Mahmaah ba tiri; Amma waa la muuqda amma madasha lama tago...Milyan Qurux meel kaste jogto wa ka dhex muuqata dadka bcause she's the QUEEN OF HEARTS wa Boqorada Quluubta dadka wanaag iyo dacaadnimo ku hanatay❤❤❤
Amiira xaflada inay adiga ledahay lee lagu moda yqei ❤😂qof abaal lo galo adiga u mudan side lagugu shiday ba ugu shiday🎊❤️congratulations King ceyda 🎉❤2M insha allah mardhaw👏
Amiiraden m.a cameraman inta badan way heesay meshana way sharxeesay omg amiira qofkii hela way udhacatay kii dayacana xuural ceyn buu iska deeday wallhi love you my girl❤😮😊
@@aalachanel9840 somaho waa daacad nimo iyo qalpih wanag dacd na ma hungoowdo Allah SWT mar walba la jira dadka daacada amba sasan ahy wllhy xppti 😭🌍🌺waynu is raacynye so diyar grow😩💕😂
xalay Amiira video may soo dhigin mashquul dartiis sidii xaflada cimraan ay masuuliyadeeda uga soo bixi lahayd iyo kaalintii ay ka qaadan lahayd cml bay kasoo qaaday tan ceyda wllhi gob waaye qof Qalbi wanaagsan daacad eh asxaabteeda booska sxbtinimo uga soo baxda waaye Adna xataa xalay waan arkaynay inay iyaduna kaalinteeda kasoo baxday masuuliyad wayn bay isa saareen xalay Adna iyo Amiira waxay ceyda u buuxiyeen booskii Xanaan iyo gabdhaha kale ceyda la dhashay ❤ taas inay dhacdo dheel dheel kuma imaan waxa sbb u eh is fahamka iyo isku dhawaan shaha ceyda iyo Amiira yacnii wanaaga ka dhexeeya labadooda kuma koobna xataa 2 badooda Qoys buu gaaray oo Famliy ka ceyda Amiira gabadhoodii bay ka dhigteen Famliy ka Amiira ne ceyda wiilkooda ayay ka dhigteen ❤
Amiira xafladan shaqo badaney qabatay weli amiira xaflad tagtay oo muqal soo duubin sawir soo galin xafladan ka hor ma arkin wlhi waa best sxiib amiiroh qof wanagsan oo walalnimo iyo sxiibtinimaba uqalanta boqoradena ilahyow ku daa the beastie girl❤❤❤
33:46 waa aamini laayahay cuntadii quruxda badnayd ee xalay maama calmiyo iyo maamo kale bas maa sameeyay omg wllhi waa yaabanahay waayo xalay saa uga helay lee Amiira yaa kaaga soo dafa baan is lahaa ❤😅 maamo calwiya Thanks 😢
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan in ay dhaafayan saliga nabiga s.c.w❤
Wsc
Scw❤
Scw scw
Scw
Scw Scw scw
Amiira boqorad walhi siday ucaawinayso alle ilaahaw amiira naxiis badan ilahaw siday dadka ujeceshay ujeclaaw😭😍❤️
Amin yarabi 🤲🤲 wlhi
aamn aamn ❤
Aamiin yaarabi 🤲🤲💗
❤❤❤❤
❤❤❤❤
Heesta amiira intaaan ku cesh ceshtay tiro malaeh qadarin way mudan tahay she deserves more and more 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Same😂
Heesteediii waaaaw🎉🎉🎉🎉
Same wlhi waan ku ceshceshtay
Ceyda amira iyo family keda madaxa saaro wa dad goba wlhi waxay kubbuxiyen boska family kada
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
Amira saxib hakunoqoto ama hakadimato😢She's such a charming and understanding lady for real 😊Allahuma Barik❤
Haa
❤❤❤❤🏆
Xaqiiiq wllahi Amira is the best
ruclips.net/video/da_WRfpG5AY/видео.htmlsi=PMqgdvwZcIck3lad
Amiira is the best 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xaflada amiira inay iyada dhiganooso iyo inkle kala fahmi waye❤❤❤❤❤❤
Qabqabtisa soma ahan
Eeee qofta ugu dhaw waye gabdha❤
