PAUSE CHALLENGE HADAAD DHAQAAQDO WAA LAGAA BADIYAY 200 DOLLAR THE WINER

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 2,4 тыс.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  2 года назад +824

    Cumeer 100k wax yar uga dhiman aan gaarsiino
    youtube.com/@cumeer_bigfan

    • @ifraaxgarane132
      @ifraaxgarane132 2 года назад +14

      Diyar inshallah adigana 2m soon

    • @wardkhadar8836
      @wardkhadar8836 2 года назад +9

      Wll asad hagio wanku taagernaa anagoo badan cadawgaga cagta hoostiisa allaha ku guuleyo 😮🎉

    • @wardkhadar8836
      @wardkhadar8836 2 года назад +3

      Wll asad hagio wanku taagernaa anagoo badan cadawgaga cagta hoostiisa allaha ku guuleyo 😮🎉

    • @wardkhadar8836
      @wardkhadar8836 2 года назад +3

      Wll asad hagio wanku taagernaa anagoo badan cadawgaga cagta hoostiisa allaha ku guuleyo 😮🎉

    • @jasminmahamed7538
      @jasminmahamed7538 2 года назад +5

      Diyaar taliye🤍

  • @ajakisadde8651
    @ajakisadde8651 2 года назад +310

    Asad waa lagaa badiyey gameka waa kabaxday
    Cumeer iyo ceyda ayaa remach loo sameena ❤👍

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад +1

      😭HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲 😭 WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA

    • @zundusmoha7976
      @zundusmoha7976 2 года назад

      @@muslimchaneel7593 waan kuu saaray wllo

    • @ajyare3529
      @ajyare3529 2 года назад

      Sac

    • @munaahmed8357
      @munaahmed8357 2 года назад +3

      sax waye asad wa qaldanyahay

    • @Amiira96
      @Amiira96 2 года назад

      Ani ilama ahan wllka asad wuu qufacay runta fiicanee cabaar ayaana laga jaraye wuuna dhaarte

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 2 года назад +111

    "Ku qurxista maalinkiina Saliga nebiga ﷺ"❤️

    • @mubaarak547
      @mubaarak547 2 года назад

      Scw

    • @MaxamedXisri
      @MaxamedXisri 9 месяцев назад

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 2 года назад +129

    Azad qiyaanada daaa waa qufacay
    Waa saxda kulahaa 😂😂😂😂😂
    No azad foodada daaa taliye 😂
    Dartaaa uu gameka u joojiyey adaa biyo udiray ineey sii wataan aheed ama lagaa raaayey mid uun 😂😂

    • @mohamedkarahaye3374
      @mohamedkarahaye3374 2 года назад +2

      Dabcan saas waaye
      Ama waa inuu siiwato omayr ama waa in saa looga badiyey asad

    • @0000fotball
      @0000fotball 2 года назад +1

      Asad waad badisay sababtoo ah inoo illaahay kaa keenay

  • @Ilkacaze__YouTuber
    @Ilkacaze__YouTuber 2 года назад +59

    Asad hagio brother runtii horta game ka pous pause ⏸ challenge weeye
    Adna sxp adigoo pause lagu dhaahy ayaad Qufacday
    Maad ashahadan ama odhan sida sheegtay
    Balse rali ahaanteyda
    Ceyda iyo cumeer labadooda ayay cayaartu u dhinayd
    Brother keep going marwalbo
    Allah haku shaafiyo Brother

  • @cabdale243
    @cabdale243 2 года назад +109

    Hadii aad ujeedid meel ay ku qoran tahay magaca nabigeena (scw) like saar

  • @wllziyaj9434
    @wllziyaj9434 2 года назад +137

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤❤❤

  • @change68
    @change68 2 года назад +293

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋🥺

  • @arabmowlid818
    @arabmowlid818 2 года назад +60

    Asc ,dhamn Asxaapta Team 27 Aniga waxay ilathay in #Azad lagabadiyay Sbbto Qofka wuu Qufucikaraa Wuuna saxan kara lkn inaa dhaqaaqdo maha biyo isiina waa dhihi karta lkn muhiimada Gameka waa dhaqaqa wana dhaqaaq #Azad zhp takale Puas ah oon lagafurin Qofkale #Paus maba saari kartid zhp waa inaa hada saxathay oo biyaha aad cabthay aad #paus gasho oo pauskadi kunoqoto oo lagaafuro wiilasha wey kaasaxan yihiin zhp. Like dhaha inta igu raacsan .

