Waa raggii nuuse biixi taageerayey Kan cirro salaanta la dhaafay, Waa guulwade weyn, Gobolka siti oo uu ka soo jeedo, Wixii la xasuuqayey, waa ninka aan maalin ka hadlin, Waa istaahilaa inaan la salaamin, Marraawaaxid!
Walaal allaah ka vaq meesha xumaan ayaad ka raadi naysaa meeshaas wax aan uga jeedno majirto ee ilaahaaga ka baq umadda Soomaaliyeed naceyb ha dhex dhigin Subxaana allaah.
Ciro inu qashinka Xabashida salamo ma aha. Waxan rajeynaya inu halka ka wado hadu is bedel rabo. Dagalada iyo sheegashada dhul anay degin uu jojiyo oo dhulkan nabad ka raadiyo Xuduud ba Gumeyste na siiyeyey waa wax aan shaqayneyn nin kasta dhulka Allah ku beeray ha xukumo oo nabad iyo deris nimo wanagsan ha lagu wada noolado
Marka hore waxaad u socooday Adan farax Ibrahim. Lakin qabilku ka dhashay waxa u dhaqan ah inay waxba u araag Mid iyaga la caayo waayo qabyaalaad ma yaqaanin iyo nin dafaac ee waxaad dooni kasheeg
Here president Abdirahman didn’t act in diplomatic manner: this man was representing not only himself but the government of Ethiopia. The president’s every action is being watched by secret service of neighboring countries. This sends a message to Ethiopia that presidents elect has no respect for the Ethiopia delegate and by extension his government. Ethiopia have already probably taken a note on this and are likely to perceive this as a deliberate diplomatic attack on Ethiopia interest in somaliland, for example, MoU. A whole new political chess game - certainly so, let’s how things unfold over the next four months or so
Allah unaxaristo cirana waxan ugu hambalyena inoo bahdilo xabashada wasaqda hana ka raafo wadanka
Aadwallaahi kuwani somali maahee waadabadhilifyo
Walal nin cisse ah aden Farah
Waa raggii nuuse biixi taageerayey
Kan cirro salaanta la dhaafay,
Waa guulwade weyn,
Gobolka siti oo uu ka soo jeedo,
Wixii la xasuuqayey, waa ninka aan maalin ka hadlin,
Waa istaahilaa inaan la salaamin,
Marraawaaxid!
Waa sax wuu la dhafay salaanta xabashi iyo wixii taageeraba in la salamo ayaaba qalad ah
muuse miyaanu ahayn kii kaniisadaha oromada ka dhex sujuudayey oo itoobiya weligiis leef leefi jirey???? ciro amxaarada ma nebcoo waa daba cayuune daarood iyo ciisuu neceb yahay
Xabashi dalbaa naga dhaxeeya takale xabashi kuwaad badda labaryay saan soo idinka maaha
@@sulekhaahmed8473 xabashi dalka Somali 🇸🇴 kalama dhexeeyo ee ha ku ekaato buraheda
In Cagjar wuu ku noqdey oo wuu salaamey Modaxweyne Cabdirahman Moxammed Cabdillahi (Ciro)
Maansha Allah Tabaraka Allah
Waar ciro Oromadan hanag raaafo waa wadani dhab ah
Mash allah, Ciro waa geesi. Adan Faraax waa duli bila damiir ah.
Wa damiirlaawe Aadan faarax
Walaal allaah ka vaq meesha xumaan ayaad ka raadi naysaa meeshaas wax aan uga jeedno majirto ee ilaahaaga ka baq umadda Soomaaliyeed naceyb ha dhex dhigin Subxaana allaah.
Runta Maa ku dhibtay😂😂😂ciro waa laandheere
Waxa dhacay buu sheegay.
Protocol ahaana waa bahdal.
