Safiirka Falastiin iyo Warbaahinta Galbeedka .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 480

  • @MuqtarIdow-fl7wo
    @MuqtarIdow-fl7wo 11 месяцев назад +156

    اللهُم كُن لأهل فلسطين عونًا ونصيرًا، وبدّل خوفهم أمنًا. اللهم احرس أهل فلسطين بعينك التي لا تنام. اللهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة والهيبة 🇵🇸✊🏻✌🏻

    • @zaherchannel266
      @zaherchannel266 11 месяцев назад

      امين يارب العالمين

    • @zeinabmohamed1224
      @zeinabmohamed1224 11 месяцев назад +1

      اللهم آمين آمين آمين .

    • @abdirahmanmuseali9852
      @abdirahmanmuseali9852 11 месяцев назад

      آمين آمين آمين يارب العالمين يا حي يا قيوم يا ذا الجلال والإكرام يا أرحم الراحمين

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 11 месяцев назад

      اللهم آمين يا الله

    • @shariif2143
      @shariif2143 11 месяцев назад

      😢😢😢

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 11 месяцев назад +57

    Maanta wax sigaar ah fiiri mayno gabar surwayl wato,shiico iyo sunni midna fiiri mayno waxaan ubaahanahay qalbiga qof kasta oo muslima inaa midayno naclatul llahi calal yahuud 😢

    • @user-cc1ik5qk3o
      @user-cc1ik5qk3o Месяц назад

      Wlhi waa runtaa siday umidooben waa inaan u midowna

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 11 месяцев назад +50

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين وانصر إخواننا في الفلسطين 🇵🇸🤲❤❤

  • @wadanirunah3115
    @wadanirunah3115 11 месяцев назад +54

    Hero Ambassador of the Palestinian country at UN . he is an intelligent man who know what is right and wrong and the western media's direct attack but he has defended the rights of his people to defend their land from occupation of the enemy.

  • @Khadiija-ov3kp
    @Khadiija-ov3kp 11 месяцев назад +7

    Walaalahy waxn idiin awoodaa inaan Alle idiin baryo ilaahay ducada wuu aqbalaa.muslimintu waybaraarugeen💛

  • @dualehassan4146
    @dualehassan4146 11 месяцев назад +29

    Waan kaxumahay in Guuriyaaha walalaaheena Musliminta ah sass lagalo guushu waydhoowdaha Inshallah

  • @abdulfataahMukhtar-jv1xc
    @abdulfataahMukhtar-jv1xc 11 месяцев назад +36

    مكهايمن:يارب نصر لشعب فلسطين ارحمهم يارب برحمتك يا أرحم الراحمين

  • @user-ny8so1mx2u
    @user-ny8so1mx2u 10 месяцев назад +1

    Yaa rabbi adigaan kubaryayaahee maanta waa jimce yaa rabbi kadulqaad muslimiinta falastiin cadawgaas yaa rabbi aamiin

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 11 месяцев назад +40

    🎙️"If you're not careful, the newspapers will have you hating the people who are being oppressed, and loving the people who are doing the oppression" -Malcolm X

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 11 месяцев назад +3

      Afsoomaali Ku Qor Qoraalkaadda, Afsoomaaliga Duugida ka Joojib

    • @user-jy9ns1bp7e
      @user-jy9ns1bp7e 11 месяцев назад +1

      Waa xaqiiq

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 11 месяцев назад +10

    Falastiin guul allah garabkina ha galo cadawga allah ha idinka qabto😢🤲🇵🇸

  • @phalastinnour-rb6kg
    @phalastinnour-rb6kg 11 месяцев назад +47

    Falastiin guul insha allah alla ayaa lajiro waxba kama halaabayo insha allah all Muslim

  • @malyunali-710
    @malyunali-710 11 месяцев назад +13

    Insha Allah wey guulaaysaneesaa falastiin❤

  • @abdirahmanziyad9653
    @abdirahmanziyad9653 11 месяцев назад +6

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين.
    اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك.

