Kkkk isaaqi waan dadkaan kuu sheegay saslkooda lamayaqaan oromo udaa nafta nagaa dad dulman oo ciilan aatihiin Aan maal ku abtirsankaran oromolee mooyee
Mashallah ❤🇸🇴Somali waa hal no qabiil, dadkaan qabiilka ku soo gabanayo hala qabto, oo Ethiopianka u soo hogaaminanayo dadkeena iyo dhulkeena barawaqada
Ahmadoow Ka Daa Dagaalka Ummaddan Ahmadow Sidii Aan kuugu Lisay Iiguma Hanbeyn War Waa Yaabay nin waliba Waxuu ku Ganbadaa Shacabka Masakiinta Ah ma Rabno Dagaal Allow Naga Dulqaad Daalimiinta
Aaway argagixisadii dhahesay BIRJEEX aa joogto wlhi BIRI JEEX aya laga dhigay argagixisada baqtigoda jihadka ha lagu jiido arxan laawayasha shisheeyaha luuqyada ku xiratay 😂
Anigo rer waamo ah o rer Guri ah waxan aad ugu faraxsanahay xoreynta my homeland ❤️💯👏💫 Gul Cidankena Xogow 🇸🇴💞
Helooooow kismaayo
Guul ciidamada doowlada in shaa allaah 🇸🇴 🤝 😆 💪❤❤❤❤❤
C/lahi Deebaa😂😂
Anigoo reer jubaland ah, waxaan ka soo horjeedaaa in ciiidanka xooga laweeraro.
Waana khiyaaano qaran
Waa dembi qaran in Ciidanka xooga dalka laweeraro.
Guuuuuul iyo Gobanimo.
Somalia Somalia guuul ciiidankeeena geesiyaasha ah
Yacquub Wadani Somali dhab ah waan guuleysaneyna Inshallah sidii Suuriya Ilahey hala jire Amiirka Islaamka ayaa nala jira. Burcad Daleedka Ethiopia iyo Emarat laga xukumo waan baabi'in doona Guul Dowladeena
Guul guul
Yacquub wlhi waxad thay sxb nin somali sax ah alaha ku sharfo
Guul Somalia
Guul ciidamada xoogasoomaaliya yacquub gobonimada waa kugu ogaay hory usoco
Guul io gobonimo
Asc. Yasquubow noolow, somali weyn ayaa nugu filan.
Ahmed madoobe waa Arsenal waaa iska Cadahay wallahi shalay Safiirka usa 🇺🇸 waxow Sheegay in one man one vote 🗳️ in aw Somalia 🇸🇴 ka saacidi doonaaa
Maashaalaah soomaaliya ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Yaa isgaaray itopian iyo dabadhilif kooda adeer meelaa lasaaraa insha Allah
Afhayeeynka Federal Government of Somalia 🇸🇴 Mr Yacquub siyaaad Nuur dugle I am from Nuur dugle
Allaahu akbar yacquub allaahu akbar
Guul soomaaliya ,Halloween kismaayo 🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴
Masha Allah guul waxa legend yacqub wadani❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hambalyo dowlada Somalia 🇸🇴 jajuus eithopia an ah Allah jabsho 🎉🎉
SIYADOW SOTABINTADA WALEE WAALOO BOGAY GUULEYSO❤❤❤❤❤
Guul Ciidanka Xooga Dalka 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul iyo goba nimo wll alloow qabooji yaarab❤
Guul dawlada
Helow kismaayo guul ciidanka xooga dalka soomaaliyeed
❤ Yaaquub Siyaad ❤❤❤ Guul iyo Gobonimo ❤❤
Guul soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xooga dalka guul iyo gobanimo maleshiyadki axmad madowe dawa dilifka aha🦅🇸🇴🥷🥷🦁🦁🦁💪
GUUL SOOMAALI WEYN ILLAAHEY SHARAF IYO KARAAMO KORKOODA HA YEELO CXDS🎉🎉❤❤❤
haka yaabin inay karaamo helaan dhiigya cabku
@SomaliLander-l1r sorry bro halkan halkaagi maaha hana dhex boodin ee naga fariiso
