Daawo Qosolkii Aduunka, Kaftanka Siyaasadda Iyo Wariye Ali Haraare

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 авг 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Комментарии • 26

  • @nastehohilowle9807
    @nastehohilowle9807 7 лет назад +1

    Mashallah Ali Xareed waa ku heestaa skeekoyinkan waaa sheega xaqiq ah

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 7 лет назад +1

    cali xarara iyo yasin waa barnamijka kaliyah ee somalida oodhan ugu xiisah badan sida quruxda badan aay dadka wax utusayaan very good waa aniga oo reer london ah waan idinsalamyaa dhamantiin.

  • @shafedaljir737
    @shafedaljir737 7 лет назад +1

    wa idin salamay from Mogadishu barnamijkan wa daganyaha

  • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847
    @halimaomulfisoayaaliidhihi5847 7 лет назад +2

    waan kaa qaadney Mr guuleed salaan sare oo idinka timid xamar gaar ahaan naacayda liido

  • @Abunabil121
    @Abunabil121 7 лет назад +1

    from Germany Mainz

  • @Abunabil121
    @Abunabil121 7 лет назад

    www maan sha Allah wa barnamij fiicanyahay

  • @anvilasadihforme6876
    @anvilasadihforme6876 7 лет назад

    masha alh wa brnamij fican runta ayuka hadlay

  • @saaidmohamud4092
    @saaidmohamud4092 7 лет назад +4

    adiga kaligaa maxad cabitaanka u cabtaa oo aad sxbkaa cabitaanka wax uga siin wayday , markii aan ku arko kaligaa ayaa wax cabaya . dhaqanka soomalidana mahan qof kaligiis wax cabo . by Cali Mahamud Wersame , ( Garoowe )

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 7 лет назад

    Wlee waa barnaamij fiican anigu waan xiiseeyaa wad mahadsan tihiin

  • @guuledronaldo2913
    @guuledronaldo2913 7 лет назад +3

    Waan idin salaamey dhamaantiin from north side awdal

    • @Libanwolf
      @Libanwolf 7 лет назад +1

      Guuled ronaldo salaan gobeed from central Somalia mudug

  • @cabdalahmaxamad7498
    @cabdalahmaxamad7498 7 лет назад

    Wa idin salaamay

  • @awaalehinaqobcade47
    @awaalehinaqobcade47 6 лет назад

    Yaasiin iyo Cali xaraare

  • @awaalehinaqobcade47
    @awaalehinaqobcade47 6 лет назад

    From hargaysa

  • @goonifashion
    @goonifashion 7 лет назад

    waa sax

  • @saamitv7234
    @saamitv7234 7 лет назад

    Walee reer BOORAMA waa muwaadiniin SOOMAALIYEED ..iLLaahay ha karaameeyo

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 7 лет назад

      baashe cabdi aamiin yaarabi aqoontaa keeneysa ay dadka dheeryihiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад

    labadii segeger siday igu soo galeen good bye belayadan ma dawadee maxa ii keenay

  • @feisaladen5602
    @feisaladen5602 7 лет назад

    salaan kadib cali xadgaadge teemkiisa waxaan u sheegayaa in aan daawado barnamika kaftanka siyaadsada lakinn waxaan ku talinayaa barnamijka marna waxaad moodaa in uu meel wacan oo wanaagsan marayo marna waxaad moodaa in aad qadarkii ama wakhtigiisii aad ilaalisaan oo aad moodo in aydaan wax xiisa leh aydaan hayn marka fadlan waxaad isku daydaan in aad qoorshe cusub oo kaftanka aad keeentaan mahadsanid.

  • @ahmedmussa4917
    @ahmedmussa4917 7 лет назад

    cali xaaray. afqadhmuun

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 4 года назад

    Yaa u geliyey diriicda haddii ay xanuunsanayaan?
    Mida kale maxay hore ugu xidhan waayeen.
    Sacabka haddii ayna xeeladi ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 7 лет назад

    🤣🤣🤣🤣🤣Dadka daka ayagaa waala kulahaa been ma ahn heesta caadi ma ahan

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 7 лет назад

    ma bariiis iyo baasto ma dhulka kujirta ala dadkaan baaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 7 лет назад

    hhhh Somaliland waa isku ciyaareen walahi carbohydrate baa kujirta dhulka hostisa
    macdan cajip ah
    Alla beerka huh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