DIGRIYOW ABDI DOOKH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • DOOKH WAAYAHA CUSUB 2016
    Erayadi Maxamed Saciid Mudey
    Laxanki Farah Adhiile
    Musigii Qasim Karaama
    promoter AJ Events
    Producer Abdinasir Cirro

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @wll_____key______jey________37
    @wll_____key______jey________37 8 месяцев назад +56

    Dadka daawan doono 2024 wixii kadambeyo.🫡

  • @SOMALi_SLOWED
    @SOMALi_SLOWED 6 месяцев назад +30

    Heestan waxay soo baxday Anoo hami iyo rajo fiican leh maantana meel Aan usocdo ma garanayo wllhi Alle ha ii gargaaro😢🥺🤲

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 2 месяца назад

      Maxa kugu dhacey wll😢

    • @RagiiHorre-bq6ht
      @RagiiHorre-bq6ht Месяц назад +1

      Bal say wax ujiraan nootaaba Hadaysan serious ahyn

    • @MohamedNimco
      @MohamedNimco Месяц назад +2

      Wll niyada khyr usheg alle wax khyr Ayan kaga barayaya wankuso ducaynaya Mar walpa o an alle u sujudo alle Haku shawro insh alh adna alle ku xidhnanashihisa ka adkow wllky mcn❤😢😢😢

    • @hanadmohamed78
      @hanadmohamed78 27 дней назад +1

      Qiyaastayda jacayl ayaa kugu waynaaday sxp alle hakuusoo dhaweeyo

    • @AyozinhojrAyooze
      @AyozinhojrAyooze 23 дня назад

      Aamiin lkn maxaaaa kuugu dhacay

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 5 лет назад +241

    Heesta igu qabsatay ina aan tahriibo I can’t forget this song😭

  • @jeniwaren
    @jeniwaren Год назад +73

    Heestan still wan dawanaya , inta aaney sideyda weli riyadodu weli u rumoobin alle ha ino fududeya ee ha idhaafin😢😢

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf 5 лет назад +421

    sariirteyda ban ku dawanaya waliba laptop ban ka dawanayaa 19/3/2019
    mogadisho baan idinka soo salamayaa intii qoraalkeyga aqrisay

    • @fottomfaim1412
      @fottomfaim1412 5 лет назад +4

      Sido kale

    • @mohamedmowliid7132
      @mohamedmowliid7132 5 лет назад +14

      That's too far man! War hada baan sariirta ku daawanaynaa anigoo isticmaalaya telefoonka.
      Wadanka ingriiskana waan kaasoo salaamayaa anigoo moqdisho kasootagay markii itopianku joogeen waana soo noqondoonaa wadankayga inshallah😊

    • @ayaanabdullahi1
      @ayaanabdullahi1 5 лет назад +4

      Sido kale from muqdisho kula ahey

    • @ifraaxfaraxsan4811
      @ifraaxfaraxsan4811 5 лет назад +4

      Waad salaman tihiin

    • @shekeyeahmed9688
      @shekeyeahmed9688 4 года назад +4

      Salama
      Seedi
      Farance pariis ka so sala maa
      Jaaw

  • @Hurdaaye7
    @Hurdaaye7 8 лет назад +87

    somali xasidnimo iyo cuqdad iyo qabiil aa dilay😢 qofka markii uu wax Texan keeno waa loo qiraa!! nice 1 bro👌👌

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 3 года назад +3

      5 years ago ma nooshy wll hadda😅
      Oo somaLidu illaa wakhtigaa qabiil io cuqdad maY yiqaaneeN🤔

    • @hayatmohamud6044
      @hayatmohamud6044 2 года назад

      @@suleekhaaadan3884 😂

    • @nullreport7423
      @nullreport7423 2 года назад

      @@suleekhaaadan3884 way la dhasheen somalidu qabyaalada wlal qli

    • @user-eg5pr2un3z
      @user-eg5pr2un3z Год назад

      ​@@nullreport7423😢what

    • @user-eg5pr2un3z
      @user-eg5pr2un3z Год назад

      Sas waaye apowe

  • @abdiqafarabdiqani7305
    @abdiqafarabdiqani7305 3 года назад +94

    Dadka daawan doono 2030ka nin kaani waa digriyow abdi one of the best somali rappers wana legend❤

  • @Sir____88
    @Sir____88 Год назад +27

    Heestii Inacsiisey wadankeyga
    Aniga Iyo Asxaabteyda
    Sadaam Falcao,Abdinasir Gurey,Abdifatax qaable, Caydaruus, Caska Cumar, Better Godane, kor Ahaada Saxiibayal Waa Xasuus Inoo Gaara Heestan
    i can't forget this song 😢🎉
    More like❤

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад

      Miyaa tahriibteen?