    • @falxadcisman6768
      @falxadcisman6768 Год назад

      Sax wan kugu racsanahy cumeer iyo ceeda wey ka nexen marku saxday garkarga losmeyay ayuu ugu faideysatay asad xajiyow allh haku bargeyo wax fahm

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 2 года назад +56

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @legendRk93
    @legendRk93 2 года назад +49

    Waa naxriis badane waa aqlaaq wanagsane
    Waa umadda hogaankoda nabi muxamed salalahu calayhi wasalam wll nabiga dartiis mxa usameyn karta🥰🥰

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 2 года назад +113

    Hadii aad aragto magaca xabiibkeena Prophet Muhammad Peace Be Upon Him😍❤️Plaesa LIKE SAAR👍👍

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 года назад +76

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺❤🕋

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад +1

      HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭
      WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 года назад

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 2 года назад +1

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @kingseerar4499
    @kingseerar4499 2 года назад +130

    Asad Waad khaldantahy Waalaga Badiyay anaaba Layaabana Adoo Baxay Markaad Pause Ku Qabanaysay 😂😂

    • @boqran2974
      @boqran2974 2 года назад +4

      Ciyaarta asad waa inuu xeer u yeelo ciyaarta wayo qof baxay sideebu usii ciyaari karaa

  • @binaliel-najeep1471
    @binaliel-najeep1471 2 года назад +30

    📍NOTICE: ASAD waa laga badiyay, wayo wan saxday waa dhaqaaq aad samaysay, meesha shahado iyo saliga mayaalan magrtay, So cumeyr wa badiyay Pro 👏🏾

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +179

    19:13 Asad Waa Khaladan tahay
    Sabbtan Waab Saxatay Wiilsha biyee ku doonene Xagee Rumudka U dawo Martay inaa Markas laga wada hadle aheed ina Ciyarta ka baxeso iyo inkale✌
    Fikirkyga waye ku celiya ciyaarta😂

    • @nagmaabdillahi276
      @nagmaabdillahi276 2 года назад

      Yes kugu rosary biyo loodony ramuud buu sii qaadanaa 😂

    • @amiirkah
      @amiirkah 2 года назад +1

      Waa ruNtaa zhp

    • @ikraancabdi5196
      @ikraancabdi5196 2 года назад +1

      Wa run o ase biya u donen

    • @Safia-55
      @Safia-55 2 года назад +3

      Sax waaye xitaa asagoo is nuuxin ayuu qufici karay ayagana wey ka naxeen markaas rimuudka qabsaday wlhi cumeer maskiin waaye ciyaalta cenda iyo cumeer kuso hareen

    • @mohamedmahed1144
      @mohamedmahed1144 2 года назад +1

      @@Safia-55 waa runtii

  • @maxamedaadan4697
    @maxamedaadan4697 2 года назад +59

    Awey dad kijaclay rasulka scw ❤️

  • @bilalmuse6007
    @bilalmuse6007 2 года назад +77

    Asad bro wad qaldanty wayo qufaca ilahayba kakenay lkn markad qufacdo pause ⏸ inad kunoqoto ahayd wayo cumer kamu furin qof pause ⏸ kujirana qofkle ma galinkaro. Anyway it is interesting I'm with you man .

