War Ka Soo Dhacay Aqoonsigi Somaliland Iyo Weftigii Ethiopia Iyo Turkey Oo Podcast HN...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 74

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 2 месяца назад +6

    Heshiis isagon dhicin ma imankaraan
    Shekh war saxa sotebi
    Ilaa ay wixii lagu heshiiyay anay
    Fulinin madhicikarto

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 месяца назад +3

    Move forward S/Land❤

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 2 месяца назад

    Ethiopians welcome to the friendly country of Somaliland❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 месяца назад +4

    Victory
    Wow! Guul iyo Gobanimo Somaliland 😁😁😁👍😁👍

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 2 месяца назад +1

    Well done you are right

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад +5

    somaliya iyo jabuuti allah ha jabiiyo aamiin aamiin aamiin aamiin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @johntomo3860
      @johntomo3860 2 месяца назад

      😂😂😂😂 very funny

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 месяца назад

      Amiin ❤amiin bii idmiila 😅

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk Месяц назад

      Jabuuti kareeb😮😮😮 ileen somaliya inoodiday aqoonsige😮

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 2 месяца назад +6

    👍 🎉 Guuuuuul Somaliland

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 2 месяца назад

    Cadowgeenu kubka iyo bowdada haka jabo Amiiiiiin Viva guuul iyo gobanimo Somaliland 🟢⚪️🔴 💯👌

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 2 месяца назад

    Riyadii heego,gobolka awdal Itoobia ma iman karto.turkey yes waan ogolnahay

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад +1

    GOOD NEWS ...WELCOME

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 месяца назад +3

    guul qaranka somaaliland

  • @jama5340
    @jama5340 2 месяца назад

    Rehabilitation is very necessary 😅😅

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +1

    Guuul somaliland too dag is my dag dhee araag weerar geesi qaraan❤❤❤❤❤🇮🇷👑🇮🇷👑🇮🇷👑💪🏼🦁❤️🇮🇷💪🏼🦁❤️🇮🇷💪🏼🦁❤️🇮🇷💪🏼🦁❤️🇮🇷💪🏼🦁❤️🇮🇷💪🏼🦁❤️🇮🇷👑👑👑

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 2 месяца назад +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @awilnoor1758
    @awilnoor1758 2 месяца назад

    Sheekadii aqoonsigaa soo dhamaaday

  • @lander2023
    @lander2023 2 месяца назад

    Defending Somaliland but create enemies at the same time. Why? Leave garxajis alone. Let fix their error.

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 2 месяца назад

    Waxaasi Waa wax lags xishoodo

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaalilnd ha guuleysato aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 месяца назад

    hasoo galaan ,waanu rabnaa.
    imikaba geeska afrika meeelwalba way choogaan,haba ubadnaadaan soomaaliya.

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 2 месяца назад

    Oo ma iyada oo parliament la marin ayey Ethiopia imanaysa badda miyaan heshiiska parliament la keenayn.

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 месяца назад +1

    Mmaxainagagalay hayhubgaynayan somaliya inagaayinayelen xutiyintu balayokasijedaa inakusojedjn

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад +1

    SOMALIYA MA NAQAANN

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 месяца назад

    Ilaahay ha inaga qabto waa dalbalaadhsi iyo gumeysi hor leh.
    Waa ummad badan oo ceydh ah.
    Dan baa ugu jirta iyaga laakiin dadkan loo imanayo maxaa fahankii ka qaaday.
    Aqoonsi Ethiopia Melena imo qaddo maayee in laga fiirsaddaa habooneyd.
    Umaddean Ilaahay baa u maqan.

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 2 месяца назад +1

    SOMALILAND GUUL

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +1

    AQONSIGA HAA KEENAN HAA NOO KERYNINE ILAA EEYE NAA AQONSDAN

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    TURKIDU WAY JABAYAAN. KURDIDAA HAN TIYAYSA TURKI

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe 2 месяца назад

    Ok

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 2 месяца назад

    Ilaa iyo

  • @MustafeiimaanCabdi
    @MustafeiimaanCabdi 2 месяца назад

    Tuur

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Allow adano siciid ah

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 месяца назад

    ina cabdle xasan aakhirkii itoobiya oo wali waa la sumeeyey hubkiina waa laga dulqaatey

  • @sheikhali1903
    @sheikhali1903 2 месяца назад +1

    FALAASHOY MAANTAA GURIGIINII BA'AY

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 2 месяца назад

    Africa nin aan haysan ciidan tiro iyo tayo leh kuma noolaan karo

  • @HamzaHamza-y1c
    @HamzaHamza-y1c 2 месяца назад

    Issagoy gaalnimada joojiya

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 месяца назад

    somali waxay dafirsantahay xurnimadii 60kii aanu qaadanay maxaa lagu wada hadlayaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    dee itoobiya ila ay na citirafan maha inay soo galaan waa walai cas tasi horta citirafka ha ku dhawaqaan markaasi haday na citirafin siday u soo galan turkey iyo ethiopia midna ma iman karo hadanan u saxeexin hadanaan anagu soo dayn wa khalad wayn ila aanu citirafkeena helo badaaheena alama imanyo geeri baanu ka xigna

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 месяца назад +1

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 2 месяца назад

    Waar saaxib anigana i soo qabo!

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 2 месяца назад

    Somaliland ayaa difaac kujirta.Somalia xasarad , gardarro iyo kibir ayaa haya.weina eedi doonta Somaliland hadei soo duusho.badda iyo biyaha Somaliland waxaa iska leh Somaliland. Somalia waa gumeisi madow oo doqon a.