    • @superedits8668
      @superedits8668 11 месяцев назад

      Niaawey hada zhpyal😢

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 7 месяцев назад

      Heestan dad badan ayan arkay oo leh wadankayga ayey I nacsiiyay anigay hada I nacsiisay😢😢

    • @suleymanqadir3673
      @suleymanqadir3673 4 месяца назад

      ⁠@@sukhranasir😂maxa ku nacsisy

    • @RuunRuun-eb3oi
      @RuunRuun-eb3oi Месяц назад

      @@suleymanqadir3673 heestan vibe kedu wa siyaro kale jawi kale ayad galaysa qurbaha ayay ku jeclaysiNya SIDAN kadareemay

  • @ahmedthiago5438
    @ahmedthiago5438 4 года назад +248

    dadka dawanaya
    iLaa hada like haLia
    dhaafin allahana
    muraad kaaga midigta
    ha kaa siYo ❤❤❤❤❤

  • @zekeriatempo4994
    @zekeriatempo4994 6 лет назад +731

    Dadka DaawanaYa 2019 Heestan Like isaara xigTaYaaL😂😂😁

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 8 лет назад +44

    zxp zaan baad ku cod macaan thy
    zaan ku wad

  • @abdinaasirgureychibaar9680
    @abdinaasirgureychibaar9680 Год назад +14

    Heestan waa heesta inacsiisey wadankeyga waxa aan ku wada dhageysan jirney rag asxaab ah oo aad badan qaar wadanka jooga iyo qaar maqanba.
    Sadaam falcao,Saami kayse,shucayb abdirashiid, abdinasir gurey, better godane ,qaable, Caska, hamse liker , caydaruus mahdi,
    Asxaab taas alleh haku nabad galiyo meel kasta oo ay joogan ❤❤❤

    • @shuaipjama6462
      @shuaipjama6462 Месяц назад

      Anba wadankay inacsisay balse manta alx europe baka dawanaya ano tahribay alle ifufudeayay sharci qatay shaqasanayana😮

  • @aboulayekone1437
    @aboulayekone1437 5 лет назад +94

    heesti igu qasabtey inaa soo tahriibo my favourite song
    yaa dhageysanaayo 2019

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 3 года назад +15

    Qalbiga ixanuna markaan arko
    jacayloow sidaad iidhawacday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔

  • @insaaniintertainment7897
    @insaaniintertainment7897 5 месяцев назад +104

    Who listening 2024😢

  • @abdullyusuf2613
    @abdullyusuf2613 4 года назад +27

    Waxaan salamaya Dadka daawan doono 2060 Inshaa-Aallah iso duceeya hada waxn 30 jir sanadku waa 2020 😁😁😁🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @yaazirdejon1570
    @yaazirdejon1570 4 года назад +44

    2020 dhamaadkiisa dawanaya habeen Cishe lagu jiro meel luuqa madaw kudawanaya kaligay like hayla dhaafin waa ku arkaaye

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 3 года назад +1

      😅baL maa saLaaada iska tukatid wllw

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Год назад

      @@yaazirdejon1570 luqa mdow mxa ku gliyey😅

    • @yaazirdejon1570
      @yaazirdejon1570 Год назад +1

      @@ladiifoahmed5612 hhhh wi-fi isticmaalayay wuu iga fogaa xasuus 3sano kadib ala maxuu wakhtigu ordayaaa😥