  • @ramoscade9864
    @ramoscade9864 2 года назад +47

    Asad waa ku taagera 🥰🥰🥰waxaa ka raby lacag makaa hela 🥰🥰markasta challenge aya sameysa lacagna wa ku bixisaa ani hada kula joogilaaa waka qayb gale lahaa lakin isku Mel ma joognin Mogadishu aya jooga 🥰🥰ani arday aya ahy 🥰 hal mar I caawi plz igan farxi 🥰hadey macqul tahy 😗😗

    • @zumichannel9907
      @zumichannel9907 2 года назад +2

      Wllo mxaa ubahanthy ana kusiiniye !!

    • @RA_Q20
      @RA_Q20 2 года назад

      @@zumichannel9907 aad ayaad u mahadsantahay walaal. Haa way fiicanahay in uu Asad walaalka halmar u dhib sheegtay caawiyo haduu awooda, laakin waxaa cabsi ah inuu albaab kufurmo. Marka hadaadba adiga kahor istaagtay, waa wax aad iyo aad ufiican. Well done and jazaka Laahu khayran

    • @shuceybbiibaaye1229
      @shuceybbiibaaye1229 2 года назад +1

      Sxp Mcn Gabarta Wlshaa ah Ayaa ku Caawineyso Ee Meel lagaa Soo Xariiro U Sheeg Gabadha Wlshada ah Sxp Mcn

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 года назад +39

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟

  • @change68
    @change68 2 года назад +150

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ﷺ

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail 2 года назад +47

    Part kale ayaa game kaan sugeyna Video ga xiga inuu toosa ayaan rajeyneyna Role Ka Ku hishiineyn aad sheegtay Asad neh sida Scw Alxamdullila iyo bismillah marka hore hada Ku hishiiseyn tan neh Qufac Allah dartiis kaga imaaday waaye madama aad dhaaratay adiga Nala saxan hada nahay Team 27 Next video parta kale kaso sameysan si sax Ku dhamaada ayaa idin Ka sugeyna ✅✅ Hore u soco wllkeyna Asad Hagio 27 never give up 💯💯🥰

  • @Kaambemedia
    @Kaambemedia 2 года назад +30

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa
    Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa
    Muxamed scw ‎ﷺ 💖📿

  • @Maanhagemedia.
    @Maanhagemedia. 2 года назад +5

    Hadad aragto magaca nabigeena suuban ee muhamed SALALAAHU CALAYHI WASALAM kusali like 🤎👍

  • @amiiramoe4516
    @amiiramoe4516 2 года назад +21

    asad waa laga badiyay qararka jooji🤚😂

  • @gediosoble
    @gediosoble 2 года назад +145

    Hada aragto magaca nabigeena Muhammad ﷺ [like saar❤️❤️💕]

  • @abdullahishaani5526
    @abdullahishaani5526 2 года назад +119

    Best youtuber somli number one aaa qalaas aaa🥰🥰TeaM 27 for ever🥰🥰

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад

      HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭
      WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭

  • @qaalidumar2433
    @qaalidumar2433 2 года назад +16

    ANI ahaan asad waaa ila qaldan thy mxaaa yeela wiilasha markee biyaha ku doneen inaa sugta eheed maadama qufac ku qabtay ka bacdi ciyaarta sii wadaan eheed guuleyso walalkey asad ❤️

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 2 года назад +14

    Asad waa laga badiyey sida saxda ah ee ninka gushiisa u cimamad waa saxday waa waxa la rababa inad saxato 😂😂😂😂😂

  • @cabdisoolugoay7377
    @cabdisoolugoay7377 2 года назад +4

    Sida saxda ah waxa weeye mrkd qufacday ee aad biyaha cabtay inaad pause ku nqoto sababtoo aha cidi kumay odhan play mrkaa aniga waxy ila tahay inaad ku nqoto pause oo uu cumeer kaliya kaa qaadi karo markaa ciyaarta qofna kama bixin inaad halkeexaa kasii wadaan ayey ahay ♥️💯💯
    Wabillaahi tawfiiq💯💯💯

