DegDeg Waa Nuucma Sixirka Loo Adeegsaday Ciidamada Somaliland Goojacade WarWeyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 182

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +1

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva ❤❤

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 Год назад +16

    Guuuuul iyo Gobonimo Jamhuuriyada Barakaysan SOMALILAND mnshlh ❤❤❤❤❤

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi Год назад +3

    Zambia lagakeney sixirka garage chama aya keney from zamabia

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 Год назад +13

    Salaan Sare Walaal Insha Allah Guul Iyo Midnimo Jamhuuriyada Barakeysan Ee Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Год назад +2

    Waxaqiiqa wallaahi billaahi faqash wasaaxiriin wa ummada keliya e cidwalba sixirka kabadisa Allaahumma raddacalayhim sixrahum wakulla kaydahum

  • @awm221
    @awm221 Год назад +6

    Acuudu bilaah makay wax ba iska celin waa yen bay sixir adeg saden subxanallaah Acuudu bilaah
    War wuxu fulaysana huwan dheh miyeysan ogan in uuden biyahay
    Guul guul somaliland in sha Allah albaqrah kadag
    Acuudu bilaah Acuudu bilaah
    Xasbunallaah

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 Год назад +7

    Walaalkey salaan boqortooyo somaliland somaliland guulayso guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Год назад +1

    Allah haa jaabiyo cadoowga 😮😮😮 kuwaan waa kuufaar

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Год назад +28

    Allah ha jabiyo cadowga Somaliland Allah ha jabiyo dalimiinta huwanta insha Allah.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Год назад +1

    Allahu akbare allahu akbare 😢😢😢😢😢

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +6

    Xasbunallah xarooda sixirole iyagaba afkoda bi isko shegn lakin ilahye baa ka weeyn guuuuuuuuul ciidanka qaranka Somaliland guuuuuuuuul 💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Год назад +11

    Guul guul guul cidamada qaranka isha Allaah❤

  • @yaxyabdi6517
    @yaxyabdi6517 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 soo soco siraadey

  • @Shankaroon266
    @Shankaroon266 Год назад +6

    Reer bahal belo idinku dhacday
    Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Год назад +6

    Acudubilaah illahay idinku soo celi rabigay weyn ayaan bariney in mid ay ka soo noqon kari wayaan In sha allah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +2

    Quraan akhrista ruqiyada AAYATUL KURSI

  • @YongnRefe-zu2gq
    @YongnRefe-zu2gq Год назад +1

    Ilaahay Ayaa kusheegay ayadihiisa quraaka ruuxa daalumka ah haduu aqristo quraaka Kariimka illaa qasaara mooyee kama dheefayo suuratul israa aqri Adaa arkidoonee walaayuziidu aldaalimiina illaa qasaarin

  • @Heba-mm2nf
    @Heba-mm2nf Год назад +2

    Guul guul guul somalilan❤❤

  • @Fahiimahindaleyla4kulmiye
    @Fahiimahindaleyla4kulmiye Год назад +3

    Waar sixir ma jiree inaga nla kla iibsaday💔, laakiin reer somaliland iyo ciidankeena ba we become together and stronger 💚🤍❤☝️

  • @fartunahmed1387
    @fartunahmed1387 Год назад +6

    Subxana ALLAH

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Год назад +2

    Xasbunallaahu wa nicmal wakiil acuudubilaah mina sheydaani rajiim bismalaahi raxmaani raxiim

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад +2

    🙄🙄🙄🙄🙄🙄 bismilah cadowga somaliland Allah jebiyo diin maleh 😮😮😮😮 xiliga Maxa ushegi weden marka wax dhacan kadib ma ahen shegtan feejignaada Dayac iska ilaaliya waxa leyahay somaliland dhufeska jilibka dhulka ku giijiya gobalada difaaca Hala adkeeyo guulesta ciidanka qaranka insha Allah

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Год назад +4

    بسم الله الرحمن الرحيم
    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
    Guuuuuuuuuuul insha Allaah Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland iyo dhammaan ciidamada qaranka JSL iyo dhammaan madaxdayda barakaysan iyo dhammaan dadkayga

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 Год назад +1

    Guuuuuul Somailland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrayussuf4388
    @khadrayussuf4388 Год назад +2

    Ilahay haku celiyo sixirka lashegay waa alakadheri fal shaydan walalha somaliyed ilaho u gargar

  • @samiraaden5951
    @samiraaden5951 Год назад +3

    Malaaigtii badar baa idintimid waayo waa xaqdaro

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Год назад +2

    Thanks so much Madal Furan Media, waxaan filayaa hadii six ina jebinayo ,waxay ila tahay ineynu idka qaxno , ( dowlad sixir ma karo )

  • @nugaal012
    @nugaal012 Год назад +5

    Sixirkaasi iyaguu ku noqonayaa.