    • @naimaneeruus1390
      @naimaneeruus1390 Год назад

      Hhh dhibka jooji wll luuqa mx kadontay 🤣

    • @yaazirdejon1570
      @yaazirdejon1570 Год назад

      @@naimaneeruus1390 qiso dheer weye xasuusna wey itahay ala wakhigu dheeraya durba sadex sano ayaa kasoo waregtay allow khataada noo Hagaji😥

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 2 года назад +7

    Alle maxan jeclaha hestan
    Xasus qaar waxad is dhahaysaa yaa gadaal ku cesha
    Iyo dhalin yaradiii😥😥😥😥😥

  • @Azhrav
    @Azhrav Год назад +11

    Damacaagu wuxuu rabaa
    Dadaal waad ku gaadhine
    Adna doonis yeelo🫡✅️

    • @abdirahmanalarabiya3367
      @abdirahmanalarabiya3367 25 дней назад

      Damacaagu wuxuu rabo
      Dadaal waad ku gaadhiye
      Adna doonis yeelo🫡❤️

  • @user-ge3fr1vc3n
    @user-ge3fr1vc3n 4 месяца назад +19

    2024 waxana ka dawanaya dalka germany 🇩🇪🇩🇪 wa haben axada 1:43 waxana qorshenaya safarki aan ku emaan laha wadanka

  • @ruweidemohamed3055
    @ruweidemohamed3055 7 лет назад +62

    omg wilka quruxlow saga dartiis an heesta u dawanaya😘😘😘😘😘😘😘

  • @abdurazaksomali5101
    @abdurazaksomali5101 4 года назад +11

    Waxan daawanayaa 25/07/2020 maalintii reisal wasaarihii somalia xasan cali khayre xilka laga qaaday 😥😥

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 8 лет назад +322

    heesta markey bilabato ilaa 0:18sec wa sidi sxbtey aan iskubaranay oo kale waagi aan jogay degmada yaqshid lkn muqalka saan uma qurxonen geed yuhuud aya kabuxay mesheen kkkk

    • @zekoabdala9141
      @zekoabdala9141 8 лет назад +2

      Ahahahh you killed 😂😂 Wat a nice way to meet a someone 😜

    • @kabtanfiqqi9971
      @kabtanfiqqi9971 8 лет назад +1

      zeko abdala thanks sxb xasuus qaaliya waye kkkk

    • @zekoabdala9141
      @zekoabdala9141 8 лет назад

      +kabtan fiqqi u welcome Sxb 👍🏽

    • @uaealain5172
      @uaealain5172 8 лет назад +1

      walahi ad bad iga qoslisay

    • @canababdi823
      @canababdi823 8 лет назад

      +zeko abdala 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😄😄😄

  • @muniishaabdimuniishaquen4062
    @muniishaabdimuniishaquen4062 2 года назад +18

    Dookha cajiibe 2022😭❤️05😭❤️19 tolow qofkan jeclay mays calfan dona ilaahow adaa oge calf iguh dar hadii khyr iileeyahay🥺

  • @nasrayussuf2309
    @nasrayussuf2309 4 года назад +20

    14 October 2019 baa daawanayaa waliba anigo fadhiga iska fadhiya xusuus hore ayaanba galay😘🥰

  • @mohammedfaysal7734
    @mohammedfaysal7734 4 года назад +61

    2020 maanta wa kow shalay 2019 by ahyd maantana 2020 bishu wa kow🤩🤩 ilahy sanad khyr hanooga dhigo 2020 insha alh

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 3 года назад +1

      Mid qeyr qabo manoqonin sanadkaan 2020 😂😂
      Lkn alx wan nolnahy intaas nagu filan

    • @mohammedfaysal7734
      @mohammedfaysal7734 3 года назад +1

      @@a.rahmanmohamed2922 kkkk wlhi wa runta sanad qayr qaba ma noqon ilahy hanaga bad baadiyo corona😂😂😂

    • @jesiexikmawi5057
      @jesiexikmawi5057 3 года назад +1

      Manta waa malinsabti ah bishuna tahay 0ctobar 10 2020
      Alahow cimri iyo camal suban nagu astur 2020 sanad galadu fidneyen duniday ayu aha ila nacafi