  • @maryanfarah601
    @maryanfarah601 2 года назад +33

    Geesiyow nin kuu gafay maa guuleysahaaayee💪 team 27 marnaba hooz💪❤💯

  • @ahlamulraja8579
    @ahlamulraja8579 2 года назад +61

    PAUSE CHALLENGE-ga ciyaalkan boring🥱 bay noqdeen parts danbe naga nasta dheh ama 2 qof oo kale kusoo dar 5 qof ka dhig 🔥

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 2 года назад +65

    Asad waa lagaa badiyay cumeerna ma guulaysanin sawabto eh asad already waa ka baxday ceyda maka saari kartid ciyaarta hada remach u samee cumeer iyo ceyda mahdsanidiin team 27❤❤🥰

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 года назад +3

      arinta max kamada loma dhiibin, ayuka dhameysten, wax lagama dhihi karo,

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 2 года назад +3

    Asad waa lagaa badiyay lacagta dhiib 😂 because waa hada shay Sxb mar marsiyaha daa ama qufac ama ooy lacagataas waa laga cunay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 года назад +10

    Azad Murakanka Jooji😂😂😂iidhiib biyaha kulahaa Ragaa Muranka kadaa😂shaanbadaad Raga kadaa baanu kukeenahay

  • @samiir_17
    @samiir_17 2 года назад +35

    Ciyarta Cumeer iyo Ceyda rematch u samey💯✅️

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 2 года назад +35

    hadaad aragto magca nabi maxamed scw aan kuwada salino xabiibkena❤️👌

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад +1

      HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭
      WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭

    • @hamdiahmedhirsi2056
      @hamdiahmedhirsi2056 2 года назад

      Ck

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 года назад +47

    Team27 my FaV teaM 🎭 🖤
    Asad cumeer baa badiyay couse adih wa qufacday hadana wasii hadashay winner is Cumeer big fun 🙏

    • @dhayeb714
      @dhayeb714 2 года назад

      Hadii asad baxay
      Sideee ceyda udi karaa asad

  • @fatuushally1117
    @fatuushally1117 2 года назад +11

    Asad walaga badiye adigo play lagu dhihina pauze galisay qalad dhacay cumeer🎉team27✊🏽❤️

  • @Queen-vb9vj
    @Queen-vb9vj 2 года назад +4

    Hey abowe. Fiiri Netflix challenge’ka la dhaho: awake - a million dollar game. Idea badan oo qatar bee soo galiyan xitta. Keep going 💪🏾

  • @Abdifatah733
    @Abdifatah733 2 года назад +28

    😂😂😂😂😂😂wax kale ku ma qoslayi ee waxan ku qoslaya The legend 🥰 abdullahi hagio

    • @sadaqsancho5430
      @sadaqsancho5430 2 года назад +1

      Asad waad kasaxantahay the winner 🏆 asad

  • @yaasirsomali
    @yaasirsomali 2 года назад +9

    Walaalkay ASAD HAGIO Actorkeenna ARMAAN lacag ayuu kugu leeyahay ee lacagta iska bixi bro 😅 Chalangekii hore ee isku aadi kalmadaan suaasha Daqiiqadda (5:55- 6:50) ku jirta eeg 50 Ringgit ayaad u ballanqaaday wuuna ka jawaabay ARMAAN ee lacagta sii 🙏👑🥰

  • @fathifarajet2705
    @fathifarajet2705 2 года назад +7

    This Challenge is so funny wlHi i Like it Insha allH 2M🤴🦋💯🥳

  • @AhmedNor2
    @AhmedNor2 2 года назад +27

    Asad waa lagaa raayay qararka daaa anaa leh chenalka hadii kawadin 😂

  • @sundusdahir357
    @sundusdahir357 2 года назад +36

    Asad waa laga saxan yahay, qufaca markaad dhameysay, inaad aad game-ka kusoo noqote eheed oo sidaada ⏸️ u ahaato, sababtoo ah cid ▶️ ku dhahday maleh. Haddii kale sharciga game-ka ayaad jabisay sidaas ayaana lagaaga badiyay