  • @johntomo3860
    @johntomo3860 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂 very funny

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 месяца назад

    ciidanka dalkeena waa in ituubiya lagusoo tababaraa rag iyo dumar si dalka looga difaaco.
    dekada labaad ee caalanka ugu qanisan baynu leenahay ,waana nimco aan naloo quurin!
    waaba nalagu soo waashay!
    waa inaan madaxa ka garaacnaa ilaa ay saaxiga ay keenaan.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 месяца назад

    taasi maaha arrin Somaliland qaadan karto. Intaan ciidan Ethipoian ahi soo gelin xuduudda Somaliland waa in marka hore Ethiopia ku dhawaaqdaa Gooni isutaaga Somaliland. NO recognition, no base.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Maxuu noo shiday oromo ayaa redciii leh

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад +1

    Failed Somalia italiya Failed Somalia way gardarantahay

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 2 месяца назад

    Aniga waxa ila tahay in sharciga iyo citrafka la sexexo, kadibna somaliland oo dolada pess,la siiyo .

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Niyo 200$ ee heego kama dhamaato miyaa

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dalka somaliland ma waxay noqotey meel aanay ciddiba lahayn bay noqotey.
    2.0. Waxan dhahayaa madaxweynuhu wuxuu kula heshiiyey ha horkeeno baarlamanka iyo guurtida.
    3.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi waxa loo doortey madaxweyne.
    4.0. Muddo xilleedkiisii wuu dhammaystey.
    5.0. Waxa loogu kordhiyey muddo 2 sanno ah.
    6.0. Haddaba harag weerar waa maxay sababta uu madaxweyne biixi wuxuu doono u sameynayo. 7.0. Waxan dhahayaa maxaa arrintan xuutiyiinta u geeyey madaxweynaha iyo wasiirka artimaha gudaha.
    8.0. Maxaa ka khuseeya xuutiyiinta hadday maraakiibta weeraraan iyo haddii kalleetaba.
    9.0. Haddaba madaxweynaha iyo wasiirka arrinaha gudaha ujeedadoodu ma waxay tahay xuutiyiintu inay soo weeraraan dekedda berbera.
    10.0. Waxan dhahayaa xutiyiintu maaha niman ciyaarta gala oo la doonto.
    11.0. Haddaba waxa yaableh waxay u abuurayaan cadaawad iyo inay ku soo duulaan dekedda berbera.
    12.0. Subxaan Allah ilaahow waxay waddaan sharkooda na mooti.
    13.0.haddii ay dhacday inay xuutiyiin qabteen maxaa warbaahinta u geeyey.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Yamyam iyo qadaad wayn kelmada soomaaliya soomaaliya ayay kucelceliyaan waxaanay kamid tahay tuugsiga iyo iyo dawarsi😅😅😅😅

  • @Hurshe
    @Hurshe 2 месяца назад

    Nacas Adna iyo faysal cali dhurwaa soo dir ha is qaxiyaane siyaad bare ka daran yay idinku dhicin

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Somalida ayaga jajusiin isku ah Fiyowgan waxad dubten 3 beri ka hor awey ma so galen ciidamada itobiyo bentada kama dashan bal jawab an ku aragne

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 месяца назад

    Shekhaw
    Ciidan iska
    Imanaya o itopiyani
    Majiro
    O barbara isaka
    Tagaya
    ?
    Hadan imika kuyidhahado
    Gurigaga
    Iga kiree
    Lacagna kumasiinayo
    Caqali
    Maaha
    Haday
    Mir ka adagatahay
    Lamayelayo
    Marka
    MARKA
    WARIYAYASHINAN
    MALA AWAALKA
    KUGADALAYSA
    DAGDAGA
    ISKA DAAYA

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Ethiopia somaliya iyo Turkie inay wada socdan ma dhici karta oo farsamo Ethiopianka lo so galinayo Somaliland maxay tahay iyadon si public ah logu dhawaqin aqonsiga in cidamo Ethiopia. ah laso galiyo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Hooyadaa iyopiya wastay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    hayle salasa waxa loo yaqnay amaxar lakiin DNA giisii wuxxuu noqday nin Oromaa ah

  • @mariamissa616
    @mariamissa616 2 месяца назад +1

    Hunguri washa warqaba mar baad dalka Somaliland aad ibiseen. 1960. Maantana. Ethiopia oo Somalia cadawgeeda ahayd. Ugudaaysaan Ogadenia somaliland Mark u palestine. Yuhudu waxay uheshay. Iyaga Dulka kaibinayey. Berbera is strategy area and it should Buy ur independence from western countries . Ninki jogg lagawayo sojiif aya lagahela. Dorasho geegdega alasameyo. kulmiiyey should go.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 месяца назад +2

      KULMEYE WUU JOOGYE NO DORASHO DAALA LAA DIIFACYE

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 2 месяца назад

    Wadankii nabada ku caano malaay ma goob dagaal baa loo bedelayaa

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 2 месяца назад

    Beenaale

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 2 месяца назад

    Garxajis hadaanu jirin waa lagu guursan lahaa

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 2 месяца назад

      Nadal baad tahay ee afqadhmuun
      Jaahilad baad tahay garac baad tahay garxajis ha ku xoqon
      Qaracu malaha xishood

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 2 месяца назад

    Riyadeeni run maaha, saluug weyn baa Jira OO xamar ayaa lala heshiiyey adiguna Yackoodan lagula ciyaaraayo run mood.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 месяца назад +1

    𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐭𝐨𝐨𝐛𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐡𝐚𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐚𝐝𝐨

  • @MustafeiimaanCabdi
    @MustafeiimaanCabdi 2 месяца назад

    Tuur