XAFLAD SOO DHOWEYN XILDHIBAN CUMAR SHARIF JEEG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 10 месяцев назад +383

    Inta soo carartey filimki moday farta tag☝️😢

    • @Adoontiale
      @Adoontiale 10 месяцев назад +2

      Ciilaa ihaayo😅

    • @feysallegend
      @feysallegend 10 месяцев назад +2

      👆👆👆

    • @ibrokhan7399
      @ibrokhan7399 10 месяцев назад +4

      Walaahi ciil ayaan dareemoyaa

    • @umumumtaz4880
      @umumumtaz4880 10 месяцев назад +2

      👆😂😢

    • @NawalDayip
      @NawalDayip 10 месяцев назад +1

      Wllhi saaan usoo ordy ciil

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  10 месяцев назад +8

    WALALAYAL RAAALI NOQDA BARI AYUU IDIIIN SOO GALAYAA FILIMKIINA XAAL QAATA

    • @mascudozil6820
      @mascudozil6820 10 месяцев назад +2

      To day and tomorrow is same no matter enginer👍

    • @ayaancadey3101
      @ayaancadey3101 10 месяцев назад +1

      😢😢😢😢😢

    • @BellariankaaaRules
      @BellariankaaaRules 10 месяцев назад +1

      😢😢but we were fr the movie❤no problem
      Wano birito I.a

    • @saabiriinjamaal8826
      @saabiriinjamaal8826 10 месяцев назад +2

      Walal naga soo dadajiya bari ma anagaba gaari karna😢

    • @MuxammadMuhannad
      @MuxammadMuhannad 10 месяцев назад +1

      Laakiin Axadda illaa Talaadada Sooma Soconayo?

  • @deeqadaahir6645
    @deeqadaahir6645 10 месяцев назад +2

    Maasha allaah xaflad aan maamulkeeda loo kalaharin kooxda gurmad aad baad ugu mahadzantihiin sida quruxda badan ee aad inoogu soo tabiseen xaflada quruxda badan mar labaad mahadsanidiin waxaan kaloo umahad celinayaa fanaaniinteena qaaliga ah

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed 10 месяцев назад +41

    War filmka away manta dhan sugayay ee abubakr Mahdi 😢😢

  • @qualiluulyasalam2637
    @qualiluulyasalam2637 10 месяцев назад +4

    Somalia 🇸🇴 😢😢😢😢😢😢

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 10 месяцев назад +2

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Reer Banaadir Allaah ha idiin Amaana yeelo Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah ❤

  • @SacdiyoCabdulahi-wv6yl
    @SacdiyoCabdulahi-wv6yl 10 месяцев назад +5

    Away filimki 😢😢 wanba sugaaye isbuucaan dhan

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад +2

      Raali noqo Bari insha Allaah

    • @nurfunny6411
      @nurfunny6411 10 месяцев назад

      Kula.mid baan.ahay.lkn Waan ku qaatay team Gurmad

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 10 месяцев назад

    Mashaallah
    Sodhawyen qurux badan iyo shariif jeeg iyo wilkisa cumar.
    Jaaliyaada uk baraakalahufik dad lagu tashto iyo bahda fanaaninta iyo jilayaasha oo udbahooda waata.
    Waalahi xasuus aya i giliseen muqdusho illaahow nabaad dadkane iyo dalkena.
    Team gurmad
    Mahadsanidin.

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 10 месяцев назад +11

    Allah is one ❤

  • @indhoindhooFarah-kf4uv
    @indhoindhooFarah-kf4uv 10 месяцев назад

    Mashaallllh aad iyo aaadbaan kaga mahad celinayaa sida wngsn eed noo ogthy eed noola socodsiinayso mara wakhtiga aad nooso dayn doontid fimlka abukar shukran wll tiim I love inbadan

  • @caynibootiyow
    @caynibootiyow 10 месяцев назад +11

    Meyay Filo😂Saa Uu Sugyay waa Daly So Dhqso Abukar Mahdi🙏

    • @iqramohamed3267
      @iqramohamed3267 10 месяцев назад

      Abyo sabti iyo talaado ladhhy 😅

    • @MarwaanKaafi
      @MarwaanKaafi 10 месяцев назад

      Run miyaa hda😢😢😢

    • @iqramohamed3267
      @iqramohamed3267 10 месяцев назад

      @@MarwaanKaafi haa abyo subtitalka lagu soo qore

    • @yaasmiinabdikadir2648
      @yaasmiinabdikadir2648 10 месяцев назад

      ​@@iqramohamed3267jimco manlagu boday 2mlin wx miya

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 10 месяцев назад +1

    Brother Masha Allah So Dhoweyn Wacan Cumar Shariif Jeeg

  • @abdirashidbayaqle8093
    @abdirashidbayaqle8093 10 месяцев назад +2

    Waa xaflad qurux badan wad kumahadsan tihin inta ababushay xaflada

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад +1

      Thanks Abti Jilaa Qaali Ah

  • @NasracayduruusKeenadiid
    @NasracayduruusKeenadiid 10 месяцев назад +2

    Wah wllo wan kaa niyad jabnay wlhi ilaa maanta maan seexan adaan ku sugaynay wah🤫😏

