SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    Contact: aj.fadna@gmail.com

Комментарии • 655

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 лет назад +564

    qofkii qoraalkayga arka Nolol farxad leh kuu Rajayn waLaaL,❤🙌

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 5 лет назад +45

    Marka la leeyahay hablaha wax ha la baro waatan faa’ideedu ee ha la ogaado
    Hooyo Aqoonleh♥️

    • @asiamohammed7095
      @asiamohammed7095 4 года назад

      Agree wllo qaali
      ALLAH HAKU SHARFO😍😍😍

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 лет назад +18

    What an amazing mum
    Alhamdulillah sis
    You are strong hoyo
    Well done dear
    👏👏👏

  • @samiiraali7987
    @samiiraali7987 5 лет назад +94

    Scm xbbty fadna zayn yare allaha caafiyo waxan rabaa Inan arin Yar kuusheego , sadaqo ubixi inankaaga Yar waliba mid lama filaan ah , habeenkii xiliga danbe sujuuda ugu ducee ilaahay haka dulqaado , malin dhawayd qiso aan akhriyay Hooyo saas samaysay alle waa u caafiyay inankeedi yara khayr allahaka dhigo

  • @ummzein8690
    @ummzein8690 5 лет назад +23

    Masha Allah he will be fine soon inshaallh have less worry sis I have a sis who's baby is 10yrs now he isn't talking yet they also told her he's suffering from autism so I know how it feels as a mom. love you Fadna I also have a son called zein

    • @and-hx5gr
      @and-hx5gr 5 лет назад

      Salam sis , Please get your sister to check out Facebook page called dr nemecheck autism protocol. They use inulin, fish oil and olive oil to correct gut bacteria.

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 лет назад

      umm zein subscribe me wlzhy

  • @jowharo4545
    @jowharo4545 5 лет назад +3

    What an Amazing mom. First Somali mom talking about her autistic kid live on RUclips you're really strong abayo. Autism is not a disease but a brain disorder and it happens and can happen to everyone we Somalis need to talk more about these.

  • @siyuunsaani3577
    @siyuunsaani3577 5 лет назад +18

    Mashallh Fadna Gabar Wax Baratay Ina Tahay ban halka ka arkaa sida ay durbaba maskaxdaada u shaqeysay Alxamdulilh Alle Ha ku Cafiyo Xabibti 😍

  • @fadumaali3385
    @fadumaali3385 5 лет назад +3

    Mashallah abayo, ana wiil 12 jir ah oo autism ah ayaan leyahey. Sidaas oo kale ayaan ula dadaaley oo asagoo labo jir ah baan arkey in uusan hadleyn mana baqi jirin meel kastana wuu fuuli jirey. Wuuna carari jirey. Marka alxamdulilaah caawinaad badan buu heley wuu hadlaa. Dugsibuu aadaa qurankana kitaabta wuu ka aqriyaa. Xaga wax barashada waa ku sareeyaa. Xoogaa waxaan ku arkaa isla qosol iyo isla hadal. Wax aan kaga gooyana ma aqaan. Hadey jiraan wax arintaas u daawa ah ila wadaaga. Gabdhaha ilmahan heysta waxaad ogaataan in ay muhiim tahey in aad la dadashaan intey ilmahaadu yaryihin. Ha qarsanina, waxaad arkeysaa gabdho inkiraaya oo ilmihii oo weyn guryaha ku heysta. War alle ka baqa oo iska daaya dadka aad ka baqeysaan ama aad iska gadeysaan. Ogow adiga iyo ilmahaba in uu alle leeyahey. Ha yareysanina ilmaha maxaa yeeley waxaa laga yaabaa in uu alle waxan ka dulqaado xanuunka markuu waaridka dadaalkiisa arko. Walaahi inaanan waligey wiilkeyga yasin ilmo aan dhaleyna ka sareeysiin. Waligiin ku faraxsanaada wixii alle weyne idin siiyey. Fadna thanks for sharing your story. Dhamaanteen allaha noo caafiyo ilmaha xanuunsan, samirna allaha nagu irsaaqo.

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 лет назад +9

    Allah ku cafiyo wiilka yar Fadna gabadha yarna haku xafido.
    Dhamaan hooyoyinka ubadku ka bukaan alle ha u caafiyo.😍

  • @PrincessAisha2006
    @PrincessAisha2006 5 лет назад +5

    Videos like this are soo needed jn our community. Please keep raising more awareness about topics such as these.

