DIRISLE OO DHULKA KU JIIDAY OGAANSHO / WAXAAD IGA FAA IIDO WAXBA HA IGASIIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • DIRISLE OO DHULKA LAGALAY OGAANSHO / WAXAAD IGA FAA IIDO WAXBA HA IGASIIN,DIRISLE ABDI,SOMALI RUclipsRS,DHAQAN XUMADA OGAANSHO,
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW RUclips CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    RUclipsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Комментарии • 3,7 тыс.

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Год назад +514

    2016 ilaa hada ayaan Dirislow kudaawanaayay waxbane kaama faaidin wlhi 😂😂runta maa la isku nacaa Ogaansho waa goat ka Somalida RUclips ka isticmaasha aqoonyahan wax badan laga faaiido waaye

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Год назад +14

      Ogaansho video ga queen qaawan ayuu ka waday 😂 dirsle kaga dhacday 😂

    • @mohamedking6297
      @mohamedking6297 Год назад +22

      Ogaansho wlahi wax lagama faaido wuxu isu haysta kalogii saxsane adna waxa tahay juhulada carabi markay maqlaan diin moodayaa

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Год назад +9

      Aad iyo aad bro runta xanuun waaye

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Год назад +27

      ​@@mohamedking6297ogaansho hadii aan wax laga faa,faa,faa,iidin yaa wax laga faa,iidaa marka

    • @abdiwalihalane1
      @abdiwalihalane1 Год назад +29

      @@mohamedking6297 wllow waxaaga wax lagu tilmaamo malahane Dirisle isku qabiil miyaa tihiin mse waa ina adeerkaa caadifad waa dhaafeen wxaaga kkkk
      Ogaansho channel kiisa orod soo daawo waxkasta uu kahadlo faido ayaad kahelee Geography diini dhacdoyin caadi ah iyo xadaarada aduunka bal intaas ninka kusoo gudbiya iyo ninka Prank kusoo gudbiya kee faido leh inta aadan jaahil igu tilmaamin ?🤣🤣

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +366

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️👈🏻

    • @AdanSharif123
      @AdanSharif123 Год назад +1

      Allahu akbar

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад +3

      Like Maxey kuu soo kordhin xafso

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад +2

      Magaca ALLAH waxas wuu ka qiimo badan yahey

    • @haaruunnuur
      @haaruunnuur Год назад

      Magaca ilaahay like wax lagu doono ka qiimo weyn ee ilaahaa kabaq wll

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 Год назад +157

    Ogaansho dhankuu nooo jeedinayo waanu aqbalaynaa sababtoo ah waaba dhinac fiican ❤🎉🥰

    • @roumanH7889
      @roumanH7889 Год назад +2

      Xoolo maa tihin marka 😂

    • @parkhadmahamed4086
      @parkhadmahamed4086 Год назад +7

      @@roumanH7889 wanaaga dadka waa lagaga daydaa jaahilnimada dhaaf

    • @Fareiy22
      @Fareiy22 9 месяцев назад

      ​@@roumanH7889​ 😂😂😂😂😂😂😂
      Xoolahaa Ka Xun Marka Bini'aadamka Caqligi Alla Siiyay Ka Doorto Bini'aadam Kloo Is Badali Karo....Imisa Imam Masjid La Ogaaday Inay Yuhuuda Jaajus Io Wxan La Aqoon Yihiin😅

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +685

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebiga (scw).❤️❤️

  • @haaruunnuur
    @haaruunnuur Год назад +267

    Haa wuxu rabaa inuu maskaxda naga badalo lkn wanaag buu noo wadaa iyo wadada wanaagsan.

    • @user-uv3bs3ry3o
      @user-uv3bs3ry3o Год назад

      Sax

    • @Bora_omar
      @Bora_omar Год назад +1

      Beentaa ma ahn

    • @muctasimsheekh5050
      @muctasimsheekh5050 Год назад +2

      Haa sax weyan inad kadhagaysatid lkn talo kugudarsado waanagu sxp iyo khayr hadad rabtid culimada laga hela ninkan wuxu kidhihi karaa saas iyo saas ba wanagsan lkn culimadu wadadi aad maraysy bay kutusayan iyo sidad uqadi lahayd

    • @dhoofyare
      @dhoofyare Год назад +1

      @@muctasimsheekh5050 waxyabo bdn oon culimadu taban buu kahadla nolosha diinta marka laga soo tago ah!

    • @moaly8087
      @moaly8087 Год назад

      Harunbay 💯

  • @jihaanofficially7977
    @jihaanofficially7977 Год назад +66

    Xaqiiqda ogaansho mainset keena ayuu badalay waana qof wanagsan oo kudeyesho mudan big respect ogansho iyo ustad omar inshaar❤❤❤❤

  • @alinuur4
    @alinuur4 Год назад +97

    100 ogaansho hadan helno Somali xun lama helaayo 😂 Thnks Omar inshaar

  • @eng.shucayb6039
    @eng.shucayb6039 Год назад +485

    Hdii ad,aragto magaca Allah like saar❤🥺

  • @Em-hu3vq
    @Em-hu3vq Год назад +190

    Erayo bixinta an ka faiday Ogaansho
    1- Meyd lugeynayo
    2- jaxiimada fog
    3-Dhageysigu wa sasabasho aamusan iyo Yaaa salaam 😂
    Dirisle waxan ka faiday 5 sano ila hada ma xasuusto

    • @Zaki_Films
      @Zaki_Films Год назад +1

      Really 😂

    • @Gaashan1
      @Gaashan1 Год назад +6

      Xaar iyo kaadi sow kama faa'idin????

