DEGDEG FAHIIMO QUUJE MAXKAMADA KENYA LASOO TAAGAY NAIROBI 7SANO XABSI XADHIGA MIYAA LAGU XUKUMAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 62

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 дней назад +2

    fihiima fariida lagufaano libaxad halaga fuqo amawa lagashaleyn guul fahiima🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲❤️❤️💙🤍💙🤍💙✌️🙏

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 дней назад +4

    ABOOWE MADAX HAQABSAN YA GOT ME YA GOOD

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 10 дней назад +7

    Fahiima iyo Rahma yar. Argagixisada SNM weey kaga Ilmeysiisay!

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 10 дней назад +6

    Kenya iyo itobiya wa cadowga Somali 🇸🇴💪

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 дней назад +6

    faadumo quuje xataa nimankii iidooro baa ku waashaya lkn iyada maxaa ku shaadheye iidoorokan😏

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 дней назад +1

    Warkan oo kale ina Adeer hasoo qaadan,Tuugada Hargalada qoolkooda farimaha haloogu diro.

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 10 дней назад +1

    War doqomayahow harti gabadhaan maskiinta ah adinkaa la idinku bahdilayaaye marka hore soodaya cadawgu hajabee kadib dhaqan celiska ku yaala garroowe halagu. Edbiyo noqda hartiyoow reero ceshankara qofkooda fudud sixran dantiisa aqoon raxmo yar hadey dayac ku helilahaayeena sidaas iyo kadaran bey yeelilahaayeen hartiyoow dadkiina dayacan aruursada❤❤❤❤love harrtikonbe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 9 дней назад

      M.A abaayo sifiican uwanisay dadkkena laakiin
      Fihiima waxaan kanaxay in aan arkayey markii igu dambeysay iyagoo madax qaawan o time tidcanoo jogta mel ayku badan yihiin financing isaaq ah walhy waanka nahay almanac media kadawanayey
      Fudeyd keeda layaabay mana aha qof yar why uaamintay isaaq odhiig naga dhexeeyo alle hau gargaaro walhy
      Alloow been kadhig tiktok lagu ogana marki ugu dambeysay alloow been ka dhig

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 10 дней назад

    Waa beebtiis qofkaan Fihimo
    Ma ahan waabeen laakiin ayaaraac raacday waxaan
    Horgal weeye kani basaasah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +2

    Fahiima maxaa raaciyey Cadowga gaadayo

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 10 дней назад +1

    Fahiimo waa naag iidoor naagaystay oo say doonaan ayey u isticmaali kaaraan waayo caruur bay iidoor u haysaa oo hooyo caruurteeda ayey la tol tahay sidaas darteed ayeyna iidoortu ugu cayaarayaan waayo iidoorta iyadaa isu liiday oo isu dhiibtay sidaas darteed ri walba shilalkay isdhigto ayaa lagu qalaa.

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 9 дней назад

    Fahiima iidoor liqdo , Nairobi magaalo daarood , yaa wax ka qaadi Kara , naag tol leh dhul u dhici mayso waa nasg rag iyo rabi leh .

  • @YasminHussein-l7u
    @YasminHussein-l7u 9 дней назад

    Waan. Ku. Salamayaa

  • @ZeinabSalah-rd2kn
    @ZeinabSalah-rd2kn 10 дней назад

    Wll nama aha hadannahey Cali geri

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 10 дней назад

    Fahiimo quuje,way istaahish
    in laxiro, waayo? Way ismaha
    diday, kadibna waxay bilaaday
    waxan shaqadeeda aheen.

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museosman8296
    @museosman8296 10 дней назад

    Fudaydkii fahiimo iga dheh fudaydkeedii ayaa u keenay

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 10 дней назад +1

    Wax wakajiran jornalka kenya alogu soqoray warun in maxkamad lakenay kenya maqorto qabil qabil kenya dowlad ee liq edo arintas iney ayjirto

  • @Ugariyahan
    @Ugariyahan 9 дней назад

    Caab badanaa iidoor iyo wixi daba nihleeya

  • @bzri
    @bzri 9 дней назад

    Qararka jooji dhagaxtuuryahow hadalba kuma eka

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 9 дней назад

    Ina Quuje fudaydkeedii baayuu qoorta u galiyay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 10 дней назад

    Qofkasta oo darooda haka digtoonaado badin cadawgiisa uu udhigayo hadii dabinlaguudhigo adigoo damiirtii iska qaaday hadii lagu dhibaateeyo hadhoow hasoo ooyin

  • @khadiijacumar6672
    @khadiijacumar6672 10 дней назад

    Cadunow.waxaan.hamba.lefleefka.ha.waadnabartay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 10 дней назад

