الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر، جزاك الله عنا خير الجزاء،وأبعد عن قلبك الحزن والشقاء،وجعلك من السابقين فى الخيرات،وأدخل إلى قلبك سرور الطاعات،وختم عملك بالباقيات الصالحات
Sheekhaw wlaahi iga qoslisaa inta badan somalida runta in laysku ma ogola mid waarid fog ii ah baa quraaniya sheegta hada waaridnimadiisu Maka kac baa abtiyey tuko hadaad hadaad dhahdana Haye buu ku dhahayaa nin wax diidaya maahan lkn waa imtaxaan quraankuu aad u yaqaanaa Axaadiista suubanaheena SCW sida la sheego may ogola quraaniyada aan maqlay hada waa gaalo miyaa na leedahay nimankaasi alle hasoo hanuuniyo hadii hanuun u qoran yhy hadii kalena sharkooda alle Hana hareer mariyo aamiin
Waa dad yiri, Quraanka uun Baan qaadaneynaa. Axaadiista Nabiga صلى الله عليه وسلم Ma oggola. Diinta Islaamka waxay ku qotantaa Alkiitaab oo Quraanka ah iyo Alsunnah oo ah Axaadiista Nabiga صلى الله عليه واسعة Labadooda ama mid ka mid ah qofkii dafira, waa gaal
Professor waxaad u egtahay nin aduunyada aad ubartay wax badana ka yaqaana laakiin diintiisu aad ula fududahay marka waxaad ogaataa in shiikhu ku bixiyay barashada iyo fahamka diinta waqti ka badan waqtigaad aduunyo ku bixisay marka lama yaabani inaad fahmi weyso arinta uu ka hadlayo sheekha
Halkee ayay kusoo aroortay in qofku haduu xiitaa gaalyahay meel-kasta lagu dilayo ajarna laga helayo!diinta kuu bannaysay waa tuma?! Aan ka ahayn diinta khawaarijta.
Bismillahirrahmanirrahim Muhammed al Mahdi a.s. is arrived. ALLAH send Muhammed Mehdi aleyhisselam as a Nebi Prophet In Quran Surah Ahzab 40: Muhammed Mustafa s.a.v. is the Rasul. Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Nebi In Quran Surah An Nalm 82: Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Dabbe. ALLAH suffices as a witness F a c e b o o k : Muhammed Mehdi aleyhisselam zuhur etmisdir
Ma waxaad mashaAllah usoo qoreysaan qof idin leh Qof aan waxba galabsan dil Kadib been sheeg Kadib laaluush bixi Janno ayaad ku galeysaaye Kan wadaad ma ahane yuusan cadaab idiin horseedin kaliya.
Sheikh Hasaan adi jihaadka maxaa kuu diiday? Maxaa kuu diiday inaa adi dad gaari kormarsiisid? Adiga lee maa saxsan oo dadka dhan ma gaalaa? Walaalow Ilaah halaga baqo.
Xafiduhulaaah sh abuusalmaan ilaahay swt shiikh cimrigaga iyo cilmigagaba allaha ku barakeeyo cadawgana allaha kaa qabto❤❤❤ أحبك في الله
Waa sheikha kaliye Allah kubadbaadiyay caqiidada islaamka wllhi
الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر، جزاك الله عنا خير الجزاء،وأبعد عن قلبك الحزن والشقاء،وجعلك من السابقين فى الخيرات،وأدخل إلى قلبك سرور الطاعات،وختم عملك بالباقيات الصالحات
جزاك الله خيرا يا رب ا جعله في ميزان حسناتك يوم القيامه
Jazakallahu khayran
Sheekh Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
MashaAllah Tabaraka Allah sheekh,
Jazakumu Allahu kheyra 🤍🖤
asc shikhena somaliye xafidu hulaahu tacala
ماشاء الله تبارك الله فيك ياشيخنا الله يحفظك
Mashaa allah shiikhow waa kugu raacay in gaalo yihiin
الله أكبر الله أ كبر، الله يحفظك يا شيخنا الجليل، ويحفظك من كل شر ومكروه
MashaAllah illhahay haku xifdiyo AAMIIN Yaa Raabi ⚘
عجيب جزاك الله خيرا
Subxanalahi wabixamdihi subxanalahil cadiim
Masha allah
Sheekhaw wlaahi iga qoslisaa inta badan somalida runta in laysku ma ogola mid waarid fog ii ah baa quraaniya sheegta hada waaridnimadiisu Maka kac baa abtiyey tuko hadaad hadaad dhahdana Haye buu ku dhahayaa nin wax diidaya maahan lkn waa imtaxaan quraankuu aad u yaqaanaa Axaadiista suubanaheena SCW sida la sheego may ogola quraaniyada aan maqlay hada waa gaalo miyaa na leedahay nimankaasi alle hasoo hanuuniyo hadii hanuun u qoran yhy hadii kalena sharkooda alle Hana hareer mariyo aamiin
مشاء آلله ربناء يحفظكم يارب وينعم عليكم بالصحة والعافية
Allahu Akbar Allahu Akbar🥰🥰
Sheekh xasaan Allaha barakeyo wuu cadeyey
ما شاءالله زادك الله في فهمك وعلمك
شيخ حسان حسين آدم أبي سلمان الصومالي
أيَّدك الله 💝💝💝
Sheekha Allaha xafido
Mnsha alh aloow kubarakee xaqa shegistisa waa cadaysaa
MASHA ALLAH
*جزاك لله خيرا شيخنا الفاضل*
اللهم انى الحق حقاوارزقنااتباعةوارنى الباطل باطلاوارزقنااجتنابه
Maclin khadka cml wye sheikha alle ha xafido
فهمه خارقٌ للعادة
❤❤❤
جزاك الله خيرا خيرا الجزاء
الحق احق ان يتبع
صدقت
الحق حق أن يتبع
Msh allh
ياشيخ اقامة الحد تكون لولي الأمر فقط، العامي لا يجوز له قتل من يشاء، فتواك احيانا تكون خطيره والله المستعان.