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +2

      waxaas miyaa faaido u taqaan😂meyd lugeynayo miya hada baraneysa

    • @canabahmed7396
      @canabahmed7396 Год назад

      Sidoo kle waan kula mid ahay dirisle la imow hal abuur cusub waxbadan ka bedel

    • @Rashkacaddow
      @Rashkacaddow Год назад +2

      War wax ureebo 😂😂😂😂😂😂

  • @Quruxkudhiigle1
    @Quruxkudhiigle1 Год назад +256

    Ku sali nabiga Sallallaahu caleyhi wasallam ❤❤

  • @liibaanabdulaahihasan4359
    @liibaanabdulaahihasan4359 Год назад +21

    Juhalada iyo kuwo caqligooda hooseyo ma garan garaan ninkaa Omar inshar
    wlhi youtuber kii ugu horey ee aan dawado waaye
    the best youtuber of omar inshar

  • @istareexkader1679
    @istareexkader1679 Год назад +215

    Ogaansho always legend ❤ big respect

    • @cabdirisaaqnuur1287
      @cabdirisaaqnuur1287 Год назад

      Lkn labadooda yaa kula qaldan xaqiiqda adoo ka hadlaya

    • @istareexkader1679
      @istareexkader1679 Год назад

      ................ Adi waad fahmi kartaa

    • @Somali-One
      @Somali-One Год назад

      ​@@cabdirisaaqnuur1287 ogaansho soo dhagayso marka hore. Inkasta oo ogaansho asna xadjir u eeg yhy

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Год назад +375

    Dirisle wali ma dadbaa dawada maxaa laga faidaa Ogaansho kun wax ayaan ka faidney wllhi wan dharte Ogaansho ma gaareysid 😊

    • @Hadiish99
      @Hadiish99 Год назад +17

      Maxad ka faa,idaa af carab iga ayu kuso turjuma miyaa?😂 hadadba Arabic language sidas u rabtan schools ka carabiga lagu barto iska aada, midakle nin dhahaya Somali RUclipsrs ka mba dawado lkn dhahaya arabta ayn dawada o kly arabta yaka dhaqan xun nio odeygas ha cibadeysto usheeg anaga yuusan culumo ninka ka dhigine😂

    • @qadar4yare257
      @qadar4yare257 Год назад +31

      @@Hadiish99 Neefow bal chanalka Ogaansho gal kan Dirisle gal kadib isku fiiri midka wax laga faaido kadib iso laabo markas xaqiqiqada qarar oganysaye

    • @habiboahmed7079
      @habiboahmed7079 Год назад +11

      @@Hadiish99 carabiga mataqana Adiga 😏😏😏😏

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 Год назад +4

      @@qadar4yare257 walaaloow 10 waxyaabood oo aad kafaaiiday ogaansho nala wadaag wll mahadsanid.

    • @amanomar804
      @amanomar804 Год назад +5

      @@AbdikaNi2 adu dirisle wxad kafaiday inosheek 🙂

  • @maxamuudali2550
    @maxamuudali2550 Год назад +167

    إنما المسلمون إخوة

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Год назад +4

      Dabcan waa wllo cid kastaa og, lkn sida uu ogaansho u hadlayo wllo laguma aha wa dagaal doon ninkaas

    • @Somalilander_Girl
      @Somalilander_Girl Год назад

      Beenale

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile Год назад +3

      @@Noura-cy8ns Xaqa hadii Lagu sheego Qiro jabaan jooji qaado ama ka tag

    • @MarwoA-pz5xm
      @MarwoA-pz5xm Год назад

      @@abdullahimahamudbile sow ma qurux badan in qofka lagu ixtiraamo fikirkiisa🤔

    • @ICE_EMPEROR2561d
      @ICE_EMPEROR2561d Год назад

      ​@@MarwoA-pz5xm aad iyo aad lkn
      Qofka hadii uu fikirkiisa qaldan yahay kawaran¿¿¿¿

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 Год назад +124

    Ogaansho is not easy wlhi waa uu kaaga qeylo siiyey😂😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Год назад +1

      Ha wlhi 🤣🤣🤣🤣

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Waa isla ogyihiin

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 Год назад +49

    Saaxiib dhimasho iyo qabri ayaa kusugeeysee raaligilinta qaado oo wanaaga kashaqey allah kubarakeeyee

  • @abdirahmanissa5519
    @abdirahmanissa5519 Год назад +127

    Ogaansho is not easy 😅

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 Год назад +16

    Omar inshar waa nin wanagsan Big respect 🙏 ❤

  • @queennifaa1277
    @queennifaa1277 Год назад +127

    Ogaansho is not easy 😂🎉

  • @xhabz
    @xhabz Год назад +249

    Respect ogaansho. Ogaansho is a master

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 Год назад +25

    Ninkas wanaagaaga wuu sheegay positives-kaga, Dhalinyaro ahay macno maleh is baashaal laguma dhihin qofna kuuma ballan qaadin in aad sii noolan doonto 13:48

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Год назад +32

    waan yarahay buu kuwaashay drisle 😂😂😂

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Год назад +91

    Hadaad ujeedo maga❤❤ الله like isaar❤❤

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 Год назад +16

    Ogaansho wax baa kabaraa bal sheeg adi hal wax aan kaa faidnay🤔 ogaansho is not easy❤

    • @bilan1674
      @bilan1674 Год назад

      Asaga maxaa ka faa iidey?
      Ma diin buu kuu sheegaa ? Mise kutub cilmi ah baad ka baratay?
      Talent uu la iimaadey ma jirto, group k uu kuxiran yahay waaa dad la yaqaaan.

    • @niciimaawil8726
      @niciimaawil8726 Год назад

      ​@@bilan1674 orod soo eg inta anad hadlin ka hor layskama hadle

  • @HajiwoodTV
    @HajiwoodTV Год назад +34

    Nio wax halagaa faido.
    That is the reality of life.