  • @Shey01Shey
    @Shey01Shey 5 лет назад +2

    May Allah bless u and your ability to recognize this early! Like u said early intervention is everything. Most of us Somali ppl worry about other things when selecting a mate but no one thinks about mate informed enough to know. Most Somali moms would be satisfied with physical growth only that early on. Your son is lucky to have u. I hope Allah bless him and your whole family

  • @falastinnur9051
    @falastinnur9051 5 лет назад +2

    This happened first baby Subxanallah when you have no idea how to be mom .. my first baby go through this and walaahi she knew everything but she couldn’t talk but when I Realize that something was wrong I cry and start praying and change who I was as mom the first place we went was quran saar Subxanallah second Speech therapy after one year wan ku guleestay alxamdullilah 🙏 she is the smartest kids my family.. so when I see family that going through this I always tell them everything about that help my daughter I even change the food that I used give because the Stomach feed the brain .. thanks you will help a lot people jizakallah qeyr sister

  • @Wotchwithme123
    @Wotchwithme123 5 лет назад +2

    Allahuma bariik, I think you are a strong woman who are doing what is necessary for her child. I’m glad that you are putting light on this. May Allah continue to bless you and preserve you and your family ♥️♥️♥️

  • @hanaaak6577
    @hanaaak6577 5 лет назад +18

    Aad bad umahadsantahy in aad kahadashay arinkaas sababtoo ah in badan bulshada somaliyeed uma wacyi gashna .❤❤🇸🇴LOVE FROM SOMALIA

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 лет назад +11

    salaam thank you for sharing.
    may allah make it easy for you and all the people that Autism has touched.😚

  • @onestepatatime1676
    @onestepatatime1676 5 лет назад +1

    MashaAllah. In my opinion you are very helpful, and smart women. Our community needs more of you. Keep up the good work

  • @wardamunye2841
    @wardamunye2841 5 лет назад +1

    Asalama caleykum abaayo. Thank you for sharing your experience. As a mother of two little baby boys I’m always on edge when it comes to autism. I command you for standing up for your child. It is very important that we become active advocate for our children . I hope you your son continues to strive.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 лет назад +3

    Thank you for sharing fadna
    May Allah bless zayn and protect him, Ameen Ameen yaa Rabb

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 5 лет назад +4

    Fadna thanks dear sister aniga xataa wiilkeyga weyn Autism ayaan uga shakiyey calaamadaad sheegtey qaar kamid ah ayaan ku arkey aniga markaas Somalia Somalia ayaan joogey cururkaana dhaqtrar gooni ah majiro muqdisho marka hadda 4 sano jir mana hadlaayo marka ilaahey hanoo caafiyo hadaan rabbaa hadaan sharci ka helo France inaan keeno insha Allah

    • @rihaamadan884
      @rihaamadan884 5 лет назад

      Farhia Ahmed ilahay haku caafiyo abayo ku dadaal insha allah intu yaryahay caawimaad ubahanyahay

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi1883 5 лет назад +55

    fadna huno qur,aan saar wiilka yar inshllah kaasa lagu dawoobaye cafimadaya

    • @ramaadrays8849
      @ramaadrays8849 5 лет назад +1

      Quranku akhri dhe wllo quran saarku ma ficna ee ina lagu akhriyo aya fiican oo walibana uu walidku ku akhriyo

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 лет назад +1

      Hamda Husni Abdilahi subscribe me wlzhy

    • @bintuturaab5568
      @bintuturaab5568 5 лет назад +4

      @@ramaadrays8849 so isku mid maha saar iyo ku akhri🤔

    • @hamdaabdilahi1883
      @hamdaabdilahi1883 4 года назад

      @@shaficiabdirahman6913 page bad leedahay meeya wllp

  • @hanadishaq7806
    @hanadishaq7806 5 лет назад +40

    fadimo gabar firid ah ayaa tahay ee hore usoco adi iyo nin kada ba hore usocda marwalaba waa idin dawadaa waa wiil walalkiin ah dadka lakiie isara

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад

      Asc walaal isooboqo insha Allah

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 лет назад

      hanad ishaq subscribe me wlzhy

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад

      Asc walaal anigana ISOOBOQO hadaad kahesho channel ka like IYO sub Saar insha Allah

    • @hanadishaq7806
      @hanadishaq7806 5 лет назад +1

      @@sofiaerilleey3467 waa kuu saarey subecib like kuli waa kuu sarey wax fican ayaa wadaa hore usoco

