Sow Adiga Ma Aha - Saynab Labodhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Heesta: Sow Adiga Ma Aha -
    Codkii: Saynab Labodhagax -
    Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Комментарии • 132

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 4 года назад +14

    Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
    Jimmy wuxu ahaa mar la arag
    Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
    1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
    Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
    Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

  • @musaente1911
    @musaente1911 2 года назад +4

    One of the most Somali song I ever get tired of listening. Seynab abaayo waad ku mahadsan tahay codkaaga macaan. Waa xasuustii xaliimo muuse milano Allah ha unaxariisto

  • @ismaelismael3525
    @ismaelismael3525 6 лет назад +10

    "Axdigeeni saw
    sidaad igu ogayd
    kuma sidin wadnaha
    adaa iga samree
    nafta kugu sasabi jiray
    sideen idhaahda" qalbii

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 2 года назад +4

    Saynab laba dhagax qof qaali ah cod macaan music waxaa ku fara yareystay cabdisalaan jiimi
    Boqoradii Qubeys faq cumar alkha ku xifdiyo walaal macaan

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 4 года назад +6

    Abdislan jimmy true Somali musician aadba loo tabay illaahay caafimaad iyo cimridherer ja siiyo isga fananada qaaliga ah ee somaliyeed saynab labadhagax

  • @hamiiyoqami135
    @hamiiyoqami135 5 лет назад +30

    20 - 2 - 2020 Saacadu waa 4:31 habeenka qaybtiisii danbe ama daakiradii salaad subax goobtu waa germany magalada nurnberg xafadu waa plarrer kohlenhofstrase
    Bilaa sabab ayaan iska ilmeeyey mrkn musica ay ku bilaabmayso maqlayba
    Jacaylku wuu xanuun kulul yahay ,
    jigjigaay ma nabadbaa

    • @amirj8376
      @amirj8376 9 месяцев назад

      12/05/2024 sacadu waa 03:11 habenka qeybtiisa danbe xaafadu waa Hayes town gaar ahaan West London
      Heestan waayo waayo anigoo yar aduunyo ❤❤❤

    • @ahmedabdi5559
      @ahmedabdi5559 2 месяца назад

      Goorsheegtu Waa 1:31 habeenimo. Habeen Axad ah. Magaalada Chicago ee gobolka Illinois. Heeskan Ayaan shaqadayda habeenlaha ah ku dhagaysanayaaa anigoo xasuusanaya 1998 Iyo ayaamo tagay.

  • @sahalyare7887
    @sahalyare7887 5 месяцев назад +1

    Ereyadii Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube

  • @alimohamed4097
    @alimohamed4097 3 года назад +1

    Soo adigii ma aahan sanado il dheeer kaa u sili sanaay saakana indhuhu ku sii jaleecayaan soo adigii ma ahaan
    Axdigigeena so sidaad igu ogyd kuma sidin wadnaha adaa iga samree naftaaan kugu sasabi jiray sidaaan iraahdaaa

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 5 лет назад +5

    Naftaaan kugu sasabi jirey sideen yidhaahdaa! Great song🌹

  • @halasports6007
    @halasports6007 5 лет назад +6

    Kama daalo heestan 2020 laba dhagax halkeda dhigtay calek

  • @AbdulAli1221-l1e
    @AbdulAli1221-l1e 6 месяцев назад

    The king of piano 🎹 Jiim shikh miming

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 5 лет назад +6

    This song drives me back to 1998 in kakuma refugee camp in Kenya

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 5 лет назад +4

    Mirihii abwaan Cabdi Qaadir cabdi shube

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад +2

    Magaceeda ayaan yaraantii ku qosli jiray😂. Alle ha daayo waxa ay i bartay boqolaal heesoode.
    Boqortooyo

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 6 лет назад +10

    Toloow sidaan uxasuusanahay iyana ma ii xasuustaa madaxdii aan jeclaa ,madaxeeey Illaahay ha igu kaasimo