  • @CabdirahmanGesi
    @CabdirahmanGesi 10 месяцев назад +3

    Mnsha allah ❤ from jigjiga somalia 🇸🇴 allow somali midee❤🎉

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 10 месяцев назад +1

    Abukar caawa maxaad noguso dhigiweysay iilaa xilligan ayaan sugayay 😢😢😢

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 10 месяцев назад +3

    Away filinki ayaban sugaynee 😢😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад +1

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @SahraFaysal-oy8qb
    @SahraFaysal-oy8qb 10 месяцев назад

    Filimkii away 😢😢❤❤

  • @NawalDayip
    @NawalDayip 10 месяцев назад +8

    M,a somali isbahayty guul gobinimo❤❤

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 10 месяцев назад

    hambalyo cumar shariif jeeg iyo soo dhoweyn wacan mansha'allah

  • @gacalinhok.k409
    @gacalinhok.k409 10 месяцев назад +3

    Awy part 37😭😭😉🙌🙌🙌🙌😊🏃‍♂️

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 10 месяцев назад

    M alaah abti guul cumar shariif jeeg abti aad u soo dhaweeya abtigey viva ❤

  • @hibomaxed4
    @hibomaxed4 10 месяцев назад +1

    Usbuucaan nafteeda waxaa kusasabaayay jimcaha wuusoodhawyahay hadana waa waayay😢😢😢😢

  • @abdilqadirismail4560
    @abdilqadirismail4560 10 месяцев назад

    Ustaad Filimkii ma waxaad noogu bedeshay soo dhawayn xildhibaan .
    Ustaad soo daa filimka please.

  • @fardosamumin6012
    @fardosamumin6012 10 месяцев назад +3

    Mashaallah ❤ tolkega ❤ banaadir

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 9 месяцев назад

    Waa xiil dhiibaan somali saax

  • @CanabCumar-yt8or
    @CanabCumar-yt8or 10 месяцев назад +1

    Saan usugaaye & sanaa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 месяцев назад +4

    Maasha allaha 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismailkhadaryusuf618
    @ismailkhadaryusuf618 10 месяцев назад

    I was waiting all night it's 2am in New Zealand fadlan remind us of any delay

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 10 месяцев назад +5

    Filimkii aaway inad no shegtan ahayd wan ku tashanyne😭

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @modiinalqassam
    @modiinalqassam 10 месяцев назад +1

    Wow wan so dhaweyneyna wasirkena cumar shariif 🎉

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 10 месяцев назад +6

    Masha Allah intaa kadib aaway filimkii xalwadii 37

  • @MunaAbdikadir-e3v
    @MunaAbdikadir-e3v 10 месяцев назад +1

    first ❤❤❤

  • @foosaadan3589
    @foosaadan3589 10 месяцев назад +2

    Abuukar filimka wananacsii rabtaa maxawaye malinba saacat saa ugu daraysay hadana 6:00 wuu dhafay waa nacay uf

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

    • @foosaadan3589
      @foosaadan3589 10 месяцев назад

      I.a waan sugaynaa

  • @MaqtalMohammed
    @MaqtalMohammed 10 месяцев назад

    M.a welcome our xiliban

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 10 месяцев назад

    Baldoos Anwar romeo dadkeyga mesha ugu jedaaa

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 10 месяцев назад +1

    Xildhibaan Omar sharif ❤❤

  • @ruqiyorooneey4313
    @ruqiyorooneey4313 10 месяцев назад +1

    Filimki aaway ani saa usugaaye waadaalay please 🙏 noosoo dhig yaaqe

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @rakia143
    @rakia143 10 месяцев назад +3

    Hadaan ceelbuur ubaxo ❤❤❤❤

  • @NadaraDahir
    @NadaraDahir 10 месяцев назад +1

    heesta ay qaadayso shariif Xaaskiisa labaad hala ii sheego magaceeda

  • @ladiyadegan
    @ladiyadegan 10 месяцев назад

    waar mid izheega anagu waquuyi zubeeciyda hablahaa xidhnaye konfurey ma ragaad gunti uga dhigtaan wxay zubeeeciyadan lagu bedelay guntigii cadaa?

