DARUUFAHA ADAG IYO NAIROBI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024

Комментарии • 186

  • @aragsanuj
    @aragsanuj Год назад +4

    I and this lady we have similarities test. I have gone through a lot in may early years. Alxamdulilaah I pass that chapter. Alxamdulilaah today I have more then I deserve. Sister you shall pass too.Allah is testing us because Allah want us high level in paradise, he is checking our patience,acceptance and faith. Ilaahay hakaasaaro adigana markaa dhibka xasuusatid intaa murugoon lahayd nimcada ilaahay kusiiyay tiri.Sida araga, lixaadka diinta and etc Aniga saas ban sameeyaa markaas baana dagaa oon farxad dareemaa and energy.

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Год назад +16

    Ax wadankaga wax kuu dhaama majiro gabar in ay familkeeda ku hoos nooshahay wax uga fiican malaha somaliyay markaad is caawisaan ayaa ilahay idin caawinayaa gabdhaha caawiya saliga nabiga badi iyo istiqfaarta rabi haku caawiyo amiin 😭😭

  • @mohamedabkowahmed4530
    @mohamedabkowahmed4530 Год назад +6

    Maa sha allaah walashey runti waa ka xumahay dhibatada aad martay waa ku so duceena waxa jecla samira mobelkeda in aan helo

  • @faisaljama4542
    @faisaljama4542 Год назад +1

    Mashallah!!!
    Qisada gabadhaan runtii aad ayay ii xanuujisay. Alle ha dhowro sharafka dumarkeena.

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Год назад +9

    Xaasid weeye dadkaasi waan Somaray illahayba igasaaray
    Alxdulilah

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Год назад

      Haa xaasid way dhaafen bisinka xita ayago waalid ku ah wax naxariis malahan runtii

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Год назад +14

    Ax😭 wll waan ilmeeyey wlhi Allah nolol wanaagsan haku siiyo soomaalaay inantan hala caawiyo 😢

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Год назад +6

    Gabadhan gabadhii Ridwaan waraystay sow mhn ilahay haku dajiyo qalbiga abayo

  • @NajmasheikhHassan-hm6tf
    @NajmasheikhHassan-hm6tf Год назад +6

    Digriga habadsato wllsheey istiqfarka iyo saliga nabiga s.c.w
    Walahi saykoloji ayado utagin melna an adin ilhy aya qalbigede ukabadino farxad badan sindona

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 11 месяцев назад

    Maan Shaa Allaah Allah's ku xafido Gabar yahay Samir Bari Maanta Maha Ogoow

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp Год назад +3

    Suheyba walal hadi gabadhi madama ay shaqeysaneyso in markey imato guriga kaley nakalme waa okej tas❤lakiin hadey shekada noqoto gurigeyga ayad ku noshahay qabo shaqada guriga oo dhan hadikale borsadad qaado taas waa gumeysi waxa dhanto derbi ka seexo ama walidka ku noqo somalida markey arkay qof dhiban iney kusi gojiyan dhibka wana xasidin an qarabo uqalmin kuwasi lalama nolan karo walaahi dhimasha dhaanta❤️wan ka xumahay gabdhaha somaliyed ee Kenya qariibka ku ah in sidas logu galo ❤maasha allaah samira geesi ayad tahay weliga gesinimadas lahow sharaf ayan ku kedahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Год назад +14

    Abaayo quraanka aqriso ilaahay talo saaro salaada sujuuda ilaahay kubari waliba salaatulaylka istiqfarta badi insha Allah albaabada qeyrka kuu furmaayo

  • @abdiazizsheikh3795
    @abdiazizsheikh3795 Год назад +4

    Suheiba.. do more of this programmes. It is enlightening.