    • @inamohamed2491
      @inamohamed2491 6 лет назад +1

      Wiilan is jeclen anago iskoleyad u magac egtahay bro

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 6 лет назад +1

      cooking kolhadaad heestan ila dhagaystay waa laftiisii mise toloow magacaa iska wata kalgacayla wllo qli

    • @inamohamed2491
      @inamohamed2491 6 лет назад

      @@shaaficecishqi8739 sow adiga mahan sawirkan arkiyo sowracan badalan ee sahalku helay hh waa ereyada hesta bro

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 6 лет назад +1

      cooking Haniolaado jacaylku my sis

    • @inamohamed2491
      @inamohamed2491 6 лет назад

      @@shaaficecishqi8739 😘

  • @fahadhaji2443
    @fahadhaji2443 3 года назад +1

    taariikhdu waa 16 augost 2021 habeenimo isniin saacadu waa 2 iyo 38 a m habeen bar kadib ayaaa waxaan joogaa sweden gaar ahaaan stockholm xaafadda rinkeby

  • @teamsharmaboy9932
    @teamsharmaboy9932 4 года назад

    Waqti qurux badan xasus mid ka mid ah heesaha kuso hana qaday kama daalo dhageysigeyda one 📴 my favorite songs labo dhagax esh cala cod mcn❤️

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 6 лет назад +3

    Heestani waa heesta laxankeeda ay u codeeyeen abwaaniintii hore iyo fanaaniintii waabari inay laxan cajiib ah leedahay.

  • @mmss6906
    @mmss6906 7 лет назад +4

    Walee hestaan qof wax kusoo xasuusay anigana ha iga reebin xasuus ayee iitahay asaxab igu qaliya iyo magalada adis ababa

  • @abdiazizaden3648
    @abdiazizaden3648 6 лет назад +5

    Classic Saynab laba Dhagax who is watching 2019..

  • @abdallamohamedabdullahi5063
    @abdallamohamedabdullahi5063 6 лет назад +1

    2018 heestaan mar weliba aaaaan dhagesto waxaan soo xasusta jclkyga xaliimo sacdiyo 2007 waa waaagan is baranay JCL aaan LA ilaawi Karin waaye ii nolow saynaba Ali laba dhagax from Uganda Kampala

  • @notifications8569
    @notifications8569 3 года назад

    Sow adigii ma aha sawir arkay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 xasuuus 200……🥰🥰🥰

  • @johngeng5423
    @johngeng5423 5 лет назад +7

    Somalia good hit and hip hop song 2019 still listening.

  • @abbaszuuni259
    @abbaszuuni259 5 лет назад

    Heestan qofban ku xusustaa aan aad u jeclaa tolow iyaduna May xasuusataa fowsiya said noolow waligaa

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 6 лет назад +2

    Xaliima Muuse Millaano Ilaahay Jannada Ha Geeyo, Islaantaan Heesta Waa Ku Ciyaartay

    • @abdulnur3526
      @abdulnur3526 6 лет назад

      Maryan Abdulahi sax waa runtaa wall xalimo Muuse Milano ayay is fiican ugu heestay islaantan way dishay waay waayo

  • @abdiazizyussuf7945
    @abdiazizyussuf7945 6 лет назад +1

    Waaaw hees erayo cod aad umacaan xasuus qaaliya wacanaa ayaamuhu

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 9 лет назад +2

    sow adigi maha wow wlee waa hees
    waa layaabay

  • @dahirali5957
    @dahirali5957 8 лет назад +34

    Heesta waxa horay u qaaday AUN Halima Milano waxayna ahayd askariyad ka tirsaned ciidamada aslubta

    • @Ikraaminos
      @Ikraaminos 4 года назад +1

      Run badanidaa, AUN Xaliimo Muuse Milaano ayaa laheyd heeskan ay Labbo Dhagax dib u qaaday.