Amiira party gii xafsa soona oo fraanti galiska ayadaa masuulka aheed kana waan u jeednaa ayadaa kala kicinayso amiira qof lala saaxibo ayaa mudanthy saxiibtinamada qiimaheeda wax ka taqaan😍
Walee amiira wa ku hagar baxdy mnshlh iny aydu xflada ledahy la moodaa wax aan ku tilmaamo xita wa gran lahy boqoradas yar wanageeda m.a m.a❤️💐💋
❤❤❤❤❤
Mahmaah ba tiri; Amma waa la muuqda amma madasha lama tago...Milyan Qurux meel kaste jogto wa ka dhex muuqata dadka bcause she's the QUEEN OF HEARTS wa Boqorada Quluubta dadka wanaag iyo dacaadnimo ku hanatay❤❤❤
Asc wll qli plz igu so bir Q❤❤❤
Amiiro inay xalfada leedahay lamoodaa cayde way uhagar baxday m.a❤
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo
❤
hye wll
Amiiradeena m.a garabkeda saa utagan marwalbo ay ayada utagan tahy garabkada mar walbo m.a marwalbo sidanlee isku garabtagnada qabqabs marwalbo m.a❤
❤❤❤❤❤
iNta iLa Aragta iNe Amiira u HaGar Baxdayyy Million boy One like 😢❤🎉
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤
❤@@amalamuli376
Amiira xaflada inay adiga ledahay lee lagu moda yqei ❤😂qof abaal lo galo adiga u mudan side lagugu shiday ba ugu shiday🎊❤️congratulations King ceyda 🎉❤2M insha allah mardhaw👏
Amiira sida utaagero😢😢😢😢
@@aalachanel9840 anaga dhana tageerno walibo jacel😫
❤❤❤❤ Masha"Allah 🎉
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin
🤲🏾
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🫶
Amiin❤❤❤@@NashaadFeisal
Aamiin yaa rabi❤
Amiin yarabi
Amiin amiin
Ceyda ilaaasho amira waa gbr dulqaaad hagar bax iyo reeer magaalnimo alle isugu daray ku faaan inta ay adiga kugu faanto,hadeey caruurtada mustaqbalka hoyadood noqoto na nasiiiiib kiiii ooo nin ah baad thy congratulations one again
Haa wallahi m.a amiiradeena ❤
@@Ali847-q3i haa wallahi m.a boqorada Ina mahamud qofki Hela nasiib leh 💋❤️
Haa wllhi m.a amiiradeen❤
Walashis kawen waye weynaa cawisee
@@SamiraHirsi-s5i yaku wediyr weee nin keeda umada afka kla bax
wlhi amiira maahe gabdhaha kle wxa cunow iyo tiktok snapchat u imaaden xaqiiq she's is the real queen 👸👏🙏💯
wlhi Ada ila argay
Haaa hade kuwa kle waa lacasuumy lkn ayada waa qofka ugu dhaw m.a🎉
Waa. Mansha Allah amiiro qurux iyo ceyda sxbtinimadoda pls Mansha Allah dhaha isha mafiicna wee u hagarbaxday wlhi❤❤
Cayda sida dadka kale cml buu bashalayi ilayn amiiro inay ka danbayso ug yahy waxas kalsooni lagaa dhahaa amiiro 👑❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaflada Amira lamooda inay leedahay wlahi m.a qalbi wanaagtyda❤
Asc wll qli plz igu so bir qqq
Amiiro iyo cayda waysku qalmaan 😊
Sey iskugu hagar baxaan ayaba wax la siisto laheyn wlhi
Jene1jxxxx22wwu1urrik🎉🎉🎉❤❤hm
Yes❤
Ceyda amiiiira ilaaasho waaa gabr kuuuu Hagar baxday Mid ka wacan ma heli dooontid
Amiiraden m.a cameraman inta badan way heesay meshana way sharxeesay omg amiira qofkii hela way udhacatay kii dayacana xuural ceyn buu iska deeday wallhi love you my girl❤😮😊
Haa❤
Amira qof awal logada oo guda wye m.a sxptinomo hawarto kind personal amira qurux 💕
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤
Scw❤❤❤
❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا❤️
Scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🫶
Scw
Amiira way shiday xaflda axyaa jacayl qadarin baad mudanthy amiiray❤