xaqiiqo
Wa sheydamo
Sheqa mnsha alh
Quraaniyiin maxaa ladhahaa
Waa dad yiri, Quraanka uun Baan qaadaneynaa. Axaadiista Nabiga صلى الله عليه وسلم
Ma oggola. Diinta Islaamka waxay ku qotantaa Alkiitaab oo Quraanka ah iyo Alsunnah oo ah Axaadiista Nabiga صلى الله عليه واسعة
Labadooda ama mid ka mid ah qofkii dafira, waa gaal
Wale ninkan xaqa wacadeyy max wx ushegiwayday o diin ah maladhahya wasida culumada lagarabo Allahu Akbar
Walee waa uu ku taagtaagsaday shiiqu mas,aladaan
Sh illahi Swt Haa Kusoo Hanuuniyo Xaqa Alle haa ku tuuso xaqiqdi wlhi Wado Qaldan Nabigeena Mohammed SCW ka dhiigey ayaa heysa
Wadada nabiga waa midaas uu sheekha ku gaardinayeee ee edebso intaanan gaari ku marinin stupid.
Wadada nabiga waa taas uu sheekha shegay adiga sxbow Allah hakusoohanuuniyo adigaba wadada nabi mohamed s.c.w kasoo horjeedaye
Fake Professor please understand what the sheikh is explaining. Very simple and clear.
Professor waxaad u egtahay nin aduunyada aad ubartay wax badana ka yaqaana laakiin diintiisu aad ula fududahay marka waxaad ogaataa in shiikhu ku bixiyay barashada iyo fahamka diinta waqti ka badan waqtigaad aduunyo ku bixisay marka lama yaabani inaad fahmi weyso arinta uu ka hadlayo sheekha
سامو علي الشيخ
الله يهديك شيخ،
Waar kani sheekh maaha waa dibjir waalan oo argagixiso ah
Ma ilaahay baa yidhi qofkii kaa diin duwanba dil oo gaadhi jiidhsii
Waar dulu yohow ilaahay haku been abuuran
Wlhi waa runta kan wn kayaabay
Laba eey ilaahay kacabsada hadaa wax isku heeysaan la munaa qashooda shiiqa juhaal dawa cad baatihiin
Ninkaan yaa madaxweyne noogu dhiga somali waala kari waayee
Orodoo Somalia ama Qabiilkaaga halkeey kunoolyihiin bal tag. Hakasoo dhax booteynin secular state of kenya.
Halkee ayay kusoo aroortay in qofku haduu xiitaa gaalyahay meel-kasta lagu dilayo ajarna laga helayo!diinta kuu bannaysay waa tuma?! Aan ka ahayn diinta khawaarijta.
Dee ma jirto aayad odhanaysa dadka gaadhi hala jiidhsiiyo
Ninkan iyo kuwa lamidka ahba ilaahay ayay ku been abuuranayaan
Bismillahirrahmanirrahim
Muhammed al Mahdi a.s. is arrived.
ALLAH send Muhammed Mehdi aleyhisselam as a Nebi Prophet
In Quran Surah Ahzab 40: Muhammed Mustafa s.a.v. is the Rasul. Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Nebi
In Quran Surah An Nalm 82: Muhammed Mehdi aleyhisselam is the Dabbe.
ALLAH suffices as a witness
F a c e b o o k : Muhammed Mehdi aleyhisselam zuhur etmisdir
Kan waxbadan baan arkay waxa ku jirta degdeg iyo fidno kicin hore ayaa juwo adiga oo kale ahi na qaldeen dhiigayagana xalaalsadeen
Sheikh waxi la arka galnimu kufuliya
Cilmigiisa ayoo ku gaalaysiisay, ee ninka sunnada diido ma muslinbaa.
Adigu caama tahee waxii laguu sheego iska qaado oo culimada afka kalabx
Ninki didey axadista rasulka scw muxu gaal kaduwan yhy
Ninkii axaadista diido hoos halaga xariiqo
Adiga xitaa hada warkiisa diido waaku jirtaa, cilmigeeda miyaa leedahay waxa ukahadlayo...yaaku dhaho joog😂😂 dhageeso o wixi ku anfaca qaado o iskagatag...asaga iyo ilaahe isku daa..Allah aclam
kkkkkk
I did not hear صل علي النبي but too many killings
Ma waxaad mashaAllah usoo qoreysaan qof idin leh
Qof aan waxba galabsan dil
Kadib been sheeg
Kadib laaluush bixi
Janno ayaad ku galeysaaye
Kan wadaad ma ahane yuusan cadaab idiin horseedin kaliya.
Adiga kuwa aad kahadlaysid wax isma dhaataan
Sheikh Hasaan adi jihaadka maxaa kuu diiday? Maxaa kuu diiday inaa adi dad gaari kormarsiisid? Adiga lee maa saxsan oo dadka dhan ma gaalaa? Walaalow Ilaah halaga baqo.
Aakhiro way danbeysa ee dadka diinta ha ka fasahadin
Isma ogide hadalkagu waa xasaanow maxaad xaqa noogu sheegeysaa
Naarta ku dhac
Waxaa tahay kuwii dalka nabada u diiday
Haday yihina yaa dil yiri shaydanimo weye
من بدل دينه فا قتلوه ….الحديث
Beenaale!!