Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
waaaw m.a my lovely sister hormar wacan qudarta cafimad ku jiro halla badsado 👌
Masha allaah abaayo wlhi kenya waa qaali ayeey nagu dhiween dadka nairobi dagan waxan rabay in aan uso guuro Jazakallaah
Sidaad isku qiiyasto weeyiNolosha shokaanta adiga u haya abaayo Lakin umad dadka waasho aya jirta
Masha alah walshey Sas waye qofkasto sidow ka dhigto waye nolashisa hore u soco 🥰🥰🥰
MashaAllah abayo aad ayaa umahsantahay sida wanagsan aad noola wadaagtay nolasha xagada nasra😍🌹🌹🌹🌹🌹
Maansha Allah qof fiican ayaad tahay oo reerkeeda dhaqaalaysanaysa.
Suuq magaciisi abyo Ana waxa joga donhom phase 8
Masha Allah tabarakallah guuleyso abayo
Mash Allah abaayo Allah ku siyaadiyo caqligaada
Maasha allah allaha ku xafido
Mansha Allah
Ma sha Allah suqa miyu idin dhawyahay qali? Hada guryaha qimahoda kawaran?
Abaayo setahay waxantaganahay isli markasuqa intow kuyala sene kulasoxirira plz
Waa runtaaa sis
Abaayo guri kiro ah ayaan ka rabaa xafadaas qol iyo fadhi ah markaa makulaso xidhiidhi kara ama cid igu xidh aan kala xidhiidho fadlan
Masha allah bayo meshan bagaceda manala wadaagi kadha
Sowetow ayaa ladhahaa suuqa xafdena ayu udhowyhy
@@Ladanlifestyle abayo danke😢😢
Msha Allah quruxee keep going
Asc abaayo labarkaaga mahelikaraa qaaliyeey
Wcs haa abyo +254743213627 wakas qaai
Guryaha nasra garden dabaq miyaa wll
Dawaq kuma badno badi waa guryo gaa gaban
Abyo ladan waxan rabaa telka whatasapka ku isticmasho
+254743213627
Abaayo waxaa rabaa labo qol iyo dhafi maka helaa waxaa ii sheegta xaafada hada dag tahay makala Mac duwan tahay
Abayo xaafadaan islii itee ujirtaa???
30_ 40 minute
@@Ladanlifestyle by bus mise by car sister ? I want to move Nairobi
Mash Allah abaayo😘😘😘😘😘
Abayo waxbarashada kawaran
Aniga u horeya keep going sister
Amiiiin Amiiiin ilahey hanodeysta walidenta
Abayo ladan aniga nasra garden gate A ayan daganahay e suuqaan I tilmàm
Isoo wac wan ku tilmama qaali 0743213627
@@Ladanlifestyle ok abyo
Abayo maska sida ugu sameyso gabdha noo soo gali wiil yar caato iga yahay marka abyo soo gali adoo mahdsan
Aby magaceed meesha
Inte waye meshan
Nasra garden ayaa ladhahaa
Yanyoda andow miya xabibtii iso jwab
Abyo andow ma ahn waa xisaabsanee lkn andow qayaastisa waye
@@Ladanlifestyle hya abyo qali waxa I sheegta mesha magaceda please birito ayn ukici hdu Allah Maya dehn inshlx
0743213627
Asc
Wcs
Abayo, mooska sidan miyuu ku bisladay mise waa ceyriin.
Abyo mooska wxuu ahaa midka ceyriinka ah
Section3 qof degan haduu jiro ila soo xiriir pls aqbaar karabaa
Ana Dagan abayo
@@sahroahmed4624 war iga sii abaayo ilmaha yar yar wax barashada iyo kirada
Asc abayo $10 hadeey wax kaaga soo hareen why loo dhahaa qaali waye nairobi nolosheyda $10 hal coffee aa ku gadanaa hadaa reer usa nahay,
Abyo nolosha waa sidu qofka kadhigto alxm
Guryaheda qaali ah
Waa qaali abaayo furuud jikin iyo malaay hadii lasoo gado ani la.aantood adeeg in aan soogaday ma moodo 3 heystaa mid 2 bil jirtaa wax 2 wax ii cunto 10 wax eey iigooyso majiraan imaaraadka degenahay
Abyo Mombasa mekutaal
0743213627 wa lagu kenaa
waaaw m.a my lovely sister hormar wacan qudarta cafimad ku jiro halla badsado 👌
Masha allaah abaayo wlhi kenya waa qaali ayeey nagu dhiween dadka nairobi dagan waxan rabay in aan uso guuro Jazakallaah
Sidaad isku qiiyasto weeyi
Nolosha shokaanta adiga u haya abaayo
Lakin umad dadka waasho aya jirta