@@AbdullahHashi-kw3qj Adiga intaas ma heysaa , nabiga waxa lagu heystay maxay ahaayeen inta aan la waajibin jihaadka soo ma aheyn in uu xaqqa cadeeyo ilaa waagaa hore dagaal ma wadine ee diinta ayuu dadka ugu yeerayay lagumana deynin ee waa lala diriray .
Rabbow sheekh xassaan cadowga gaalada ka badbaadi
Maasha allaah , siffiican buu usharaxey shiikhu oo walib geesinimo leh
ماشاءالله شيخ الإسلام حفظه الله ورعاه
Gaalo hajabto muslimka guul ridada farmaajo hajabaano inshalaah
allah ku xafido sh xasaan, waxaad xaqa cadeysay xilli ay culimadii badankood aamuseen, kuwa kalena ay baadilka u sacba tumayaan. jazaka allah.
ilaahy hakugu sugo difaaca diinta,
ilaahy anagana diinta hana fahamsiiyo, xaqana hana waafajiyo
M.a shiiq xasaan xuseen aadam
جزاك الله خيرا
ماشاء الله شيخنا الحبيب
masha allah allah yaxfidak intaad xaqa ku suganthy
Xafso Omar sheekha aan u duceyno allaah hasugo
Shiiq xasaan xuseen aadan abu salmaan m.a waa geesi diinta u halgamo
شيخ حسان حسين ادم 😊🎉🎉
Jazza aka Allah khayr sheikh
Ma shaallah allaahu Akbar shiiqow IMA nasru ow shahada diintadifaac ilaa aad kagiiriyooto ogaaw allaah inoowgarabkaaga yahay
Masha Allah waa geesi oo warkiisa cad yahay
Waligay intan dhashay ilaa mantan masaajidada kujiray oon wacdi ufadhiyay cilmiga aan maanta maqlay waligay mamaqal dareenka aan dareemay waligay madareemin ileen kuwo doqomo ah ayaan cilmi uhoos fadhiyay gablama dheh
رجل جمعت عليه خصال الخير كلها
Balaaqo badanaa oo geesi sanaa oo cilmi badanaa isagoo waliba jooga wadan gaalo xukunto ayuu runta ka hadlayaa
Masha.allah.dheh
Mashaallah
Niyow ninkani adakaa, Oo libaaxsanaa.
❤❤
Allahumabarik . Ma Sha Allah afkaaga bar
Masha ALLaah
مشا الله
(من فر من واحد فقد فر ومن فر من اثنين فقد فر ومن فر من ثلاثة لم يفر ) قاله ابن عباس
Asc
قال ابو الدرداء :( واعلموا انما تقتلون علی عدوکم بايمانکم واعمالکم لا بسلاحکم)
Kkkk sh xasan Manshaalah
21:02
40:27 Qofka aan muwaadin ahayn xil ma qaban karaa?
58:51 Ducadii nabiga (scw)
Masha allaah libaax ayaadtahay
Geesi geesidhalay wannkakaliya eexaqA cadeya
42:00 Suufiga xaarcunka ah :)
Intaas wan ku qoslay hhhh 😆
kkkkkkkkkkkk mansha alaah
Maxaad ku qososhay
هناک فرق بين القاء الجهاد وجواز الفرار
Raganimo buxdo
Wr shiikh mxd u jihaadi Wydy?
Diinka oo la cadeeyo ayaaba ah qeyb
jihaadka ka mid ah
@@samowade1300 beenaale aya tahay
Wuu baqanaya
@@AbdullahHashi-kw3qj
Hadii uu baqayo muxuu jihaad ka uga hadlaa oo mowqifkiisa sida cad ugu muujistay
@@samowade1300 nacas baa tahay
In wax laga Hadlo iyo in la sameyo aya isku mid ah miya?
@@AbdullahHashi-kw3qj
Adiga intaas ma heysaa , nabiga waxa lagu heystay maxay ahaayeen inta aan la waajibin jihaadka soo ma aheyn in uu xaqqa cadeeyo ilaa waagaa hore dagaal ma wadine ee diinta ayuu dadka ugu yeerayay lagumana deynin ee waa lala diriray .
*KOOFIYADAASI MIYAANAY TII AF-GAANISTAAN AHAYN!!?*
انت منك
و
Waligay ma arag cid jhaadka saan igu sharaxdo 😂 wacdiyada kale umbay nagu afuufan talow mafulaynimay katahay mise jaahil bay kayihiin
Qaabkiisa haddii la fiiriyo wadaadkan tuug ayuu u egyahay waa mooryaanta diinta
يا ايها الذين امنوا إن جاءكم فاسق بنبإْ فتبينوا ان تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمين.
Allaah ceebtaada ma asturo
@@abdiheybe3820 inkaar miyaa nacas yahow ceebta waalidkaada Allah ma asturo
@@galadi111 adga guri islaamed kuso korey isbaaro
@@abdirahmanhusien6174 wadaadka tuuga ah ayaa ku biiqo ayaa filaa Nacas yahoow