#farxiyotawakal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024
  • ‪@farxiyotawakalfamily2926‬

Комментарии • 63

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo День назад +14

    Farxiyo xijabga aad aya ugu qurux badan dahy ee xijabga wax naku so dub quruxy

    • @Fatuura
      @Fatuura День назад +2

      Jalbaabka jiidjiidmaayo uegyahay malmahan lagu kacsanyahay

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 23 часа назад +1

      Haaaa m.a ❤

  • @SacdiyaAbdi-m2t
    @SacdiyaAbdi-m2t День назад +7

    Wcs habo farxiyo 😍 subxaanallah 😢 ileen cuqubada wadanka kajirto waa dadka masaakiinta dulmigii logeystay waaye Allow cuqubadaas nagahaay😢😭🤲

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 23 часа назад +1

      Haa walhi abayo 😢😢😢😢😢 aaamiiiiin cuquba yar maba na heysatabo hadii hal hal loraaadiyo walayaabi lahay

  • @Umalkhayr-x8c
    @Umalkhayr-x8c День назад +15

    Asc habo team sheko maser jecel naga so garbax ❤😂

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  День назад +11

      Ila soo wadaaghee😂😂😂😂aan kaaga sheekeeye

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 23 часа назад +1

      ​@@FarxiyoTawakalfarxiyow abyo sheka diii awey oo gabadha xasiib teda shir qooshey qeyb tii 2 lasocsa baa dhah deen ❤❤❤❤❤

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 День назад +10

    Dumarow nimcada iyo ninka wanagsan ee ilhy idiin siyo ku xamdiya oo xumanta iska dhaafa ilhy baa 4 ubaneyey gabdhaha la idinla gursadana ha xumynina 😢
    Ilhy hanaga dhigo kuwii akhiro ushaqaysta

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 День назад +1

      warun waa sida warabi dabada danyerka hilibka bode dhahay ragna afki ayu laa gaadhi wayay raagna dabadu iskaa sarsaray dumarku waa siida naagta nin fican heesha laadnanta maa xejiyan kuwa kalena waxay is leeyahin allow yaa waxad ilma sisato ku siiya iyo ninkan ku dhibayn

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar День назад +12

    ASLAMA ALYKUM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 День назад +7

    Sheekadaan maxaa waaye wada cuquubada😢😢😢😢 yasir alla

  • @mwluhzaysalt
    @mwluhzaysalt 20 часов назад +2

    Hodan Cadey samiday❤❤❤ noloshu kuma xumayso ❤❤mcnto 🎉🎉

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 День назад +3

    Wcs Farxiya abaayo macan wlhi waxaa ii cadatey aniga fiidnada dhiga uu dadanayo ama somali ka dheex tagan waa dulmiga wlhi 😭😭😭😍

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 День назад +4

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 День назад +4

    Subxalah walhy wa murug iyo yab bal ibalanta qaday maxay ahayd bisinka alow hana halagin 😢😢😢😢

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir День назад +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 День назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @MohammedAli-j9d
    @MohammedAli-j9d День назад +3

    Ilahayo saxirinta oo dhan masibo ku riid iyo intaa dadka dulmineyso

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 День назад +3

    Supxaanlaahu😭😭😭😭😭

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад +2

    Aakharo war baaa yaaala inaaa lelaah wainaa ilaah raajicuun allh kucadaab

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض День назад +2

    لاحول ولا قوة الا بالله 😢😢😢

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 День назад +1

    Silic u dhimo ma anaa qof sixiroole ah u duceeya aduunka rabi idinku silci kuwa wax sixra iyo kuwa u tagaba rabi aduunka ha ku silciyo intaan aakhiraba la gaarin. Islaantu nicmadii bay hayn wayday nin sidaas u wanaagsan buu ilaahay siiyay maskiinka wayna dishay. Waan ka xumahay hodaney wixii aabahaa ku dhacay

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 23 часа назад +1

    Wsc farxiyay mhd snaid
    Wayaaab mxa laga rabaaaa aabaha guriga ooo sas loogu gala alle yaraxma 😢😢😢😢

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 День назад +3

    Farxiyo sheekada si fiican nooga faahfaahi waa maxay waxaba ka tagaysa.