Guul ciidanka Somalia 🇸🇴, Hello Kismaayo
Guul ciidanka xooga dalka
Axmed kansar hala soo xero sheydaanka
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
GUUL CIIDAANKA XOGGA DALKA SOMALIA ❤❤❤❤❤
Oromada waan kasaarnay kismaanyo soomaalia soomaalibaa leh. No oromo
Guul Itoobiya guul guul
@@SomaliLander-l1r adiga waxaa tahay
Lama yaqaan sheegato aan qabiil lahen aatahay oo ormo sheegta marnah yibir bucurbacayr sheegta marnah dir iscadee
Ciilqaboow nasabad malihid
@@CabdinaasirSiciid-p9x Isaaq baan ahay imaba taqaanid waxaan ahay anaa isku kaa sheegayee Isaaq baan ahay kkkkkkk
@@CabdinaasirSiciid-p9x yubirtu waa soomaali waana dad jira oo soomaaliya
Kkkk isaaqi waan dadkaan kuu sheegay saslkooda lamayaqaan oromo udaa nafta nagaa dad dulman oo ciilan aatihiin
Aan maal ku abtirsankaran oromolee mooyee
Guulayso yacquub siyaad
guul somalia❤❤❤
Guul guul cidamada qaranka somalia❤
Guul somalia wilal somaliyed inay manta xabad isku haystan waa nasib darro allow xaqa nafahansii
Ina Siyaadow Qaran baad tahay, ma tihid sida Qabiiliiste Ayuub Geesdiir.
Waan kugu amaanayaa Wadaninimada 🙏
Guul Ciidanka xooga dalka❤
Mashallah ❤🇸🇴Somali waa hal no qabiil, dadkaan qabiilka ku soo gabanayo hala qabto, oo Ethiopianka u soo hogaaminanayo dadkeena iyo dhulkeena barawaqada
Soomaali yaa hal ka dhigay guul Itoobiya
Dowladda turkiga hubka iyo droonska ay keentay soomaaliya baa maanta lagu xasuuqayaa ciidama kale soomaaliyeed
Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Viva ciidamada doolada 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Doolada ma aha ee waa ciidamada dowladda
❤❤❤❤waa inoo Qran nimo
Beeen beeen ale kabaqeeesi waalagaa guuleestay guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand ❤❤❤❤❤
Gor gor waa Komaandoos turkiga si fiican loogu tababaray
Gorgor wa waxa ay leeyihiin tabarkii NATO
Cid aan aqon ban ku gardarota komandosta gorgor
Ahmed jiis wuu jabaa
#BishaarAsad #Moscow #Ahmedmadoowe #adis ababa
Millatary ga somalia guul
Ahmadoow Ka Daa Dagaalka Ummaddan Ahmadow Sidii Aan kuugu Lisay Iiguma Hanbeyn War Waa Yaabay nin waliba Waxuu ku Ganbadaa Shacabka Masakiinta Ah ma Rabno Dagaal Allow Naga Dulqaad Daalimiinta
Ma daalim xasan sheikh ka xun ba somali so maray
Gor gor guul
Walee waa lakalabadin .somalia guul❤❤
Cidanka qaranka guul
Allahu akbar gor gor🎉🎉🎉🎉❤❤
❤❤❤❤❤❤❤GUUL❤❤❤❤❤❤
Madoobe alaha kaqabto umada
Guul xds guul somalia
Umada somaliyeed guul guul guul
GUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Faqash si fiican isu laaya
Axmed waa la shaabb wyo
guul Axmed madoobe
Hadee rag rabtaa ma leedahay Somalia guul Insha Allah dadka reer Syria hadee isku soo laabten anaga hadaa qawiil u laabanay dadka waxaa iskaga qaldan 1 shaqsi umada lugaha haloo qabto culimadi malin kasta waxee leedahay midoowa inta cadaw uu idin soo dhex galin Ethiopia ayaa malin kasta mid u ordaayo Somalia inte u socota.
