Waxaan ahay wiil duruuftu ay ku qasabtay inuu isagu cunta kariyo noqdo,maadaama aan hooyaday oo xanuunsanaysa isla markaana kaligay i dhashay aan hayo,waxyaabo badan ayaan kaa bartay walaale mahadsanid inbadan. Edited:- Aad baad u mahadsantihiin dhammaantiin walaalaha Hooyo iigu soo duceeyey, hadda Hooyo way dhimatay waxaynta mootantahay xilligan aan qorayo fariintan (16 Oct 2023) 4 sano iyo 6 bilood, Allaha u naxariisto Hooyo Jannada Fardowsana Allaha ku arsaaqo, idinkana ilaahay khayr ha idin siiyo, aad baad u mahadsantihiin.
Aad ayaan u faraxsanahay in aan maqlo taas. oo waxaan ku baryi doonaa Ilaah in hooyada si dhakhso ah u caafimaad Siyo Insha'Allah wll Mahadsanid ( Hooyo Macaan Allah Ku Cafiyo ) Ameen
Lkn digirta iyo kuuso kuma ficna suugo lkn wax kale waa lagu cuni kara baasto karis qof walpo 😊✌ garanaaye just kaftan hore u soco sis ina wax dawado rashin karisa ugu jeclahy 👍👍
ASC wll waad Mahadsan tahay sida wangsan aad noogusoo bandhigtay qadadaa macan sida loo kariyo. Codsi wll waxaad noo shegtaa sida loo kariyo cunto bilaa fat ah oo ah sedexda waqti Quraax, Qado iyo Casho. So I'm one of your fans and I love your clips Thx Suad
Dadka,meelaha ka qayliya adaa noo dhaama,wllhi cuntada,mcn,daganaanta, ar,ninkii ku hela,oo jacaylka wax ka yaqaana sida anigoo kale🤣😂🙏🏼wllhi waa liibaa ay maasha allah nooloow wax badan baan kaa faaiiday
M.a abayoo mcnto horey usoco mcnto 💕💕💕💖💖💖 i rlly love ur channel may Allah bless u with his love Amiin ya Allah and guard u in jannah Amiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💕💕💕
Ani ahanteyda runtii cunta karis ma u badneen quraac kaliya subaxdii suubin jiray iskuul ilaa intaa jamacad dhameynayay gabdhaha iga yaryar ba inta kale qaban jiray mudanii aan dhameyay jamacada aabo rabi janada ha geeyo geesi uu isaga ila jeclady isiyay qanacano iyo ogalaanshaheyga awgeed ku guursaday hase ahante sida Gas wax logu kariyo xita wan ka cabsan jiray 7 kadib wuu i fahmay dhowr zubax bu ii shiday😂 kadib youtube cawinaad uso adee abayeydaydaan rabi ha ka garab siyo waxkasto jeceshahy 😍😘❤inta ka subin jiray ilaa hadana ka subiya ila heer xajigu i dhaho war inta shaqada jira school cunta karis adi jirte iga dhaaaf😂😂😂 gabdhaha plz barta Walalyow
Woooooooooow my mouth is watering i wish I had this lunch which you cooked looks sooooooo yummmy thank you sooooo much God bless you Suad I'm your big fan ❤️❤️❤️
Waxaan ahay wiil duruuftu ay ku qasabtay inuu isagu cunta kariyo noqdo,maadaama aan hooyaday oo xanuunsanaysa isla markaana kaligay i dhashay aan hayo,waxyaabo badan ayaan kaa bartay walaale mahadsanid inbadan.
Edited:-
Aad baad u mahadsantihiin dhammaantiin walaalaha Hooyo iigu soo duceeyey, hadda Hooyo way dhimatay waxaynta mootantahay xilligan aan qorayo fariintan (16 Oct 2023) 4 sano iyo 6 bilood, Allaha u naxariisto Hooyo Jannada Fardowsana Allaha ku arsaaqo, idinkana ilaahay khayr ha idin siiyo, aad baad u mahadsantihiin.