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 11 месяцев назад +18

    Muslimiita Ilaahay qalbigooda ha mideeyo Ilaahay munaafiqiinta naga dhexsaar innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun umad dhan la roogayo 😭💔 Ilaahay nasri khayr qaba ha usoo diro

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 11 месяцев назад +2

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah nin karaameed iga dheh ,illaaheey ha ugargaaro walaalaheen,Kufaar iyo yahuud oohin way nooga dambayn doonaan.Jzkl kheyr walaalkiis

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 10 месяцев назад +1

    Ogaansho wallahi ilaahay dartii ayan ku jeclhy qlbiyadeno aad u jabsan ayaad niyada noo dhistaa oo wax bdn noo iftiimisaa masha Allah ilaahay adigo kale bdn allha na siiyo

  • @zamzamosman6937
    @zamzamosman6937 11 месяцев назад +1

    Imanka waa shey muhiim. Shahidiin waye damantoda.

  • @abuujacfar7018
    @abuujacfar7018 11 месяцев назад +7

    اللهم أعز الإسلام والمسلمبن وانصر أهلنا في فلسطين

  • @HabibAli-ze8rq
    @HabibAli-ze8rq 11 месяцев назад +7

    Hero ambassador congratulation 🎊

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 11 месяцев назад +8

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 11 месяцев назад +1

    Wall cumar inshaar alle haku xafido wallahena falastin qalbi iyo afka ka katageeerasanahy wayo dhiga wallahena waaa kaa xumahy yahuda balinta alle

  • @madiino8542
    @madiino8542 11 месяцев назад +1

    الهم أنصر إقوأننأ في إخواننا فلسطين وأهزم الا حزاب😢😢🤲🤲

  • @abdikhadiraadan1867
    @abdikhadiraadan1867 11 месяцев назад +16

    اللهم انصر اخواننا الفلسطين😢😢

  • @shahid_hamza
    @shahid_hamza 11 месяцев назад +20

    أسماء ٤٤ شهيدا ارتقوا في مجزرة واحدة استهدفت منزل عائلة شهاب شمال قطاع غزة اليوم :
    1-صالح عمر مصطفى شهاب 41 عام .
    2-أنس صالح عمر شهاب 17 عام .
    3-رواند صالح عمر شهاب 18 عام .
    4-جنان صالح عمر شهاب 12 عام .
    5-أفنان صالح عمر شهاب 6 عام .
    6-عائشة صالح عمر شهاب 4 عام .
    7-آمنة عبد الرحمن أحمد شهاب 41 عام .
    8-مصطفى عمر مصطفى شهاب 46 عام .
    9-آسيا عبد الرحمن أحمد شهاب 43 عام .
    10-عمر مصطفى عمر شهاب 25 عام .
    11-أحمد مصطفى عمر شهاب 21 عام .
    12-محمد مصطفى عمر شهاب 17 عام .
    13-عبدالله عمر مصطفى شهاب 38 عام .
    14-إسلام فريد مصطفى شهاب 38 عام (عساف) .
    15-ولاء عبدالله عمر شهاب 13 عام .
    16-الاء عبدالله عمر شهاب 12 عام .
    17-عمر عبدالله عمر شهاب 9 عام .
    18-عبدالكريم عبدالله عمر شهاب 2 عام .
    19-ايناس خطاب عبدالكريم شهاب 26 عام .
    20-عائشه عمر مصطفى شهاب 3 عام .
    21-محمد عمر مصطفى شهاب 40 يوم .
    22-عبدالرحمن أحمد عبدالرحمن شهاب 65 عام .
    23-سعاد ربيع عبدالرحمن شهاب 61 عام .
    24-أحمد عبدالرحمن أحمد شهاب 42 عام .
    25-سعاد أحمد عبدالرحمن شهاب 6 عام .
    25-عبدالرحمن أحمد عبدالرحمن شهاب 13 عام .
    26-لينه أحمد عبدالرحمن شهاب 10 عام .
    27-محمد عبدالرحمن أحمد شهاب 37 عام .
    28-خوله عمر مصطفى شهاب 33 عام .
    29-اسراء محمد عبدالرحمن شهاب 12 عام .
    30-أسامة محمد عبدالرحمن شهاب 9 عام .
    31-جودي محمد عبدالرحمن شهاب 6 عام .
    32-حليمة محمد ابراهيم شهاب 79 عام (هنية) .
    33-أسماء ربيع عبدالرحمن شهاب 45 عام .
    34-عبد الرحمن ربيع عبدالرحمن شهاب54 عام .
    35-منى ناهض محمد شهاب 39 عام (عبد ربه) .
    36-بلال عبدالرحمن ربيع شهاب 6 عام .
    37-لوتس عبدالرحمن ربيع شهاب 10 عام .
    38-ريتا عبدالرحمن ربيع شهاب 7 عام .
    39-آمنه عمر مصطفى ابوحميدان 41 عام (شهاب) .
    40-هالة أشرف مصطفى أبوحميدان 17 عام .
    41-عبدالرحمن أشرف مصطفى أبوحميدان 20 عام .
    42-شيماء أشرف مصطفى أبوحميدان 16 عام .
    43-مريم أشرف مصطفى أبوحميدان 13 عام .
    44-جنى أشرف مصطفى أبوحميدان 7 عام .
    *الإصابات*
    1-عمر مصطفى عبدالله شهاب 70 عام .
    2-فاطمة عبدالله حسين شهاب 37 عام (الندر) .
    3-عبدالرحمن عمر مصطفى شهاب 29 عام .
    4-براء عبدالرحمن عمر شهاب 29 عام .
    5-إسلام عمر مصطفى شهاب 36 عام .
    6-قاسم أحمد عبدالرحمن شهاب 2 عام .