Ciidanka dalka guul iyo gobanimo
❤❤❤ Allaha ku caafiyo Mujahid Yaaquub Siyaad ❤❤❤
Hooyadaa usheeg midgaan beenaale ah,this is jubbaland ciidanka qaran waxaan isticmaalineynaa like a toilet pepper hoyadaawas geed yahow cuqdada dishay
Allahu akbar ❤❤ 🇸🇴
JUBALAND waxey noo sheegtey 440 askeri oo gorgor iyo haramcad ah iney gacanta kuhayaan
Aaway argagixisadii dhahesay BIRJEEX aa joogto wlhi BIRI JEEX aya laga dhigay argagixisada baqtigoda jihadka ha lagu jiido arxan laawayasha shisheeyaha luuqyada ku xiratay 😂
Ilma adeerayal mj niinkan maad naagaa ceeshaatan waaxaan. Caalooshiisa u shaaqeeysta ah😂😂😂😂😂😂
Aamus oramkaa tahay wase kalab fooqal kalab guul daarood
🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖 xooga dalka ❤❤❤❤❤❤
👄 naagyahay aamus
Guul Garaad Yaaqub Siyaad Qof Soomaalinimada Kuweyn Tahay Guul Guul Iyo Gobanimo Garaad Noolaaw Jir Oo Joog Guul
Raaskambooni 56km ayaan ujiraa ee beenta jooji iicdanka qaranka soo kuwan laqaniimeyste ma ahan
Somalia guul
Benaale gawarida inteey somariyeen bakadacdayy😅😅😅
Hello Kismaayo! Guul CXDS!
guul kismaanyo
Duli waashey baad tahey
Malinki m.weyne dani soo noqdey ayaa qalbadu ku jabtey 😂😂
Aad hawgu fogaan waa dad Soomaali ah oo isla dhamaanayee.
Nabad, wada hadal halagu xaliyo.
Haisdhiibaan wiilasha kismaanyo xabashi badeey usocotaa waxaalasheegay inxabashi ciidan badeed xuduuda sootuurtay
Doqon allaah yaan doqon la shalan afkaa u un buuka qayliyaaa qaaaq qaQ
Hhhh war adeer allahu akbarta beenta kadaa kuye allaahu akbar
❤❤❤❤❤🎉🎉
Uuf horgaal AF dameer
Orodo futada u dego Axmed madowbe oromaa ku dashy
10 kun aa jogto rasksboni❤
alaha kucafiyo dalkana nabad alaha kadhigo
Axmed madowe abii axmed haduu difaaci karo waa loo joogaa
guul Axmed madoobe iyo Itobiya guulaysta
Aad iyo aad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
XDS meedka ma wasan guusha wa xageena aabo yacquub sxib sare adn guuleyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁💪🥷🥷
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah xasbuna LAAH wa nicmal wakiil
Guul
Menale hubkad sbaridayma jubalan iyo ogade bad kulayn tu mebadan
Hello Kismanyo 🦅🫡🇸🇴
Oromo iyo soomali Maa isku awaada hala qabtqabto oromada jigjiga katimid iyo abee gooda
guul Itoobiya guul Axmed madoobe
Waad waalatay aamu jootadaa was nacasyahow
Uraaye bararaqle waala qabqatay hawiyihii baadidada ahaa
Sxb yacqub siyad wan ku salamay sxb
Majeerteen wa bilaaben dhabar jabinta ogaden
Kan mj maba taqaano doqonka
Ogaden madabaranin habartawse
Guul yacquub toos ayaa laguugu baahanyahay
Somaliland ha ka faaiidaysato inta ay isku jeedaan waa laba xaqdaro kuwada socotey
Beenta hala yaraayo
.......jubalnd guul ayaan u raynayna