  • @abdiweli5468
    @abdiweli5468 Год назад +251

    Waa Duni Akhrisamaan ah Qofkii Lawacdinayey Ayaa Caayaya Qofkii Wax Waaninayey. 😢

    • @dalmar962
      @dalmar962 Год назад +24

      Bro what's wrong 😂 ogaansho maa kula saxan war ninkaas 4sano aa tagero u ahaa waa fataale caadi ah wlhi 😂

    • @abdalaabdi8248
      @abdalaabdi8248 Год назад +20

      @@dalmar962 dirisle waligi asago wax dan no ah shegaya mad aragtay wa maya lkn ogansho wax garad runtana kama gabado

    • @abdiweli5468
      @abdiweli5468 Год назад +6

      ​@@dalmar962 Adiga Dameeri dhaan raacday hanoqon dee 😂 aniga waxa layaby ninkii lawacdinayey oo wax aflagadeynaya. Ogaanshona Waxay ahayd inuu si gaara uu wax ugu sheego dirisle. Nebiguna Scw wuxu Yiri Haddalka Wanaagsani Waa Sadaqo. Qofka Hadi uu khalad sameyo Waxa fican in sidegan wax loogu sheego.

    • @abdilaahipersia528
      @abdilaahipersia528 Год назад +9

      Wacdiga ma diintuu ka baxay mise nooca maskaxda lagala wareegay baad tahay kkkk

    • @abdiweli5468
      @abdiweli5468 Год назад +7

      ​@@abdilaahipersia528 Kkkk my sxb gari allay taqan ani raga ayaa kala saaray ogaanshona waxay ahayd inuu ninka si private ah waxi kakhaldamay uu ugusaxo. Hadalka wanagsanina nebiga ino shegay qiimihiisa.

  • @hamaadaofficial2643
    @hamaadaofficial2643 Год назад +21

    Ogaansho is not easy 🙆‍♀️🙆‍♂️👏keep gooing

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye Год назад +130

    Ogaansho waxaa uu rabaa badbaadinta jiilka cusub
    Khalad ha u qaadan😊😊😊

    • @Ogaaladuunyo
      @Ogaaladuunyo Год назад +10

      Naga Aamus Qandho madax bararane😂😂

    • @daduunkatagayanginatagay7963
      @daduunkatagayanginatagay7963 Год назад +5

      Wu saxan yahy lkn qabko wax u sharxayo 100% qaldan

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      Caruurta taleefannada loosoo dhiibo dhibkaaan ay leeyihiin 😂

    • @kwolfsgeming4849
      @kwolfsgeming4849 Год назад +2

      @@Qoordheere77 🤣🤣🤣🤣 aduunka baashaal laynooma keenin ka shaqaysta waxii idinka anfacana nolashiina la yidhi odayaasha Telephonada isku iloobow xaad ka faaida 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      Waxa leys dhihi kara✅️💯 ogaansho in uu sax San yahey lkin sidii uu wax u sheegey ayaa yara khaldan

  • @qaniyarepesofficial2667
    @qaniyarepesofficial2667 Год назад +183

    Ogaansho is not easy ilmaha wuu kulley 😂😅😂

    • @zoonak6770
      @zoonak6770 Год назад

      Haa wlh

    • @cabdullahbihi1902
      @cabdullahbihi1902 Год назад

      Legend wlhi😂😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад +4

      Caruurta la hago unbaa ka mid tahay oo maskaxda yar Lol

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад +2

      Uu ka aqli badinaya OGAANSHO
      Kan iska qeylinaya 😂🤫

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Год назад

      Qabyaaalad ayaad u hadlaysaa ogaansho yuu wax dheeryhy😎 dadki uu mskxda ka xaday

  • @mastermind.405
    @mastermind.405 Год назад +22

    Ogansho is well educated man❤

  • @mustafacarab9061
    @mustafacarab9061 Год назад +48

    Kkk sheekada wad Isla ogtihiin ,
    Waliga ha aaminin wax aad social media ka aragto like this 🫡🤚👀👍

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 Год назад +31

    😂😂😂😂 idriisle sxb waad qalqashay waxba meesha kuma haysid

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 Год назад +21

    Ogansho is not easy keep going ogaansho we love you ❤❤❤❤

  • @AshrafOfficial7633
    @AshrafOfficial7633 Год назад +29

    Waa saxan yahay Ogaansho diinta waxwalpa oo laga Hadlayo waa in lagu lifaqaa saxiip

    • @cabdirisaaqnuur1287
      @cabdirisaaqnuur1287 Год назад

      ilama xumid sabatoo ah sababtoo ah somalida dhan ayaa aaminsan
      Qofkii wanaagsan inuu san kaa qaldanayn

  • @Daadir9
    @Daadir9 Год назад +81

    Aduu waad baashaali kartaa lkn aakhiro dhibkeeda maka fekertay 😢ala ka baq oo ogaw ib aad xor ahayn waxa aad ku dhex jirto ay khald yihiin walhi arinta meesha taal mahan arin saa uwayn waa lagu waa ni yay khaado wanda

    • @najmoahmed8994
      @najmoahmed8994 Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂astaqfurulaah hada adi walikaa xaar madhihin miyaa