    • @fadxiyahassan3406
      @fadxiyahassan3406 11 месяцев назад +2

      Inaalilah wa inaa ileyhi rajacuun allow muslimiinta u gurmo 😢😢😢

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow3730 11 месяцев назад +9

    Ilahey ha garbgalo musliminta oo dhan yaa rabi ❤❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 месяцев назад

    Ilaahay baa siiyey Allah ha u siyaadiyo sabrka iyo dulqaadka🇵🇸🤲🏼🤲🏼
    Allah guusha ha siiyo🤲🏼🇵🇸

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 11 месяцев назад +3

    📌 نحن معك يا فلسطين ✊️ 🇵🇸
    📌 نحن مستعدون لإعلاء كلمة الله ☝️
    📌 من الصومال إلى فلسطين 🇸🇴 👏 🇵🇸

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 11 месяцев назад +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 11 месяцев назад +38

    😭😭😭 nolosha qaarkeed geerida dhaanta Palestine Allah ha uhiiliyo

    • @user-sg6wv6og1d
      @user-sg6wv6og1d 11 месяцев назад +7

      Ameen lkn cizi ayey kunolyihin hadey dhintaane waa shahiid😊

    • @daadir3042
      @daadir3042 11 месяцев назад

      Murugtu ma noqato mid daa'im ah farxadune sidoo kale aboodane daa'in abid manaqoto. Cid waliba markay Kiberkeeda dhamaysto ayaa labaabin

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk 11 месяцев назад

      Falastin waxaa ka daran muslimiinta kale sababtoo ah iyagu waa shahiid lkin kuwa aan shihiidin noolayna dhimanina ayaa ka daran oo u baaahan gargaar

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 11 месяцев назад +1

    Illaahoow umada badbaadi muslimiinta faraj qeyr qabta u fur illaahoow cadowga muslimiinta gilgil laabtooda cabsi ka buuxi awoodana ka qaad illaahoow muslimiinta dhinac kastaba ka xoree imaan qawi ah ku quwee illaahoow umad waaxid ah oo isku jismi iyo caqli wanaagsan naga wada dhig xusnul khaatima nawada sii Yaa rabil caalamiin Allaahuma Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢😢😢❤

  • @abdirahman6500
    @abdirahman6500 11 месяцев назад +2

    Wcs I wllhen falastiin sabar iyo Iman AllAH siiyo inshallah way gulaysani doonan manta Malin ahen

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 месяцев назад

    Ninkaasi waa geesi💯
    Reer falastiin waa wada geesi🇵🇸💯.. Allah ha guuleeyo..🇵🇸🇵🇸

