AYADA DARTEED AYAAAN JACEEL UNACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 28

  • @xafsaccasis4751
    @xafsaccasis4751 5 месяцев назад +6

    Mahadsanid qisadani way i an faci doontaaa mustaqbalkayga 😊qofka muslimka 2jeer god lagamawada qaniiino😢

  • @HamdiyaAbdi-ql1kj
    @HamdiyaAbdi-ql1kj 5 месяцев назад +3

    Ilaahay qalbigeeda ha u qaboojiyo farxaddeeda ilaahay ha u soo celiyo 😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @farhiyakamil9622
    @farhiyakamil9622 5 месяцев назад +3

    Mnshallh Ninkan waanin wax garad ah oo yaqaano dumarka qiimaha ay leeyihiin nooloow maxamed❤

  • @foziaisse5656
    @foziaisse5656 5 месяцев назад +1

    Alle haduusan kheer u eheen qalbigeeda haka madoobeeyo yaa rabbi haduu kher u yahayna alle ha u soo jeediyo

  • @ملكةالسعاده-ش5ج
    @ملكةالسعاده-ش5ج 5 месяцев назад +1

    Allah qalbigeeda u qaboojiyo abyo
    Abyo qaali tasbiixda badi iyo salliga nabiga
    Really waan hubaa ina ku caafimadi doonto mar walba oo qalbigaada kuso dhaco tasbiixda afka ku qabso ama salliga
    Hope u after three months adoo qalbiga ku dagay ina is aragto😊❤
    We love you dulqaad badaneey
    Dumar u mudaneey deeqaay✨💖
    Wligeey comment kama dhiban halkn blse waxa igu qasbay xanuunka ku haayo ina kula qeybsado abyo qaali😊🙏

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 5 месяцев назад +1

    ilahay haka saaro qalbikeda Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 5 месяцев назад +2

    Soomaalida waxaan kula yaabaa waxkale mayaqaanaan oo aan ka ahayn jaceel maalayacni iyo caashaq balaa balaaa war shaqo taga joojiya calaacalka please jaceelka laguu sheegayaba waa uun guurka kadib wxii kahoreeya waa xiiso iyo maalayacni

  • @user-ss2dv8gi8h
    @user-ss2dv8gi8h 5 месяцев назад +1

    Waan ka xumahay wllshay Dhibkaas ku Gaaray 😢😢😢😢😢Allah Ha Qalbiga Ha Kuu Qaboojiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 Allah Badal khayr Haku siiyo 🤲🏻 Middakale wllkay maxamed Allah Ku Xafido Runtii Waa shakhsi Garanaaya Qiimaha Dumarka ay Leeyihiin 💖
    Runtii Hadii uusan Asaga Ahaynna Gabadhaas Waxay ka dhici Lahayd Nolosha marka Allah Ha ku Daayo wll Aad u Qiimo badan

  • @LadanMaxamed2023-uh1uc
    @LadanMaxamed2023-uh1uc 5 месяцев назад +1

    😢😢

  • @user-yn3rf4vq4y
    @user-yn3rf4vq4y 5 месяцев назад +1

    Maxamed wlhi waa qof wax garada

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 месяцев назад +1

    Walasheey aa hhh

  • @user-yn3rf4vq4y
    @user-yn3rf4vq4y 5 месяцев назад

    Abaayo mcn alle qalbiga haku qaboojiyo wlhi sii niyaada Ayaan kugu ducaynayna wllo iska cafi adiguna waa bil Ramadan nee

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 5 месяцев назад

    illaahey wax kaqeyrbadan ha ugu badalo qalbigeedana ha uga tirtiro

  • @MohamedAli-gp1cu
    @MohamedAli-gp1cu 5 месяцев назад +1

    Mahad sanid

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 5 месяцев назад

    Ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo abayo qali 🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @user-ki8eg7ic2t
    @user-ki8eg7ic2t 5 месяцев назад

    Mahadsanid. Abowe. 😢😢mcn

  • @mamohalimoabdiabdilahi1629
    @mamohalimoabdiabdilahi1629 5 месяцев назад

    Inshallha amiin amiin yarabi 🤲

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 5 месяцев назад

    Wiilkan ridwaan ba wareysty 😢😢😢qisadisa hore ban u maqlay

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 5 месяцев назад +1

    Niin kan suuro badana way ka muqata inu maser San yahay gabadha walashay waye 😂😂😂war niinyaw walasha Aya wano kaga bahan

  • @SiciidoCawil-c2y
    @SiciidoCawil-c2y 5 месяцев назад

    😢😢😢😢

  • @LadanMaxamed2023-uh1uc
    @LadanMaxamed2023-uh1uc 5 месяцев назад +1

    Sorrey

  • @user-yl4hn4vl2u
    @user-yl4hn4vl2u 5 месяцев назад

    Sorry sis😢qalbiga Allahakuqabojiyo badal kheir qabo inshallah Adunkan lajogo waliga qof ha aminin😢😮

  • @MakoBarkadleh
    @MakoBarkadleh 5 месяцев назад

    Alha qaliga qabojiyo qof walba odhibatayaan

  • @NasteexoCali-cm1vv
    @NasteexoCali-cm1vv 5 месяцев назад +1

    Sory 😢

  • @hodanibrahim7637
    @hodanibrahim7637 5 месяцев назад

    Waan u naxay Alle ha u gargaaro

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 5 месяцев назад +2

    Qadar🫅❤️❤️❤️

  • @farhiyakamil9622
    @farhiyakamil9622 5 месяцев назад +1

    Abaayo salaada iyo digriga ale quranka aqriskiisa badi Markaad murug Dareento xaga ale Lee loocararaa waligaana qof haubahdilin naftaada waxana ogaataa guurka in uuyahay calaf

  • @user-ki8eg7ic2t
    @user-ki8eg7ic2t 5 месяцев назад

    Sorry😢😢😢😢