Masha allaah Hooyo allaha caafiyo adigana owlaad baari ah haku siiyo wll
Aad ayaan u faraxsanahay in aan maqlo taas. oo waxaan ku baryi doonaa Ilaah in hooyada si dhakhso ah u caafimaad Siyo Insha'Allah wll Mahadsanid ( Hooyo Macaan Allah Ku Cafiyo ) Ameen
Yacquub Calan-Side mansha Allh shakhsi qali ah ayad tahy ilahy ha cafimad sarica hasiyo hyo
bro Allha hooyo caafiyo danbi dhafna allah hawga dhigo xanunka
❤
Inta qof fiir satay iyo inta like siisay iskuma dhawo marka like badan hala siiyo, 👍👌
Nice video ji👋🤝
This egg
Recipe is looking yummy and delicious..l have to try this once..😋👌
Old friend hear..🙂
Full watch 🙂👍🤝
Mshallaah ALow kaa sii ajar fara bdn sida Aad noogu faa iideysay wlshy wlhi Wax bdn baad ii faa iideysay cunto karis saas uma aqaan balse waa kaa bartaa waana cusubahay waana kugu taxnaan Inshallah guul baa ka gaari doonaa cunto karista Inshallah ❣️ jsklh wlshey qali❣️👍👍👍🇸🇴
Allow ku xafid in badan oo dhalinyara ah aniga aan ka mid ahay oo qurba jooga baa kaa faaiday msha allh
Ameen mahadsanid wll
Thankz walshey bulsho aan aad isugu dheernhy ayaaan u kariyey cawa ooo khamiisa ah bishuna ay thy 6/3/2019 kalayi arag waaa ka heleen ooo marladbaad ayay IGA dalbadeen in aan jimcalaha si wada jir ah ooo bulsho badan lagu cunayo waaa mahdsanthy wllo alleh haku jeclaado waaa kula socon donaa isha allh eee hana caajisin 😋
Hungurigaa igukacay intii qof uukukacay like
thnks xppti cawada ayaanku casheyonaa ilahey gacantada iyo qalbigada Hagu siyaadiyo wan ku jclhy waliba alla dartii iyo in aad gabar muslimad tahay ayaanku jcladay apyo +cooking with suad
You welcome hayati sida wanagsan igu so dhuceeysay ma aqano sida kugu mahad celinayo Mahadsanid qali love ya more ❤️🙏🏻
M.a macuna wlashey
Mmmm. yummy can eat everyday will share
super nice preparation keep rocking
Mach allah BastO loVe aad Ban Uga HelY Runtii Lkn Hadi aYna GabdhYdU Sas Oo KalE SamaYnaYn Guriga HoYadE Ha iska jOgtO
Keepgoing
This was so easy and delicious thank you sister Masha Allah it came out great I wish I could add pictures👌
Mansha allah❤️❤️❤️❤️😘👍
Waxaan badan ayan ka faiday. Balse waxan u baahanahy inan barto sambuus sida lo sameeya. Sida ugu fudud ee lo sameen karo
Kadibna wax ayaan ku daraayaa , halhayskaaga waa iska jeclhay hormar baan ku rajaynayaa wll qaali
অসাধারন মুখে লেগে থাকার সাদ হয়েছে রেসিপি। দাওয়াত রইলো আমার ঘরে, please please এসো।
MsahAllah 😋😋👏
وصفه لذيذة
Masha Allah hada macuni kara ani😁😁
I really like it
Thanks for sharing very good video
Masha allaah abaayp
Mashallh
woow mashaa allaah ❤❤❤❤
Jecliya wanaaga gabdhaha somaliyed allaha ku amaansado abayo
Masha allh abyo mahadsanid
Tasty and yummy! 👍👍👍👍
Macaan iyo qurux
Horta waan la dhacay wax qabadkaadaha laakin yaanyo iyo shidshid soo isku mid ma'xoo
Lkn digirta iyo kuuso kuma ficna suugo lkn wax kale waa lagu cuni kara baasto karis qof walpo 😊✌ garanaaye just kaftan hore u soco sis ina wax dawado rashin karisa ugu jeclahy 👍👍
MsahaAllah 🤝🤝🤝
masha Allah ilxun kuma Aragto iyo intiii uuurka kaanaceb Ba shrfey
Ameen mahadsanid qali
Masha allah I really love it 😍
ASC wll waad Mahadsan tahay sida wangsan aad noogusoo bandhigtay qadadaa macan sida loo kariyo. Codsi wll waxaad noo shegtaa sida loo kariyo cunto bilaa fat ah oo ah sedexda waqti Quraax, Qado iyo Casho. So I'm one of your fans and I love your clips Thx Suad
Mashalaha abaayo waxa badan aan kaa faiidey jiskalahu qeer
Shukran mcnto
mashallha
Masha allah abayo magacaga noosheg calashan abayo adoo xuman uarkeynin
Marvelous my sister
ماشاءاللہ
super💗✔👌👍👏
Thank you
Masha allh shukran abayoh gacmahagana allaha ku barakeyo
It looks so delicious, amazing recipe, keep sharing and stay connected 👍😍😍
Wax bdn baan ka faa'iday Thanks Abyo
Welcome bro
Walaaley saad wax uqoree caadi maahan
beautiful nice perfect like like hope see u around
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋
Mansha Allah ilahy haku barakeyo gacantad dad bad u faideysay on waxaba aqon
Ameen mahadsanid qali
Masha alah abayo
Nice video
Wow nice sucaadey soo dhawoow
waauw tan suugo iga dheh masha allah mahadsanid walaashey jazaa kallaah kheir.