  • @khulasomovie
    @khulasomovie 2 года назад +90

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @asmaabdirahman8744
    @asmaabdirahman8744 2 года назад +3

    Asad wad qaldantahy waayo iyadoo pause lagugu hayo ayad qufacday lagamana qaadin eee soo kla baxa 😊aadban idin salamay team 27🎉❤❤❤❤❤

  • @Kiin527
    @Kiin527 2 года назад +30

    Asad wll waxaa ku qaldantahay markaa qufacday oo biyo laguu doonay in aad ka faaiideysatay oo pause ⏸ ku dhajisay wiilasha ,hadii aaan runta sheego waaa guuleystay cumeer

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 2 года назад +4

    Asad ani wxaa ku dhihi lahaa markaa gamekan bilowesan sharci dagsada sidee idinka imanin muran hda tan cawa adi wa qufacdy bas ayaga in ay biyaha kusiiyan la rabay adigo hdlin blse adi wa hdshy midas kugu darsanlahaa wx yaabaha qaaar oo hali sta ah iska daaya 🙏 wa idin salamay dhamn team 27 🥰 jiro jooga waligiina wada jirkiina noo farxad ah💯💥🖐🖐

  • @khadijamustaf3029
    @khadijamustaf3029 2 года назад +8

    Waad ku mahadsan tahay madama caawa video ga xili hore noosoo dhigtay From Somalia

  • @MohamedMoallim27
    @MohamedMoallim27 2 года назад

    Asad sxb wlh nr 1 adiga aya laga badiyey, haa wa qunfici karta lakiin hadal aya kudartey biyo ii keen aya dhehdey iyo wax yaabo kale, waxa isku so hari laha ceyda oyo cumeer lakiin hadii ciyarta sidas ku dhamatey cumeer aya haq u leh lacgta.

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 года назад +8

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.

  • @change68
    @change68 2 года назад +34

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth ﷺ

  • @zamiishacumar6975
    @zamiishacumar6975 2 года назад +12

    Asad waad qufacday sax wax alle dartii kayimid waaye lkn play laguma dhihin adiganeh markiiba cayda iyo cumer baad kutiri pouse marka meahaas adaa qaldan waxaa qabaa ani ahaan in lagu celiyo game ka sababtoo ah ilaa hada mamuuqato qofka badiyay ASC guulesta ❤

  • @Maazim_mohamed
    @Maazim_mohamed 2 года назад +31

    The most precious RUclipsr in the world 🌍❤️

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад

      😭HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲 😭 WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA

  • @muscabcabdiraxmaan1750
    @muscabcabdiraxmaan1750 2 года назад +6

    Asad adigoo pause ⏸️ lagaa qaadin sidee pause udhahday sidaasi waa qalad waxaa ku banaaneed labo options
    in uu pause ka ku sii saarnaado
    Ama in ciyaar ta lagaa badiyay
    Wll Asad hagio guleyso 💯

  • @nuxneymar6437
    @nuxneymar6437 2 года назад

    Omeeer Ayaaa guuleystey Hadiii xaqiiiqda la eego ASad Pause weeyi ciyaartu Adigu meezha wad ka baxdey

  • @mascuudmustafe7733
    @mascuudmustafe7733 2 года назад +18

    Ku saliya nabiga scw🥰

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 2 года назад +14

    ku qurxista malinkina saliga nabiga صلي الله عليه وسلم ❤

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 года назад +19

    Cawa ciyow so gilise asad thank u yaqee 🥰✅ qofaca wala daremaa inuu dar alle u imaadey marka asad saxan

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 2 года назад

      😭HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲 😭 WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA

