dagaal halista jabuuti caalankii buluga ka surtay dhulka somaliland dagaal dib inogu soo celineyso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 24

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 3 месяца назад +5

    Borama iyo baladweyne waa walaalo samaron iyo samatalis hanoolaadaan guul guul

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 месяца назад

    Guul JSL somaliland

  • @madarkhashi4085
    @madarkhashi4085 3 месяца назад

    Daameerada keep talking

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад

    Abi Ahmed wuxu maamulaa degaanka soonaalida oo keliya

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 3 месяца назад

    MAADAA WAX ISKA CELINAYA AFNOOLI WUU HADLAA EEYNA WUU CIYAA

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 месяца назад

    Waa khayano somali waa lgu fahan sanyay waxan kuu shegaya inad budhcad tahay
    Teda kale kasaar Somalia Ethiopia kugu mamula villa war dhiiglay marka iskasarto xududa kale usoo soco

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад

    Museh oromoh iyo hegoh oromoh waxaa wajibah in lagu jihadoh

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад

    Muuse biixi iyo kooxdiisu waa iibsadeen wadanka iyo bada

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 3 месяца назад

    waaryaadhaheen bal dadkan muuse iyo harkyisa ku waashayi malaa belaayo kalae ayaa shidyisa

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 месяца назад

    haddii aanu nahay reer awdal iyo selel wallaahi dhulkayaga anaga cid aan ahayniey ka talineynin itoobiyana haddii muuse uhaysto inay soomaali ka adkaan karayaan soomaaliyi maanta aad u soo jeedaan laga soobilasbo jabuuti ilaa nfd illaa galbeedka siti ishey ku hayaan waana diyaar haddii tala xumo darteed soo weeraro waxaa ka dhalanaya in lacorayo soomaali galbeed iyo nfd sidaa ogaada dadka aan indheer garadka ahaynow

  • @ClraxmanAxmad
    @ClraxmanAxmad 3 месяца назад

    Wadanka inaga ayaa leh goaankana waa lawadaleeyahy waxaan laga ogayn shakhsi gaar gowan gaadhi kara ma jiro

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 3 месяца назад +1

    Beenalle hooyada u sheeg free somaliland Tani waay socootay

    • @Midhogob
      @Midhogob 3 месяца назад

      Somliland nabad ha ahato marwalba...Lakin dadka yanay qasbin

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 месяца назад

    Jaw oo yaa soomaaliya marka hore yaab waar xishooda soomali land baad kuwalateen cid bad xabashi siinaysaa majirto haday balaayo. Idin wadato hortiinaad kahelaysaan

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 3 месяца назад

    SAMAROON. MAXAY KA. HADLI. YAA. DHAHA. YAAN. MUUSE. BIIXI. CAGTA IDIN MARIN

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 месяца назад

    Aniga Runta ku shegaye muuse biixi waxa loo dhariyay qarannimada iyo
    danaha jamuriyada Somaliland ee wax somaliya ladhaho loma dharinin
    Hoya dadin darodka iyo xamar ka mushahar qadan jirtay ee basasinta u ehed ee huwanta ehed Nacala 1000 kunjeer ku yale
    waxad tihiin kuwi markay Faqashtu hablohoda wasayso ka raalida Ahaaye
    maanta Anago Aha shacabka Reer Somaliland ee dadkodu xorenti dalkan u dhintay Ayaa idin toganayna
    Wixii Basaas Ah oo dhan wlhi cid ugu horesa ee idin laynesa waa Anago Ah shabka xalasha Ah ee jamuriyada Somaliland wlhi

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 месяца назад

    Siilkii hoyada ka shekeeya la haystayashi geele Ayad tihiin wlhi

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 месяца назад

    soomaalidu waa iney fahmaan waxa ka socda geeska afrika waxaa socdaa waa dalka qaad qoomiyadaysan soomaaliyi waa hal qoomiyad oo wliba dhinac walba ka midaysan soomaali soomaali ku cadaw ahi ma jirto laakiin wuu jiraa wuuna soo jirey waa in laga adkaadaa oo sitlrka laga jaraa soomaali maaha

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 месяца назад

    dalka Somaliland
    Cadowga dabada
    Kaso weraray
    idinko ibnu Fataalin Ah o basasin Ah Ayaa ugu xun wlhi bilahi tolahi ma umad camiye Ah Ayad u waramaysa

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 месяца назад

    Been baad iskugu shekenaysan
    yaa ibnu Fataal ibnu Fataal dhalay reer qalbi jabay Ayaad wada tihiine
    Aqoon siga Ay konfur ku shaqenaysa wakii Aqoonsigii jamuriyada barakaysan ee somaliland
    Konfur Wax Aqonsi Ahba lama siinin Arinta heshiiskana waxan ka leeyahay xasan shiikh marku lahaa 4 far dakadod Ayan ku siinaya maxad uga hadli waydeen Abiy Ahmad Ayaa ka diidaye ibnu Fataliin
    Ayaad wada tihiin waxad ka xuntihiin jiritaanka iyo horumarka qaranimada
    jamuriyada Somaliland
    Somaliland wixii neceb ee colad u haya illaahay haa jabiyo Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland Allow mar walba sii citiraaf calamiya iyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 3 месяца назад

    Somali hanoolato

  • @EnvironmentalorgGolis
    @EnvironmentalorgGolis 3 месяца назад

    If as you are saying the world is going moving towards gobolization, why is Djabouti not joining Somalia?