Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏 Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔 Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Maashaa alaah afkaaga caano lacu qabay waxaad moodaa in uu wax ogaa lakin ilaahay ayaa waxwalba of ee wuu odorasay isagu gabayga waxaan ka maqlayay dib u socod hadana qolaa loo yaqaan magacaa 98 ayuu tiriyay sagaal calan waana la arkaa sagaal xalan wuxu yidhi dalku miyuu u qaybsami nin iyo dookhiis ninwalbaa wuxuu ududayaa aniga maa lay doorto ama xil la ii dhiibo walee waa abwaan la dayacay ilaahay haku xifdiyo
DEEQA QABIIL CEEB MA AHAN OO DIINTUBA WAA OGOSHAHAY EE WAXA LADIIDAAYO WAA IN AAD QOF KU XUMEYSID QABIILKA UU KA DHASHAY AMA AAN ISKU ARUUSANO OO QOLO KALE OO WAXBA NOO DHIMIN KU DUULNO. HADDA WAANU U KALA DEGANAHAY QABAA'ILO, DOWLADA DHEXE WAAN KU QABSANAY DHIB MALEH HADDII QABIILKA LA QALOOCIN
Allah ha u naxariisto abwaan jamac kadiye gacan ka xaqdaran baa dishay
Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏
Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔
Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Aaamin😢
Allaa mahadaa leh oo u aqbalay inay maalin uun xorrowdaa laasku inkastoo uukahormaray waanaloo aaray alle mahadiiye
Ilaahay haunaxariisto abwaan jaamac gediye
Runtii Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye wuxu ahaa Abwaan Qaran oo Suugaantiisa ay aad ugu Badneyd Somalinimada iyo Midnimada umada Somaliyeed , Abwaanku wuxu gabayadii ugu badnaa ka tiriyey Dagaalkii 1977, Wuxu ahaa Abwaan Qaran Allow Kuu Naxariiso Jaamac Kadiye .. Tiir weyn oo ka Baxay Dhamaan Umada Somaliyeed ee ay wadaniyada iyo Somalinimadu ku weyn tahay
I love this gabay he always told the truth
allah hakusharfo libaax qaran abwaan jaamac kediye xirsi qalbigan kaajeclnahay
maasha allaah
Ilahay baa haybad usiiyay aftahanimada abwan sare o ilahy kuxiran ilahow no aqbal ducada iyo ereyada wanagsan masha allah
Masha Allah myAllah Grant him Jannah INSHA ALLAH 💯💯🇸🇴👍✅Abwaan Jama kadiye the Legacy you left behind 🙏🙏🕋🏅
Abwaan jaamac dadka qaarbaa reer hebel weeyaan haya Abwaan qloba maaha waliba abwaan jaamac kadiye waa soomaali aad u jecel qofkastoo soomaaliya. Waan jidhidhicoodaa markaan gabayadiisa dhagaysanayo Alla aftahansanaa aragti dheeraa caqli waynaa soomaali jecelaa maashaaAllah. Wuxu yidhi: soomaalidu waa isku diin isku dad isku dal isku diir...
Jamac Kediye Cilmi abwaan soomaaliyeed weeye siduu sheegay
alaha unaxariisto abwaanka
Awoowgay Jaamac kadiye alle cimriga ha ku dheereyo
masha allah jassa kallaahu qeer 🥰
M.a ilhow cimri dheer kusii awooWe🥰🤲🤲🖤✨
aamiin.alow.ku.xafid
MAANSHA ALLAH ILAHAY DAMBIGIISA IYO KII WAARIDKIISBA HADHAAFO JANADIINA ALLAHA GEEYO
masha Allah waa laba nin oo qaali ah Abwaan Jaamac Kediye iyo Dr Daahir oo ay waqti hore ugu dambaysay,Allah ha idin xifdiyo
Masha allaah abwaanku si qiimo badan buu murti wax gal ah noola wadaagay alloow ducadiisa qiimaha badan noo aqbal
Alle haku naxariisto abwaan
Alle ha unaxariisto.
Allah ha unaxariisti😭😭
Ilahayow unaxariiso
Masha Allah
Allahayoow Illah kale ma jiro adiga mooyaane
tmmttthm3htgnh3mt4hthmthtt4h3nrnmtmmtt3thhh
3mththtntmththmhhth3gtmtgn
Ascwrwb adeer jaamac kadiye Maansha alaah alaah haku xifdidyo nooloow nolal diinln yaa noogu kaa dhiibo xukunka soomaaliyeed
masha allah mahadsanid abwaan
Abaanka aduunka oo dhan baa laga yaqaan alle haku xiftiyo adero
Allah akabaar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allaha kaa abaal mariyo.Gabaygaa Dugsiyada caruurta Soomaliyeed halagu dhigo .