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Год назад +9

    Nairobi iga daa waxa laigu gumeystay guriga abtigay macaane 😭😭😭😭
    Ilaa dharka aan dhaqday la tuurtuuro hadana masoo gadan karo
    Waanka raystay hada waxan joogaa qurbaha maamadii sidaa iigashay waan cafiyay adna iska cafi sharafey 😭😭😭😭😭😭

    • @haa8793
      @haa8793 Год назад

      😢😢😢😢😢

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy Год назад

      😭😭😭😭😭😭

    • @marwo6101
      @marwo6101 Год назад +1

      Nairobi dadka joogo badanaa dhibaata laga sheegaa maxee uga duwantahay meelaha kale yaab

  • @maryamaabdirahman1802
    @maryamaabdirahman1802 Год назад +6

    😭😭😭😭 ilmada ceshan la ahay raxmanku nolosha haku qurxiyo samiira 🤲🤲🥹

    • @Cadar200
      @Cadar200 Год назад

      Same abayo 😢💔

  • @fatumayussufbarre8034
    @fatumayussufbarre8034 Год назад +4

    Xaqiiqdii qof Nairobi tagay oo qiso ay kaso qabsan malahn😢 I'm sorry Dia you're strong girl

  • @mamulediiriye8005
    @mamulediiriye8005 Год назад +3

    Ganadhan wa gabar daacad ah o la dulmiyey ilahay waxan u rajenaya inu gaarsiiyo nolol wanagsan aduun iyo aakhiro

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Год назад +7

    Asc suhayba wll inantan wey rabtaa inay shaqeysato bal u soo bandhig in lagu caawiyo inay maqaaxi furato wax la isugu dardaro aniga kow ka ahay inaan alle dartii u caawiyo

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 Год назад +1

    Suheyba waan ku salaamayaa samiirana waxaan hooyo qalbiga alaha kuu dajiyo faraj qeyrlehna alaha kuu furo aamiin

  • @mohamednuur6327
    @mohamednuur6327 Год назад +1

    Asc suheybo mel an u so marsiiyo cawin so sheg wa gabar Alla ku xiran Alla dartiis ayan u cawina

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 Год назад +2

    2016 anaa kenya kasoo tagay SubhanAllah nolol adagbay ahayd xataa anoo lacag dibada laiga so diro family badana joogan😢 ax so wan fahmi karaa

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu Год назад +1

    Rabbi swt nolosha inta ku dhiman haku qurxiyo wllshey

  • @sahraabdirahman8899
    @sahraabdirahman8899 Год назад +2

    Sorry abaayo it’s very touching 😢 walhi way itaabatay sheekadada u made me to cry 😢 inshaa Allah wanag iyo guulo badan baa kuu rajeynayaa

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 11 месяцев назад

    Gabadhaas waxaan kula talinayaa Qasnaddaha Allaah waa furan yihiin Adkaaryiisaana waxlooga qaataa xuska Alle badi Allaah waa kuu sakhirayaa Audun iyo Aakhiro

  • @abdulqadirmohamed2379
    @abdulqadirmohamed2379 Год назад

    Illahay muraadkeeda ha u sahlo walasheen, nolol midan ka qurux badan bay u qalantay, waa iska aduun iyo imtixaankiisa Illahay ilbaab khayr leh in uu u furo baan u rajaynayaa

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 Год назад +3

    Wlhy aad ban uuga xumahay inantan xalada ay somartay ilaahay nolol wanagsan ayaan kaaga baryay xbbti allah farxad haku siiyo🤲🤲

  • @MuseAli-t6t
    @MuseAli-t6t Год назад

    Asc
    Suhayba waan kusalaamay
    Adiga iyo samiiro cabdi Naasir waan kaxumahay waxa ku dhacay samiiro wey isoo martay tan tu lamid ah waxay ku Taganrog tahay wadii saxda ahayd way heli doontaa waxay jeceshahay ee ha sabirto in Shaa allaaah ha ka faa iideysato khazaa inta illaahay habadiso xuska eebe

  • @Naima-43
    @Naima-43 Год назад +5

    Gabadha Allah ha u gargaaro abayo istikhfaarta saliga nabiga iyo salaatulaylka badi insha Allah farxad iyo nolol qurux badan od wixi kusoo maray ku ilowdan ku rajeenaya ani 8sanan Nairobi joga Alx wax dibaato ma arkin habaryartay iyo ninkeedo ijecel ban la jooga walidhinteyda labad baan ka digtey o wan isfahaney inkasto guri kale sida gurigiina ku noqoneynin lkn Alx