  • @balqizaabukar1454
    @balqizaabukar1454 10 месяцев назад

    Waanagu tacdisay yaaqe filo no soodey plz awal ayaa maalaha nagu yaresay hadana wax la.aan miyaa nogu dartay hada soodaa dhaqso

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 10 месяцев назад +3

    Maanta filn ma jiraa u maleynayaa❤

  • @suuabdirizaq550
    @suuabdirizaq550 10 месяцев назад

    away flmk maanta waa jimce waan sugaynee

  • @SumayamuhumedSumayamuhumed
    @SumayamuhumedSumayamuhumed 10 месяцев назад +2

    Sadex qaybod waxpa nomatarayan ee sopadi abukar❤

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 10 месяцев назад +1

    Asc walalaha sharafta leh ee gurmad illahey haidin xafido dhaman tiin aqyarey walken boss baas kawarama sidow noqday illahey cafimad taam ah hasiyo

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Aamiin Wuu Ladan Yahay hada alxamdulillaah

  • @fadumodegan329
    @fadumodegan329 10 месяцев назад

    Ma cadcadbaa xildhibaan cumar shariif 🎉

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 10 месяцев назад

    Away tIlm kii😍😍😍😍

  • @sabshass6645
    @sabshass6645 10 месяцев назад

    Filinkii away ??????

  • @AmishaIsmacil-xl9vo
    @AmishaIsmacil-xl9vo 10 месяцев назад +1

    Waaxay heesta meeyaay filinki heesta manasukayne

  • @SagalCabdirashiid2020
    @SagalCabdirashiid2020 10 месяцев назад +1

    Soo dhaweeyn taa iska heeysta hataaba filimkii noo soo wadinaha

  • @sundusmohamedibrahimsundus7405
    @sundusmohamedibrahimsundus7405 10 месяцев назад

    Filimki awey manta daan isha kuhayey

  • @YahyaXussein
    @YahyaXussein 10 месяцев назад +1

    Away filimki abukarow sxp wlh wad nagu canshursatay filimkan

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

    • @YahyaXussein
      @YahyaXussein 10 месяцев назад

      Okey sxp abukar mahdi

  • @FarhiyaAhmed-mo6wg
    @FarhiyaAhmed-mo6wg 10 месяцев назад

    Mashallah i love this pple pure somali not tribalism like qashin somalis

  • @habibaciise1087
    @habibaciise1087 10 месяцев назад +1

    Abukarow awe filmka ma jiro xitaa maxa no dhihi weyse 😢😢

  • @OzaakaPoi
    @OzaakaPoi 10 месяцев назад +2

    Insha,Allah caawa

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 9 месяцев назад

    Masha Allah Hambalyo 🩵🤍🤍🇸🇴🇸🇴🤍🥰💪👏🫶🫰

  • @ManalSaidSalaH
    @ManalSaidSalaH 10 месяцев назад

    Sabtid iyo axad iyo isnita so daya plz caw waan iska dulqdnayn ee

  • @lifeishardeverytime9627
    @lifeishardeverytime9627 10 месяцев назад

    Filmkii mee ilaa shalay waan ku soo noqnoqanayaa chanalekee

  • @AhmedFarah-u6z
    @AhmedFarah-u6z 10 месяцев назад

    Saan u raadinaayey wanba daaley xeythy xildhibaankaan

  • @MustafYare-g2p
    @MustafYare-g2p 10 месяцев назад +1

    Aaway filamkii

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 10 месяцев назад +2

    It's okay.....Masha Allah xaflad quruxbadan waan idin salaamay dhamaantiin particularly Cali uwa 🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵💎💎😍😍😍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kinzaabdulahi7080
    @kinzaabdulahi7080 10 месяцев назад +1

    Flimkii aaway😢

  • @safiashiekhabdullahi5579
    @safiashiekhabdullahi5579 10 месяцев назад

    aaway flimkii plse

  • @ladiyadegan
    @ladiyadegan 10 месяцев назад

    marmarban iz idhah malaha zomalipa ma tihid luuqadina xataa wan ku dhibanahy ma izka dayaa tolow dawzhada xafladanba

  • @sucdimuse3458
    @sucdimuse3458 10 месяцев назад +1

    Waxaa rabnaa Filo 37 maanta lama soo galin Abuukar

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 10 месяцев назад +1

    ABUKAR MAHID please 🙏 filinka hakaka jarin

  • @salmaAlii4052
    @salmaAlii4052 10 месяцев назад +1

    Asc dhamaantin away filinki mahadsaind

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 10 месяцев назад +1

    Aawey filmkii😮

  • @alhatimyofficial8441
    @alhatimyofficial8441 10 месяцев назад +1

    Filimka firsashalkiisa man iska dhaf naah micnaha manta dhan filimka san usugaayi shaqo xitaa ma qabanin nio abuukarow filimka soo daah 2:02