Exactly
masha allaha ciro guul
Hanbalyo ciro .madax Wayne ciro waa geesi halgamaa ah
HAMBALYO 💐🌹💐 MADAX WAYNE CIRO 👏🏽❤️👏🏽. WAA GEESI CABDURAXMAAN CIRO 🫶🏽❤️🫶🏽. UU NOO HOILIYEY. MAHADSANID MUDANE MADAX WAYNE 🙌🏼❤️🙌🏼❤️
Reer Somaliland Manshallah Waxad Doontaan Yeela Ismadhaafteyno nahay, Laakin Sharaftiina Ilaashada . Jira oo Jooga Manshallah from Muqdishu .
Jamac damer adu mudane ku yahay ina. Cagjar laba ilmo xaran o iman la ayad tihin e Dhis like horay u qado
ibnu xaaraan haduu jiro waa doofaar kaas bakhtiyey iyo adiga oo la mida ee dislike tan hooo dayuusad yahay khaniisada ah😡‼️🤮🤮🤮
Sifiican ayuu yeelay madax wayne c/rahmaan waa siyaasi siwacan ayuu u gudbiyay message kaa noolow madax wayne
Waa kugay !
Guulwadaha guulwaduhu dhalay,
Waa dhiiglaawe,
Amxaarada ka xun.
Wa sax. Wan ku tageeraya Ciirro sabaabta oo ah aden farah wa oromo.
Aadan Farax wa duli.wax la saalamo maaha
Fidno oo dhan waa Somali meel walbo ha joogaan waa wada Duli
@@Michealfotsax
Cirro wuu suubiyay haddii uu san salaamin waayo Aadan Faarax in lasalaamo mamudna
May seegin Cirro salaantaas waan Ku farxay bahdilaada ah
Wan tagernay CIRO mar hadu Xaaqay Oramadii naga jecled Amxarada
Adiyo kii kaasareeyay faysal ba waad salaaman tihiin gala doow
Ogaan ayuu u bahdilay itoipia wanu ku saxanyahay mdaxweynaha cisubi wana guul somaliyeed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤very good I hope he didn’t change his mind 😂😂
Ok aaway dadkii lahaa mw cirro itoobiya ayuu aadaa,tanaa quusgooysay,heshiiskii muuse riday iyo itoobiyaba,cirro guuleeyso
Mashallah président ciro
Nikan wa cisse wana nika 2ee ugu pawer sareya dalka itobiya ee wa nin dogona oo datkisa inu cakjosodo iyo kariwayey
Jawaasiista abiye inuu iska erryo Allah ha ku hanuuniyo cirro
❤❤ wa oday somali ah necebna ithiopien 😂😂😂😂
Maansha ka waayey Madaxweyne Mustafe Hambalyadii (Cirro )
Adduunkan waa laga tagayaa dhammaan,qof kastana wixii uu inta uu noolaa uu sameeyey ayaa lagu xasuustaa!
Siilaanyo waxaan markhaati ka nahey in uu isku diley,kalana diley dadkii Somaliyed iyo midnimadoodii iyo wadajirkii qaran,isaga iyo madaxyaweynta SNM.Allah ayaa xugminaya,anaguna waxaan nahey markhaatiyada Alle ee adduunka.
Allah is the ultimate Judge!
SIYAAD BARRE WUU MIDEEYAY OO SHARFAY AYAAD U JEEDAA ?? CADAALADA ILAAHAY AYAA KALA XUKUMI DOONA DADKA
Aden faarax waa bilaa damiir doqon ah
Mash Allah oo ciro waa Somali dhab ah adan farax xitaa in LA salaamo ceeb 😅😅😅😅
AC ciro hawado raganimada hambalyo markasa guul
Nin dadkiisaba u naxin, waxba tarin in la salaamo ma istaahilo.
Bravo hiro❤❤❤❤
Masha allaah waa gobtii layaqaaney.