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад

      @@hanadishaq7806 shugran waal key qeer Allah hakusiiyo

  • @nasra6098
    @nasra6098 5 лет назад +1

    Aw may Allah protect and grant life long health and iiman. Habibti this was beneficial mashallah. It got sitting there observing my toddler 😭 but alhamdulilah she doesn’t seem have it apart saying words less than she should be though she is 22 months now. Jzk sis ❤️❤️

  • @gabadhasomalinimadajacel8333
    @gabadhasomalinimadajacel8333 5 лет назад +2

    Fadna abaayo hooyo adag ba tahay alle haku siyadiyo caqligada wiilka yarna alle ha siiyo quickly recovery quraankana ugu dadaal

  • @halimaomar6633
    @halimaomar6633 5 лет назад +19

    Ilaahay ha idiin xifdiyo caruurta iyo idinkaba waxaa tihin family qurux badan😍😍😘

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 5 лет назад +55

    الحمد لله علي كل حال
    Ilahay haka caafiyo xanuunka willka yar e an edada u ahay
    from marko cadeey😘😘

    • @sumeiyahajibanow7153
      @sumeiyahajibanow7153 5 лет назад +2

      Masha allh Marko Cadey miinan ow cusman xudunteydaa kudugan Illaaahe swt nawaad haaka dhiiigo

    • @shuushuu9192
      @shuushuu9192 5 лет назад +2

      @@sumeiyahajibanow7153 aamiin anbo xudunteyda ku dugan wana kuso barbarey alle nabad hanogu dhigo marko cadey

    • @xaajimedia2912
      @xaajimedia2912 5 лет назад +1

      Ilaah caafimad hasiiyo

    • @sumeiyahajibanow7153
      @sumeiyahajibanow7153 5 лет назад +2

      @@shuushuu9192 ameen abyo nawad alaaha noga dhiiigo familigyga dhan mesha jogan

    • @shuushuu9192
      @shuushuu9192 5 лет назад +2

      @@sumeiyahajibanow7153 alle haku nabad yelo abowe

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 5 лет назад +9

    Taladaa walsheen si ay ugadho wlalayaal like isara si uu message kagu xaga sare uso maro

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 5 лет назад +6

    Autism is a mental condition, present from early childhood, characterized by difficulty in communicating and forming relationships with other people and in using language and abstract concepts.

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 лет назад

      London me Puntlander gril subscribe me wlzhy

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 5 лет назад

      Walaal horta autism waa noocyo badan yahay waana dibu dhac xaga maskaxda ah markaa ama hadal hanoqoto amaba ilmihii oo aan lahayn firfircoonida caadiga ah markaa waa Sidey gabadhu sheegtaye haddii waalid ku ladadaalo ilmuhu intuu yaryahay wax badan ayey utartaa.

    • @kayaabdul4915
      @kayaabdul4915 5 лет назад

      Fardowsa Abdi u right dear

    • @nadraosman5222
      @nadraosman5222 5 лет назад +1

      You are 💯 correct sis there is no cure for autism we just have to find ways to make them comfortable in our world accept them as who they are

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 5 лет назад +7

    Aj & Fdna Family qurux badan ku dayasho ayaa mudan tihiin Allah ha idiin xafido Dhamaantiin ❤❤👍👍👌👌❤ Wiilka yar Allah cafimaad ha siiyo Iyo inta Xanuunsan 💉💊

  • @saynabbarre420
    @saynabbarre420 5 лет назад +2

    Maasha Allaah Abaayo Fadna waxad tahay qof iiman leh oo ku kalsoon qadarta Ilaahay! Samirka iyo ducada badiya markasta Ilaahay wuu inii sahlayaa wax kasta Insha Allaah
    Wiilka yar cafimad buuxa Rabi ha inii siiyo.

  • @fartuunhassan6528
    @fartuunhassan6528 5 лет назад +1

    Masha Allah fadna abaayo qof kalsooni leh hadana qalbi furanbaa tahay, dadkeeana iney caawiso rabto wiilkaada waxweyn maqabo inta yarna alllaha kaga dulqado adinkana awood aad kuxamishan alllaha idin siiyo.

  • @ubaxisxaq1161
    @ubaxisxaq1161 2 года назад +1

    Fadna walal wilkeyga ayaan calmadahaas badana ku arkay waa ilmaheygii ugu horeyey Dr ma heli karo oo somaliya ayaan jogaa sidoo kale hoyo ima nola qof wayn oo I cawiyana ma heli karo dadka kale somalida markan u sheego dhibkeyga waxay igu leyihiin suuro ayaad Ka badisay yacni garaac oo edbi asiga wax badan ima fahmaayo fadlan meel kala xariiro iso sheeg wll mahadsanid.

