SAYNAB CIGE MAXAMED (

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • WAA HEES AAD U MACAAN OO KAMAN AH WAANA HEESAHA LOOGU JECEL YAHAY EE SAYNAB CIGE QAADO
    DHAGAYSI HABOON

Комментарии • 9

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 9 месяцев назад

    Abwaan nimcaan afrika

  • @amiinkaahin7402
    @amiinkaahin7402 3 года назад +1

    Waa hees aad u macaan

  • @DonJeenYo
    @DonJeenYo 5 лет назад +1

    Yaa iga horeeyey

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 4 года назад

    Yaa samayay erayada wllo

    • @studiomasalaha6912
      @studiomasalaha6912  4 года назад +1

      Nimco Mahamed
      Soo dhawoow wll
      Ereyada heesta sida lay sheegay waxaa sameeyay allah haw naxariisto Maxamed Jaamac Kayd

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 4 года назад +1

      @@studiomasalaha6912 aaadbad u mahadsan tahay wllky waan dhawahay waana aabahay alle haw naxariiste

    • @studiomasalaha6912
      @studiomasalaha6912  4 года назад +2

      @@nimcoheegoofficial8846
      Ax walaahi ilmo ayaa igu soo istaagtay wllo markaa tidhi waaa aabay
      Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu janooyinkiisa ta ugu saraysa ku casuumo
      Aameen aameen
      Abwaan aad u qiimo badan buu ahaa sidaan taariikhdiisa ku hayo inkastoonan la kulmin hadana wuxuu ku jiray dadka aan aadka u jeclaa
      Ilaahoow marti aad jeceshay ka yeel
      Aameen
      Wllo Nimco Maxamed adigaa mudan million jeer
      Gacmo furan kusoo dhawoow mar walba
      Walaashay
      Thanks

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 4 года назад

      @@studiomasalaha6912 Ameen ameeeen wllky mahadsanid wllo

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 4 года назад

      Wll plz nalaa wadag intaad hayso kuna soo qor magacaa