    • @abdulahikasimabdi9217
      @abdulahikasimabdi9217 3 года назад

      Qq

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 года назад +2

      Heestaan waxaa curiyay abwaan Cabduqaadir Cabdi Shube, waxaa laxankeeda lahaa Xasan Carab oo ka mid ahaa mulaxamaystahii kooxda Horseed. Hadii aanan xasuus qaldanayn. Waa sidaa sheegtaan waxaa orginalkii qaaday AUN Xalimo Musse Milan. Aduun qaaali ah oo lasoo maray ayuu ahaa

  • @hanatadan5658
    @hanatadan5658 2 года назад +3

    This song is favorite wllhi 💋

  • @saleebandhaaye8312
    @saleebandhaaye8312 9 лет назад +3

    waaaaw caadi maaha
    bal meeshay luuqda kasoo saarayso eeg
    waayo waayo ayaan xusuustay iyo waliba qof aan ku xasuustay heesaha dhagaysigooda iskuma wacnin lkn tan caawa dabadaan u qabtay ilaahaw noo dhaaf

  • @mukt89adam11
    @mukt89adam11 5 лет назад +11

    ax 2019 eesh qiyaasak like ii saara.

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад

    Xasuustii Xaliimo Milaano AHUN

  • @zakiahmed5682
    @zakiahmed5682 9 лет назад +1

    wooow caadi ma ahan runtii waa hees qiimo leh

  • @ahmedmadeyaden3610
    @ahmedmadeyaden3610 4 года назад +4

    Kal iyo laab
    Like idhex

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 9 лет назад +12

    This song drives me back to 2005

  • @user-cy2zw6mh1k
    @user-cy2zw6mh1k 9 лет назад +3

    waxaasaa hees ah xasuus waayo waayo

  • @dahirali5957
    @dahirali5957 10 лет назад +1

    Cod iyo music iga dheh
    Long life #zeynab laba dhagax

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 6 лет назад +2

    Arayadii cabdiqadir cabdi shube .

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 8 лет назад +9

    Wa cod iyo cod la,aan oma dhawo heesta qofkii lahaa kkkkk

    • @maxamedhameey8412
      @maxamedhameey8412 6 лет назад

      Afkaaga caano iyo malab lagu qaban seynab laba dhagax

  • @mohamedtolma2094
    @mohamedtolma2094 6 лет назад +14

    This song is one of my favourite couse of I heard when I was young by radio 😍😍😍😍

  • @mohamednour870
    @mohamednour870 11 месяцев назад

    One of best songs I ever heard ✅✅🥶🥶

  • @abdirahmanfarey9387
    @abdirahmanfarey9387 4 года назад

    Hestan wax ku xasusta gabar rer waqoyi ah oa nola keenya anago yaryare oa schooleya gobatu wa busia kenya markan barega so baxano ayeya hestan qadi jirteya marwlabo 2009 standard 6 ayan aheen

  • @abdiwahabmohamud7196
    @abdiwahabmohamud7196 3 года назад

    Salaan sharaf umada daaman

  • @hodankosar9706
    @hodankosar9706 8 лет назад

    Maansha Allah cod wanaagsan saynab noolow

  • @bilebulsho
    @bilebulsho 4 года назад +2

    Heestaan maxaa loo hagraday waa heestaan ugu jeclahay

  • @mohamedabdifataha9355
    @mohamedabdifataha9355 Год назад

    Xasuustii Xaliimo Muse Milano

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 6 лет назад

    Saw adiga maahin sawirkan arki haaheey

  • @ahmedabdulahi6677
    @ahmedabdulahi6677 6 лет назад +3

    YAA SALAN HEESTAN XASUUS AYAAY II LEDAY WAGAN QADKA BARTAY AYAAN KU QAYILI JIRAY

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 6 лет назад +1

    heestan Erayada waxa lahaa Muxumed Soofe Kaneeco IHN waxaana laxameeyey Xasan Aadan Samatar oo ay xaas u ahayd Shamso Cumar Axmed oo heestan asalkeeda hore qaaday

    • @abshirabdirahmanosman8061
      @abshirabdirahmanosman8061 5 лет назад

      cumarow abwaan muxumed xaji sofe kaneeco heeso cajiib ah but leeyahay.