  • @ayan1434
    @ayan1434 5 лет назад +5

    Msha allah abayo insha allah wa ka ficnan hapipti alhamdulillah abyo

  • @madaryaziin4558
    @madaryaziin4558 5 лет назад +35

    Vedio Gan in Tv laGa sii daaYo buu ku fiicna wlllhi

  • @ladancabdullahi8109
    @ladancabdullahi8109 5 лет назад +1

    Masha allah abyo shukran wax badanaa kaa faaiday illaahey hacaafiyo hooyo kudayasho leh ayaa tahay

  • @Workhard127
    @Workhard127 5 лет назад +3

    Masha Allah maanta Zayn wuu nasiib badan yahay waayo wuxuu haysataa Hooyo adoo kala oo caqli badan 😭💕 Raxmaanku ha kula garab galo 🙏

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 5 лет назад +4

    Ilaahay zayn yar ha caafimaad ha siiiyo iyo inta islaamka ah wixii dhiban ilaahow ka dul qaad AMIIN AMIIN YAA RABI

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 года назад +1

    MashaAllah your Great mom keep doing what you’re doing

  • @AyaanAli-bm2mg
    @AyaanAli-bm2mg 5 лет назад +8

    قال حبیبنا محمد صلا الله علیه وصلم داو مرضاکم بصدقه
    wlllo qali sadaqo u bixi inshaaaAllah wuu ku cafimadayaa💙💜💚

  • @sarahm570
    @sarahm570 5 лет назад +5

    Ilahy ha ino caafiyo abaayo macan. My son has oatisam too he is 6 hada wu fiicanyay alxmdulila. ABA therapy helps a lot and fish oil

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 года назад +1

    Fadna waan iska jeclahay ilaahay amarkiis
    Waa hooyo karti leH oo caqli badan runtiiiii
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jannatabdi4835
    @jannatabdi4835 5 лет назад +3

    Mashaallah fadna hooyo wa tan hore ka fahamto waxa ka qalden cururtena, I love your videos 🏅🏅🏅🏅 well done sis

  • @avokado186
    @avokado186 5 лет назад +6

    Abaayo Autism ka wiilkaga Ku dhacay alhamdulliha ma ahan mid sh halis lkn waxad ka ilaalisa in laga xanajiyo wiligana ha Ku dhihin mayaa lkn Ku dheh hada ma ahan marka uu wax Ku weydiiyo haddii kale waa uu xanaqa wadaana Autism ka qabo waxey badana qabtaan waxa walbo oo loo sheego sidoo kale haddii aad dhahdo waxan aan sameyneyna wax kale ha u dirin haddii kale waxa uu qada welwel iyo xanaq lee Allah ka kuu cafiyo duco aan idin soo marin hawada abaayo🤲♥️💯❤️

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  5 лет назад +1

      Haye waan ka ilaalin doona inshAllah. Aad iyo aad baad umahadsantahay abayo qaaliyeey.❤️❤️❤️

    • @hooyosomaliyed5375
      @hooyosomaliyed5375 5 лет назад +1

      Abyoyin ilahay ha idin cafiyo carurta fadna waxad tahay hooyo adag ku daysho mudan

    • @ichBin_Schweizer
      @ichBin_Schweizer 5 лет назад

      Autsim somali maxaa lagu yidhaa xbbti adoo raali ah ma aqaa

    • @cabaasguregure5475
      @cabaasguregure5475 5 лет назад

      Amin allaha nowada cafiyo

    • @NajahIndho
      @NajahIndho 17 дней назад

      @@ichBin_Schweizer waxa lagu dhaha (kuwa keligod nool ) huuno

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 5 лет назад +2

    Man sha allah
    Hooyo karti badan
    Alle hakuu daayo awldaada iyo sygaaga

  • @rushadamaxamed8601
    @rushadamaxamed8601 5 лет назад +6

    Mash allh ilahey haku cafiyo wllo
    Ani waxa ii jogta gabar 2years mahadleyso dadka qaar waxay dhahaan iska sug way hadleysaa ilahey ha ii caafiyo somalia goobo saas ah malahan ilahey hano cafiyo caruurta

    • @faadumaabdirisaq5767
      @faadumaabdirisaq5767 3 года назад

      Abaayo xagee xamar xarun bay leedahay tan labaad ka bas miyaa misee guud ahaan fahamka

    • @rushadamaxamed8601
      @rushadamaxamed8601 3 года назад

      @@faadumaabdirisaq5767 labo sano kaso waregtay coments masha allh hada wey hadlee alx xamr miyey xarun kuletihiin xageesa kutaal

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 5 лет назад +1

    MashaAllah Macaantayda Khair Allah ha ku siiyo sida aad noola wadaagtay wallahi Hooyo wangaasan baad tahay sida aad u ogaatay waqti hore JzkAllah Macaantayda ilaah ha kula karabkalo shaqo wangaasan baad haysaa ee take care of your kiddo ilaah ha kuu dhoowro caruurta Amiin

  • @hillsno1
    @hillsno1 5 лет назад +2

    Thank you for talking about this.

