M.a xppt guileesta wiligiin Abyo gabadha xogaa dhar u Gali markaa soo dubee xataa salwaal ok wayy lkn hda saan ceeb wayy Hadooy wey weynaaneysaa sharafteeda neh Uma ficna
Magaca xudayfi aad aa u jeclahay lkn waa iiga hormarteen magacas Hada hal gabar aa heestaa alxm Hadan wiil dhalana magacas xudayfa lee ula baxaa Insha allah
Ilaaahay awlada haku xifdiyo abayo mcn Ilmaha dhar u xir social mediaha uma rono sasoy tahay marwalbo dhar dhahdhee u xiro Ilahayow awlada no barake nala kori bari noga yeel Allow intanan heysan awlad salax sii Maashaa Allah tabaarakallah Allaha idin xifdiyo hooyo
Masha allah ....adiga iyo carurtada il xasiid idima aragto insha allah ....
Maashaa allaah ❤❤
Mshllh tabarakllh allahuma barak ❤️
Masha Allaah tiim umul ani 5 maal mood dhalanahay walaiqalay inta xamilaah Allaah haufidudeyo
Hambalyo queen🎉🎉🎉🎉
Mansha allah allah haidin barakeeyo
Masha Allah tabarakallaah family qurx bdn guulesta ❣
MaashaAllH Tabaraka Allh ❤
Mansha allaah famili qurux badan rabi ha idin xafido
Xayat meqa ayey jirta Xayat qurux 😊
M.a ilahow aqoontada kuu barakey iyo owladada ammiin yarabi
Maa shaa allah
Masha Allah tabaaraka allah
Masha allh 👍 ♥️
Mashae Allah tabarak Allah Amen 🥰❤
Mash allh alllhuma baarik1
Mashallah tabakaraah
Masha alah Masha alah barakalahu fiikum abaayo
Ma sha Allah rabi ha ku dhowro macaanto
Msha allh walashay allha idn barkeeyo dhmntinbo 🤲🤲
Ani xtaa kilida ma jcli 💯
Manshaa allaah hooyo qurux badan allaah haku xifdiyo sidaan u asturnaaw waan dareemi karaa in ay hooyo qaali ku dhashay
Mhdsnid wll qali🥰🙏
Masha alah
MashaAllh
Mashllah allah kubarakayo
Masha alllaaah allah ha idin xafido
Masha allaah 😊
Mashallah
Masha Allah tabarakallah alle ha idiin xafido
M.a sami qurux allh ku dhafo xpipti 😩💗🫀
Masha allah ❤
Abayo music 🎶 nashido nogu badala ❤️
Masha Allah xbbt alle ha idin xifdiyo
Mash allh
Masha Allah Abayo 🥰🥰
Masha allah allah kuu barakeyo
😢do you havé help may Allah help you abaayo
Plz subscribe like share comments thnks walalaheyga quruxda badan🥰🙏
Manshallah wall macan waxatahay hooyo qaliya alle ilahkahayo adiyo caruurtada iyo famaligina aamin
Walshey gawartaa yaaar kadaa bahalka afkaa uu gu jiiro uu maaa ficnaa qajiradaaa
Mashaa allaah
Mash Allah 🥰🥰🥰
MashaaAllah
Maansha.allah
Mashallah ❤❤
Sami yarise 🥺❤️🫶🏻
Masha alah alaha idin xafido dhamantina
Masha allaah abyo allaha kuubarakeeyo owlaada dhamaanten allaha nobarakeyo aamiin
Aaamiin qali
Asc wll magaca wiilka yar xudayfa mahaa ee xudayfi dheh iskuma karaysid oo waad laqabsatay ee isku adke hadna waanku tagera wll ilahay haku barkeyo reerka iyo caruurtaba 😍🥰
Hye qali🥰🙏
Ma sh alh
Masha allh abyo dar illhy ayn ku jeclhy keep going
Rabi haku jeclado walasheyey❤🥰🙏
Masha Allah sister
M .a
M.a xppt guileesta wiligiin
Abyo gabadha xogaa dhar u Gali markaa soo dubee xataa salwaal ok wayy lkn hda saan ceeb wayy
Hadooy wey weynaaneysaa sharafteeda neh Uma ficna
Aaamiin abaayo alleha kuu xafido
MASHA ALLAH ILMAHA ALAHA KUDEYSTO LKN WALALEY ILMAHA KADAA CAMARIDA WAA TALO WALAAL PLS WAXKALE SO BANDHIG
Maasha Allah walalo Allah hakuu deysto
Mnsha aallha
Masha allh 🥰 mcnto
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
Masha allaah
Mansha Allah ❤️ ❤️
Masha allah allah idiin barakeeyo ❤
Masha Allah abayo Allah Ku deysto
Maanshaa alaah
Masha allah allah ku xafido
M.a abaayo horumar wacan wankuusaaray
Masha allah abayo
Masha allah keep going abaayo ii soo booqa ❤
Mansha allah abayo 🥰🙏
Mashed
Wacalaykumusalam waraxmatullaahi wabarakatuh
Magaca xudayfi aad aa u jeclahay lkn waa iiga hormarteen magacas
Hada hal gabar aa heestaa alxm
Hadan wiil dhalana magacas xudayfa lee ula baxaa Insha allah
Insha allah qali🥰🙏
Masha'allah tabarakallah alle ha idin barakeyo family qrx bdn
Abayo wankusalamay ilahay hakuxifdiyo❤
Masha Allah Ilaahay swt ha ku barekeyo abaayo ❤❤ maa somalia jogta mise?