    • @ahmedawil6031
      @ahmedawil6031 Год назад +3

      @@najmoahmed8994 waa kuwii uu maskaxda kadhacay 💔😂

    • @Kaydkamedia
      @Kaydkamedia Год назад +1

      ​@@ahmedawil6031😂😂dibjir

    • @Somalilander_Girl
      @Somalilander_Girl Год назад +1

      Kuwu maskaxda ogansho ka xaday😅

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Год назад

      Xaar miyaa dambi ah mise kaadi yaab🤣🤣

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Год назад +29

    Ogaansho is not easy ❤nin xikmada badan omar inshar 🎉

    • @ishowspeed308
      @ishowspeed308 Год назад

      Xikmad maahanee ee waa kibir ogaansho wuxiisa

    • @sumayamoalim2802
      @sumayamoalim2802 Год назад

      Dadka xooka rabaa hee haduu xikmad leeyhy

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Год назад +45

    Ogaansho wllhi pllhi best somali legend macalinkeena hala taageero war xumanta kajoog bulshadana xumaanta kadaa ceeb miyaa sxpow runta hadii laguu sheegay wllhi adiga iyo inta lamid ah dhalinta ayad burburysaan ogaansho macalinkeena free macalinkeena ogaansho midnimo xoriyad diin kudhaqan waa waxa aan rabno ogaansho ogaansho mudane omer inshaar ❤❤❤horay usoco

    • @Suleyman_said
      @Suleyman_said Год назад +3

      😂😂wlhi maskaxdoo kaa dagay ninkaas😂

    • @Mxmax876
      @Mxmax876 Год назад +1

      CaLoosha idin taagan maskaxduu idinka qabsaday 😂

    • @SomaliNews699
      @SomaliNews699 Год назад +1

      Kugu raacey ❤

    • @dalmar962
      @dalmar962 Год назад

      Omar inshaar abahaa miyaa bro 😅

    • @mohamedking6297
      @mohamedking6297 Год назад +2

      Ma carabigaad diin utaqaana 😂 sabankan cidna wanag ha duba gadhiisan jahiloa

  • @abdillahiabdirahman3317
    @abdillahiabdirahman3317 Год назад +28

    Allaw jaahl hanaga dhigin AAMIIN

  • @ahmedkhalif9011
    @ahmedkhalif9011 Год назад +20

    😂😂😂 soo funny!! wlh drisle nin aqli lahaa umaleyni jiree , waar nyow ninkan cimamada kadacsan ee secml. Reactionka kusoceli nyow waxas ciyal xita makuhadlan ee

    • @Gaashan1
      @Gaashan1 Год назад +1

      Ogaansho wuu kibir badan yahay sxb waxaana run ah wixii uu kuu sheego sida uuw kuugu sheegay inaad ufahntid eee aadan ufahmin sida aad adiga rbtiddddd????

  • @shalaymaantakuilow4377
    @shalaymaantakuilow4377 Год назад +77

    Best somali you tuber ✅ogaansho ❤💥

    • @abdullahi4409
      @abdullahi4409 Год назад +3

      The G.O.A.T Dirisle Abdi

    • @SacduushAbdi-vu1hb
      @SacduushAbdi-vu1hb Год назад +1

      ​@@abdullahi4409 😂😂dameeri dhaan raacady😂

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      Kugu raac sanahey OGAANSHO 1🤯💯
      KAFIKIRIDA DHalin ta soo kareysa mustaq bal kooda

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      @@abdullahi4409 faa ido maxad ka heysa dirisle ila wadag bal🤣🤣🤣daciif

    • @abdullahi4409
      @abdullahi4409 Год назад +2

      @@SacduushAbdi-vu1hb adina Ogaansho ayad damerad utahy

  • @ahmedbedel7937
    @ahmedbedel7937 Год назад +26

    Omar inshaar is not easy Haddii aan ku xiranahay channel ka ogaansho adigana video aad soosameyso aad garan weyday 💯💯💯

    • @maxamedfarax4280
      @maxamedfarax4280 Год назад

      miyaad cabuda ogansho

    • @ahmedbedel7937
      @ahmedbedel7937 Год назад +1

      @@maxamedfarax4280 Ogaansho waa maqluuq sidee u caabudi su'aalahaa aanan mudneen in laga jawaabo asxaabta Idiris ku xidhan miyaa taqaan

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      OGAANSHO WUU SAX SAN HAYEY LKIN SI KHALDAN AYUU WAX U SHEEGEY
      DIRISLANA KA FADIYSTEY RALI GALINTI DAMBE.
      CIYAARTU 1-0 😅

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      Big fan❤️OMAR INSHAR

    • @MohaaMaxamud
      @MohaaMaxamud Год назад

      Ogaansho quumo luud waaye sapaptaneh waa vidio sida raga ookale ma usooduupikaro codlee uusoo duubaa😂😁😁😱😱

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Год назад +13

    Ogaansho Caadi ayuu kuu waabsadey iska Samir wllo ama iska Bari 😂😂😂😊

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 Год назад +41

    Omar ujeedadiisu wxy aheyd in uu ku saxo,lkn dirislow adigu arinkaan waxaad ka dhex aragtey in views iyo buuq inaad lacag ka dhaliso 😂😂, xaga uu omar ay u diyaarsan yhn 1000 mowduuc oo wngsn lacagna uu ka sameyn karo

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂 kadaa hubka ninka

    • @Rastaboy344
      @Rastaboy344 Год назад

      Absolutely 💯 💯

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Год назад +1

      Ogaansho 1m buu rabaa inuu kugaaro darisle oo uu dad badan is baro 😂😂😂

    • @jafarmaalim9606
      @jafarmaalim9606 Год назад

      Kkkk

    • @mrtoraantr5994
      @mrtoraantr5994 Год назад +3

      @@rahmamohamed5636 20m oo bilaa micno ah,ayaa waxaa ka wacan 1k oo loo soo gudbiyo wax anfacaaya ifyo iyo aakhiro

  • @pubgzaki8762
    @pubgzaki8762 Год назад +136

    Ogansho real legend keep going 💪

    • @mubaarakmogadishawi
      @mubaarakmogadishawi Год назад +4

      Kulahaa dhanka diinta qofka kaa marwo marwaliba asaa saxan hada maa qaadatid waanada dirisle cabdiyow