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 лет назад +3

      Beenta jooji mtr seerbiya
      Heesta waxaleh abwan abduqadir shubbe
      Adoo warysan ayuuba ku sheegay hhhhh dib ugu noqo halkaas
      Milaano keexduu macalinka u ahaa shubbe ee horseed band ayeyka mid ahayd halimo milano heesta qaaday

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 Год назад

      ​@@ßí777-e1c xaqiiq weeye inbadan inay isku khaldan heesta abwan shube

    • @museente9000
      @museente9000 Год назад

      Heestan waxaa alifey abwaan shube waxaa ka codeeyey Xalimo Muuse Milano

  • @mohmoudmohamed4378
    @mohmoudmohamed4378 2 года назад +2

    up to still 2022 dhegeysanaya like ii saar

  • @ahmedalwan400
    @ahmedalwan400 5 лет назад +2

    Naftaan kugu sasabi jirey side iraahdaaa

  • @fatumagure5936
    @fatumagure5936 5 лет назад

    Xasuus weyn ayeey iladahay anaa caafimaad qaba gabar yar ah

  • @abdulrahmanhaji6418
    @abdulrahmanhaji6418 3 года назад +1

    Still listening in 2021...
    Millennium hits!

  • @xuskayare220
    @xuskayare220 9 лет назад +3

    walee heskan ninba nin ku xasusay anaa waxan ku xasusta sxbkey ka dhereyo nolaw sxb

  • @hibakhasan1598
    @hibakhasan1598 2 года назад

    Saw a digii maaha saw adigii maaha yaa salaam waqti waliba xasuustii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️‍🩹❤❤️‍🩹❤❤️‍🩹❤

  • @samiirmaxamed9665
    @samiirmaxamed9665 2 года назад +1

    Mansha alllaaah

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 лет назад

    Heestii xaliimo milaano

  • @abdullahimohamedosman5603
    @abdullahimohamedosman5603 4 года назад

    Hestan xasius igu qali. Anigo yar radhi yaha. Kamaqlijire # saynab

  • @axmadclahi8009
    @axmadclahi8009 5 лет назад +1

    saynab laba dhagax bast

  • @cabdiraxmancilmi8886
    @cabdiraxmancilmi8886 5 лет назад +2

    WHAT A GRT SONG

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 6 лет назад

    zeynab cod dahabi ah legend

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 4 года назад +3

    Ex song halimo mouse Milano Bell merci saynab labo-dhagax Listen On 15/06/2020 Lundy Monday

  • @jookaralbi8454
    @jookaralbi8454 9 лет назад

    hala hala hala markeey qaaci kaban taha kasii shidan

    • @suldaandurcarbeed2203
      @suldaandurcarbeed2203 7 лет назад

      Sxb jokar waa runta waxa jirtey heestan oo qaaci ay ku qaadeyso laba dhagax oo video clip ay ku soo saartey sidee loo heli kara

    • @abdiwahabmohamud7196
      @abdiwahabmohamud7196 3 года назад

      @@suldaandurcarbeed2203 woow

  • @Cadnaan05
    @Cadnaan05 9 лет назад +3

    CLASSIC SONG!

  • @adam.somali643
    @adam.somali643 9 лет назад

    waaaw nice song tha i never hear laga yaab heestan

    • @yuusufabdi3210
      @yuusufabdi3210 4 года назад

      kuwa dhiiga fidiyay fulisay hawlahsdii hestu

  • @bashybashe9451
    @bashybashe9451 8 лет назад

    wow waad gashay saynab I love you forever.

