Inaga in Tigree Adkaato ama la jebin waayo danbaa inoogu jirta, Balse waxaa caloosha i hurinaya wiilasha Somaliyeed oo tirada badan ee naftooda khatarta la geliyey , tolow saad ma loo qaaday.
Hadii uu abiye guulaysto gumaysigii hore wuu ka daraan doonaa waayo wuxuu isku magacaabay boqorkii 7aad ee abasiiniya waxay ka dhigan tahay kililka daayo soomaalida kale ayuu duulaan ku yahay oo uu ciidankii bada u samaystay
Isku jabka ethobia wan kufaraxsanahay somalida warersan ee dhiigoda madobaday waxan leyahay haqusanina dhulkena an soceshano madamaniye den teyda wan daba joga
Kkkkk walal baa ku dhacay
Musdafe cgjar guuuuulguuuul iyo gobal nimo❤😂🎉😢😮😅😊
Inaga in Tigree Adkaato ama la jebin waayo danbaa inoogu jirta, Balse waxaa caloosha i hurinaya wiilasha Somaliyeed oo tirada badan ee naftooda khatarta la geliyey , tolow saad ma loo qaaday.
Lek haka xasidin wad mahadsatihn
Dagaal faa iido mslaha iyaan lagalin dagaalka siiba soomlida dani uugumajirto kursiga lagu ilazhNayo
Adiga wariyaha Maxa tagerayda tigre
Salamu laahi jama adiga iyo bahda sstv nice her cat you look good always like this style
Hadii uu abiye guulaysto gumaysigii hore wuu ka daraan doonaa waayo wuxuu isku magacaabay boqorkii 7aad ee abasiiniya waxay ka dhigan tahay kililka daayo soomaalida kale ayuu duulaan ku yahay oo uu ciidankii bada u samaystay
Sax
Haddii Tigree iyo Amxaara isku baaba'aan yaa etiobiya u haraya?
Hayaay
Kkkkkkkkkkkkk nin dhintay dhulka waxba kuma laha kulha maah maaha xumaa qolodaasi 😂😂😂dhul aan dhiig kudaadan oo aan naf iyo maalba. Loo hurin sidee loo helaa
jamac galad belaayo weye😁😁😁
Tigreey iyo abii axmed wuxuu matalayaa xabashi
DDS ha isku dayaan in ay madaxbanaani qaatan intay xaaladeedu qasantahay itoobiya
Sakaatultul kursi 😅
Isku jabka ethobia wan kufaraxsanahay somalida warersan ee dhiigoda madobaday waxan leyahay haqusanina dhulkena an soceshano madamaniye den teyda wan daba joga
Ha isku jabaan ee ii daa waa gui shayda dhooshan kaqoslayaa
asc walalaha somaliyeedow uduceeya gabi ahaanba ayguulaystaan dagaalamayaasha itoobiya Wayne walba oo halgamaysa macaa abii iyo tigree iyo oromo macaa axmaaro iskujaba nisha,allaah
Liyu boliska somalida wa in ay didaan in ay ka qeyb qataan dagalkaas
Weriye jaamac ruugcadaa ha isku hoobtaan cadawga soomaaliyeed
Amxaar tihirey calooshadda qarso
Jaamac galad
ogaysiis ogaysiis dhamaan bulsho waynta jecel barashada qur'aanka kariimka ah inad helaysan dhigistiisa waliba hab casri ah .
hadaba kala soo xidhiidh:
Tell:+252633816101
kkkkkkkkk PM Abiyi wuxuu ku jiraa: "ZAKARAAT UL KURSI"
Abiya 👎😡
Tigree haguleysata
💪💪
Abey axmad ha dhoco oromo allaha dulleeyo