  • @Ssssssssssesssssssssss
    @Ssssssssssesssssssssss Год назад +40

    warabaa in uu ogaansho maskaxda iga xado sabbtoo ah dhinaca wanaagsan ayuu ii wadaa 😢❤😂

    • @haniisse7393
      @haniisse7393 Год назад +1

      😂😂😂😂

    • @mastermind.405
      @mastermind.405 Год назад +1

      😂😂😂😂 usheek dirisle mama malyuun iyo dabacsar lee kusocanbaxay

  • @kiinjama6823
    @kiinjama6823 Год назад +93

    War dirisle nabada qaado sxb waan ku taageeraa ee ogaansho wuu kuu sheegay inaanuu dawan xitaa oo aan wax cuqdada caloosha kuugu hayn wllo 😊

    • @maxamedmj4962
      @maxamedmj4962 Год назад +4

      Benaale wye kaas qalbiguu kaa xaday video uu daawaday uu dhahay ma daawan marka ma aaminee kaas😅😅

    • @dalmar962
      @dalmar962 Год назад

      ​@@maxamedmj4962 kun sadar ii hoos dhig😂

    • @kiinjama6823
      @kiinjama6823 Год назад +12

      @@maxamedmj4962 wallahi hadaan runta kuu sheego tan iyo 2017 labadaba waa daawanaayay ogaansho intaa ka faa.iday in yar oo kamida xitaa kama faa idin dirisle runtu waa xanuun ogaansho Hal video oo aan daawaday oo ku qasaaray ma arkin xitaa video yaasha qaar dib ayaan ugu noqodaa si aan u ilaawin wixii aan ka faaiday

    • @fooballlife2820
      @fooballlife2820 Год назад +3

      @@maxamedmj4962 runtuu u sheegay waxs fiican ma sameyo ogaansho wx faido leh buu so geliyaa

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад +2

      @@maxamedmj4962 qof ka waxad qiimen kartaa markaad muda ku xidhan tahey ama wax badan ka ogtahey
      Markad qalad ha galin maxamed

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Год назад +30

    Ogaansho best somali you tuber jwb kama heli dontid qof sharaf leh xuman faafiye ayad thy qof diin leh waye ogaansho qofka kaliya ee aan wax kafaaiiiday waye malin kasta wan dhgaystaa ❤❤ mudane omer i shar ❤❤❤❤❤

    • @chakouraqali786
      @chakouraqali786 Год назад +2

      Best RUclipsr wa darise jahil nocaga aya wax ka dhigaya fouk ogasho Isla wayeni leh

    • @mohamedking6297
      @mohamedking6297 Год назад

      Jawabta uu kasugaya waxay awal horeba isaga kaso hadlee😂 diinta ubanaysay inuu qof bani adama ceebeyo waatee

    • @dalmar962
      @dalmar962 Год назад

      ​@@chakouraqali786 dirisle is the goat

    • @najmoclaahiimaan3324
      @najmoclaahiimaan3324 Год назад +1

      ​@@mohamedking6297 wll macaayin uun wax buu u sheegayaa caayna ma'aha in uu wax lagu sheego

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Год назад

      @chakouraqali786 muxu ku yahy best youtuber?! Dirisle baad taagerta intaas baad daawanysi muxu kugu soo kordhii?! Muxu ku faaideyi ood aakhiro iyo aduun ku faaidaysa ?! Lkn aniga waxaan kuu sheegi karaa dhipaatada iyo khasaRada uu dirisle ku gaysti bl adigu noo sheeg waxa u kugu so kordhi aad asxan uga hayso

  • @facultyofmemes135
    @facultyofmemes135 Год назад +28

    "Adi waxa afar jir ku samayn jirtay ba 20 jir ku samaynayna waana ka hormarsan nahay" jumladas aa tiri baa hadalkagii iga so afjartay

  • @rohan4072
    @rohan4072 Год назад +152

    Oɢɴsʜᴏ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ✋🔥🙏💯❤️

  • @cabdeqani6792
    @cabdeqani6792 Год назад +17

    Idrisle iyo omer labadaba waan taageera, arinkooda inta dhexda ka aH farta taG

  • @abdirahmanabdillahiyosef7461
    @abdirahmanabdillahiyosef7461 Год назад +4

    ogaansho soomaalidu haldoor ama tussale wadada iyo ilbaxa iftiinka umada soomaaliyeed iyo ubaxa dadkeena uyahy wax yaabo wnaagsan ayuuna noo faaideeyaa lkn adinka waxyabo maa la yacni ah ayaad soo gudbisaan walaal wax wanaagsan umda usoo gudbi ama iska aamus mahadsanid❤

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Год назад +120

    Bro Allah ka cabso Ogaansho si wanaagsan ayuu kula taliyay. Please isdaji. Ogaansho kibir kuma jiro ee waa walaal wanaag kula jecel. Don’t be arrogant except your mistake and take the advice.