  • @queendhorsan896
    @queendhorsan896 2 года назад +1

    Asad waan kula joga mar walbo Hore u soco wll Nin funny baa thy cid uma bahnid

  • @ayanhassan7712
    @ayanhassan7712 2 года назад

    Walagaa badiyey runtii asadow cumeer baa xaq uleh lacagta ee sii si xaqa hadaa ugarsooro wayo madan ashahaadan sxashana awal kamadan digin ee ninku waa karayey legend give his money 💴 😋🤣😂🙈keep going sonabadiya xerkana adkeya wax isku ogaada 🦻

  • @fihiimaabdi4415
    @fihiimaabdi4415 2 года назад +22

    Challenge pause ⏸ wlhy waan ka heela thanks 😊

  • @jimcaalexasancumar6893
    @jimcaalexasancumar6893 2 года назад +10

    Inta dhimaday allha u naxariisto inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 2 года назад +8

    1.126k to 1.137k
    11k After buuq inta Maqan Lama Tabi doono Keep going mi boi✌✊

  • @jamiiloaxmed5412
    @jamiiloaxmed5412 2 года назад +7

    My favorite challenge 🥰🤣🤣🤣 our Asad🥰

  • @sumayaaweishassan2807
    @sumayaaweishassan2807 2 года назад +5

    Asad waalagaa badiyey qaraarka jooji😂😂😂😂

  • @fafitara1773
    @fafitara1773 2 года назад +11

    Asad brother don't say boqoorow only ALLAH are the KING love u brother from Djibouti

  • @muscab8581
    @muscab8581 2 года назад +6

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw 🇶🇦💔🕋

  • @khadiijocabdinaasir5710
    @khadiijocabdinaasir5710 2 года назад +5

    Asad hagio keep going wlkei xnunka seka noqaday Mr walbo Allah caafimad hku siiyo aamin🤲🤲🥺

  • @muqtarmahamud3774
    @muqtarmahamud3774 2 года назад

    Asad ciyaarta waa ka baxday
    Cumeer iyo ceyda waxa ay ahed ine ciyaarta sii wadan oo u sii socto ciyaarta azad lagand adiga waa qunfacday lkn markii aa dhahday ii soo qabo biyo sbbtas aa uga baxday ciyaarta one love team 27

  • @ilwaadqurux5964
    @ilwaadqurux5964 2 года назад +2

    Hhhhhh next game cumeer iyo cayda hakuso darin hayska nastaan dad cusub keen inshallah wllkayna gacmaha rabi haku barakeyo

  • @asiim
    @asiim 2 года назад +12

    Asad saxashada iyo qufaca ma luugu heesto ee waasii hadashy saasana ku baxday 😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 года назад +23

    Four legendary always legendary keeps goings asad hajio and Abdullahi hajio and cumir and king ceyda another's levels big challenges 💯⚽️💪💘

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 года назад +6

    Asadow waanu gaarsiin inshallah nin gobtii hawiye yaa tahay mashaallah I'm so proud of u bro

  • @riyaaqahmed3920
    @riyaaqahmed3920 2 года назад +1

    Asad waa laga badiyey ha doodin wllow ha murmin ee ogolow guuldarada asadow

  • @safianuur9278
    @safianuur9278 2 года назад

    Ciyaarta waxeey qurxaaneysa markaa iska deysiin timo xiirida iyo mobelada biyaha leeskaaga ridaayo intasaa idinku darsanaa
    Game xiga waxaa rajeeynaa ino muran garin 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @madiinahanafiali5166
    @madiinahanafiali5166 2 года назад +29

    Never give up Asad hagio 27
    Keep up brother❤❤

  • @muqtaarmustaf506
    @muqtaarmustaf506 2 года назад +7

    2M ku rajeyna pro hormarka hori usii wad🤗💖

  • @roodaqali9511
    @roodaqali9511 2 года назад +8

    Wxn ahy Qofkii Kopaad e daawda M.a Asad wll Keep Going ....Wan idin Taageera Alle Ha idin Xfido ....🥰🥰