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 Год назад +9

    Dadka ilmeeyo ma ihi lakin gabadhan qisadeda way iga ilmeysisay, war intaan rag iska dhigno wadankeni nabadeysano, dumarka iyo carurtenana ilaashano😢

    • @maidamohamed7254
      @maidamohamed7254 Год назад +1

      Raag raag dhafay❤️

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 Год назад

      Masha allah ragena allaha noga dhigo ku fakRa iney dalkoda nabad ka dhigtan😢

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 Год назад +2

    Masha allaah gabar adag baa tahay ilaah faraj dadka ah haku siiyo

  • @user-be1mt1fv7v
    @user-be1mt1fv7v Год назад

    Masha,allah alle haydi maamuuso

  • @hassancilmi9202
    @hassancilmi9202 Год назад +12

    Asc digriga illaahay badi sida saliga akhriska quraanka iyo istaaq furulaysiga

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 Год назад +6

    Dadka Nairobi degan naxariis dhan malahan xita qarabada ma naxariistan wlhi aniga arkay alxm calaa kula xaal bal gabadha ma shaqaalo ayey u tahay markay leedaahay sagaal saac cunta kari aaway wixi usii karin jiray bisinka

  • @XakiimoXuseen-l9c
    @XakiimoXuseen-l9c Год назад

    Masha Allah Allah hafiyo
    Wallaahi wankanxay😢😢😢 Allah hakaa bixiyo xabibti

  • @maydal6037
    @maydal6037 Год назад +5

    ❤❤Maashallah walaalo, Somalia ku noqo qurbe waa dhibaatooyin badan baa yaalee. Somalia ama Somaliland wadankeena wax inoo dhaamaa ma jiree. Waa iga talo dhibtada qurbuhu ma dhamaato inshallah khayr badan ayaan kuu jarnayaa, ee ka tasho inshallah. Mahadsanid

  • @suladanyare3614
    @suladanyare3614 Год назад +12

    Qisayda hadan qof la wadagi lahaa Waan nafisi lahaa 😢

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Год назад +1

    اللهم إنا نسألك العافيه

  • @tacban5407
    @tacban5407 Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بعد التحية سهيبه
    waan ku salaamey salaan ka dib marqaad wareysiga qaadeysid waxaad diyaarisaaa koobab biyo iyo mandiil si qofka markuu u baahdo
    gabadhana waxaan leeyahay quraanka aqriso ilaahay talo saaro salaada sujuuda ilaahay kubari waliba salaatulaylka istiqfarta badi insha Allah albaabada qeyrka kuu furmaayo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Год назад +1

    ALLAAH MURAADKAAGA OO SAN HAKU SIIYO OO AADAN KU FITNOOBIN,ALLAAH WEYNE HAKUU GARGAARO,ADEER AAMMIIN ALLAAHUMMA AAMMIIN

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 Год назад

    Suheyba badqas halkee kalasoo xiriira dr fartuun tallo ubaaahanay

  • @shukrifarah5369
    @shukrifarah5369 Год назад +2

    Suheyb dr daud laxirirshi gabadhaan xbbty

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ mami sorry waxa alle kaga bareya qeer badan inshalaah ❤❤❤

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o Год назад +5

    Anaa kaa hubo soomaalida badankood waa bilaa naxariis 😢 wll ilaahay hakuugargaaro anagana sidookale

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Год назад +1

    Ax walaalsheen allah niyada ha u qaboojiyo wax walban waanaag ah oo jeceshahay oo ku hamineyso allah ha siiyo

  • @Cadar200
    @Cadar200 Год назад +2

    Aniga masoo koobi karo qisadayda hada weli dhexdaan kaga jiraa sanadkii 8 ayaan siigalaa mombasaan joogaa inuu allah shaqo isiiyo iigu soo duceeya plz dhamaantiin wlalayaal 😢😢💔😪

    • @ummulkhairahmed8336
      @ummulkhairahmed8336 Год назад

      Abayo Ilaahay Faraj deg deg ah haku siiyo istiqfaar ta Badi saliga nabiga badso iyo salatul leylka