Adiga aya mudan mcnto
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋😋
Masha allah 👌
maashaa allah qurux iyo macaan sucaad gacan macaan illahay ha kuxifdiyo quruxeey
Ameeen Ya Rabb Mahadsanid hayati ❤️
How you make this green chilli please reply me in English thank u
Checkout my channel I already posted a video about how to make the green chili, you’re most welcome
Amazing video Best of luck with your channel 💖💖
abayo lkn sugada babaroniga laguma kariyo ee marki lagadajiyo ayaa lagu daraa wayo marki adku kariso barbaroniga qaraar ayuu naqanayaa
Falis Gubjac iyadaa jecel barbarooni lakarinayo
Falis Gubjac 33rbg
salmo galbeyte 7yy
Falis Gubjac eg1
Abaayo waxaas hada waa laga tagay markii lagu kariyo ayuu caraf siinaa hadana markaa dajiso ku darso ma labaad
Yummy food
Barbarooni lakarina maxa wayeh wlley
Masha alaah ilaahey gacantada haku barakeyo hory usoco xppti
Mashaa allah ad ayaa umhdsnthy wlashen sida quruxda bdanne Ee aa wax nogo sharax detne waa kaga mhd leliNayaa
Adiga aya mudan in badan wll
asxaabta channel keyga iso boqda mahadsanidin walalaheyga qaliga wa walashiina o cusub 🤗🤗🤗👍👍
Thank you 👍👍👍 like # 👍👍👍
wll qli waa ka helay run ahaanti . horay u soco walaashey qaaliya .
Mahadsanid wll qali
Macaan
Masha allah ❤❤
Masha Allah keep going my sister cuna ficn
Thank you bro
Masha allaah wan ka helay👍♥️♥️
Mahadsanid
Mash alaha
Jazaakallaaah khyran
Msh allh gacantada allaha kuu barakeeyo abayo
Ameen mahadsanid wll
Mnsha allh
Masha Allah my sister💯👈🙏😍😁👏👏👏👍👌
Mashaa Allah keep going sister lovely
Asc Abyo Thnkis Abyo waxaaa kaaa cod sanaaayaaa muufe in Aaaaa kaaaabarto eeee sooo gali mcnto
Insha’Allah
Mazha allah keeb going my sister tageeri buuxa ku ahay abaayo
You’re most welcome wll qali
Dadka,meelaha ka qayliya adaa noo dhaama,wllhi cuntada,mcn,daganaanta, ar,ninkii ku hela,oo jacaylka wax ka yaqaana sida anigoo kale🤣😂🙏🏼wllhi waa liibaa ay maasha allah nooloow wax badan baan kaa faaiiday
😂😂 Mahadsanid sida wanagsan igu amantay wll 🙏🏻
@@cookingwithsuad waa,istaahishaa,wll qaali🙏🏾💚
M.a abayoo mcnto horey usoco mcnto 💕💕💕💖💖💖 i rlly love ur channel may Allah bless u with his love Amiin ya Allah and guard u in jannah Amiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💕💕💕
Aww thank you for your kindness Ameen ya Rabb all of us Insha’Allah ❤️😍🙏🏻
waaw masha allah waan kahelay abyo mahadsanid
Adiga aya mudan in badan wll
Ani ahanteyda runtii cunta karis ma u badneen quraac kaliya subaxdii suubin jiray iskuul ilaa intaa jamacad dhameynayay gabdhaha iga yaryar ba inta kale qaban jiray mudanii aan dhameyay jamacada aabo rabi janada ha geeyo geesi uu isaga ila jeclady isiyay qanacano iyo ogalaanshaheyga awgeed ku guursaday hase ahante sida Gas wax logu kariyo xita wan ka cabsan jiray 7 kadib wuu i fahmay dhowr zubax bu ii shiday😂 kadib youtube cawinaad uso adee abayeydaydaan rabi ha ka garab siyo waxkasto jeceshahy 😍😘❤inta ka subin jiray ilaa hadana ka subiya ila heer xajigu i dhaho war inta shaqada jira school cunta karis adi jirte iga dhaaaf😂😂😂 gabdhaha plz barta Walalyow
wow
Mahadsanid
Masha Allah abayo shukran mcnto
Afwan habibty
Woooooooooow my mouth is watering i wish I had this lunch which you cooked looks sooooooo yummmy thank you sooooo much God bless you Suad I'm your big fan ❤️❤️❤️
Ameen thank you so much dearly🙏🏻
nice food
Thank you
Raqilas
Gru4urfrirytuyrhrhruthruruthrufhfufufururufurhrururur🙏🙏
Xaway yadii away
Masha Allah abayo Allah haku barageso gacantada xbbti mahadsanid inbadan mcnti
Adiga aya mudan inbadan my mcnto ❤️
Baaasto waaaaa jeclahay thanks
Welcome
Mshllh wankahely recipkan ,lkn suasha aan qabo aya eh bastadha maladaqa markad miireyso
Mansha allah abayo jasakalh khayr
Masha alaah gacantaada alle ku barakeyo xabiibtii jklq yummy yummy.
Ameen thank you sis
delicious...
masha allah walal allaha kudhowro
Ameen mahadsanid qali
Masha allah tabaarakalah Abaayo sucad Ramadan Mubarak
Ramadan Mubarak habibty
Mnsha allah abyo
Mahadsanid sis
Maasha allaah
Mash allah❤❤❤👍👍
Hello Nice day🔔❤️
Masha allah thanks
You’re welcome wll
Masha Allah Amazing! Thank you abaayo
You welcome sis