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 10 месяцев назад

    Awey filimkii team gurmad

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 10 месяцев назад

    Aaway filimkii saan maxaa waaye maanta

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah1 10 месяцев назад +1

    Filamka malasoo dayn rabo miyaa cawa 😢

  • @FatushYussuf-h1r
    @FatushYussuf-h1r 10 месяцев назад

    Filimki aweya sithan maxawaye

  • @IsraDayibcumar-xy9ll
    @IsraDayibcumar-xy9ll 10 месяцев назад

    Ma labadaa cishoo qudha oo waliba kala fog Alla waLaal maad Naga daysaan😰🙏 Abokor peals wll sidii Hore noogu soo celiya imika dirqi ku sugnaa oo maalmaha uu maqan yahay nagu badane😭😭

  • @amaaldheeman1249
    @amaaldheeman1249 10 месяцев назад +1

    Filimki aawey 😢😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад +1

      Sory Walal Sabti Bari Baad Daawan Doontaa insha Allaaah

  • @NimcoHassan-z8j
    @NimcoHassan-z8j 10 месяцев назад

    Aaway hee filmkii😢😢

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 10 месяцев назад

    Agaasime Abukar Mahdi guuleyso sxb ❤❤❤

  • @kornelisvfx
    @kornelisvfx 10 месяцев назад +1

    Team washamsi be ready 😑😒

  • @MaaxiALI
    @MaaxiALI 10 месяцев назад

    Yaqeeyoo shanmaalmood baansugaayay waaniituuuraa noosoogaliya filo pls

  • @ifrashfaarah117
    @ifrashfaarah117 10 месяцев назад

    Maxaa filimki kudhacay

  • @ZamzamCnuur
    @ZamzamCnuur 10 месяцев назад +1

    Abukarow galbta ila cwa ku Sugana filmka naso Gali mahd snd❤️🫀💕

  • @kaafiyashow
    @kaafiyashow 10 месяцев назад +1

    Aaway filmkiii😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад +1

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @luulinaahmed1649
    @luulinaahmed1649 10 месяцев назад +1

    Awaaaye filmka kiii😢😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali noqo Bari insha Allaah

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane1370 10 месяцев назад

    Wlhi saa filimkii uradinayay waa dalay hadana waa is dhahay soo dhaweyntaan amuu hadal ka dambeyaa bal sug waana arkay rali galinta mahat sanit walal abukar mahdi and teem gurmad

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 10 месяцев назад

    Walal meeyey filimkii maxay tahay waxan maad kar kale ka dhigatid please shacabka kugu xidhan qadari oo nosoo geli filmka

  • @NastehoAhmed-oe8px
    @NastehoAhmed-oe8px 10 месяцев назад

    Agah away hadee filmki😢

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 10 месяцев назад +1

    Walaliya lo nogusodara filimka

  • @user-lj1oj6qn4k
    @user-lj1oj6qn4k 10 месяцев назад +1

    Team gurmad filmkii niiga fdhiney

  • @LolyOpppy-it5qs
    @LolyOpppy-it5qs 10 месяцев назад

    Masha Allh somli guul iyo Kuba Nimow insha Allah ❤❤❤

  • @xamtiali5593
    @xamtiali5593 10 месяцев назад +1

    Filinkii away

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali noqo Bari insha Allaah

  • @AyuubDhubad
    @AyuubDhubad 10 месяцев назад

    Wll flimkii noo soo galiya

  • @xushmocali5229
    @xushmocali5229 10 месяцев назад +1

    Maxaa aqwan filimki aaway 😢

  • @SacdiyoCabdulahi-wv6yl
    @SacdiyoCabdulahi-wv6yl 10 месяцев назад +1

    Away filimki 😢😢😢😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali noqo Bari insha Allaah

  • @hassanabdiwahid-zk3tl
    @hassanabdiwahid-zk3tl 10 месяцев назад +1

    Ok abuukar mahdi

  • @ridwanruuxiofficial8967
    @ridwanruuxiofficial8967 10 месяцев назад +1

    Away filimkii😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @XfsaA
    @XfsaA 10 месяцев назад +1

    Asc filimkii maxaa helay wanusuganee beryahan wadnugu badhgoysaane wamaxay dhibku❤

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @fahmiinafilsan3517
    @fahmiinafilsan3517 10 месяцев назад +1

    Away filmkii 😢😢😢

  • @HassanAbdullahiAli-b8z
    @HassanAbdullahiAli-b8z 10 месяцев назад +1

    Wah filinki away😢😢😢

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 10 месяцев назад +1

    Inta part 37 sugi la,a ani cml ismuujiya Plz manta xfd warles kujira joga noso daaya nh 😭👍🏻

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  10 месяцев назад

      Raali Noqda PLEAS Bari Ayuu Soo Galayaa Filimka