Masha Allah landhere nollaaw ❤
BAGAA LOO SALAAMIWAAYEY WASAKHDA OTOBIYAANKA 😂😂😂😂
War nin sanaa cinro masha allh ❤
CIIRO HE IS HERO HERO HERO CIIRO GUULEESO WAAR QAADO ABBY
ISAGOO BERI HOOS FADHIYA AYAAD ARKI DOONTAA EE WAXBA HA BUUN-BUUNIN SAAXIIB
Xaqiiq
Cabdiraxman Cirro, waa shaqsi wanaagsan laakiin Ethiopia Somali qof u maqan jiro, waxayna ka wada shaqeeyaan caddaakad darro
Sidaa darteed, Somalida killinka 5aad Dameer ,& labadiisa dhagood.
Jamac mirqan ina. Cagjar adu mudane ku yahay e dhis like horay u qado qad ayad ka dharagtay
JAAMACOW WAXAAD DHAHDAA MAAMUL GOBELEEDKA SL.!!!!
Hadan nidhano maalkulka oromiya ee jigjiga ba kawaran
Ilay dad xabashi gumeysatay ayaa aduunka ugu lita
Ciro waxaa uu haysta baasaboor ciise haa iloobin cagdheerey
Ina cagjar salata uu salaamay waxay ahayd cad yar oo qudhmay oo kale adan faraxna ha inijaaseynin ayay ahayd
Lajan weye mw ciro
Ciro Wali muu kala Baran madaxda dawladaha waxaanu moodayay heegadii muuse ku xeernayd
Laga yaabaa
OGI OGI MUSTAFAA YAABAY.
Waxasi kalay ku arsan waxasi wa ceeb mustafena in u tyimado maba ahayn maxaba keenayo in an dadkani weji lahayn waa la yaqan
Mashallah waa geesi gooba Ciro
Wallee madax wane curo wuu igubanaanyahay ethiopianka iyo qashinkiisaba halaysla tuuro xataa ina cagjar waadabadhilif
Jamacow, meel joog. Cirro war kama haysid. Hal bilood ka dib ayaan sugayaa waxaad ka dhihi doonto THE NEW PRESIDENT CIRRO.
Well done mw Coro.
Waa saxaa
Muslimkaa salaanta leh neefoow
Candhuuf lagu tufo ayu istahilaa.
Salaam
Cirro waa kusaxanyahay adeer gacanta ha iskaga wasaqeynin wax lasalaamo maahan.
Asc somaliyeey Aden farax maxaa laga salaami waa qof dulaysan oo aan lahayn waa damiir ah???
Ciro inu qashinka Xabashida salamo ma aha. Waxan rajeynaya inu halka ka wado hadu is bedel rabo. Dagalada iyo sheegashada dhul anay degin uu jojiyo oo dhulkan nabad ka raadiyo
Xuduud ba Gumeyste na siiyeyey waa wax aan shaqayneyn nin kasta dhulka Allah ku beeray ha xukumo oo nabad iyo deris nimo wanagsan ha lagu wada noolado
Bagaa ayaan leeyahay Nin Xasuuqa Tolkii ka dhamqaan waayey Sharaaf ma leh.
Waa lagu xisaabtami ader laysaga hadhi mahayo 😂😂😂😂
Shanti somaliyeed laba kamida weeyi
Aaska ama xabaalaha marka la joogo protocol ma jiro adeer waa is dhexyaac
Ader Xitaa Mustafe ma salaamin. Si fiican u fiiri wuu eegay uun. Sida muuqata Mustafe muusan salaamin ee isagaa la hadlay cirana wuu eegay kaliya saaxiib.
Intaad Screen wayn vedioga saarto tartiib u fiiri.
Raggan Abyssinia wakiilada u ah midna miisan salaamin saaxiib
❤❤❤❤❤ well done
Ciro mahadsanid
Madax Wayne Ciro no law no law
Sidad.ubah-dismay.adan-farax
Marka hore waxaad u socooday Adan farax Ibrahim. Lakin qabilku ka dhashay waxa u dhaqan ah inay waxba u araag Mid iyaga la caayo waayo qabyaalaad ma yaqaanin iyo nin dafaac ee waxaad dooni kasheeg
Aden Farax: I would not touch that thing!