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 Год назад +4

    Insha allah

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 Год назад +2

    Balaayo sirxa waa wax Ilaa garaad koodu afrika sixir ka raadiyay. Subxanalah Alah ka wayn lkn hadaba Quran Akhrista .Inshaalah itakuu Ilahay ku rogayaa😏😏😏💪💪💚🤍❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Geeeeesi geeeeeesi qaranka ❤

  • @suadabdillahi2450
    @suadabdillahi2450 Год назад +2

    Waxkasta oo layidhaa somaliland guul

  • @OmarOmar-eu1qe
    @OmarOmar-eu1qe Год назад +3

    Sixirki mar hadii la ogaday
    WAA in Qoraan sartaan CIDANKA iyo carada Somaliland

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 Год назад +2

    Sixirka ila Zambia Zimbabwe Kenya iyo meelo kle oo badan ayay sixir uu doonteen faqash foqal faqash waa la ogaday xata iyagaba ku faanaya ooleh waanu sixirnay military gii Somaliland subxanallaah allahu akbar

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Год назад +5

    Anaga xaldaan oo waada ilowsana taqbiirta oo ah saafteeni iyo kajaagi waxa walba ka Burundi saareye waa in aynu isgu waada ogaanow maar walba iyo meel walba Allah Akbar inshallah guul somaliland iyo irir samaaleh

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Год назад +3

    Huwantu waa ay qataareen ciidamada qaranka markii ay awood kale waayeen.

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry Год назад +2

    Waa run. Quraan ayaa. Wax kasta kadawah.

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Год назад +4

    Subxanallah acuudubilaah 😢😢😢

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Год назад +7

    Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 💪🏾🤲🤲🤲💪🏾💪🏾💪🏾
    💚💚🤍▪️🤍❤️❤️💪🏾💪🏾💪🏾

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Год назад +2

    OGEYSIIS WA IN CIDANKA LO SAMEYO XIRSI EY KU QURAN TAHEY AYATU BAQRA 21 BISIN 3 QULU WALE

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Haa wll usheeg ❤

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt Год назад +5

    Subxanalaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Год назад +3

    WA IN LO ARO CIIDANKA EY GOWRACEEN

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад +2

    Iyo inshaallahu dheeha

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Год назад +2

    Waxa lagu sixray muuse fuley oo ku amray Nuux Tani iyo Afguduud inay ciidamada habeen madow soo raraan u na qaybiyaan Gacan libax, Berbera iyo madaxtooyada oo weli leedihii, "Mudane madaxweyne." Idinkaa ka liita muuse.

  • @samiraaden5951
    @samiraaden5951 Год назад +3

    Wana tagay wabaaa😢😢😢😢😢

  • @fatumaomar7963
    @fatumaomar7963 Год назад +2

    😮 holy hell please don't do their work for them . Magic suddenly comes into play when Somaliland suffers one defeat, these ppl didn't know magic when they were the ones losing. Drugged possibly. The minds of SL are being targeted. Stop this story being used to cause chaos. Betrayal inside on multiple fronts needs to be addressed and dealt with.
    Guul Somaliland ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Viiva viia somaliland viiva somaliland viiva somaliland lsrae viiva ❤ snm❤❤❤

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Год назад +4

    Weligoodba darood sixirka wey isticmalan- Afweyne sameen jirey oo farmaajo adeegsan jireen. Lakiin inte ba uu shaqaynaya sixir afweyne maku bad badey, farmaajo maku guleeystey waa maya. Wax sixirkooda leyskaga xijabaya Quraanka kariim weliba surah al baqarah, quraan sarkana magaalo kaste iyo tuulo kaste ha laga sameeyo insha Allah.

