Kuwa ay soomaalidu ugu yeerto saaxiibada Soomaaliya, saaxiib nooma ahan oo waa kuwii meesha ay taagantahay Soomaaliya dhigay maka maaha saaxiibe wax tar oo Guul aan gaarno wey ka caroodaan oo waxa ay natusan qosol beeena ah oo aan qalbi jirin waana cadawgeena nr 1
Dabaal deg kuma jiraan falastiin in ka badan 100 ruux baa laga dilay hishiiskii dhicisooway 24 saacdood gudaheed fslastiin way u dhamaatsy 120 kilometers bay haysteen dagaalka ka hor hadeer waxaa la isugu geeyay 60 kilometers dad gaaraya 2 million falastiin si xun baa loo galay ayagaa dagaalka joojin waayey sida soomaalileenta oo kale waxeey ka helaan cidna yeeysan waxo ka siin .
❤❤❤ mahadsanid jaale
Guul guul guul buntulaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alah guuuuuuul insha alah guuuuuuulaysta gesiyadenow
Puntland guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Taageerayaasha xasan shiekh wariyaha dhageysta hadii kale qolka kadhaca
Maxay kabadali karan moryantad u baqaysid rufyanyohow ciwanka Somaliyed iska qad uma qalantide
Marna yuu xasan iyo askarta uu haysto mid imaanin puntland waayo lama oga in ay taageerayan alshabab, daacish iyo in kale.
Butland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul maansha Alaah tabaarkalaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️
Guuul falastiin isha allah❤❤❤
Xasan xaraash isagaaba argaxisada la shaqeeyq waa argagixi kii ugu waynaa
Xamar lagu Kala qaybsaday iyo Hal cod Hal qof meel ma wada maraan dowlada keligii taliye xasan sheekh waa tuug iyo qabiiliste wadanka halaga qabto.
@@abdulkaderjama1494 majeerteen yaa ka qabyaalad badan?kkkkkkkkkkk
Haxasn dhooqo waa ashabab believe or not
Sifiican. Weeye dowkada halaga soo horheesto
Kuwa ay soomaalidu ugu yeerto saaxiibada Soomaaliya, saaxiib nooma ahan oo waa kuwii meesha ay taagantahay Soomaaliya dhigay maka maaha saaxiibe wax tar oo Guul aan gaarno wey ka caroodaan oo waxa ay natusan qosol beeena ah oo aan qalbi jirin waana cadawgeena nr 1
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DSL XOREEYE MUDSNE MADAX WEYNE DR HASSAN SHEEKH MOHAMUUD CAFOWGAAGA HA JABO GEESI FURTA HORE GSLSY❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaqaalaha loogu Tala galay maamulada wadanka ka jira waa in toos iyaga loo siyaa
Taas waa iney ku dadalan mamulgobaled yada, siiba puntland.
صلى الله عليه وسلم ❤
(You can run but you can’t hide)
Amus wasaq batahsy
Beesha caalamku waxay Aragtay Xasan dhiiqo Qabyaaladiisa iyo Nacaybka ku Jira
Xasan culusow lacag ayuu rabaa inuu dalka kuxukymo iyo xabad Ethiopia ayuu isu dhiibay
Ha la tuuri xasan shiikh xaraash dalka u lumiye doofaarku
Putland guul, xasan waa fashilmey iyoh kooxda tuugada ah.
Hanoo buunbunin safiir maskiin ah oo wadan soodirsaday kii iswaalo bax ayaa laleyahay beesha caalamka soomali ayaa kamidah lama joogo xiligi safiir laga Amar qaadan jiray buntulan soomalinimo ha ogolaato ama ha isdabarto
DOWLADDA SOOMAALIYA GUUL GUUL DR HASSAN IYO HAMZA GUUL GUUL GUUL GUUL❤❤❤
Puntland hadey iska celiyen argagixisada waa arin fiicsn laakiin waa wax waajib ku ah gobol walba isaga iska difaacado argagixisada😂😂
Kuwa dhaga.arag arya ma.cabsan tahay xey tahay indhaha iyo dhagaha kala.wareegsan😅
Dabaal deg kuma jiraan falastiin in ka badan 100 ruux baa laga dilay hishiiskii dhicisooway 24 saacdood gudaheed fslastiin way u dhamaatsy 120 kilometers bay haysteen dagaalka ka hor hadeer waxaa la isugu geeyay 60 kilometers dad gaaraya 2 million falastiin si xun baa loo galay ayagaa dagaalka joojin waayey sida soomaalileenta oo kale waxeey ka helaan cidna yeeysan waxo ka siin .
Kan ila fiiriya robot ma u ekoo?kkkkkkkkkkk
Addeerkaa qabuuro qote baa rebot u eg.