  • @ummumusab7526
    @ummumusab7526 5 лет назад +4

    Waa runtaa walaal wax kasta oo dhaco waa qadarallah insha ALLAH ku noolow farxad fi dunya wa fil akhira

  • @timiroqali8691
    @timiroqali8691 5 лет назад +1

    Ma sha allah you are very strong mama keep going sister fatou my brother has autism as well may allah give theme shifa

  • @issemohamedisse5290
    @issemohamedisse5290 5 лет назад +2

    Abyo mcn ku zamir wuxu illahay ku siiyey
    Insha allh wax qeyr qaba waad heli doonta🙏🙏🙏

  • @runygreene8471
    @runygreene8471 5 лет назад +1

    Thank you sooo much for sharing.... I’m a somali mom in the same situation. We been progressing but still a lot to do as far as getting my child to an optimal level.Inshallah it will be fine. Keep sharing with those who are struggling with these issues. Thank you abaayo

    • @saidadan8042
      @saidadan8042 5 лет назад

      Hi sis how old is your child

    • @runygreene8471
      @runygreene8471 5 лет назад

      She is 9 years old and she talks well and understand fairly well...if parents work on it seriously you can see serious improvement!

    • @samraomar9440
      @samraomar9440 3 года назад +1

      @@runygreene8471 asc walaalo halkedd joogtaa. Waxan heystaa 4 sano jir hadalka kaso daahey

    • @runygreene8471
      @runygreene8471 3 года назад

      @@samraomar9440 asc Abaayo, iniga waxan daganahay USA, New York

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 5 лет назад

    Mansha allah fadna walal waxaad tahay hooyo qaali ah ayaa tahay oo dhiiran ilahay wiilkaada yar ha usiyaadiyo cafimaadka walal qurana saar sadaqana kabixi waliba qof aad ubahan kaga farxi ilahay hakaa farxiyo hooyoyin badan inay ka faidaystan ayan rajaynaya wallahi waad iqira galisay sidaad oogu dadaashay subxanallah. Anaga hadaan somali nahay aad oguma baraarugsanin ilahay ha caafiyo ilma kaste daremayo aad ayuu dunida maanta oogu soo batay sidad nola wadagtay jazakallahu khayr walal macan 😍😍😍

  • @ilhansalaad7520
    @ilhansalaad7520 4 года назад +1

    Ilahey ha cafiyo zayn yare was. Uso duceynaa apyo Aamiin wan ka wawalaa wlhi allow caafi ilmahas yar

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 5 лет назад +1

    Asc well anigaa waxaan haysta inan yaro 3 it 6bilood intaad sheegto Dhane walhy waan Soo arkaye marksto oo Dhakhtarka u Sheegan waxay dhahaan waye cafimaad qabta lkn dhibka I haysta waxa uu yahye waxab maye maqaliyso hada school Baye bilooday waxa Badan baa iska Badaliye somali. Iyo English ku sheegaysa waxa kasta lkn markaye ku sheekaniyso waxab kame fahmiysad luuqad kale ku hadaliysa waxaan laygu idhaye waa labad luqadood eed kula hadaliyso ee midan kula hadal

  • @itsnuuray7378
    @itsnuuray7378 5 лет назад

    ❤️❤️❤️ amazing topic sis . Very touching , inshaAllah everything is a test From Allah be strong

  • @shushu8764
    @shushu8764 5 лет назад +1

    Walhi hno qali waxadwtaahay hooyo kartiileh waxan ku rajaynaya in laga wayo badhitanka danbe insha allah waan idin jeeclay hno illay wax dhiiba idinma tuuso ❣️❣️❣️❣️❣️🥰

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 лет назад +2

    I laahay awlaada ha wada xifdiyo oo I laahoow wada caafi awlaada waalidiin tana samir ku irsaaq yaa allah 🙏

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 лет назад

    Alhamdulillah maama iimaan leh ayaa tahay wlh fadna inta u dhiman wiilkan habryarta u ahay zain alle cafimad taam u rajeynayaa inta u dhiman cafimad alle ha ugu badali insha'allah

