior4233 waad riyootee runtu waa maxay googaa cadalee kkkkkkkkkk

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 3 часа назад

    Kaagan yar ee xogta xaarka Been ha ka sheegin Suldaanka guud munaafaq baad tahay, Suldaanka guud wuxuu ku raacaa salaadinta kale iyo rabitaanka beesha HJ.
    HJ iyo HY way midoobeen mid bayna noqdeen ku bushaarayso.
    Heego naas dheer warkeedii waa soo dhamaaday iyo dekadii ay iibin lahayd Alle swt Dr Abdirahman Cirro usoo diray.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 13 часов назад

    Suldaan cabdullaahi ma filayo inuu dhinacna taageeri doono ee ama wuu ka aamusi doonaa ama wuxuu odhan doonaa shir danbe ha laysugu timaado oo ha lays qanciyo.
    Taa danbena hadda suurtogal ilama aha oo dhinacyadu isma qancin karayaan.
    Markaa waxay noqonaysaa nin quwaax hela nin qadhoon hela hala qadhafsado.

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 3 часа назад

    Wamaxi siidan Somaliland diifaca dalka codka xusbiyada iyo Somaliland ma hj noqoti horta hj Allaha ha guuuleyo waa gesiyo Allaha Somaliland siiye umada kala hisan lakin dadkan daba yacaya jecl hj u hayan ma ha kursi doon waxi siidan wadanki diifaci mayan kuris jeclkan imanki laga qadi maye umadi kala e reer Somaliland xata hadi manta so saran xuusbi kala maxa diiba e jiira odayashan xusbiyada wata Somaliland jecl kuma jiro e waa kursi radisa faysal ali warabe muyane Allahu Somaliland guuule ❤

  • @nathra7351
    @nathra7351 12 часов назад

    Hj waxba maaha waxaaba kadaran maxaay somalia ka rabaan dhaqaalaha somalia ayaa siisa reer wadàni qaar hj waay kujiraan somaliland iyo Somalia ayeynu kala nahay guul somaliland ishalah

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 13 часов назад

    Suldaan cali hal cod buu leeyahay

  • @GuuleďCabdi-d3i
    @GuuleďCabdi-d3i 12 часов назад

    ❤❤

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 13 часов назад

    Hodhodho ,hodhodho,hodhodho kulmiyaw hodhodho

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад

      hodhodho hodhodhoo wadani waa halkii hooyaday,e

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 13 часов назад

    Adigu mahabeenba midbaad buunbuunisaa anigu waxaan kugulatalin lahaa haraacin cadawga soomaalilaand eesida aadka ah umuuqda oo aanu annaguba waxbadan ognahay waayo waanu dhexjoognaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 7 часов назад

    Kkkk isbedeldoon xitaa kani weriyaha sheeganayaa ma qeexi karo odhaahda isbedel doon wuxuu yahay

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 13 часов назад

    Waar waxani waa ceeb iyo isku diir waar habarjeclo waa reer baladhane raga tartamayana waa ino simanyiine dheex dhexaad aan ahano oo kii nasibkiisu codka u badiyo hala arko habarjeclo godob iyo ukala hiilinta raga walalahena ee ino simaan joojiya oo dheex noqday ku nasiibku u badiyana aarka maxa khladan

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 3 часа назад

      Hj Somaliland iyada ciidka jecl ma jiirto diifaca coda iyada intaba aha marka ninmkan kursiga raba hiskaba diiso ma iyada so baxisa

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 13 часов назад

    BEENAALE WAA LAGU BARTAY ADIGA

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 13 часов назад

    Ilahay ha naga qabto budhcada cimamadaha sita

  • @Maduusha99
    @Maduusha99 13 часов назад

    Warkaani rasmi ma aha

  • @maxamedaden6332
    @maxamedaden6332 14 часов назад +3

    Beenawaas kulmiyaa oohinta iska daaya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад

      faqash adaa ooyay macaac

    • @maxamedaden6332
      @maxamedaden6332 12 часов назад

      @@TogdheerBurco-x3p tacsidii kulmiye Ayaanu dhigaynaa nacasyoow

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 часов назад

      @@maxamedaden6332 Xasbunulaah wanicmal wakiil gurigaaga ka eeg tacsidaad sheegayso afkaaga waxaad ka tidhi agtaada ka day

  • @AliAbdirahman-q4i
    @AliAbdirahman-q4i 10 часов назад

    Beenaale car ha dhiman markuu hadlo

  • @Halgame334
    @Halgame334 13 часов назад

    XUKUUMADU JIIIFKA HAKA JACDO ADUUUN HAKU KALA KICISO SHIRQOOLKA CADA GUDE OO BEEGSADA SUBEER AWAL

    • @IsmailSuleyman-ur8jh
      @IsmailSuleyman-ur8jh 6 часов назад

      Naac shaani

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 часа назад

      @@IsmailSuleyman-ur8jh YUSRA XAS HARTI XUTIGU YANU KU DUMSLIN DHIIG SOKEYOW.

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 Час назад

    Muuse ayaad u hadlaysaa ee lagu fahan Mr. Caadaqaate......

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 11 часов назад +1

    Wadani FAQASH NO VOTE YUSRA FAQASH NO VOTE cadowga gudaha NO VOTE AWRKA xamar u RARAN NO VOTE 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎👎👎👎