Omg tani xaflad way dhaaftay m,a CAYDA congratulation markale ninka kaliye xafladisu part1 iyo part2 yeelatay ❤😂guy's nashqada iyo habayntu waa top wooow❤🎉
Ma noqon kara qofka ugu like ta bdn kusali nabiga scw❤😢
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤🫶
Amiira kanaxey markey dhahdey ilaa hada waxba ma cunin m.allah Ilaahey ha dhaafo amiira waa boqorad🎉❤😢❤❤❤🎉
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤
Amiiro saxiib wanagsan waye m.a hadiyad ayay mudantahay ❤❤❤❤
Ala amiiro saaa utaageero waligey qof social media kujiro uma tageerin noolow abaayo❤❤❤❤
Sido kle wallhi waa daacad
Dadka jecelna waa Dada qiimahyda yaqaano
Allow sii waxwalbo ee jaceshahy amiin
Same
Same wllhy inan malysia 🇲🇾ugu taga jirta😭😂💗🌍 qalpih Safi cadiya waye oh my days ❤
Wallhi anba sida u jeclahay qof social media kujira uma jecli sababtooo ah waa waxa ka arkay isku dabecadna waa nahay ❤❤❤❤
@@aalachanel9840 somaho waa daacad nimo iyo qalpih wanag dacd na ma hungoowdo Allah SWT mar walba la jira dadka daacada amba sasan ahy wllhy xppti 😭🌍🌺waynu is raacynye so diyar grow😩💕😂
Aduunka qof inta amiira isku darsaty isku darsaty ma arkin wlhi qalbiwanaag qurux karti dabeecad aqli ceyda sikle ilhy hdaa is jeceshehiin calaf ha,iskukukiintaro hdaa saaxiibo dahiina jira❤❤
M.a❤
Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂☺️😊👊❤😂
Inta og inay is jecelyihiin amiira iyo ceyda like saara😂😂❤
Cwo Wan ka aqbalay please habem kale ha so qorin
@@SarasimanSarasiman habeen walba waan soo qoroyaa insh alah😂
Walashy ama wallkey waxa tahayba makadaashid miya halkaan comment 😂😂
@@queenruun9709 anoo og inaysan is jecleyn baa hadana soo qora maxakabadali kartaa
@@queenruun9709 😂😂😂
Amiira saan uugu xiisay caawa waa sugoona usheeg ceydow🥺waa codsi wllhi🥺
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤
Xalay taxa amiira say cayda ulashaqaynaysey ayadu waxba mayso galin wa sahib jirta❤🎉 man Sha Allh
Amiira say xaflada uga shaqaynayso oo cayda veidoga ugu duubayso ayada xata ma duuban xalayy oh my amiiradayda yariista😢❤
Ayy Amiira ceyda si qurux badan ugu hagar baxday m.a Amiira cml sida lagu helo way adag tahay Boqorad❤😢
Asc wll qli plz igu so bir ❤ wax weyn Ay ii thy ❤
Alla amiiro siday ucawinayso wlhi amiiro waa dhayman allow siday dadka u jeceshahay u jeclow
Amin yarabi
Amiiin❤❤❤
Alahuma baarak amiira qurux iyo wallshed booskay buuxiyeeen ayaaan ku faraxsanahay waaaw mansha Allah 😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤wax weyn i thy ❤
xalay Amiira video may soo dhigin mashquul dartiis sidii xaflada cimraan ay masuuliyadeeda uga soo bixi lahayd iyo kaalintii ay ka qaadan lahayd cml bay kasoo qaaday tan ceyda wllhi gob waaye qof Qalbi wanaagsan daacad eh asxaabteeda booska sxbtinimo uga soo baxda waaye Adna xataa xalay waan arkaynay inay iyaduna kaalinteeda kasoo baxday masuuliyad wayn bay isa saareen xalay Adna iyo Amiira waxay ceyda u buuxiyeen booskii Xanaan iyo gabdhaha kale ceyda la dhashay ❤ taas inay dhacdo dheel dheel kuma imaan waxa sbb u eh is fahamka iyo isku dhawaan shaha ceyda iyo Amiira yacnii wanaaga ka dhexeeya labadooda kuma koobna xataa 2 badooda Qoys buu gaaray oo Famliy ka ceyda Amiira gabadhoodii bay ka dhigteen Famliy ka Amiira ne ceyda wiilkooda ayay ka dhigteen ❤