Guulwadahaa dadkiis oromku xasuuqayay bagu la dhaafay
Waar aqoonba umuu lahayn runtii dib ayuu ina cagjar ka aqoonsaday raysal wasaare xiigeenkana maba aqoonin waana ka daacad ciro
MWEYNE CIRO RAG BADAN EE SIYAASIYIIN SOOMAALI EE DABADHILIFYADA ITHOPIA AH AYUU LAHADLAY WAA HADII AAY WAX FAH MAHAYAAN BALSE IN AAY WAXFAHMAYAAN U FILIMAAYO WAA UU KA BAXSADAY MW CCIRRO GUULEEYSO
Waa mudan yihiin in la agmaro Cirana wuuna ku mahadsan yahay ciro haka nadiifiyo kuwa cudurada halista ku faafinaya wadanka iskana jir waa cadowe
😂Baga uunan salaamin kaasi dabaqoodhiga ah rufyaan weeyee😅,
Inuu ka qaado ayaa fiicnayd ‼️🛑
Benale always first president and second mustafe. Etc... we will se en future 😂😂😂😂
Qosol siiya 😂 faarax fadhixun😅.
Wada sheekada. Somali dhaba cirro
Noolaw
Ogaadeen ha xoroobe adeer intaa iidoor midna amaaneyso midna aad dhaleeceyneyso ogaadeen dulmiga lagu hayo waad ogtahay markaa taa ka hadal.
Jamac Galad waa runtaa Hadaan Ciisa Nahay dayro Ayuu Naga yahay Aden Farah ( maxaa Fanxow Berbera ku geeyey)
Guuul
Waryaacagdheer reer doqon ma waaye maxad ka badalikarta
KAASI WAA SIDA XAMSE MAXBUUS.!!!
Xamdaa dhaama waayo kan waa jaajuus itoobiyaan ushaqeeya, cirana wuu kusugay
Yay sumaynayaan
Here president Abdirahman didn’t act in diplomatic manner: this man was representing not only himself but the government of Ethiopia. The president’s every action is being watched by secret service of neighboring countries. This sends a message to Ethiopia that presidents elect has no respect for the Ethiopia delegate and by extension his government. Ethiopia have already probably taken a note on this and are likely to perceive this as a deliberate diplomatic attack on Ethiopia interest in somaliland, for example, MoU.
A whole new political chess game - certainly so, let’s how things unfold over the next four months or so
Isagana Ethiopia luguu sugayaa dadkuna weey iskuu bahanyihiin
JAMAC WAAD NECEEBTAHAAY JAARCAAJIIS AWAL IYO MUUSE BIIXI IYO QABILIKAAGA 👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽
Bahdil Sadaqo ah😂
Faarax m Waa Nin dadkiis oo la leynaho la barakicinayo dhulkiisa lala Wareegayo Waa ninka Abiye Axmaar Ugu Sacaba tumayo isaga iyo Shide Waa labada Ugu damiir xun Marka laga hadlayo Somaligalbeed
Odayga xil culus aya lasaraye waa farxad ciirsanyahay
Mudanooduu mariyay
Way ka hoortay odayga
Cabin rahman ha ku ciyaaro itoobiyaanka
Ciro waxbuu oh yahaye ha ka hor dhicina😂
Yes OK 😊
Jamac geeljiraw wxba madaxda is salamaysa kaama galinee aduu onlf musdafe cagjar kala diray kasheekee Ethiopia wefti culus ayey usoo dirty aaskii mw qaranka Somaliland Ahmed Maxamed maxamud siiraanyo
Aniguba masalaameen
Maxa logu dili wayey halka uu joogey adan farax