    • @muniishaabdimuniishaquen4062
      @muniishaabdimuniishaquen4062 2 года назад

      @@jesiexikmawi5057 maanta waaa 2022 kii

    • @abdifatahosman3572
      @abdifatahosman3572 Год назад

      Sxb manoshahy hda 2023 wxn kaso Salamaya Kenya

  • @aliwarsame551
    @aliwarsame551 5 лет назад +23

    Heestaan intaan raadinayeyy cawaan soo helay😭

    • @asaa4829
      @asaa4829 3 года назад +1

      Kkkkkkkkkk 😂😂😂🤣😂🤣 maxa uradinesi kkkkkkkkkk 😂😂🤣

  • @MaanMohamett-od5or
    @MaanMohamett-od5or 3 месяца назад +17

    Still 20/5/2024 🎤🎵 like isaar zhp 🥺😭

  • @yuusufmacalinxasan3149
    @yuusufmacalinxasan3149 3 года назад +30

    Heestan markay so baxayse waxaan ku dhageysan jiray Kampala hadase muqdisho ayan joga 2020/10

  • @hanaanyasin609
    @hanaanyasin609 5 лет назад +287

    I'am Sudanes girl l love Somali song but Like isaar😂😂❤

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 2 года назад +9

    Ala ilaahow dadka is jecel isasii jacaylka dhalinyarnimo waa mid aan waligii dhamaan ❤

  • @atax7
    @atax7 2 года назад +184

    2022 qolkyga kudhagesanyo old is gold 🤩🥺❤️

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 5 месяцев назад +9

    Qof daawanayo ma jiraa qaraabo😂hada iga dambeysid
    👇like ha ila dhaafin
    Tue April 2024 3:12Am

  • @munadhali1691
    @munadhali1691 4 года назад +9

    Heestan wxaa igu soo dhaca my love walahi ilahoow nabad igu kaa tus ❤❤❤ xitaa wadanka ay kunool yihiin ayuu jooga 😗😗

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 Год назад +50

    Ruuxi ku damqanaye
    Dirinaya dhibkaaga
    Dadka laga jeclaada❤❤🎉
    I'm listening to this song more than 100 times,
    Hadi ad so boqatay Hestan inta badan dadka xasus ku leh
    Like-ta ha ila dhafin
    Remember 9/07/2023❤❤😢
    02:55 🕔😢😮 duhurnimo

    • @abacaliibraahim9700
      @abacaliibraahim9700 11 месяцев назад +1

      2023.09.26
      Galb..5.44pm
      Damacaga wxu rabo dadhal wad ku radine..🎉love this song❤

    • @jaisastory
      @jaisastory 10 месяцев назад +1

      2024/11/7 2:40

    • @Diisharfaan
      @Diisharfaan 10 месяцев назад +1

      2023 dheh 😂😂😂

    • @Diisharfaan
      @Diisharfaan 10 месяцев назад +1

      2023/11/10 10:05

    • @user-vq7on5pt4r
      @user-vq7on5pt4r 8 месяцев назад +1

      Xasuus 18 Dec 14:43pm😢

  • @sacdiyawaberi986
    @sacdiyawaberi986 7 лет назад +34

    Dooqaa Cajiibeey Aad Baan Kugu Diriraa Huunnooy Ku Dareemaa Ayaaayayah Ma Best Song Thankis Digriyoow 😍👈

    • @sagalboobe9433
      @sagalboobe9433 7 лет назад +5

      Sacdiya Waberi inta maxa kukene hahahahaha

    • @khadrahd8623
      @khadrahd8623 7 лет назад

      Sacdiya Waberi
      😆😆😆😆😆😆😆

    • @Alhud6A
      @Alhud6A 6 лет назад

      Sacdiya Waberi aad bn kuu diira waaye abayo quruxeey

    • @user-kn1ou6jd5h
      @user-kn1ou6jd5h 6 лет назад

      LOVE

    • @user-kn1ou6jd5h
      @user-kn1ou6jd5h 6 лет назад

      😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋💔💔💔💔💝💝💝💜💜💜💞💕💕💕💕💖💖💖💟💟💟💖💖💖💟💟🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹📲📲🆗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Год назад +31