  • @thenouh
    @thenouh 11 месяцев назад +9

    اللهم أنصرهم نصرآ عزيزآ ❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 11 месяцев назад +6

    اللهم اعنهم لإخواننا فلسطين على عدوك وعدونا اللهم انصر هم نصرا مؤزرا اللهم ثبتهم أقدامهم اللهم ارحمهم شهد ء هم برحمتك يا أرحم الراحمين 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 11 месяцев назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    اللهم أنصر إخواننا 😭🤲🤲

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 11 месяцев назад +1

    الله اكبر
    اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا في فلسطين
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول ولا قوة إلا بالله
    اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم اللهم انصر هم
    اللهم كن عوننا لأهل غزة
    اللهم اجبر قلوب أهل غزة

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 10 месяцев назад +1

    Maansha allaah waa diinta allaah akbar

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +1

    ﴿ إِنَّ عِدَّةَ الشُّهُورِ عِندَ اللَّهِ اثْنَا عَشَرَ شَهْرًا فِي كِتَابِ اللَّهِ يَوْمَ خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ مِنْهَا أَرْبَعَةٌ حُرُمٌ ۚ ذَٰلِكَ الدِّينُ الْقَيِّمُ ۚ فَلَا تَظْلِمُوا فِيهِنَّ أَنفُسَكُمْ ۚ وَقَاتِلُوا الْمُشْرِكِينَ كَافَّةً كَمَا يُقَاتِلُونَكُمْ كَافَّةً ۚ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ مَعَ الْمُتَّقِينَ﴾
    [ التوبة: 36]

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 11 месяцев назад +3

    اللهم ياناصر المستضعفين اللهم انصرهم وثبت أقدامهم واشف جراههم وارحم موتاهمruntii kaligeyga ayaan dawaday waan elmeyeyفنقول انا لله و انا اليه راجعون

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 11 месяцев назад

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Cumar Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Walillahi Alxamd Falasdin Guul InshaAllah InshaAllah InshaAllah ❤❤❤

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 11 месяцев назад +7

    Awooda kaliya een lee yahay waa duco mana ka daalaayi insha Allaah

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 11 месяцев назад +1

    اللہم اعز إسلام والمسلمين وادل شرك والمشركين اللہم انصر لاخواننا في الفلسطيني الله أكبر الله أكبر الله أكبر

    • @Saffa.27
      @Saffa.27 11 месяцев назад

      Aamin yarabii ❤

  • @SUHAYB574
    @SUHAYB574 11 месяцев назад +3

    Waa fiidyowgii iigu xamasada badnaa guul falastiin❤

  • @fcsme
    @fcsme 11 месяцев назад +4

    Gaalo Allah jabiyo muslimiinta guul

  • @ibrahimosmanroble
    @ibrahimosmanroble 10 месяцев назад

    يارب يارب يا رب..أنت قلت وقولك الحق المبين😢😢

  • @miskisagal1069
    @miskisagal1069 11 месяцев назад +3

    😭إنالله وإنا إليه راجعون اللهم انصر إخواننا في فلسطين اللهم ايدهم بنصرك

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 11 месяцев назад +2

    Ilaahow adaa nabi muse ka badbaadiyay badii lagu tuuray
    Illahayow adaa nabi Yusuf ka bad baadiyay ceelkii lagu riday
    Illahayow adaa nabi yuunis ka badbaadiyay saddexdii madaw ee uu maray kuna dhex bad baadiyay caloosha nibiriga Yaa Allah sidaa u badbaadiyay anbiyadaada u badbaadiy ree falastine adaa awoodlee

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 11 месяцев назад +1

    Wax dhiman tahy bacasna caleykum ulii basan waan Lagara insha allah Wall cumar inshaar alle haku xafiido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi 11 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad sida xogaha wax gal ka ah noogu soo tabi neesid❤❤❤

  • @sadakabdiwali407
    @sadakabdiwali407 11 месяцев назад +5

    أَلَاۤ إِنَّ نَصۡرَ ٱللَّهِ قَرِیبࣱ❤

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 11 месяцев назад +3

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @fosiamohamed2652
    @fosiamohamed2652 11 месяцев назад +2