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 День назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ikaraanQasin
    @ikaraanQasin День назад +1

    Masha allah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 День назад +2

    Wcs abaayo macan

  • @CwaliSiciid-vm8no
    @CwaliSiciid-vm8no День назад +2

    ❤waan idin xiiisy team farxiyo tawakal ❤

  • @FarxiyaMohamed-n5t
    @FarxiyaMohamed-n5t 23 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanMaxamuud-jo1eq
    @HodanMaxamuud-jo1eq 20 часов назад

    Hodan wan salamaya inanta an isku magaca nhy😂❤

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 19 часов назад

    حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😂

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 День назад +1

    Haderr dulmigaas xagee adaa waajoga ee aduun Iyo aqira wala halagu halagsama ee

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m День назад +1

    Wcs abaayo 😢😢😢😢😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 День назад

    Wcl sister farxiyo ❤❤

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад

    Moryaan inkaar allh hakurido

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад +1

    Allh kucadaab naagtaas

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy День назад

    Wcs farxiya mhdsnid ❤❤❤❤

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 День назад +1

    Subxaanalaah aniga waxan ilahay ayaan ka makan galnay waxaa iyo wax lamida

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban День назад +4

    Alle adiga jira dadkan amaan la aantu hayso marka la leyhay soomaali miyay degto waa dad igu is dumiye yaban akhiro war jira 😮

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 День назад

    Subxanalah 😭💔

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад

    Saxiriin

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 День назад +1

    Wsc

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil День назад +1

    Wcs mamo farxiyo😔😔😔😔😔😔 0:53

  • @MaryenYusufabdi
    @MaryenYusufabdi День назад +1

    Wcs❤

  • @amiishaabdi7065
    @amiishaabdi7065 День назад

    Subxanallh 😢

  • @fadmaqaali4373
    @fadmaqaali4373 День назад +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉wcs❤❤

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 8 часов назад

    Dadka qaaar nimacada uu alle siiyo kuma shukriyaaan maamadas nin wngsn heshay lacag leh markee ilmheeda diinta bari laheed ninkeeeda saas dahab u siinaayo raaliyo u noqon laheeed reerkeeedi sixir ku halaaagtay 😳

  • @Fahmo2030
    @Fahmo2030 День назад +1

    Saxiriinta kama naxo

  • @Umulkhayr524
    @Umulkhayr524 День назад

    Wcs

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 День назад +1

    Anigana kulajooga cadey ayaba maqnaankara faxiyo markey soodhacdo

  • @nasroosman464
    @nasroosman464 День назад

    Farxiyo abaayo illahey kheer ha ku siiyo wlh dhiira galiye aad inoqotay wax badan aan iska badalay alxd sheekooyin kada Aniga wacyi galin eey inoqden awal nolasha ciyaar ciyar uhestay lkn wax badan illahey iga yasiray Aa jiray alxd thanks abaayo

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h День назад +3

    Shekada ma fahmin ma hooyada hantita dhacdy

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  День назад +4

      Ilmaheeda ayaa dhacay ayadana wey sixirtay ninkeedii

    • @MaryamHassan-i2h
      @MaryamHassan-i2h День назад +3

      ​@@FarxiyoTawakalhbo Ayeyadana ma iyada dishay wle wr wayhaysaa mantaaa

    • @zainabmohamed1644
      @zainabmohamed1644 День назад +1

      Odaga waala sixray kadibna ree abtigii iyo ilmaha ayaa xoolaha dhacay

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 День назад +1

      ​@@FarxiyoTawakalfarxiya wllo waa masibo markad ladnanta xejin waydo shaydan waya futada ku kala qadaya inaay allah subxana watacala inaay ku xamdido laa rabay ayaay sixir iyo balayo farah laa gashay tii akhiro naa waa u taala lkin wllo farxiya hooyoda maa iyada dishay

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад +1

    Yamani miyaa ama sucuude

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 День назад +1

    Moryaan inkaar qabto cidaas

  • @NimoAhmed-r1n
    @NimoAhmed-r1n День назад +2

    War yaa ila jooga

  • @هدىحاجي
    @هدىحاجي День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