  • @nimcoahmeda3759
    @nimcoahmeda3759 4 года назад

    Walal caruurta autismka ahi waa dad aad ucaqlibadan waxaan haystaa wii 9sano jira. Markuu ahaa 4 jir ilaa 5jir wuxuukuwaydiinayaa sanadkaad dhalatay isla markiiba wuxuukusheegayaa intaad jirto masha allah

  • @hargeisagarxajis5263
    @hargeisagarxajis5263 Год назад

    Alle swt ha siiyo hintii aan caruur haysan hintii xanuusana alle ha caafiyo

  • @uniquelife5616
    @uniquelife5616 5 лет назад +2

    Allah hakuu caafiyo xbbt hooyo wanagsan aya tahy masha Allah 😍

  • @abdulkadirabdirasak3644
    @abdulkadirabdirasak3644 3 года назад

    Masha Allah, hooyo aad uga dadaashay ubadkeeda baa tahay Allah caafiyo inkastoo carruurta autism qabba way ka garaad sareeyaan kuwa kale. They have more active mind than others.

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 5 лет назад +1

    Mashalah sister you are an amazing mother, keep it up.

  • @dunyoabdikarin8093
    @dunyoabdikarin8093 5 лет назад +2

    Xabibti waxbadan ka faa idnay ilahey haku cafiyo adiga iyo carurta islamca

  • @ceynimahomed4339
    @ceynimahomed4339 5 лет назад +8

    masha allah xbbti allah idin xifdiyo dhamantin meelkasto jogtan famali an jeclahay ayaa tihiin hore usoco qli💕

  • @sumayahassan6191
    @sumayahassan6191 5 лет назад +2

    Masha Allah abaayo. You're an amazing mum and I love how you really care abouut your son and kept going to the doctors. Love how you're not seeing this as a difficulty and that you know that everything is from Allah. May Allah bless you and your family and may he grant you all jannah.

  • @x-isaac3385
    @x-isaac3385 3 года назад

    Ilahay cafimaad sareeca haku siiyo walaal even my young brother has autism
    Dawada kaliya uu qofka autism ka qabi lagu daadali karo waxa weyaan qabka lola dhaqmo qofka ayeey ku xirantahay iyo in wakhti la siiyo
    Hurdaada ku adag
    Qaylada way dhibta
    Amar diida wu dhibsanaya hadu wax ku diro
    Dulqadka yar
    Cabsida badan
    13 jir autism qaba ka xoog wayn 30 jiir
    Cunista cunadana hal shay uu la qabsado bu waligi cunaya
    Dharka hal shay bu xiranaya
    Ilmaha autism ka qaba hal dabecad lama baro tusaale dharka cunada hal shay lagama baro

  • @habiibadubed7528
    @habiibadubed7528 5 лет назад +10

    mashallah walaahi waad iga fariidsan tahay aniga inankaygu hadal la fahmayo ma garaneeyn magaciisana ma aqoon markuu afar sano jiray waligeeyna kama shakinin Allaah baa igu asturay Soomaaliga sida quraankaan ugu meerinay Alxamdulillaah maantay waa 15 jir Allaah baa mahad leh igu asturay damanaanteeyda
    idinkana Rabi farxad haydinku dhameeyo
    waxaa tahay hooyo Qaali ah garabkiina Allaah ha galo.

  • @aziyahosman9062
    @aziyahosman9062 5 лет назад +10

    Aj❤Fadna👫M.allaH Lamaane Qurux Badan illaHy Ha Idin Barkeeyo Sis Pro😍

  • @jozabeela5709
    @jozabeela5709 5 лет назад +1

    Fadna&Aj waxa tihin family Quryx badan Fadna qurux wanaaga allah ku caafiyo wiilkaga allah idiin xafido dhamntiin 👍👍👍👍👍👍👍

  • @fahmoabdullahi1518
    @fahmoabdullahi1518 4 года назад

    Waa runtaa abayo aqoontooda wey horeysaa. Gabadheyda hada wey fiican tahay alx. Waxey dhiheen Markey baareen iyadoo 3.5 jirto oo aanan hadal fiican Laheyn bey dhaheen caqligeedu waa 5jir o kale alx hada waa 7jir waxbarashadeeedu caadi ma. Ahan. Wiilkayga hada umaleynaya inuu iga haayo. ALLAH inoo caafiyo ubadka dhamaanteen amiin.