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 Год назад +2

      Hadu wngsnyhy muu si prvt uu ula hadlo cidna ha aaminin labadoda😂

    • @Dark-pyschology
      @Dark-pyschology Год назад

      ano og inay dirisle iyo ogaansho iyo kuwo kale so socda ku heshiyen dagaal lagu radinayo views ayan hdana dirisle subscribe u ahay lkn ogaansho mala yacni khalij iyo bararaq iyo umadena inu malin kasta mdxada caayo war wa fatal cumar anu wa hore ogadey

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 Год назад +1

      ​@@Dark-pyschology wlhi igga qoslisay maxa u caynay markaa😅

    • @mohameddacad3558
      @mohameddacad3558 Год назад +1

      Well said

    • @Dark-pyschology
      @Dark-pyschology Год назад

      @@qancisokukis2496 he's FATAL DHALINTA UMA ogala inay heer gadhan ee bahldil bu kuhaya mesha

  • @ahmedhasan707
    @ahmedhasan707 Год назад +26

    Omar inshar is not easy wlhi ninkii dhamaa dab buu ku shiday 😂😂ader ogaansho waa mclinka ummada somaliyed waa badbaadiyaha dhalinyarada waa nin personal development coach ah oo wax badan aan ka faa'iidnay ❤🥰 lkn adiga wax kugu dhexjiro malaha xaar iyo kaadi buu talantigadi kusoo aruuray awalba adoo talanti fiican laheyn marka ha isku dayin inaa ogaansho nin xun nooga dhigto 😂adigu views iyo attention ku raadso hadaa donto awalba qof inaa ku dhegto iyo gabar dabadeed iyo naaskeed reaction ka bixiso baa halkaan kusoo gaartay😂😂 ostaad ogaansho respect baa kuu heynaa hadaa nahay dhalin yarada somaliyed❤🙏

    • @aminanur8427
      @aminanur8427 Год назад

      True if this is the akhyar of the somali youth then wale umad dambeso ban nahay.
      Also 800k. Months ago so mahesanin adiga. ان لم تستحي فسنع ما شئت
      Hadad xishonenin waxad rabto samey. Very sad to see how hard it is to except your wrong doing.

    • @hanimaxmuud5885
      @hanimaxmuud5885 Год назад

      Sdo.kle.wlh wx bdn aya ka barty ogaansho

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 Год назад

      Aniga xitaa

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 Год назад +8

    nio dirislow ilaa 2019 baan kugu xidhnaa waxba kaama faaidno aan ahayn prank iyo reaction
    ee wuu kaa saxan yahay ogaansho

  • @mohamedyork7136
    @mohamedyork7136 Год назад +77

    "You can't change someone who doesn't see any issue in their actions" 😢😢

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile Год назад +7

      100% bro can't say it better, the guy is Emotional rather than being logical!!!

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 Год назад +15

    Dirislow ninka waxbaa laga faa,idaa adiga maxaa lagaa faa,idayaa 😂

  • @mahamudmahamed8673
    @mahamudmahamed8673 Год назад +2

    Ogaansho qaLaDka iskaa NiN weyn tahy. DirisLe Keep going RelpyDaadu waa ii muhiim Pro IDIRISLE ABDI 😊

  • @odayfaxal-gs1zd
    @odayfaxal-gs1zd Год назад +24

    Heesahaaad reaction garaysaaaa...
    Qaflad ayaaa ku haysa sabatooo ah waad damiiir beeshay

  • @PaploGAVI-uy7js
    @PaploGAVI-uy7js Год назад +16

    Ogansho you are the best❤

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin Год назад +2

    car soomaaliyay Dirisle Hal wax aad ka faa,iiday ii sheeg
    Adeer ogaansho kumanaan ayaan kafaa,iday

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Год назад +21

    RUNTA DADKA WAA AY DHIBTAA😅😅.

  • @suuriya
    @suuriya Год назад +68

    somali been wy sheegta lkn been ma maahmahdo "dhiiqo hadaa dhagax ku tuurto way kugu fan faniinta marka ogaansho asaga dhiiqo wx usheeg is dhahy adi dhaqankagu wa sidaas dhiiqada😎

    • @mohamedking6297
      @mohamedking6297 Год назад +4

      Tiisa maderyaala tukala daryeela nin carabi diin uhaysta oo dalkiisiba joogin sidii somali ugu wacanyahay

    • @najmoclaahiimaan3324
      @najmoclaahiimaan3324 Год назад +4

      ​@@mohamedking6297 waxaa aamin sanahay ama ay dadku aamin san yihiin inuu kaa fiican yahay 💯❤️

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 Год назад +4

      Wanaaga uu sheegayo muu kabtan ayuub usheego sawka diinta u gaga??😊

    • @suuriya
      @suuriya Год назад

      @@khaalidyare4252 kaas adi rajo mia ka leedahy inu line crossy wa la arka marka qof wanagsan lkn khalad galey wx lo sheegi kara😎

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Год назад

      @@suuriya Maangaabnimo looma baahna

  • @mssanuuu4330
    @mssanuuu4330 Год назад +2

    Ogaansho video gii ugu horeeye ayay ahed inuu ku waniyo ama si gaar ah kula hadlo hdiiba uu wanag rabo marku jahil kulahaa ayay ahed inu si wacan u hadlo

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +37

    Ogaansho waa channel weyn oo legend ah marka dirisle arintaan naga soo xira 😅

  • @YislamOmar
    @YislamOmar Год назад +23

    akhuuna dirisle wan ku salaamay 😁

    • @dr1171
      @dr1171 Год назад +2

      😂Dhawr sano Ka hor Ogaansho Aya Muuqal Kugu so qate adigoo Laha 30 iyo dhawr kun

    • @abdinasirapdullahi628
      @abdinasirapdullahi628 Год назад +2

      @yislam Omar sxpw vdeo kasugaYaa

  • @user-bv9yi6du2f
    @user-bv9yi6du2f Год назад +4

    Sxb Waa Sax Nin Kastaa Maskax Wuu Leeyahay Oo Taas Lama Diidana Ee Hadii Lagu Dhaho Sidan Samee Sidaad Sameesay Sax Ma Ahee Ma Ceebaa ??? Balse Goormay Xaqiiqdii iyo Runtii Ceeb Noqotay 😂😂😂 is Badal Nio Meesha Niic iyo Gogoldhaaf iyo Hantaatac Baad Ku Haysaayee Anagaa Runta Kuu Sheegeenee Ogaansho Ama Cumar inshaar iskadaa Adigee Soomaalida Youtubka Joogoo Dhan Baa Gaari Karinee Adeer Wiilkaagan Dirta Ahoow 😊😊😊