    Iconic song Greetings from Dharkenley land madiino 🇸🇴 😄🙌🏿

  • @cawralafarah3946
    @cawralafarah3946 8 лет назад +28

    awww😍 inaba caadi maha heestan i lke it walahi
    dis boy codkiisa cajiib waye
    muah😘😘😘😘😘❤️

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 5 лет назад +4

    heestaan xasuus ayeey iithay waxaan ku sugnaa dalka saudi abriya waxaan wad dhageesan jirnay yusaro iyo walibo qadiijo waa xasuus aan ig go een meel kasto oo aan tago waan idiin xiisay yusaro iyo jiijo 😍😍😍

  • @tufahibrahim1895
    @tufahibrahim1895 4 года назад +14

    Ruuxi kudamqanaya
    Dirinaya dhipkaaga
    Dadka laga jeclaadha😭
    I searched for it 😭😭😭💯aww

  • @fardusbarreh5667
    @fardusbarreh5667 7 лет назад +116

    aniga isagan iska dawadaaye heesahaba ma dhagaysto...masha Allaah waxyari malinkii quruxda raga la qaybinayuu soo kalahay😂

    • @fatima-yj3hm
      @fatima-yj3hm 7 лет назад +1

      Fardus Barreh alla ma ila aragty lolz mashlh

    • @dhamestirandumar9966
      @dhamestirandumar9966 6 лет назад

      😃😃😃😃😃😃😃😃

    • @simanhonest6263
      @simanhonest6263 5 лет назад +3

      Hhhhh Masha Allah wu qurxoon yahay lkn mar hora lanoga hormaray bos kamaheleyno Jannah digriyow abdi hoyaded nagu caririsay kkk kaftan

    • @fardawsocali9310
      @fardawsocali9310 4 года назад +1

      @@simanhonest6263 hh kafran xalala iga dheh boqor in badan maxan dhagays tay nin jira 🥰🥰

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 3 года назад +1

      Qof waalan ayaa tahy ilah haku cafiyo

  • @mohamudqazim1457
    @mohamudqazim1457 5 лет назад +49

    From Hargeiza 2019 still I watching this amazing sonG

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 3 года назад +41

    This is gonna be the last song i listening now, i stopped listening the songs. Starting quran upto now 🚶‍♂️

    • @moa341
      @moa341 2 года назад +1

      Dhageysiga heesaha ma iska daaysay hda after 1year sidee thy

    • @hamseazwan
      @hamseazwan Год назад

      Apti ma izka dhvtay

  • @Teambarmudo
    @Teambarmudo 2 года назад +86

    6years later, if you are still watching this song you’re a legend 2022 🔥🥰

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 года назад +11

    My Favourite song still listening 2022, heestani dareen badan bay i galisay xusuus aan duugoobin woow inta 2022 dhegaysanaysaa like ii saara.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 года назад +7

    Damacgu wuxuu Rabo
    Da,daal waad ku Gaariye❤❤❤
    14 april 2022. Time 7:40
    Habeen Roobaad, Raining Night
    Iyo Gobolki Aqoonta.

  • @abdulhashim1715
    @abdulhashim1715 7 лет назад +53

    from eastleigh to the world..Great song right there..massive love from Ireland WC.

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 года назад +10

    Dadka daawanay 2020 heestan 👍likta iska saara gacalayaal❤️🔥👌👏✌️

  • @mustafahmed1942
    @mustafahmed1942 4 года назад +9

    2-march-2020 5:21am aroornimo heestaan qofkii dhageysana iyo kuwa iga danbeeya like ta ku qabta from United states of America🇸🇴🇱🇷❤

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 4 года назад +4

    Waa Hees xasuus ii ah walee anig iyo yusro Aadn Qadiijo Waxaan ku wada daawna jirnya qol Dalka sauudi arabiya 4sano kohor maanta 2020 sacdu thay 3:54 Habeenimo ayaan daawnyaa anigoo joogo Dalka Gireega🇬🇷🇬🇷 intaa niiga salaama Yurdo iyo jiijo cadey