Taaasa been aheen
Amiiro qalbiga wanag wllhi dadka wey oga dhowdahy ceyda sey uga hagarbaxeyso omg❤🎉😢
Amiira ayada inay xaflada leedahay lamoodaa m.a😍
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤
Amiira xafladan shaqo badaney qabatay weli amiira xaflad tagtay oo muqal soo duubin sawir soo galin xafladan ka hor ma arkin wlhi waa best sxiib amiiroh qof wanagsan oo walalnimo iyo sxiibtinimaba uqalanta boqoradena ilahyow ku daa the beastie girl❤❤❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤ ina igu so birto wax weyn i thy ❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤ wax weyn i thy
Amiira qurux usacabuya iyo family geeda 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
👏👏👏👏🏅🏆♥️♥️♥️♥️♥️
Kusali xabiibkeena muxamed scw scw ❤❤
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
Scw Scw ❤❤@@lavieestbelle-neutre3431
Amiira dadka baashaalaayy wax ugu dhex waayy ceyda caawinaysay my fv caymir 😢🎉❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
Amiiraa waa daashay xalay ileen waxay u maqnee😢
Amiiradena sesee howsah ula qabaneeso ceyda Naag naag dhafty🤍
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤
Amin
Mar Hore😂
Amiiradena iyo heesta way isku so baxeen qadarin bad mudan tahoo❤❤❤❤❤❤
Wllhie xaflada see u shidneed illeen amiiro kala wadey oh my wow ayada inee.leedahy lamooda❤🎉
Quruxdeda aya ka daremay
Wallaahi Amiira Farxadeedda Lama Soo Koobi Karo Yaaaa Illa Arkay😂❤ Naag Noolll ❤ Congratulations 🎉
Haa wallhi naag naag dhaaftay waye masha allah
Allow ii dhowr
❤❤❤❤❤
❤amiira qurux m.a booska sxptimada wey ka soo baxdey waa qof dhameystiran m.a💯👍
Haa wlhi
Boos wayn aye u buxise
❤❤❤ she deserves it🏅
She's million qurux bc waxay buuxisay booskii wallnimo iyo saxibtinimo waaaaaaw🎉🎉🎉🎉🎉🎉inan jeclado ooo aaan tagero amiira qurux kuma qasarin😢😢😢😢😢
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
Amiiira say ugu farxsanthay say ola qada dhigayso wax looodhigo lahyn wallhi boos wall boos sxb way buxisay qalbi safinimadu mcna iyo markay dhalinta isfahaman
Haa booskii xanaan ubiixisay masuuliyadaa iyo midii saxiibtinimada wy kasoobaxday lkn wllhi famlyga dhan u hagarbaxy cayda cuntadaa quruxda badanba haday mama calwiyo samysay wllhi wiilka madaxy saarteen
Gob gobi dhashey o nasab ah ayey kaso jeeda Milyan Qurux ❤❤❤
Ceyda io asxapti iso duceya inaan helo natijo iga farxiso 40qof ducadoda waa LA aqbalaye😢❤
insha alh natiijo aad kufarahdo Allah ha ku sahlo abayo
@@aweysshiikhmaxamed5886 Aamin powe thanks 😘 ❤
I.a natiijo aad Ku farxdo arkeee i.a ppe😭🤲💋🧕
Mabaastay abyo
Ayy Team Amiira qurux like dhac igu siiya😂❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤
Omg ♥️ million boy tani xaflad wey dhaaaf ty wlhi. Legendary. Keeep moving lbx❤❤❤❤❤
Teee xaly maaa soco to ilaaaa cwa
Ayy san u ogaa iney amiiro ma muleyso xaflada m.a sey kugu hagar baxday miro dheman qof abaal lagashto waye boqora deydii miros👸🫶😍
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
@@amalamuli376 haye wll
vlfksoeŵwzvkprßazcbkl0😮
yitsejl84ro80