Q+r raqiya up? Cryu
masha allh abwan noolw warunta ilheey moye ilha kale majiro
Aduunkana waa laga jeclaa
Aakhirana waa laga jelaaa😢😢😢
Waa run xaqiiqdiu
Waa Runtii Abwaan Jamac Kadiye addun iyo Aakhiro waa Laga jeclaa alle ha unaxariiste...
masha allah abwan jmc kadiye allow ku xifdi adi carurtada
abwaan kediye alle haku daaYo ❤❤
Waad u jawaabtay wariye ku sheegaan qabyaaliistaha ah
Eebow waxan qiray in aan adoonkaaga ahay adna ilaahey💙🙏🏽✊🏾👌
Mansha Allah Abwaan kadiye
MashaAllah ilahey haku xifdiyo aduun iyo Akhiro guuleyso inshaAllah
والله عمر في قلبه التوحيد،اللهم اسكنه فسيح جناتك يارب
0😊00i😊
@@faadumoaxmedcabdulle naa fadumo mxaa qortey 0000 maxa waaye
Ilaaheyhau
Eebboow unaxariiso
masha Allah adeerkay rumaad alle haku dhawro
Jamac noolow cadawagaa hajabo ilaah cafimaad kusii
Putland ayow hoosta ks galinaaa waa abwaan soomaliyeed kaana horeeyo somalinimo ayaa na deeqdo
masha alaah ilaah haku barakeeyo abwaan
masha allah
Masha allah jamac kediye ilahow aan lacunin ilahow xafid
Alla yaa arxamu
maaansha allh abwaan dhab ah jamac kadiye
AUN JAAMAC KADIYE WAA SHAHIIDAY DAALIMIIN CIILQABA AYAA DILAY, WAA MAALINKII SANAD KA DIB GEERIDIISII 8/16/24,
Masha allah abwaan qaaliya jaamac kadiye
dX
Aamiin aamiin yaa rabbi
Jamac xagee ku dhashay
Maasha allaah
Eebe hakuu naxariisto 😢😢
16 . August
Thanks
❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Asc adeer allaha ku xifdiyo
A good night
maanshaa allah abwaan qaliya aad ujeclahay in ku arko cimri dheer cibado suban
Masha allh abwaan soomaaliyeed allhaku xafido aduunyo iyo aakhiroba abwaan JAAMAC KADIYE
Jaamac kadiye alow kudaa cimri dheer
abwaan dhab ah weye ninkani
Runtaa abwaanku waa mid soomaaliyeed ee ma aha mid gobolada Somalia dhinac ku hayo
Maashaa alaah afkaaga caano lacu qabay waxaad moodaa in uu wax ogaa lakin ilaahay ayaa waxwalba of ee wuu odorasay isagu gabayga waxaan ka maqlayay dib u socod hadana qolaa loo yaqaan magacaa 98 ayuu tiriyay sagaal calan waana la arkaa sagaal xalan wuxu yidhi dalku miyuu u qaybsami nin iyo dookhiis ninwalbaa wuxuu ududayaa aniga maa lay doorto ama xil la ii dhiibo walee waa abwaan la dayacay ilaahay haku xifdiyo
M.a
Nooloow....aamiin.....
jamac kadiye gabyaa Qaran waa DaaRooD , dhulbahnte ilahay cimrigiisa a udheereeyo
abdirahman haji Dabcasar. Ka daa afka qabiil ha soo marin!! Bilaahi calayk. Abwaan kadiye waa soomaali soomaali dhalay . miyaanad arkayn xikmaduu akhriyayo aragti dheeraa aftahansanaa MshaAllah. sidiidaa ayaa la idinka rabaa inaad noqotaan.
kadaa qabilka abwanka
DEEQA QABIIL CEEB MA AHAN OO DIINTUBA WAA OGOSHAHAY EE WAXA LADIIDAAYO WAA IN AAD QOF KU XUMEYSID QABIILKA UU KA DHASHAY AMA AAN ISKU ARUUSANO OO QOLO KALE OO WAXBA NOO DHIMIN KU DUULNO. HADDA WAANU U KALA DEGANAHAY QABAA'ILO, DOWLADA DHEXE WAAN KU QABSANAY DHIB MALEH HADDII QABIILKA LA QALOOCIN
May Allah gave him long life
Alle ha u naxariisto Maanta Tiir weyn baa Somali iyo darwiish ka baxay .. Allow kuu naxariiso
duqeyta lagu diley
Allaha u naxariisto
Abwan
Abwaan iyo badh
Jisaakalahikhyr.jaamackadiye
maashaallah adeer cadowgeena alla ha jabiyo waa runtaa
Waaa qabyaaaladayste
mokhtar cali : qabyaalad maxaya , waa nin dhulbahanta oo harti ah oo Darooda maxad ka hadashay waarye
Aamiin Yaa Rabbi Ilaahow ku Xaafid adeer jir oo jog
Abwaan sare Allow ku dhowr
I
Abwaan Jaamac Kidiye ayaado afka hooyo ah ayuu goobta ka soo tabiyay af carabi erayaddaa oo kale lagama heli karo ama afafka shisheeye
amina
Wsmo
@@ibrahimmodayussafu1461 miya lagu wasa adi
Libaax
Waxa labadalay dowlad dhul magac waa wax lalayaabo in nalagu xijeyay dawlad malihidin magaca gata oo basabor halagusiyo oo hadane nalogu cabsigalinayo oo kuligen farta naloguyeray nafta waxay qaadi karin korka nalaga saaray waa qaadi waynay waxa nalagu qasbay hadii naladhaho ameerika hadii aad lug kutagtaa wey baaba eesaa waa yeelilahen siduu noogalay
dhowr
Ninweyn waxajira oodha ıyo sıday wax udhacayaan sheekada ayuu kala dhexbaxaa doqonse waxbo mafahmo
Calaq maqaato wa nadhafiya Putiyland Yaa raba uuuuuf
Urto yaa kuu yeertay adaa TV gooda soo aaday
Wllyaal ceeb abwaankena ha ugafina idinkoo reer isku eegaya garbo siman baadtihiin
alaw