    • @Cadar200
      @Cadar200 Год назад

      @@ummulkhairahmed8336 insha Allah abaayo

  • @HamdiHamdi614-h2v
    @HamdiHamdi614-h2v Год назад

    Asc abayo Allah kuxirnow madhibato neysi insha Allah oo asturias jirkaga investors man lakafo Gary xijabka o Allah kaodajiyey 7 samawad

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад +7

    Kenya meel fican mahan gabadhaheen waxay kujecladayn kalay sheeeg qabow adan waxbo kuhaysan adoo tuulo shahkukarsadaa kudhanta

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Год назад +3

    Horta yaabaye dadka mesha degan qof wacan kuma jiro miyaa waxay umadan laga wada cabnyaa subxanllah 😢😢 manay akhiro ka biqin

    • @duniyobadalaanod9686
      @duniyobadalaanod9686 Год назад +1

      Kuwa qaraabada ugu daran walhi😢 daruufta lagugu ciilaya 🥹💔😭runtii ehel dhan majiro

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 Год назад +2

    Allah farxad haku siiyo asagay deeqdisu waasac tahay

  • @abukarhassan832
    @abukarhassan832 Год назад +1

    Samiroo 😢nolol athak somarteyy 😢waxan jeclan laha inan lakulmoo I,a 😢 walasheydaaa 😢

  • @akramhp
    @akramhp Год назад +1

    Allah nolol farxad leh haku siiyo

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 Год назад +1

    Anka hanaga ilmaysiinina adinka rabigiin haku caasinina. hadal qalbi taabad ah wllhi. gabdho is ilaaliya aaminaad degdega ahna yareeya abyo alle hakuu qaboojiyo qalbiga. adiga iyo cidkasta oo dhibbaataysan

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 Год назад +1

    M.a gabadhani .????????su,alio badan ayaa jirto suhebo

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Год назад +3

    Suuratul baqara laazim

  • @nashadlove
    @nashadlove Год назад

    😢😢😢Sorry abaaayo alle waxan ku waydinayaa cafimad taam ah iyo mustaqbal qurux badan I.n

  • @ibrahimabdi249
    @ibrahimabdi249 Год назад

    Allah ha ku xafido

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf4919 Год назад

    Thanks suhayba walaalo

  • @IsmahanOmar-kd4gm
    @IsmahanOmar-kd4gm Год назад

    walhi abayo faraj qeer qabo Allaah hakufuro

  • @mohamedali1429
    @mohamedali1429 Год назад

    وقال الرسول ص اذا احب الله العبدابتلاه

  • @zeinabdaudyahoomagudo7211
    @zeinabdaudyahoomagudo7211 Год назад +1

    Asc abayo suheiba gabadaa telegongeda iso dir

  • @naciimanashad4372
    @naciimanashad4372 Год назад

    Masha allah gabdha so mahan ridhwan isakh marbu video kaso dubay qisadida ya xasusta

  • @SafioSaid
    @SafioSaid Год назад +3

    😢😢😢 ilaahay ha kuu rumeeyo waxaa jeceshahau abayo

  • @fartuunabdullahihuseinahme6030
    @fartuunabdullahihuseinahme6030 Год назад +1

    Ilaahayow waxee jeceshay urumeey see rabta ugu dhig culeeska Ka dulqaado qalbigeeda uqabooji

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Год назад

    Alle arimahaga hagu sakhiro saliga nebiga scw iyo astaqfaarta ku dadaal wll qalbigagu waa xasilayaa

  • @mohamedali1429
    @mohamedali1429 Год назад

    اصبر يا اختي فانك مع الله واحتسب بالله

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Год назад +1

    Bisinka alle hacaafiyo wlaasheen qaali samiira nairobi waa adagtahay

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 Год назад +1

    يسّر الله أمرك

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 Год назад +1

    Sorry samiira dhibatada soo martay alle Waxaas ku ilawdo farxad ah haku siiyo wll midakale wll guriga hooyada u laabo waxkasta ku qab waa meel aad ku asturantahaye malinkina wadankaaga ka shaqayso 😢😢😢