    • @zc7695
      @zc7695 2 года назад +2

      Ana mantan dawanaya halke jogta😭😭😭😭

    • @garadbadaninhanad333
      @garadbadaninhanad333 Год назад

      @@zc7695 manoo nahaya oo manabd qabtaa wll aniga alx waan lolahaya waan nabada qabaa hada 2023 la marayan waxaan jogaa🇨🇵

  • @sahraxudhuun743
    @sahraxudhuun743 8 лет назад +9

    heestan runtii intaan dawaday kuun her waykabatahay saasay tahay heesta ereyadeeda ma aqaano balse idhahaygu waxay dawadaan Marna kajeedsanwayey degriyow masha allah iska noolow

  • @siriinsaid4899
    @siriinsaid4899 8 лет назад +18

    I can't stop listening to this song😍😍 Digriyow nice job well done bae 8👏👏👏👏👏👏

  • @niaa6560
    @niaa6560 8 лет назад +23

    He killed this song😘😘❤️+his voice omg💋💋💋👌👌👌👌👌❤️he's the best so far😘😘😘😘

  • @ahmedhayow7993
    @ahmedhayow7993 3 года назад +4

    Damacaaga waxuu
    Rabo dadaal waad ku raadinee naftaad doonistii ax ax wllhi waaa sax ilaa hada qofan ogahay waa ku radinoya🥰😊♥️😶 2020 yaaa iladawanaya like

  • @MohammedHassan-ci5ge
    @MohammedHassan-ci5ge 3 года назад +5

    Maanta dib u dhegaysanayaa heestan 10:00am/8/2021 waxan soo xasuustay malin anigoo jooga school kayga aan dhegaysanayey 2017, ani io saaxiibkay abdi qani oo ahaa reer bari, xasuus ayey I galisay heestani

  • @shacniqalbi8403
    @shacniqalbi8403 7 лет назад +9

    waryaa musicgan walan waiga gadanyahay digriyow libaax rap iyo heesba meelbu iska saaray😍😍😍

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 лет назад +14

    2019 yaa dhagaysta inaanka inamada digriyow

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 4 года назад +46

    Who's still watching 2020
    My favourite singer and fav song ❤❤🥰😚👌💯

  • @caashomaxamud5750
    @caashomaxamud5750 5 месяцев назад +2

    Heestan wxa dhageesanaya 26/3/2024😢waliba ramadaan 21:44 saacada😭inta iga dambeesa love

  • @omaarkhaliifa8399
    @omaarkhaliifa8399 4 года назад +3

    4 sano kadib manta ayaan heestan daawaan
    Wakhti waa ordaayaa wllhi

  • @mkaramatv3931
    @mkaramatv3931 8 лет назад +15

    My Old City Rotterdam Digriyoow Heesahaan Oo Badan Soo Qaad Bro Waad Ku Nuureysaa Absolutely
    #USA

  • @KhadarKeyow
    @KhadarKeyow 8 лет назад +36

    inaba caaadi maaha waanka danbeyaa digriyoow walaal iga ween

  • @noorbreezy8574
    @noorbreezy8574 2 года назад +7

    Wow! Amazing song I'm never ever hear such a beautiful song keep going legend nobody can't stop you wan u xiisey my blood Somalia from Las Vegas nevada USA

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 4 года назад +14

    2020 still wan dhageysta

  • @abdallaahmad1322
    @abdallaahmad1322 6 лет назад +1

    Heestan waxan ku partay anigoo ku jira meel xabsi ah oo fooda sameenay oo 3isbuuc markan ku jirney baa subax walba wxaa dhagaysan jirtey naag canjeelada u dubta nimanka askarta ah halkaz baan ka dhagaysan jirney anagoo gaarayna ilaa 15qof wana ku xafidney sida qur'aanka oo kale wallahi xasuus baay iku leedahay kamaba daalo ilaa hdda wan dhagaysta
    10.8.2018
    Isniin 15.13 yaa dhagaysanaa 😍😍😍😍

  • @sundusqueen1896
    @sundusqueen1896 5 лет назад +3

    Damacaagu wuxuu rabo dadaal waad ku raadinee nafta doonisteedee 😘😘😘😘 kamaba daaalo dhageesigeeda ilaaa iyo markii ay soo baxday