  • @hadaafi
    @hadaafi Год назад +6

    Garad sixiir

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +3

    Kkkkkkk sixir majiro waa loo awood sheegtay huuno

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +7

    WAAR QUURAN KUU GOOYE ciidan biisankaa faalayuuran
    Sharkiin waa kheeyr ilma dheegdheer😂😂😂😂

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 Год назад +3

    sixrka bisnkaa ka adg alaahu akbar ayaa ka adag quraankii nibigu akharistayi markii la qataaryi

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Год назад +4

    Waxaad u sheegta somaliland markaad galaysaan dagaalka bisinka qabsada insha allaah dhaha allaaah akbar na dhaha way burburayan markaa

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Год назад +3

    😢😢😢subxanalaa subxanalaa subxanalaa

  • @samiraaden5951
    @samiraaden5951 Год назад +3

    Reer wana tagay 😅😅😅

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 Год назад +3

    its not about lascanood..we have never interfered in Puntland politics...but we sit somewhere and watch it happen for very very long...we have to inflict damage on Puntland until they agree our terms and conditions... other than that don't waste Ur time...

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Год назад +3

    Waa in ciidanka weeysada haystaan Inta ay kareeysaa. Dikriyaatul sbaax iyo Dikriyaatul masaa'a hadii aad ku dadaasha an aad joogteysataan, Ilaahey baa Idin ka xijaabi doonaa.
    Cidanka Bara.

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed9849 Год назад +3

    Quraan badan Alhrista insha Allh Akhrista Baqara iyo Suuradaha Alikhlaas iyo Falaq iyo Naas Akhristat😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Acuudi bilaah Shayaadiin Afkaaga caano Lagu qabay🥛Weriye Sharafle

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Snm❤❤❤❤❤❤❤

  • @jackmason4320
    @jackmason4320 Год назад +2

    Guul reer SSC.
    Idoor wala karbashe 😂

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Год назад

      Family saxiriiin 1200 maxbuus baan kaa haaya waa laagu soo soocda ee waax iska ceeliye 😡😡

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y Год назад +5

    Askari kasta oo meeshaa joogay ituu waysaqaato ha akhristo suuratu idaa zulziilad 22 jeer markkasta uu suurada dhameeyaba ha yifhaahdo bismillaahi bi idniillaahi wa qudratillaahi sixirkani wucuu ku noqonsyaa kii qofkii i dulmiyey ee i sixray markuu dhameyo nebiguu svs buu ku ku.saliyayaa intuu awoodo madall furan hadaad comentiga aragto gaadhsii ciidamada iyo hogaamiyaadhoda iyaguu ku noqonayaa idan alle

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 Год назад +3

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم سبحان الله العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Год назад +5

    allaah ha jabiyo cadawga sharkiisana allaah haynaga kaafiyo insha allaah guul

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 Год назад +3

    Siixir is meant to confuse you and create fear. Allah is great and move forward. Allah is great. siixir is nothing.

  • @hodannuur9393
    @hodannuur9393 Год назад

    Subxaaanalaaah subxaanalaaah waar sow reerku way nataaageeen

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Год назад +2

    wayiska caddayd inlasirxay xasbiyalaahu waa nicmalwakiil

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Год назад +1

    SUBHAANALLAH ILAAHAY BANU KA MAGAN GAL NAY WAR QURAN KA AQRIS TA WAYSAS TA ILAAHAY TALO SAR TA NO SIR

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад +4

    Waarkan waarun wiilkan waa inadeerkay o milateriga si fiican baan u gaaranaya

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Год назад +4

    Arigii madmadoobaa iyo geelii gawracnaa waakii siyaad barre wax u tari waayey. Sixiroole ma aflaxo

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 Год назад +2

    Waxana way sixireen salaadana way tukadeen daroodku gaalo iyo muslim kee bay yihiin

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Год назад +2

    Adkaarta. Ha. Akhristaan. Iyo. Qulacuudu. Birabil falaq. Iyo qulacuudu. Birabi naas.

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 Год назад +5

    Sixirku wuu wareega wuxuu ku danbeeya kuwii soo dalbaday iyagu ku danbeendoonaa 🎉🎉🎉🎉😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +1

    Adeer caqliga xawayaanka baad leedahay kkkkkkkkkk dadkan dulmigii baa ku dilaacay wallaahi waan qoslay

    • @zamzamwarsame7932
      @zamzamwarsame7932 Год назад

      Wad ku horaysan bahalka runti mushrikiina weeye can caan dhalaybad ku tihiin wala huba acudubilaah🤮🤢🤢🤢

  • @Roobleh
    @Roobleh Год назад

    Alhamdlah ilaahay ayaa i soo gaadhaiiyay inaan taariikhdan is qortay si live ah u daawado oona la iiga sheekayn. Wax iska celiya ilaahay daalim ma taageero. Xaqa ayaa inigu soo baxay

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 Год назад +1

    Adeer umabaahna in lasheekeeyo sixir iyo waxlamidah sixirka iyo kuwa sameeyaa waa daxiif.....