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Год назад

    Asc. Allaah ha'idingarabgalo

  • @abdirahmannur9607
    @abdirahmannur9607 Год назад +1

    Ilaahay abaayo wax khayr qabo Haku siiyo

  • @ayanomar4371
    @ayanomar4371 Год назад

    Ax Waan ka murgooday Gabadhaan walaahi abaayo Alle subaxaana watacalaa hakaa farxiyo Waan kucaawin lahaa hadaan xoolo hesto,lakiin abaayo waa kusoo duceynaa,abaayo youtube soo furo kasheeke storyigaga Gabadha ka wacdi maybe inaalaku cawiiyo,abaayo Alle hakuu gargaaro,

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Год назад +1

    Samiira waan kula ooyay because way igu dhacday 😤😤😤

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Год назад

    SALAMA ALEYKUM SUHEYBA THANKS ALLOT BARNAAMIJYADA NOLOSHA DHABTA AH SOO GUDBI KHEYR ALAHA KU SIIYO KHIBRRAD BADAN LAGA BARTA MARKALE THANKS

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Год назад +1

    Salam aleykum marka samira alxamdulahi dheh waa caafimaad qabtaa lixaadkada waa dhan yahay please horusoco gurbaha bolowgeeda kenya dadaal sidoo kale waa yartahya nolosha ku raaxeyso

  • @munoibrahim5914
    @munoibrahim5914 Год назад +1

    Abayo Allaah ha ku fududeyo wax walba aad rabto

  • @Maxamed12Nuur12
    @Maxamed12Nuur12 Год назад

    Maamo waxaa kaa rabaa lambarka samiiro

  • @balaqowhassan1043
    @balaqowhassan1043 Год назад +3

    Suheyba wllo weydii gabadhaan singal miyaa guurdoon ahay America Ayaan joogaa gabar wadaad. Aan rabaa

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b Год назад

      Allaha ku sahlo gabar wanaagsan adigana wanaagsan Allaha kaadhigo

    • @maryamchannel4928
      @maryamchannel4928 Год назад

      Nimanka america lama amini karo wa niman badankoda xunyihin ninka america jooga wa in family dhaw gabadha yihin oo wax ka cisho jiraan ama gabar family ladan ka dhalatay haduu xumaado meel u noqoto haysato lkn gabar saboola nin america joga ay qaraabo ahayn haka Fogaato ani alx xaas ahay lkn gabdhaha jecel nin america jooga kacarar dhahaa wayo waxa arkaa gabdha ay aroseen bilkana ka gosten Ilma ku dayacen gabdhaw lacag yay idin qadin mid kula xamaasho kula nool ku dhaamo nin telka ka dansanaa xiligu rabo😢

    • @maryamchannel4928
      @maryamchannel4928 Год назад

      Nimanka america lama amini karo wa niman badankoda xunyihin ninka america jooga wa in family dhaw gabadha yihin oo wax ka cisho jiraan ama gabar family ladan ka dhalatay haduu xumaado meel u noqoto haysato lkn gabar saboola nin america joga ay qaraabo ahayn haka Fogaato ani alx xaas ahay lkn gabdhaha jecel nin america jooga kacarar dhahaa wayo waxa arkaa gabdha ay aroseen bilkana ka gosten Ilma ku dayacen gabdhaw lacag yay idin qadin mid kula xamaasho kula nool ku dhaamo nin telka ka dansanaa xiligu rabo😢

  • @zeinabmohammed7901
    @zeinabmohammed7901 Год назад

    horta waxan layabay gabdhaha qarabada lajogo inay wax qabtan maraban qof kucawinayo carurta kulacawinayo qof naceyso majirto xataa hadidna wax iku ahen xitaa atatisho akanoqonee rer kas

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Год назад +1

    Walahi obilahi gabadan wehe shegesa Aniga hada kujira marhaladas gabadan waarke qisadeda lakin watan hada ihesata silic iyo ilahadal iyo inan qaraba Dan naco okofki laidaha wukula dashe Anba kasifiga kofna aminin kofna wah usheganin dadka dah galkoda naca Mel qurba yajoga hada. Macin ijogin odadka wah. Kuhumeya moogi wah iyo wah war kashega moogi an Arkenin kof hita Tala wanagsan kusiya in guriga ladumiya in lagugu tigsada moogi kofna wah kumaqabanaya