    اللهم لا حول لنا ولا قوة الا بك يا حي يا قيوم ارفع عنا ما نحن فيه يارب

  • @mohamedibraahimalio8355
    @mohamedibraahimalio8355 11 месяцев назад +1

    Ilaàhey adooo madiosa ma moogo Mar un muslimiintu gacantoodu waysarayn doontaa idin alle I a ❤❤palastiin guul iyo dhamaan muslimka❤

  • @omarmuhumad6179
    @omarmuhumad6179 10 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا فلسطينيين نصرا عزيزا اللهم دمر أعداءك وأعداء الدين يا رب العالمين

  • @mohamedhirow1042
    @mohamedhirow1042 11 месяцев назад +3

    😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭ilaahow wax kale aan uqaban karo malahan walaahi nafteyda waan u huri lahaa hadaan awoodo meesha inaan tago yaa RABBI ugergaar

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p 11 месяцев назад +2

    Yaa rabi 😢 naga bixi dulininmadaan iyo daciifnimadaan maanta na heysta hadaan muslimiin nahay heer waxaan mareynaa adaan muujisan karin walaalkaaga muslimka tageerada aad u heyso iska daa inaad caawisee😢😢😢😢😢

  • @CabdinuurXasan-if2ct
    @CabdinuurXasan-if2ct 11 месяцев назад +4

    كان الله في عون إخواننا وأخواتنا المسلمين الذين يتعرضون للظلم والانتهاك ضد جميع المسلمين، وأتمنى أن يصبر الله عليهم إن شاء الله.

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 11 месяцев назад +2

    Yarabi Inoo gargaar Ya rabi😢😭😪🥺🥺

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 11 месяцев назад

    Gillaahow shuhadaadaas guryahoida Ku Shug guryii janada aduun waxba maahan qof alle.jano siiyey Walaalaha Falastiin shuhudaa Jano ayey galaayaan ciqaabtii Iyo cabsidii cadaadiskii cabiidsigii waa kabaxaan Maantay alle SWT ayey utagaan yaa rabbi janno wada sii qofkasta oo Falastiin ah Sraelna Jahanabo gee kuligoid Iyo inta jiilka U ah

  • @kingzuberkingzuber8119
    @kingzuberkingzuber8119 10 месяцев назад +1

    Yaa RABI no gargar hadi muslim nahay 🤲🤲

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 11 месяцев назад +38

    Somaliya waa la gumaystaa lkn ma ogin ninkii garanayaa garanaya😢

    • @shankarooninamaxamed7339
      @shankarooninamaxamed7339 11 месяцев назад +2

      Haa waalagumaysaa laakiin dadkii arki lahaa iyagaa la isku diray shacabkana qabyaalada baa qalbiga ka buuxda Ilaahay ha inoo sakhiro

    • @omarabdishire8315
      @omarabdishire8315 11 месяцев назад +1

      mashruucii ladagaalanka nuurka miyaa soo dawatat❤😊

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 11 месяцев назад

    Waa runta cumar inshar falastiin dhulkooda iyaga leh yuhuud daalimin gardaran

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 11 месяцев назад +1

    الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤الله اكبر ٩٠

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 11 месяцев назад +1

    Xamaas waa falastiin falastiin waa xamaas waa wiilashoodi oo hubka u wata gumeestahaneh hortaagan waa xaq udirir ilaah guul hasiiyo falastiinal xabiib❤

  • @yaasan3416
    @yaasan3416 11 месяцев назад +1

    Walahi waxan kaxishonayaa nolosha an nolahay anigoon waxba kucawinkarin walalaheeyga
    Ilahay cidna kama awodbadno kamana cadilsano

  • @user-ux5ie1le2e
    @user-ux5ie1le2e 11 месяцев назад

    Al jazera allha xafido wariye yaashooda

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 11 месяцев назад +4

    Subxaana Allah subxaana Allah

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 11 месяцев назад +3

    Yaa Rabi wali nasrigaagan sugynaa naga soo farxi

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 11 месяцев назад +1

    Allaahu Akbar Allow ugargaar walaalaheen Argagixiso waxaa ah gaalada sharkooda Alle iyaga haku celiyo

  • @Nitsa130
    @Nitsa130 11 месяцев назад +3

    YAARAB CAAWI WALAALAHEENA FALESTINE🇵🇸

    • @cabdalaofficial
      @cabdalaofficial 11 месяцев назад

      Amin

    • @muuseshukri7709
      @muuseshukri7709 11 месяцев назад

      Shuhadad rer falastin makano
      jinatul fardowsa acala ALLAH HAKA DHIGO.
      Kuwa dhawacayada ah cafimaad sarica oo dhiga
      iyo dhimirka gala ALLAH
      SIIYO ADUN IYO AKHIRO.
      ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR.