    Lakiin qofkii daarooda oo lanabo ama lagugefo waa loo arayaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад +1

    horgal wa wacal

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 10 дней назад

    Dhalinyarada baraha bulshada waa garbash waxay doonan bay ku hadlayan Fahima quuje cid taban karto malaha xata haday xaahiish qaado banaanka la keenaya. Boqol horgal bay ka qiimo badan tahay

  • @malakaaay
    @malakaaay 9 дней назад

    18 ka Maydka waa ✅😂😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 10 дней назад

    Iyada maxaa dabo dhigay isaaq

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 10 дней назад

    Waarninkaa gabadhacaayaya eedabadhilifka. Ah sharafta daarood oodhan buumeel kagadhacayaa hoy.isjir.lagu ogaa

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 9 дней назад

    Waxba kamajiraan waxa lasheegayo

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
    @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 10 дней назад

    Xageejugaag aano dilneeh

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 9 дней назад

    Cali baraa dhalay

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 10 дней назад

    Inangumeedkaa ha la garaaco

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 дней назад +2

    Itopia iyo iidoor iyo SNM ba waa cadawga kowaad ee somaliya

  • @superfun1819
    @superfun1819 10 дней назад

    Somali sheegato nasab maha nagaa daa😅😅😅

  • @bzri
    @bzri 9 дней назад

    Gabdha has cuqdad ma qaban cuqdad bakugogosay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 10 дней назад

    Waryaada daroodoow halaa noo dhalayee yaan dhurwaaga loo loogin

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 10 дней назад

    Oo maxay samaysey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад

    fahiima juuje asad dayaano ba sixun ugalay oo intay jeclaatay bu guursan waayay oo weliba dabcay inay xasan sheekh horgaladis kudaro

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 10 дней назад

    Fahiimo waasax in xitaa sun siinayaa iidor wayo illaahaduu socdaa dagalkii ayhalgankiisa ku jirtay maxaa baday agistaagooda isaaq naxariis malahan keenyana soomaali sajuu baa looga yaqaanaa oo wagii ay lafaha iyo diyarada derbies saaran bilaabatay1986 ayee xamar usooqaxeen kuwana Kennedy ugudbeen soomalisajuu bey labaxeen waneyku badan yahiin kenya anigaa joogijiray soomaali sajuu waa eBay Kenyan macnahana waa soomali ma aqaan ,ayaga iyo ogaadeen ayaa kenya ku badnaan jiray dagaalkii xamar kahor mj waA loo heshiiyay soomali sajuu ayaa uqayishay.ciilkii uhiilintii ssc dagaalkii hartikonbe marka meelkasta ciilqabaa tagine I
    Tiimkkaasoow iidooraa dabada kariixaayo ayagoo raba dagaal ogaadeen iyo majeerteen dabkaas halademiyo

  • @zamzamnur4281
    @zamzamnur4281 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад

    fahiimo quuje daawadedu wa in asad dayaano loo guuriyo hartina ay cafis weydisato ileen cuquba haysay fahiime laakin aabehed way u eegtahay oo horgalad maaha wayo horgal wa qarac

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 10 дней назад

    Kkkkk dhulbahante shaley dhanbuu titok kacatamaaye baal xininya iskabaro gabdhaas sosiidaya

  • @ImranAbdul-i2x
    @ImranAbdul-i2x 10 дней назад

    𝚏𝚊𝚑𝚒𝚖𝚊 𝚗𝚘 𝚘𝚗𝚎 𝚌𝚊𝚗 𝚊𝚛𝚛𝚎𝚜𝚝 𝚑𝚎𝚛 𝚌𝚊𝚛𝚝𝚎𝚗𝚝𝚕𝚢 𝚔𝚎𝚗𝚢𝚊 𝚒𝚜 𝚏𝚘𝚛 𝚑𝚎𝚛.

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 9 дней назад

    Afsiiloow dadka beenta ka daa.

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 10 дней назад

    Ha buunbunin adi irsaqad haka raadin wax an dani kugu korn😡😡

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 10 дней назад +1

    Si fiican baa loo galay fahimo quuje

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад

    kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂 lascaanood iri ba jabtay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 дней назад

    Maxaa looso qaban waaye horogalkan😏

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 10 дней назад

    Soomaalida la diidayaa xagay joogtaa 😂😂😂😂 amisom + masaari + itoobiya = soomaali 😢 afcade yaahuuuuuu beenbaa afka ku cadaysay

    • @afbile1
      @afbile1 10 дней назад +1

      Laangaab jiran

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 10 дней назад

      @@afbile1 adigaa iga laangaabsan oo cudur ku hayaa

    • @superfun1819
      @superfun1819 10 дней назад

      Somali sheegato Ethiopian kugu shaqaysato

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 10 дней назад

      @@superfun1819 iska hadasho cida cashuurta itoobiyaanku ka qaado eey ay ku shaqaysto waa la yaqaan