    • @f77.1
      @f77.1 Год назад

      Abaayo ila so hdal waxyalo muhiim ah ayan kushegi laha💘

    • @seytunosman6336
      @seytunosman6336 Год назад

      Haye Abaya inte kala hadla nambar kama haye

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf4919 Год назад

    Asc walaalo be strong don't worry sis

  • @Animeedits1348
    @Animeedits1348 Год назад +1

    Samiiro qaali raali noqo Nairobi xaqiiqatan dadka sababah ay udhibaateeyan waa hawsha guriga marka ad danahaaga raacato wlhi way kudiidayan inad heer kaarto

  • @Pentoncomedy
    @Pentoncomedy Год назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 very painful wallahi......

  • @mohamednoorhaji1208
    @mohamednoorhaji1208 Год назад

    Please how we can get her no may Allah help her

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 Год назад

    Wa xaqiiq tasi

  • @abdifarah2185
    @abdifarah2185 Год назад +3

    Suhayba.igu.soo.xir.qoftan.darilahay

  • @mohamedismail3210
    @mohamedismail3210 Год назад

    Ilahay ha ka dulqaado imtixaanka haysta gabadha yar ee ka dhibaataysan Nairobi .

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Год назад

    SAMEERA CABDINAASIR MAXAMED ALLAAH WEYNE HAKU XAFIDO

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Год назад +1

    Ilaahey hasiiyo wexey jeceshahay oo dhan oo qeyrkeda kujiro sowj wanagsan oo salix ah oo iloowsiya waxa dhiba eyso martay alaha ugu daro amiin

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Год назад

      SOOMAALI OO DHAN MAAHEE,WAA KOONFUR,😂😂😂😂😂😂😂 WAA WAX LAGA MURUGOODO

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 Год назад +2

  • @nafisomumin8146
    @nafisomumin8146 Год назад

    😢😢😢😢😢 ax ax ax xanuun walhi sabar jamiil

  • @LuulCalasow-vz1ci
    @LuulCalasow-vz1ci Год назад

    Masha allah gabadhaan way qalbi jilicsantahay illahey waxaan kabaryay inuu riyadaada kuu rumeeyo insha allah

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 Год назад

    walalo samira allah hakusiiyo waxa jeceshahay

  • @NasriWacdi
    @NasriWacdi Год назад +4

    Kusali nabigena wll 😢😢😢😢

  • @mohamudahmed9936
    @mohamudahmed9936 Год назад

    Asc fadlan I so dir telefonka samiiro

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Год назад +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @daadir3042
    @daadir3042 Год назад

    😢😢😢

  • @cumaryuusuf7836
    @cumaryuusuf7836 Год назад

    Gabdhaha nairobi iyaga ayaa shayyaadhiin eh😊😊😊

    • @Naima-43
      @Naima-43 Год назад

      Kuligood ma ahe kala reeb

    • @cumaryuusuf7836
      @cumaryuusuf7836 Год назад

      @@Naima-43 siday ubadanyihiin

    • @cumaryuusuf7836
      @cumaryuusuf7836 Год назад

      Rag walaa dumar nairoobi naxariis mataalo waa meel balaayo kudhacday

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад +1

    Ax wlhi xanun waaye taas qaraabo mahan 😢😢😢

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bmk111
    @bmk111 Год назад +4

    Abaayo sorry Allah nolosha inta hartay ha kuu fududeeyo aniga intaa iyo badan ayaa soo maray Kenya na anoo gabar ah iyo anoo xaas ah ba waa ku soo noolaaday intaa ilaa hadana xaas ayaa ahay waligeey gabar gurigeeyga timid ciil iyo dhib ma tusin mana tusi doono qof ii baahan in aan dhibo marka horay u soco shaqeeyso shaqo kale hadaa weeyso guryaha ka shaqeey farxad ayaa kuu rajeeynaa ❤

  • @abdifarah2185
    @abdifarah2185 Год назад +1

    Samira..cabdi.nasir.talefankeeda..isii.saynab.adoo.raaliya