  • @dekatooxyare3929
    @dekatooxyare3929 5 лет назад

    Alle haku caafiyo walalo idam alle waxa uu noqon doona very smart yo are amazing mum thank you for everything 😍

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 лет назад

    Masha Allah abaayo ilaheey hakuu caafiyo , you are a very strong mother may Allah reward you ❤️❤️

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 3 года назад

    A mother thinks about her children day and night, even if they are not with her, and will love them in a way they will never understand.(ILLAAHOW WARIDKEEN JANADA GEEY AMIIN AMIIN AMIIN).

  • @hamdihassan1065
    @hamdihassan1065 5 лет назад +1

    Thank you for talking about something that is very close to me heart. As autism is something that is rapidly increasing within our community, and it makes me very proud and happy seeing people publicly talk about it. Mashalah it is amazing at how you was able to detect that your child has autism at such a young age . Inshallah May your son get better with all your encouragement.may Allah bless you with patience .

  • @najaaxcali948
    @najaaxcali948 5 лет назад +2

    fadumoy walaalo ILAAHAY hakuu caafiyo willkaaga yar insha allah

  • @FATIMAAHMED-vd6no
    @FATIMAAHMED-vd6no 5 лет назад

    Jazakallah abyo allaha ku xifdiyo awlaada dhamaanteena allaha noo xifdiyo hooyo caqli badan baa tahay o aqoon intaa noo fa'iidaysana allah kaa ajarsiiyo insh aallah

  • @khadijasharif280
    @khadijasharif280 5 лет назад

    Abaayo ilahay ha cafiyo masha Allah adigan waad dadshay u are good mother

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 5 лет назад

    Abayo intaas aa sheegtay wil baa i ah amiha dhakhtar uma helin lakin waan baray you tube a masha allah dhakhtar fiican oo masri ah oo sifiican u sharaxya ayaan helay iyo sida lola dhaqmo alxamdulilaah juhdi baan haliyey had waa 8 sano hadlkii waa uu ufurfumay dadki waa ogalaaday alxamdulilaah maskada ku jirta facis iyo wax u dhaw kuma jirto school oyo dugsi waan ku daray kumana daayo oo ana macalinkiisa baan ahay malinkat waxaan isku dayaa inaa 1 aayd quraan baro luuqadahisana waa english iyo arabic somaliya kunool alxamdulillah waa uu iificanyahay wax bada waa muhiim hoyada inay ilmaheeda kawarqabto

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 5 лет назад

    Thank You very factual and informative. Walaal mahadsanid

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 5 лет назад +5

    Hooyo wanaagsan ilah haka qaado wiilka habaryar u tahay xanunka ❤️❤️❤️

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 лет назад

      Fahma Fariida beauty subscribe me wlzhy

    • @MonkeyDZak
      @MonkeyDZak 4 года назад

      maasha allah waxasd tahay hooyo indheer garad ah sidaas oo kale ayaa loo baahan yahay in qofku uu isku kalsoonaado oo sidaas oo kale qofku u bulshada la wadaago wax ummadda khuseeya oo faaiido u leh xanuun kastana marka uu curdanka yahay ayaa la daweyn karaa .

  • @cadeeycadeey4096
    @cadeeycadeey4096 5 лет назад

    Mashallaaaah fadna abayo thank u sida wacan aad inoola wadaagtau, tusaaale fiican ayaad unoqoneysaa hoyoyinka in eey fiira dheer yeeshaaan

  • @khadrasabriye4567
    @khadrasabriye4567 Год назад

    Waxyabaha autism kenaba waxa kamid ah infection ka. Ilaheyow ubad cafimad qaba nasi. Dumarow vitamins badan qaata uurka iyo uurka kahorba

  • @axlaamdoodi9966
    @axlaamdoodi9966 5 лет назад

    Asc my dear fadna alle ha Cafiyo zayn hno incha allah farxad ku wada Nolada alle haydka dhigo markasta alle talo saro wad gulaysana 😊❤️

  • @xilkazxeylacadde6608
    @xilkazxeylacadde6608 5 лет назад +1

    Allah ha ku caafiyo wiilkada insha Allah allh wuu ku cafimaadi mcnt

  • @qawlqurux200
    @qawlqurux200 5 лет назад

    Fadna waan ku farah sanahay sida aad ugu dadashay hooyo wacan ayaad tahay, ilahay haku fududeeyo korintooda

  • @hamzaabdirahman3282
    @hamzaabdirahman3282 5 лет назад +2

    Allah kuu wiilka ku caafiyo walaal, waan ku soo duceynayaa

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 5 лет назад +6

    Abaayo haduu ku so fiirinaayo hada kula ciyaaraayo alxmdllh
    Aniga wiilkeyga 5 sano jiraa hadal Bdn mayaqaano manahaayo cudurkaas alxmdlh preschool uuna aada alxmdllh.
    Dadaalkaaaga caawiyay bbykaaaga alxmdllh

    • @munoburale9461
      @munoburale9461 5 лет назад

      Xbbti aniga wiil iga qabo waa 4 iyo badh cawimaad ficn man helin intee joogta

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 лет назад

      @@munoburale9461 abaayo London ay ku noshahay gabadhaan.