Somalia wll🥰
Keep going sister
Masha alha
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please
Asckm masha allaah
Amin Amin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allah😘❤
Wll.igu.soobiir adigo
Mashallah mcnto lkn ilmaha camerada kaleexi dad an mashallah dhahaynin noo qari caruurta ❤❤❤❤
Hye qli
Masha alah abayo mcn
Abyo sidee uxirtaa sisiyeeriga abyo wuu iyalaa mana xirikaro naftuu inenay
Abayo dakhiliyga maxaladhaha plz waa isgucusubyahy isheg
Dharka yaryar oo jiifka ilmaha loogu xiro abaayo ama garan ha ahaado ama kuwo gacmo leh anaga waxaan dhahnaa jum jum
Sariirta xayaat intee kaso gaday abyo❤
Bakaro suqa qaliifa wll
walale ilmha Social Media kada wa iga talo 😍
Ilaaahay awlada haku xifdiyo abayo mcn
Ilmaha dhar u xir social mediaha uma rono sasoy tahay marwalbo dhar dhahdhee u xiro
Ilahayow awlada no barake nala kori bari noga yeel
Allow intanan heysan awlad salax sii
Maashaa Allah tabaarakallah Allaha idin xifdiyo hooyo
Hye qli insha allah marwalba maso galiyo waligeyba maanta unban toos u mujiyay lkn wan ka ilaalin dona hada kadib insha allah
masha allaah mlpo
Waxaa tahy hooyo yar oo dadaaleyso allha Kulaa garabkalo
beerka caruurta yaryar uma fiicna abay wuu ka tanbadanyahay
Mnsha allh alle haku barkeeyo awlaada lkn routinka baby no so galiy
Ok queen
Mnsh allh wadno so boobsisay fadumaay allha idin dhowro
Ka gaarsii ban is laha 😂
🥰🥰🥰🥰🥰
Mcny cawa kugu sobiray wana kahelay muqaladada😊
Canaha dhan ka dhaf naska wax udhigmo malahan canaha maficno 😢
abayo qofka kilida neceb oo ka caagan dib qalooca hado qaniino dadka ay ku tufaan an maqlay ee run miya plz weydii
manshalah manshalah
😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊😅
Bidhaaan xagee jooogtaaa
Xawo gabdhousogad eybarto aynadurto
Abayo Canah nutri baby caruurta MAA uficnyahiin
Abyo caanhaha kaso jwb sideevwaaye
Wll waxad no samasa routian malin dhamays tiran blz blz
Hye wll
Abaayo shaqaalo miyaa kujogto
Abyo ilmaha dhar fiicn uxir
Hye wll
Kolgeedka mida buluuga feg waaye mida cagaarka fican ana birimo ah hadaba ilmo ugu cadayneso birimada uradi abyo
Midkan hda an isticmaleno Wa midka ciyalka logu tala galay mid ka fcn hadu jiro wan radina wll insha allah
@@bidhaanibrahim98
Haa ciyalka wax qaas uah mana arkin abyo lkn mida cagarka tijabi ani ilmahayga cagarkan ugu cadeya carafta kolgedkane leh kana qalisan