  • @ismhnaden3361
    @ismhnaden3361 2 года назад +1

    Asad walaga Badiyey ceyda iyo cumeer o kaliya tartamilaha marka qucaday wa Hadashay Wana is nuuxisay marka hada heshinlhedan wax pay han laheda waaa siwadatay mida ya qalad kugadhay wllkey qaaali team 27 farxad warta idiin rajeynayaa🥰💘🙏🙏💔

  • @nafizesaed9253
    @nafizesaed9253 2 года назад +1

    Asad cumeer baa badiyay waayo qofac waa caadi pause ⏸ mrkuu isku idhi waad ka baxday isagoo kaan saarin cumeer baa leh lacagtaas

  • @qureeshifarahmahadqureeshi
    @qureeshifarahmahadqureeshi 2 года назад +5

    Asad hadad qufacday waxa la rabay inad sii wadato bouse chalan jiga wayo waxa tiri wax yalaha qarkod in afka laga dhaha waa cadi marka cumeer the winer
    Alle Haku caafiyo adigana Asad🙏🙏

  • @munaabdi126
    @munaabdi126 2 года назад +15

    Asad waa kabaxday ghagadin hadad qufacday inaa siwadatay ahayd illa lagu dhaho play waa khalad sidad hada samay say😂

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 года назад +30

    Asad Adigaaa lagaa badiyay 😝Cumeer is the winner 👍💯

  • @luulismail5763
    @luulismail5763 2 года назад

    Waxaad ila mid tahay walalkeyga ila dhashay jaceyl walaltinimo kuhayaaa abowe ilaahey lixaadkaga dib hakuguso celiyo maalin un ilaahey ha ituso adooo taagan i.a asadoooow weligaa cadowgaa unolow abayo ilaahey haku dhaafo hana kubarakeeyo i wish inaa qoraalkeyga aqrin doonto ducadaada kama daali dooono intaa ka arkaayo adoo cafimaaday i.a we all love you aboowe❤️💯

  • @mohamedcqaadir6561
    @mohamedcqaadir6561 2 года назад +4

    Bsmllah asad pause wad ku jirtey lkn xaga alle aye ka yimaden Ina saxato lkn mrki biyaha aad cabtey yaa pause-ta ka qadey oo play ku dhahay mrka Ani ahan next part ka dhiga game-kan le mesha halaga si wado salaman dhman team 27

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 года назад +4

    No 1 Somali RUclipsr #Asadhagio💪🎥🎥

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 года назад +63

    هـــو ۞ الله ۞ الرحمن ۞ الرحيم ۞ الملك ۞ القدوس ۞ السلام ۞ المؤمن ۞ المهيمن ۞ العزيز ۞ الجبار ۞ المتكبر ۞ الخالق ۞ البارئ ۞ المصور ۞ الغفار ۞ القهار ۞ الوهاب ۞ الرزاق ۞ الفتاح ۞ العليم ۞ القابض ۞ الباسط ۞ الخافض ۞ الرافع ۞ المعز ۞ المذل ۞ السميع ۞ البصير ۞ الحكم ۞ العدل اللطيف ۞ الخبير ۞ الحليم ۞ العظيم ۞ الغفور ۞ الشكور ۞ العلي ۞ الكبير ۞ الحفيظ ۞ المقيت ۞ الحسيب ۞ الجليل ۞ الكريم ۞ الرقيب ۞ المجيب ۞ الواسع ۞ الحكيم ۞ الودود ۞ المجيد ۞ الباعث ۞ الشهيد ۞ الحق ۞ الوكيل ۞ القوي ۞ المتين ۞ الولي ۞ الحميد ۞ المحصي ۞ المبدئ ۞ المعيد ۞ المحيي ۞ المميت ۞ الحي ۞ القيوم ۞ الواجد ۞ الماجد ۞ الواحد ۞ الأحد ۞ الصمد ۞ القادر ۞ المقتدر ۞ المقدم ۞ المؤخر ۞ الأول ۞ الآخر ۞ الظاهر ۞ الباطن ۞ الوالي المتعالي ۞ البر ۞ التواب ۞ المنتقم ۞ العفو ۞ الرءوف ۞ مالك ۞ الملك ۞ ذو ۞ الجلال ۞ والإكرام ۞ المقسط ۞ الجامع ۞ الغني ۞ المغني ۞ المانع ۞ الضار ۞ النافع ۞ النور ۞ الهادي ۞ البديع ۞ الباقي ۞ الوارث ۞ الرشيد ۞ الصبور
    اللهم ارزق من نشرها الفردوس الاعلى
    Wan kubaryayaaa dhamaan inta qof ee kugu jirta u dir ᴀʟʟᴇ ᴅᴀʀ ᴛɪɪᴢᴀ ᴡᴀᴀ 99 ᴍɢᴄᴀ ᴀʟʟᴇ ᴘʟᴢ
    ᴡᴀɴᴀɢᴜ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴀDᴀʏ ᴡʟʟᴋᴀ ᴀᴍᴀ ᴡʟsʜᴀ ʟᴀ ᴊᴇᴄʟᴏᴡ