    • @munoburale9461
      @munoburale9461 5 лет назад

      Haa mnsha allh wn arkey lkn ani sweden dagnhy wax ba masheeegayo wuu qeylinayaa kaliya cod ayuu leyhy lkn iyada wuu kuyaryahy autismka inankeeda ilhy hanoo caafiyo dhamaanteen

  • @qalichanel272
    @qalichanel272 5 лет назад +1

    Masha allah you are real HOOYO❤. Good doing walaal😊.

  • @kimah9855
    @kimah9855 5 лет назад

    MashaAllah walalo you are strong💪🏽May Allah make it easy for you. InshaAllah🙏

  • @Iffy2009
    @Iffy2009 5 лет назад

    Sis please look into it the GAPS DIET for the language part. It’s a nutrient dense diet and inshaAllah you’ll see so many gains with him.

    • @shamsaibrahim3807
      @shamsaibrahim3807 3 года назад

      Please can you tell me where I can buy this product

    • @Iffy2009
      @Iffy2009 3 года назад

      @@shamsaibrahim3807 start here abaayo. It's not products, it's a book with a diet plan. But there are many resources online to help you through it. www.gapsdiet.com/

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 5 лет назад +1

    Asc walaalayaal zayn yare allaaha caafiyo kadib walaaha Comment kujiro c/raxmaan yare ooxanuunkas autism iga qabo allaha iicaafiyo iigusooduceeya allaah dartiis intaxanuunsan oodhana allaha caafiyo

  • @maryamhassan6623
    @maryamhassan6623 5 лет назад +2

    Good mom mcha Allah hooyo kasta iyda Dr ah wlhi Allah cafiyo hbty wN idin jaclhay beautiful couple 👫 ❤❤

  • @nasraabdimohamed8899
    @nasraabdimohamed8899 5 лет назад +1

    Masha allaah fadna cilmi baan ka faaiidnay allaha kucafiyo zay

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 лет назад +1

    Hooyo aktivaad tahaye ale haku guuleeyo inanka yara ale haku caafiyo.

  • @Sabrinjahaf
    @Sabrinjahaf 5 лет назад +1

    Mashallah hooyada wanaagsan way ka aqoon badantahay dhakhtar kasta.

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 5 лет назад

    Ilaahay waxaan waydiistay inuu idiin caafiyo wiilkan Fadna abaayo idinkana in badan Ilahay barya sadaqo u bixiya Quraan badan u shid habeenkii iyo subixii wuu caafimaadi bi idnilaaah

  • @taimiyahofficial9598
    @taimiyahofficial9598 4 года назад

    Fadna I have premature baby he is healthy alx I do google it everything . First baby is funny situation alx. Allah ku xifdiyo

  • @ayanmohamed1765
    @ayanmohamed1765 3 года назад

    Asc fatma abaayo ilmaha ilaaheey hakuu caafiyo abaayo calamadahaas aad sheegtay wiilkeyga yarbaa ku arkay ilaa waagi umusha aan kula jiray in saxaradu 7 malin kudhagi jirtay in naaska markaa siinayo uu ifiirin jirin in markaa dhabta saaro uu iska keytuurayo hada wuxuu jiraa 1 sano iyo 10 bil alaabta aan usoo gado markuu kuciyarayo dhulka ayuu seexanayaa hoos ayuu kafirinayaa si uu taayarka wareegsanaya uu u fiiriyo abaayo lkn talefanka hadaa udhiibo si fiican ayuu ugu ciyarayaa abaayo hooyo aabe madhaho sida caruurteydi oo kale maahan wiilkaan hadaa kudhaho mac isii madaxiisa ayuu igu dhufanaya

  • @ayanabdu7892
    @ayanabdu7892 Год назад

    Ilhay haku Cafiyo abyo

  • @ifrahmohamud3748
    @ifrahmohamud3748 5 лет назад

    Maasha Allaah abaayo hooyo fiican oo dadaal badan baa tahay ee Rabi hakuu caafiyo