  • @ameche3480
    @ameche3480 10 лет назад +1

    Àaaaaah nice song

  • @saalaxcali4516
    @saalaxcali4516 9 лет назад +1

    mohamod ali farxaan Xarare Biljamka joogaa

  • @adam.somali643
    @adam.somali643 9 лет назад

    sooo adiga maaahaaa

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 5 лет назад

    best song love you

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 лет назад

    this so beaitfully

  • @peellahabdih9432
    @peellahabdih9432 7 лет назад

    this song made my day ixi

  • @mohamedmudac2652
    @mohamedmudac2652 7 лет назад

    xalimo milaaano

  • @asiiliabdulahi7875
    @asiiliabdulahi7875 6 лет назад

    Hestaan waxa kusoo xasuustsa gurey geesdiir

  • @abdullahiali321
    @abdullahiali321 6 лет назад +2

    2000++ no things change

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 8 лет назад

    Sweet Song

  • @hajirali6679
    @hajirali6679 8 лет назад

    naftan kugu sasabi jiray sithen irahtha

  • @mohamudabdi4284
    @mohamudabdi4284 9 лет назад +3

    sxbkey farhan Harare kuso xasusta hestan sxb inolaaw manta ku so xasustay hestane waad jecled hada qoralkeyga aragto adigo dhageysa I so xasuso waa les ku sonoqona waxii nol garonkii is bartibo wali wa dhisan yahay

    • @Geeskaupdate
      @Geeskaupdate 7 лет назад +1

      Mohamud Abdi sxboow Garoonka isbartiibada Garowe Miyaa

  • @suldaandurcarbeed2203
    @suldaandurcarbeed2203 7 лет назад +3

    Waxa aan wakhti hore arkey heestan oo ay laba dhagax qaaci ku qaadeyso oo video clip ay ku soo saartey asxaabta meel yaa igu sheegi kara

    • @suldaandurcarbeed2203
      @suldaandurcarbeed2203 6 лет назад +3

      Heestan oo kaban ay ku laba dhagax ay mar ku qaadeyso kaban ayaa jirta yaa meel iigu sheegi kara.

  • @thabetmohamed8306
    @thabetmohamed8306 9 лет назад +1

    يسلام زينب لبطغح

  • @cabdiraxmancilmi8886
    @cabdiraxmancilmi8886 5 лет назад

    Wow

  • @abdiomer1396
    @abdiomer1396 2 года назад

    5-23-2022

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 6 лет назад

    wwoooww

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 лет назад +1

    how are you sis

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 лет назад

    Emmy baby this tallksheone

  • @habibintuimraanomar7943
    @habibintuimraanomar7943 8 лет назад +1

    naa heeso aad leeday qaad lxyey

  • @hh-cl1sr
    @hh-cl1sr 8 лет назад +1

    Verry Romantic

  • @abdiwahabmohamud7196
    @abdiwahabmohamud7196 3 года назад

    Add iyo add pig up 2too funs cld saiynab

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 лет назад

    👮💙😎💎

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 лет назад

    👮

  • @jamaalwarsame2931
    @jamaalwarsame2931 9 лет назад +1

    lkn. 2 dhax heestaan malahan way bililiqaysatay. binti cumar gacal baa originalkeeda iskaleh, qiso jcl bayna kubaxday heestu. oo isla hobaladaas binti cumar gacal qusaysa. balse hada 2 dhaxa cod macaan & musig kularan bay kusobandhigtay. raga ugaraacay oo saaray musiga caadi ma aheen, laxamaystayaal & musishin weeye ragaasi.

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 8 лет назад +1

      Abdisalam Jimmy ayaa musiga u garaacaya Waa muusishinkii u tuminjiray fanaaniinta kala ah
      Hassan adan Samatar
      Mohamed saleebaan tubeec
      Abdijibaar alkhaliiji
      Jamac yare
      Omar yare
      Iyo fanaaniintii Waa wayneed

    • @halashalas8844
      @halashalas8844 7 лет назад

      Wiilka reer cigalle production

    • @abdulnur3526
      @abdulnur3526 6 лет назад

      jamaal warsame Wall Waxaa iska leh heestan xalimo Muuse Milano dib u baar (AUN)

    • @musicchannel2537
      @musicchannel2537 4 года назад

      Run ahaan heestaan wxa ay ii tahay mid in badan aan qalbiga ku xasilin jiray xalad adag mar ay i soo martay hada wa dhanga jacaylkee alloow qofkaas cimri caafid iyo waqti wanagaasan gaarsii aaamiin