  • @Hurremedia
    @Hurremedia Год назад +17

    Ogaansho waxaa ku naqiinay inuu noosoo gudbiyo wax wanaagsan balse inuu personal attack sameeyo kuma taageersani siduu u hadlaayo waa waji kaama lihi
    Ma jiraa qof walaalkii xumaanta uu sameeyo baraha bulshada keenaayo jawaabtu waa maya hadii uu wax u sheegaayo muxuu si shakhsi ah ugu sheegi waayay

    • @xamdiaxmed5598
      @xamdiaxmed5598 Год назад +2

      Ujeedadu kaligiis mahan waa dadka dhan ee xumaanta soo gudbiya ujeedo ku socota

    • @kingamin4344
      @kingamin4344 Год назад +2

      ​@@xamdiaxmed5598 dadka dhan dirisle lamadaha umalena😂😂😂😂

    • @Xbrown1
      @Xbrown1 Год назад +1

      @@xamdiaxmed5598 ma dadku badly ogansho aya ka mid tahay😄😄

  • @sucdiqalanjo547
    @sucdiqalanjo547 Год назад +56

    ogaansho our teacher ❤

  • @user-pv2xl7li4q
    @user-pv2xl7li4q 5 месяцев назад +1

    Dirisle jaahilka ugu wayn ee somalia
    OGAANSHO Aqoon yahanka Somalia ever❤

  • @updulasiisxabiib
    @updulasiisxabiib Год назад +72

    Ogaansho is not easy 😕

  • @hakiimiali3606
    @hakiimiali3606 Год назад +44

    Hhhhhhh dirislow adi maxaa lagaa faa idaa ogaansho waxbadan ayaan ka faa’idnaa hadalka ha goyn goynin niyow 😂 hal xikmad kaama arkin
    Maanta waxaan la kulmey hibil,kaas iyo kaas waxaas ley heysaaa 😅 hal waano iga qaado sxb diinta si fiican u baro is deji 😊

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      CORRECT ✅️

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 Год назад +4

      derisle maxaa laga faaiidaa waa suaal fudud
      Derisle waxaa lagu barty ilaa hda kama uusan tagin waxaaso dad ah oo 1m kabadan wxuu ku kasbaday ma'aha iney wax kafaaiden waa talent uula yimid talentigaaso ah inuu reaction,chalenge soo jeediyo chenelkisana looma imaado in wax laga barto ee waxa loo imada kaliya Fun iyo baashaal oo ah sida aan ku naqaano youtubers ka caalamka😂 qofku Ogaansho maskaxda ka dagay waa iska caadi siduu rabo hauhadlo

    • @foostube-ym5tl
      @foostube-ym5tl Год назад

      Wllhi waa runtaa

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад

      @@Kamadage6566 😆 reaction iyo malacayni hadii uu wax tiri adi Haku anfaco . laheyste

    • @aadan_cabdirisaaq-saalax
      @aadan_cabdirisaaq-saalax Год назад

      Correct

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Год назад +1

    Wlhi Dirisle Abdi waa Runtii ninkaas ogaansho laleyahy Waan dawan jiray Hada kahor waa Nin Aminsan wax qalbigisa ku jira inay dadku qataa waxaa kale oo u dheere wuxuu is modaa mida dadka ka aqli iyo Aqoon badn qof wangsan iskaga keen dhigaa hory usco legend dirisle 🫡🥰✌🏻

  • @inaboqor
    @inaboqor Год назад +8

    Waxan hubaa hadu so laabto dirisle hii 2017 ilaa 2019 in la dhihi doono waxa jiri jiray nin youtuber ah o ogaansho la dhihi jiray ilaa hada ma aragno dirisle haas best somali youtuber dirisle abdi the goat🐐

    • @ammenmo8782
      @ammenmo8782 Год назад

      Sxb wlhi waa run aniga hal vidoe oo uu leeyahay ima dhaafi jirin wlhi imikana ma daawado lkn Waan taageera wax kalena maahee caruur maala yacni ah ayuu la walaaqday

  • @wallaalkasamalida329
    @wallaalkasamalida329 Год назад +22

    Ogaansho is big man
    😅😅

  • @XamuudXasan-ph7pc
    @XamuudXasan-ph7pc Год назад +2

    Derisle ogaansho waa RUclipsrka ugu fiican inta af somaliaga wax ku sheegto

  • @abdullahiyuusuf7788
    @abdullahiyuusuf7788 Год назад +41

    Adiga nio dagaalka lee ku fican thy markaad qof jafeysid lee ku fiirsadaa 😂😂😂😂😂

  • @maxamedmj4962
    @maxamedmj4962 Год назад +24

    Wuu saxan yahay darisle couse meeqo youtuber aa wax qaldan video yadooda ka buuxda xaar io kadi weyba rontahee meeqaa dhahda waxan anaa waso darisle abdi lee maa arkee oo hal mar kaftan u dhahay😮😮😮😮😮😮

  • @marian4718
    @marian4718 Год назад +3

    Ogaansho views ka ka dhace marka waa inuu qof ku dhagaa😂😂😂

  • @FartunkhalifYussuf-pf2uv
    @FartunkhalifYussuf-pf2uv Год назад +23

    Darisle walaal diinta ayuu ka badiyaa ee xishow adiga si ad views u hesho xita Africa ayad u meereysaneysa.
    Wallahi prank iyo waxad iso digta cantarabaqash ah ee iswaanso.