  • @sagalcabdilahi2696
    @sagalcabdilahi2696 8 лет назад +10

    Ruxii ku damqanaye diirinaya dhibkaga dadka laga jecladaa eesh calaa hees digriyow ❤✔

    • @tonikroos4985
      @tonikroos4985 8 лет назад

      hhh Mogadishu club walbo weey ka shidantahy heestaan

    • @beerlulaali5099
      @beerlulaali5099 8 лет назад

      +Toni kroos clubada miya ada sxb waaba shidante hhhh nop

    • @cac1717
      @cac1717 7 лет назад +2

      cj nice song

  • @muraniinaali3294
    @muraniinaali3294 4 года назад +17

    inta hada dawanysa like isaara nacalye heestan wax kale wye ❤😪

  • @najmomurzal4616
    @najmomurzal4616 2 года назад +2

    Wooow Hees aan jeclaa ya ila dhagaysanaya 2021/12/13 sanadka cusub allow cafimad nagu garsii♥️

    • @udgoonahmet7372
      @udgoonahmet7372 2 года назад

      Wlhi download kama degto iyada waxn ahyn ma dhageyso🥺🦋

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 2 года назад

      Diir Midkaad Waagtaan Wey Kaaga Duwan Tahay Aadmi Kalle Daryeelkii

  • @abdimaalikhaji4286
    @abdimaalikhaji4286 4 года назад +8

    2020 Memory Aad baan Kgu dariirnaa hunoy ku dareemaa😭😭✊

  • @ahlamthahir2841
    @ahlamthahir2841 7 месяцев назад +7

    Who still listening this song2024 ❤❤

  • @ahmedbashbash5753
    @ahmedbashbash5753 7 лет назад +54

    Sidaan Umaleeyo heestan Micno gaar ah inay Uleedahay soomaalida Qurbaha Ku kala Luntay, gaar ahaan raga Inay fahman Gabdhahooga waayo iyaga ayaa mar walba uga naxariis dhaw, cid kasta. Gabdhuhuna sidoo kale wiilashooda ayaa uga naxariis dhaw, dad ka kale.

  • @AMIIROMAR66
    @AMIIROMAR66 4 года назад +14

    Ceeb miya hadaan 2020 Heesta daawado
    20/11/2019
    Xusuus

  • @mohyadinhassan
    @mohyadinhassan 3 месяца назад +1

    Heestan waxay ii sababtay inaan mararbadan tahriibo balse iimay suurto galin 2024 wali waa dhagaysanaya ❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 4 года назад +1

    Illaa markan maqlay heestan illa hadda wan ka xiiso dhici layahay mar walba oon yara caajiso wan ku tuurta axyaa hees👏👏❤

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 8 лет назад +114

    Heestan 3 days dagysanayay
    Illaa hada malin walpa waa
    Dhagystaa caadi maaha

  • @rimahaji2639
    @rimahaji2639 6 лет назад +3

    Yaaa jaceylka xasustisa xusi dona 2050 from rima akram

  • @elisahassan1977
    @elisahassan1977 Год назад +4

    Xasuus wlhi🥺🥺heesa wxa dhageysan jirey marka jaceylkeyga kala tageyneye
    Waxa ka so wareegtey muddo sanada koley ana nolol sameystey isna farxad u rajeynaya meel kasto aduunka ka joogo

  • @mohammettrapi4487
    @mohammettrapi4487 2 года назад +1

    Heestan waxaa qiimaheeda garanaaya qov xaaladuhu jeexjeexeen only🥲🥺😓💔

  • @Naske14
    @Naske14 9 месяцев назад +4

    Ruuxi kuu damqanaye
    Dirinaya dhibkaagaa
    Dadka laga jeclaadaa
    2x
    Wuxu dookhu Raacaa
    Duntisan amaantaa qalbi
    Daacadoo wacan
    2x
    Dooqaa doqaa cajiibee
    Aad ban kugu diriraa
    Hunoy kudareemaa
    Ayeyeyaaaaaaaaaa
    Alaa ku dareemaa
    2x
    Wooow After more years still it’s my favourite song ❤🎉❤