ar Amiira fariid waaye naag nool iga dheh wllhi cuntada markii gaariga lagasoo dajinaayay gabar dhan ma joogin iyadaa kala habaysay cuntada alaabta buufimanka intooda badan diyaarinta waxa waxa dhan iyadaa xil iska saartay hawsha inta ugu badane iyadaa qabatay marka laga reebo Adna iyo kiki oo cuntada la diyaarinayay marki la cashsynaayay so wllhi kartida waanba ku ogaaye gacan fudeedka ayaa iga daran omg walee maama calwiyo gabar bay dhashay ❤❤
Qalbi wanaagteenna Amiira inay iyadu xaflada qabto ayuu moodayaa qofka cusub sidaa weeye saaxiibka wanaagsani❤
Ceyda marku dhihi jjray ma xasuusata team amira iyo team ceyda wa seem micanaha ceyda iyo amira wa Hal
Amiira boqorad waye wlhi si two much ah Bay u garab istagtay❤🎉
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤ wax weyn Ay i thy ❤
Amiira qurux wa u hagar baxdy zxpkeed xafladiisa wallhi gabi ahaanba iyada duubty m.a alleh ha isku daayo ❤
Hadana ayada hosha mesha qabaneyse
Amiira say xaflada ukala wado masha allh amiira qof wanagsan alle ha barakeyo
Amiira boqorad waye wlhi
A friend in deed is a friend in need
Masha allah
Asc wll qli plz igu so bir q❤❤❤wax weyn I thy ❤
Amiira wee u hagar baxdy xafladan m.a❤
33:46 waa aamini laayahay cuntadii quruxda badnayd ee xalay maama calmiyo iyo maamo kale bas maa sameeyay omg wllhi waa yaabanahay waayo xalay saa uga helay lee Amiira yaa kaaga soo dafa baan is lahaa ❤😅 maamo calwiya Thanks 😢
Ha walahi ❤
Amiiro qurux wlhi booskii saxibtinimo iyo wllnimo way kasoo baxaday kabax🎉🎉❤
Wllhi amiiro ceyda booskasta wee uboxisay amiiro qalbi wanaaag ❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤ wax weyn i thy ❤❤
Meel waliba amiiradeena joogto kamuuqataa walhiii m.a naxariis ❤❤team amiira like isiiYa❤
Wlhi tan xflad wee dhaafty masha allaah wllka bartaa ka heey dadalkada❤
Alla amiirooy saa qalbiyadeena uhantisay yaarabi aduun iyo aakhiro dhib ha tusin boqoradaan sxb dhaba wll shaqo wadaag waa uhagar baxday sxbkaa cawada❤
Amiiiiiradenaaaa naag nool iga dheh wlle gabadha xaflada shidy oh my days ❤😢Maxan ku tilmama yaqe😩🌺🤍keap goin my team 🥺💗🌍
Maaashalllah tabarkallah Amiira illahy ummada afookda iyo ishooda haka hayo
Manshaallah guri mala dhihi karo qasri waaye million boy meel raaxo u kiraysay asxabta 😍🥰
Masha allah amiira deyda wallaal wngs sxiib wngs qof wngs Masha allah waxa jeceshehe allaaha🤲 kusiiyo 🥺😫🫶🏻
M.a Amiira familkeda dhan garab ku siyen mamo calwiyo cuntada so samesay iyo habo fiicaney thanks Amiira si fiican ugu hagar baxday ceyda garab wayn siisay Amiira
Asc wll qali plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤❤
Mansha Allah family amiira qurux dhamaantood uhagar baxay cayda waaaw mamo calwiyo cuntadiii soo karisay adna editka ka cawisay siduu dhahayo amiira qabatay xaflada waaaaw🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc wll qli igu so bir ❤ wax weyn I thy ❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine in the world ❤😊🤲🤲
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
Salalahu caleyhi wasalam
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
OMG 😱 Million boy Ceyda congratulations ❤wan ogay inoo baaqi fiidiyoo Yahay keep going my brother ❤❤
Amira inta taagerrto one like❤❤
Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ay ii tahy ❤❤❤
Team amiiro qurux iyo ceyda❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤ wax weyn i thy ❤❤
Masha allah amiiro naag nool cayda noo ilaali amiira
Asc wll qli plz igu so bir ❤ wax weyn I thy❤
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Wll qli igu cawi ina igu so birto❤ wax weyn Ay i thy ❤
Amiira Qurux qalbi wanagii oo qof ah m.a❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤ wax weyn ay I thy ❤
Ilaahayoow amiiro ha noowaayin halka habeen ay naga maqantahay ayaad umaleysaa dhoor sano amiiro noolow inta ay nolol jirto abaayo mcn
Waaaaaaaaw Waa Xafladii Abed La Arag In absolutely Team 27 Xaflada Ugu Quruxda Badan😘 Masha"Allah King Ka Badan Ayaad U Qalantaaaa💪💪💪 Continue 🎉
Walaal kusali xabbib kena muxamed salalaahu calayhi wasallam ❤❤❤❤
Wllhi amiira qof qalbi wanagsan weeye inta igu raacsan one like guys ❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤wax weyn i thy ❤
Amiiro qurux intaan iyo kabadan waa ka filaayey gob gob dhashay waxaas aya friendlyship lagadhahaa ❤🤴🏻👸🏻❤️
Team ceyda hamplyo 1m abyal amah abwe duco inka codsanayah yarabii inuu albab ifuro igu duceyah wllyal shaqo laan ahye family isugayo exam inan sameyo rabaa 😢melwalbo qawil igah horgojo shaqokale duwan wan arke qarnah wa shahado 2025 lee hela midkale qawil idide 😢😢😢😭🤲😥izo duceyah gawar walashin ahye
illahay muraadkaaga hakuu sahlo i.a faraj qeyr qaba ❤
Byoh Haniyad Jabin Xaga Allena Haka Quusan I.a Kheyrka Waa Midkii Soodaaha Mafahminoo Marka I.a Byoh😢I.a 2025 Kahor Shaqo Helee I.a Alle Kasokowna Anigaa Ku Dhahayo I.a Kuusoo Duceynaa Saladkasta Bacdigeed I.a Byoh😢😢Coz Waan Kudareemi Karaa Whyoh Ani Curad Ahy Guriga Uweynahy Xldahana Waan Fahmi Karaa Oo Family ga Qabsan Karaa I.a Markuu Family Kugu Xariiraan Adna Wax Lagaa sugaayoh Xldaas iney Adagtahy Waan Fahmi Karaa I.a Alle Meel Dhow Oona Kafileynin Shaqo Hakaa Siiyoh I.a Adna Duceyso Xaga Allena Haka Quusan I.a Markasta Samirka io Dulqaadka Badi I.a Waad Helee Wax Kasta Aad Jeceshahay I.a😢😢😢😢
Abaayo ha niyad jabin shqo waad helaysaa inshaa waanku daraynsanhy wlhi anigaa sidaas igu dhacday halmid sameey salaatul layl tuko ❤❤❤❤niyadda khayr u sheeg
Ceydow inaa short filim noosoo geliso waa iska jeclaanleheen❤❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤ wax weyn I thy❤
Kusalinabi muxamed ﷺﷺﷺ
Asc wll qli plz igu so bir ❤wax weyn I thy ❤
Mashallah tabrkallah fariimihiina quruxda badan ayaan kahelay dhamantiin asxaabta waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad udhirigaliseen una amaanteen wllken iyo lafdhabarta xaflada qabanqabisay gaar ahaan amiira iyo familkeeda ❤❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤ wax weyn ii thy ❤❤
Waw xaflada qatar waye ceymiir dancigooda sugeyna❤❤😂
Asc wll qli plz igu so bir ❤ wax weyn I thy ❤
amiira axip ha kuu noqoto nasiib aad dadka dheer thy waye❤ m.a xflada say ukula wado m.a
Amira m.a gabar qalbi wanagsan o naxaris badan ceyda illasho gabadhas side ugu xagar baxday m.a she is queen 👸❤️😍
Masha Allah xaflada inay Amiira leedahay ayaa la modaa wlh qalbi wanagteyda Amiiradeena❤❤
Amiirada Miss Style qurux badan m.a🎉❤😊