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Год назад +51

    Diinta iyo somalinimada ayd kuwalallowden dirisle abowe Allah dartis kuaamus

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Год назад +1

      Idrisle waa jaahil sida loo murmo ayuu yaqaana

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Год назад

      Beentaada mahane

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Год назад +5

    Ogaansho the best RUclipsr💪🏽

  • @calijabac5733
    @calijabac5733 Год назад +78

    Ogansho for ever

  • @abdirahman291
    @abdirahman291 Год назад +23

    Ninka waa mucjiso wllhi walwal buu kugu beeray.😂😂

  • @faaraxaxmed9839
    @faaraxaxmed9839 Год назад +2

    Ceebtada waxad ku hadlayso
    Dhagahagu iyo afkaagu mayna is maqal ceebtada kolba qof uun heyso maala yacni yahon
    Washamsi bad istaahisha 😅😅😅😅

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Год назад +40

    Dirisle reaction ayad aad ugu dheraysaaye Noosoo badi reaction ada 😂

  • @ayanleeiseh2862
    @ayanleeiseh2862 Год назад +10

    Cilmi nin leh weeyi si cilmiyeysan bu u hadlayaa ogansho adiguna midh ma lihid sidii foosto madhan bad qalalowda u haysa wlhi tagero ku aha lkn imika maya wayo indhuhu no furay ogansho wa nin wanag lagu bartay dhalintana u faideya adiguna walagu aqana imika

    • @Suleyman_said
      @Suleyman_said Год назад +3

      Carabiga meel qaldan oo kaa tuurey😂xaar iyo kaadi maa wax xun laidinka dhigey adigaa maalin walbo xaartid xumaan ku jirtaa inoo ku dhoho kasoo dhow😂😂

    • @cabdikhaamiri866
      @cabdikhaamiri866 Год назад +2

      Hhhhh carabigu cilimi xilimu noqday😂

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Год назад

      @@Suleyman_said Xaar iyo kaadi aaa?😳 Subxaanalah 😭💔 Xishood wll inaalilaah 😭 Ceeb dad miyadan la dhalan 💔 Salaamad😭

    • @hanadheykal1015
      @hanadheykal1015 Год назад

      MSs carabi 😂

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 Год назад +3

    Ogaansho waa macalinkeena .
    Adiga dirsle eh maxaa nabbartay ,Xaar iyo kaadi
    Iyo dhaqan Xumo Moyee maxaakale?
    عيب عليك يا درسلي

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 Год назад +19

    Waar waa ku wataa wllhi abdirisaqow 😂

  • @maanka4248
    @maanka4248 Год назад +5

    Nabiga ayaa dhahay walaalo ayaa tihiin

  • @Samatar110
    @Samatar110 Год назад +1

    OGAANSHO best channel weeye waxa ku jira 100 soo koobid buugaag juqraafi taariikh dalbarasho kuma qabsanayo mar iyo labo uu ku karbaashay waaad uqalantaa
    Lkn kaaga maxaa ku jira boqolaal fasaad ah mamoyinka la jaifaynayo.

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 Год назад +14

    Ma jiraa qof ila mida oo labadii video ee ugu danbeeyay keliya ka daawaday chanelka dirisle😂😊

  • @singham8184
    @singham8184 Год назад +5

    Dirisle waa oromo afsomaliga bartay

  • @nasteexohappy3764
    @nasteexohappy3764 7 месяцев назад +1

    Idirisleh waxaan ka yabay dadkan daawadaa waxay ka faa idan si diisoo kaleh ayaad noqonaysaan hadaa kan sii taawataan markaa wakhrigaa janis haysataan ogaansho ku daawata if io aakhiraba waa ka faa idaysaan ❤❤❤❤❤❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Год назад +155

    This is when i start ENJOYING RUclips 😂😂
    When DIRISLE start a fight with someone 😂 LoL 🤣

    • @zuhaipalpha755
      @zuhaipalpha755 Год назад +4

      😂

    • @abdullahiali3420
      @abdullahiali3420 Год назад +10

      😂😂😂😂😂😂 the real drisle is when he is fighting with someone else or giving reaction.
      I enjoyed it
      Am his big fun

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 Год назад +4

      @@abdullahiali3420 absolutely 👌💯
      Dirisle is not meant for pranks and other programs.. dirisle is good at reactions and fights... He's a form of more aggressiveness LoL 🤣

    • @yahyaomar8328
      @yahyaomar8328 Год назад +3

      Im also a big fan of dirsle when is fighting

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Год назад +1

      😂😂😂

  • @xamsegamer6347
    @xamsegamer6347 Год назад +38

    Team dirisle 1k ma igaadhsiin kartaan😂😂😂😂

  • @AhmettNani
    @AhmettNani Год назад +4

    Adi yaad thy Ani markaad igu kalsal gareeneysid 😂 best answer dirisle😂

  • @user-ci7ky5zo6u
    @user-ci7ky5zo6u Год назад +7

    nio darislow ninkaan adaa ibaray maba aQoon omar inshaarka hadan soo follow gareeyay😂😂😂

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed Год назад +62

    OGaansho is not easy 🤣🤣

  • @abdirahmanmanka2958
    @abdirahmanmanka2958 Год назад +2

    (Never judge a book by its cover) dirsle sifiican ufikir waxaga waxa waaye wuu icaye aan cayo aad wada a lkn (think twice before you take an action)🙏🏼💯

  • @lolboychannel8028
    @lolboychannel8028 Год назад +12

    I can’t wait this musulsal start 💀💀😂😂😂

    • @najkahasan7487
      @najkahasan7487 Год назад +2

      ogaansho kan damba kama lahan ee asaga waali isku furooyo 😂