  • @nasromohamed2465
    @nasromohamed2465 4 года назад +10

    Heesta yaawalli jecal 2020💜💜💜

    • @apdirahmanaadan5928
      @apdirahmanaadan5928 3 года назад

      Heeztan markay soo baxday Qoftaan xiriirka lalahaa baan ku xazuuzta still waa dhagyztaa

  • @hassanmuhidin8012
    @hassanmuhidin8012 10 месяцев назад +4

    Hestii igu kaliftay ina somali 🇸🇴 kaso tahriibo 😢😢

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 7 месяцев назад +1

      Dad badan oo sas so qorayey ayaan arky hada mrkn heestan so boqday tolow heestan mxa ku dhex jira ani xta sas ayaan ahy hada😢😢💔

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 года назад +17

    DadkaH daawnyH heeztan 2019 like izmaH dhaavnoH 🖐🤣🤣🤣

  • @mohamedilyasabdi3735
    @mohamedilyasabdi3735 Год назад +2

    Sxbky Digriyoow HEESTAN Waa Mid Diamond 💎 ah

  • @mooaaden1901
    @mooaaden1901 2 года назад +28

    2023 still watching this song🤞❤🎻🎻❤

  • @craxmanxusen8589
    @craxmanxusen8589 2 года назад +10

    Who is still watching 👀for this song 🎵 it's so beautiful song 🎵😍

  • @ruuzayaati4737
    @ruuzayaati4737 7 лет назад +12

    Dookh cajiibee waaa hees aad u maaac💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @somalichonelove9210
    @somalichonelove9210 6 лет назад +3

    akhyaarta cidii igula haysata heesta like iisara heesta kax aan La ahay

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 4 года назад +1

    nio cabdi nasir ciro waa legend runtii ninkaas meelu ka dhacay garan maayo hada balse heesaha uugu shidan isagaa duuba
    sida Dookhaa cajiibee
    heesta ikraan caraale 2010
    heesta king Khalid iyo ikraan caraale

  • @farhiamustafe2220
    @farhiamustafe2220 Год назад +2

    Dokha cajiiiba😰2023 febr 10 maalin jimca ah
    Ruuxi ku damqanyee dirinya dhibkaga dadka
    Laga jecldaa🤩🥰💖

    • @khalidfantastic
      @khalidfantastic 6 месяцев назад

      Waxaad wadataa magacii hooyadey macaan ❤ mahad badan ku noolow hooyadey farhia😢

  • @fardawsocali9310
    @fardawsocali9310 4 года назад +7

    Hada dawanaso 2020 Like ha ila dhafin

  • @kennykallegaard6029
    @kennykallegaard6029 8 лет назад +115

    Waan Ku Jeclahay walaalkiis.........Salaan ka Denmark

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 3 года назад +6

    October 2020 yaa daawanaa my somali people qofkii dawanooyo Like iisar plz😂🔥❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💋💋

  • @r017x
    @r017x Год назад +2

    11 Oct 2022 dhageysanoya waxa iga danbeeya waa all legends not GB like xariif🥰🤔

  • @couchhaykaljama8184
    @couchhaykaljama8184 2 года назад +2

    2021 yaa heestan dawanaya liketa ha ila dhafin hada dawaty

  • @maryammbashir9924
    @maryammbashir9924 5 лет назад +11

    Who’s listening to this song 2019🥀🔥

  • @seadmuse491
    @seadmuse491 7 лет назад +10

    wow inaba caadi maha heestan kama xiiso dhaco daawashadeeda .runtii wad heestay digriyow

  • @MOHAMETT628
    @MOHAMETT628 11 месяцев назад +3

    Still watching this song the time is 29 September 2023 Pls hada iga dambesa like isaar saa uso xususta manta oo i ah malin igu wayn

  • @nimcaali3566
    @nimcaali3566 3 года назад +2

    Heestan 2016🥵❤️‍🔥ila hada wan iska jeclahy laila mid ah 😩 2021👏🏽

  • @CudoonIbraahim
    @CudoonIbraahim 4 месяца назад

    Ala mxn jeclanlaha ano wadoyinja wawayn ee Newyork ano maraya inan hestan earphones wawayn inan ku dhagaysto
    War inta bufis dilay sidayda like isara 😅😅😅😅