    • @muzamilhajji8048
      @muzamilhajji8048 2 года назад +1

      ماشاءالله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا وبارك الله فيك عزيزي

    • @cabdisamadkulane6985
      @cabdisamadkulane6985 2 года назад +1

      Masha allaah

  • @superstarbdi7740
    @superstarbdi7740 2 года назад +10

    Pause markaa qof dhahdo markaad ka fujineysidna unpause isticmaal halkaa ka dhihi laheed play ✌️😂

  • @kingalvaaro6875
    @kingalvaaro6875 2 года назад +5

    Asad waa laga saxan yahy sbbto eh pause aaba lgu dhahy play neh qof kma dhihine se iyaga pause udhahdy mrka wkaas fikirkyga👏

  • @abdirisackmacaka
    @abdirisackmacaka 2 года назад +1

    Asad wxanrabaa gemki ukunta😀😀😀😀😘😘😘😘😘lucky boy ce

  • @saciidamohomed5108
    @saciidamohomed5108 2 года назад

    Asad weeye guulaystaha qof haduu saxdo uu biyo cabiyo waa dhib qofka ilasaxan fikirkayga isoo racaa

  • @meysoonyaya5374
    @meysoonyaya5374 2 года назад +5

    Waxaa badiyaya cumer asada adı waa ii qunfacee biyo iiso qabo AA ii dhehee bo🤣🤣🤣🤣🤣😂😂wllhi xariifatahay😂😂😂😂 hada waxa badiyay gaal dile👍🔥

  • @Saaba17
    @Saaba17 2 года назад +10

    Wayyyyyy This is my challenge 😜 wlhi challenge waan jeclhy waa funny , Asad Kan Lee noosoo Badi

  • @Sports10152
    @Sports10152 2 года назад +6

    The best youtuber in somalia💪👊

  • @mohaillmi4756
    @mohaillmi4756 2 года назад

    BISMILLAAAAH mrka hore waan idin salaamay team 27 marka xiga wxn ahay dadkii ugu horeeeyey ee kusoo racay asad marka sida saxda ah walagaa badiyey gema kana waxa isu soo haray cayda iyo cumeer wayo adi waaba bax dee see qof u xujeen kartaa next wxn xujo kugu ah in aad siiso lacagta cumeer iyo cayda mid kasta 100 ayuu leeyahy waaa hadi lacagta aad bixiso ay tahy mid sax WABILAAAHI TOWFIIQ

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 2 года назад +2

    Geesiyoo nin kuu Gafey maa kuleysahayo Maya 😒🤨❤keep going abti❤

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 2 года назад +9

    Azad hees luguu soo qaaday big moha ❤❤

  • @sakariyecabdi8442
    @sakariyecabdi8442 2 года назад +4

    The best RUclips of soomaali