DEG DEG: G.Odowaa oo RW Xamse ku garaacay dagaalkii Raaskambooni, Xasan Sheekh oo amar culus bixiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 13

  • @YussufahmedDakane
    @YussufahmedDakane 12 часов назад +4

    Hassan sh iyo hamza waa inn maxkamada lakeeno

  • @XasanCabdi-b9x
    @XasanCabdi-b9x 3 часа назад

    Xasan yare

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 часов назад +1

    cidwalbo hogamisa nacabigama libinhelo xaq udirir wadaniyo dulmidiidan ban ahay libax gaylamayiyo geesi halgamayan ahay xidigiyo darajiyo laaluush kumashaqeyo wadani dhaarsan baan ahay geesi aan gabanin iyo garneyl duulayan ahay gobanimkudiriro cadalad gadodosano gardarada diidiyo gaashan biran ahay guulayste halyeyo ilahay galadayo libangaadha baan ahay cidkastoo iigodida gacandhaf igu wada aarka gawska dhiga iyo magabade ayan ahay goobaha culadana taariikh anagala garadan kuqataa guuuul guuul geesiyada jubalan libaxyo 🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲🦁🇬🇲🦁🔥💪💪👍💯💯💯♥️♥️👌✌️🙏

  • @MaxamedAdanxasanMaxamedAdanxas
    @MaxamedAdanxasanMaxamedAdanxas 12 часов назад

    Taliye odaawaa korneele guuleeyso taliye guul iyo gobonimo

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 44 минуты назад

    Gen odowaa

  • @SanYare-hp5np
    @SanYare-hp5np 3 часа назад

    Xamsow lacagta lagu soo.qaaday magaca somaliyeey ee loo adeegsanhayo walaalkaa kamee xasan baraf

  • @calicabdi2252
    @calicabdi2252 5 часов назад

    Fudeyd faa,iido ma leh
    Deg Degsiino door ma dhasho adeer Duqa wuu fududaaday sorry 😢sorry 😢

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 6 часов назад

    Dadka la maxka madaynayo xasan sheekh ma ku jiraa ILEEN RAISUWASAARE XAMSE XANSAN BAA AMREE . FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HADHO.

  • @MacalinIbrahin-mv1fo
    @MacalinIbrahin-mv1fo 13 часов назад

    Waxaa amry ciidanka oo udiry raaskabooni xasan shiikh marxuunku waxba kama aha xamar

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 12 часов назад

    Been badanaa 😂

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 5 часов назад

    Xassan Gurguurte iyo Odowa aya mas'uliyada sa labadooda aya ciidanka xukuma ( tanu waxay caddayn u tahay in Xamar aysan marakan istaahilin caasimadi Somalia)

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 часа назад

      Xasan sheq waa ninkii adoonsiga kaa saaray ileen adoonimo qof kusoo koray kama xishoodo in la adoonsado😂😂😂

  • @MaxamedAdanxasanMaxamedAdanxas
    @MaxamedAdanxasanMaxamedAdanxas 12 часов назад

    😂