Heshiiska bada waa in loo kaco sidii loo burin lahaa waliba itobiyana dhulkeena looga saari lahaa xasan hala qabto maxkamadna hala soo saaro hanalagu xukumo khiyaamo qaran barlamanka waa in mooshin ày ku ridaan hadii kale iyaga xitaa haloogu dhaco gurigyahooda somaliyey shalay dawladinii dhisbayd ee siyad bare uu madaxda ka ahaa maxaad u rideen sow ma ahan in lahelo cadaalad iyo horumar wadankeenu gaaro siyad bare oo ahaa nin wax badan somaali u qabtay walow ay jireen khaladyo uu galay sidee maanta uga aamusan tihiin nin hantidii wadanka taalay intuu xaraashtay hadana badii ku wareejiyey itoobiya itoobiya waxa ay rabtio bad ma ahan wzxa ay rabtaa in somaliya oo dhan ay la wareegto turkigana danriisa ayuu wataa ee wax dan ah oo uu noo hayo maleh marka somaliyey maanta ayey dhowdahaye arntaan inta aanay talo faraha ka bixin halaga hortago hadii kale ogaada ubadkiinu waa dhaxal la aan wadankinii ayaad ku dhex niqonaysaan adoomo itobiya ay gumaysato.
Xasan. Waa. Walanyahaye. Halabaadho si. Degfegah
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ garguurte umadda allah ka qabto xasan yahuut halla dilo❤❤❤
Very very true Prof
Muun gaab waa quman yahay
waa khayaamo qaran oo
Dhul shacab lugu xalaalaysan hayo
Mw hasan Ahmad islaam wa Somali dhulka kula leh lakiin abii Ahmed dhulka ma leh Somali baa leh
ASC viva7up madaxwayne Xasan Shiikh dhull wacaysle LEYAHAY U dhis dawlada Gallcad uga dhis
Mw hasan madaxweynimo iyo dawladnimadii Somali Ankara ayuu uga soo tagay allow sahal amuuraha
Wacade dakad ininan arkay iyo erabood lamida waayo dawlad baadhistay waan erabood caalamiya
Heshiiskan ma aha aayad quraana ee sidii lagu burin kara ? midaas halageliyo juhdi waa sida aniga ii muuqata
Xasan dhulka raydiisa meshay degdo ayuu u rarayo degeda iyo ela borka
Muungaab waa nin culus oo soomaali dhab ah waa nin ka hortagi kara fidnada iyo talo xumada Xassan Sh.
Xasan shiikh kalakiis ma lahan bad waa in dadka soomaaliye ka soo hore jeesata oo diidaan
Wax aan dalka laga talo galin oo la iska sameeyo waa fidno.
Wixii dhacay waa lawada arkaa ee maxaa inoo tala ah? Hala helo talo