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Год назад +1

    Waligood beey sixirka ku shaqaysan jireen,,waagii usc baan ogaa

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Год назад +1

    Quraan aqrista

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад +1

    The blame game and false theories continue.
    #white hyena
    😅😅

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Год назад +1

    Hadii hubkii waaweynaa iyo ciidanka badankiisiiba waa nadgaleen illaahay halkaa hakudamiyo dhibkaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Год назад +1

    Usheeeg ayadaha sixirka albaqra meel lagu shiday sixir maqabto ha lagu akhriyo muusaaqulna latakhaf inaka antal aclaa walqiima fiiyamiinika tàlqafu masanacuu inamaa sanacuu kaydusaahir walaayuflixu saahiru xaythu fa ulqiyasxartu sujadan qaaluu aamana birabi haaruuna wamuusa iyo sida waqalafircon

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад +2

    Hoore yaa loo arkay waagi kaallshale faardo daayeero waatan ina u dheexe lee qoorilugud taallabur iyo baalidhiigi

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Год назад

      Ileeyn reerahaas waa sixirooleyaal. Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g Год назад +1

    Hasbunsllah wa nicmal wakiil war quraan akhrista adkaarta 😱😳😳😳

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Год назад +1

    MUUSE IYO NUUX THAANI AYAA MALEEGAY XASSUUQA KU HABSADEY CIIDANKA WAXAAY BIXIYEEN AMARKA LAGU SAAREY TALISKII GOOJACADDE OO AH XARUUNTII SAADKA.IYO HOGAAMINTA.

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Год назад +2

    Bal Sixirkii Hakaaceliyo wax Walee waa inlaidkawaayo aduunkadhanba tuugooyinka Faqashka aheey

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Год назад

    Subxanallaj falkooda allah Haku cliyo huwanta

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Год назад +1

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад +1

    dabata wax ciidama sisiriya lagu riday ilahay ka magan gala saxirinta dab damiskana ka caystaa haday bisinka qabsan lahayeen waxba laga qaden urtasi baa suuxisay oo seexisay ciidamda maydan arag dhawacaa oo qar ay laahyeen weli ma miyir qabo

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Год назад +1

    Yuhuudii soomaali baa soo gashey laascaano waa inaan takalanaa calalaah wada dhaha ka kaca quraan is wada saara

  • @burhanahmed7198
    @burhanahmed7198 Год назад

    Subxaalah ummdan Iiddorka wey waasheen. Sxb dulmi band gasheen waanad ku jabteen waanad ku jabi doontaan. Goojacadde xoog baa rag kàaga saareen ee beenta dàaya.

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 Год назад +1

    Arinkan uu kasheekaynayaa waa taatiko milatari iyo cali sare oo kahoreeya kanasareeya caqliga kuwa goojacade joogay.......waana ceeb in ay sidaas uhadlaan liidata....

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Sheekh rusheeye ayaa sheegay isaaqa la sixray in uu ka saaro ayuu rabay

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Год назад +2

    Acuudu bakalimaati. Laahi. Taamaat. Min shari. Maa. Khalaq. Iyo. Bismalaahi. Laa dii laayaduro maca ismihi shey. Fil ardi. Walaa. Fi samaa. Wahuwa. Samiicul. Caliim Sadex sadex. Jeer. Aroortii. Iyo. Casarkii

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Год назад +1

      Itaas ayaa ku filan hadii ay joogteeyaan ciidanku, Cid wax ka qaadi laheed majiri laheen.

    • @خوخهخوخه-ف9ط
      @خوخهخوخه-ف9ط Год назад

      Ilaahay. Haynoo. Ilaaliyee. Haloo. Sheego

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk astaqfurallaah been badanaa

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Год назад +1

    Waa run waa sixirooyin waagii dagaalkii usc baan ogaa laakiin quuraan baa indha looga jafay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Год назад +1

    SIXIROLAHA FAQASH HUWAN UGU WEYNA WUXU AHA EHELU NARKI AF WEYNE SIXIRKIISI WAXA LAGU JEBIYEY GURI KASTO O HAWIYE QURAAN AYA LAGA AQRIYEY

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Год назад +1

    Hadaad islaam sax thy maxaad utaageraysaa dulmiga dad dhulkoodii lagu duulay oo laxasuuqay ayaa iska dulqaaday dulmigii danbiilayshii illahay gacanta usoo galitey.

  • @DalmarJjc
    @DalmarJjc Год назад

    Qarankii badhida weynaa dhulkuu hoos maray