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 11 месяцев назад +2

    Wa munafiqnida reer galbtadka Labo wajilimada lkn gull looga dhambeyo gull maaha guull falastin 🇦🇪

  • @abdifitahahmed9768
    @abdifitahahmed9768 11 месяцев назад +2

    Allow u gar gaar Muslimiinta reer falastiin

  • @muuseyare7879
    @muuseyare7879 11 месяцев назад

    Cumar inshar khayiir Alle hakuu siiyo laakiin wararaka falastiin joogto nooga dhiig waa codsi

  • @mohaakram2780
    @mohaakram2780 11 месяцев назад +2

    Allah u gargaaro walalaheen falastin😢 muslimka midba marba yeyda cunaysa😢 Allah mideeyo umada islamka❤

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 10 месяцев назад

    Allahu akbar
    Illahu hana hafido damanten islamk

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 11 месяцев назад +1

    Mashallah allow ku xafid re falastin ❤❤❤❤❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 месяцев назад +1

    Allahu akbar allahu akbar ilahey ha u gargaro musliminta rabi janadisa ha ugu bishareyo ayaga aduunyo duli akhiro cadab u danbeya

  • @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi
    @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi 11 месяцев назад

    Ogaansho ❤❤❤ waxan kujeclahy ilahay dartii waxadtahy shaqsiga kaliya ee yahuuda fadexadoda soo sara اللهم أنصر إخوانا من فلسطين

  • @user-ke5mc5kv1t
    @user-ke5mc5kv1t 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤
    M.allaah Guul falastiin ❤❤❤
    Ogaalka Dunida ku mahadsanid
    Tabintaada Wararka mihiimka ❤
    Siiba Wararka falastiin ❤❤❤❤

  • @MohamedIbrahiim-rh1fn
    @MohamedIbrahiim-rh1fn 11 месяцев назад

    أللهم أنصر إخواننا في فلسطين وغزة وثبت أقدامهم وانصرهم علي القوم الكافرين

  • @AbdimowlidCiise-ch1dg
    @AbdimowlidCiise-ch1dg 11 месяцев назад

    Mahadsanid wll qaali ustaad omer inshaar

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 11 месяцев назад +2

    Murug badanaa , 😢 muslimiintu ha garab istaagaan walaalahood falastiin .

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 10 месяцев назад

    Ilaahey Ha Xafido Dhamaan
    Inta Islaamka Sharaftiisa
    Ilaalineysa Ee Jecel in Uu Islaamku
    Kor Ahaado

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 10 месяцев назад +1

    أللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤

  • @malgariita09
    @malgariita09 11 месяцев назад +1

    Allow unaxariso walaahayna falastiin❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 11 месяцев назад +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @user-rf9un1mz9l
    @user-rf9un1mz9l 10 месяцев назад

    Inaalillaahi wa inaa illhi raajicuun.

  • @user-ki7hs4by5h
    @user-ki7hs4by5h 11 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 يا أرحم الراحمين 😢

  • @najibsirad9633
    @najibsirad9633 11 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 11 месяцев назад

    Fuleynimada Madaxda dawladaha Islaamka wlllahi waaa wax Doqonimo Dhaaaf ah Ogaansho Fadlan Wadamada IRAN iyo QADAR kusoco bal Halka ay ka Taagan yihiiin Anigu Kaliya waxaan Ku Kalsoonahey Kartida Iyo geesinmada Wadanka Iran

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar5745 11 месяцев назад +2

    ALLOW ukargaar Muslims falastin yaarabi 🤲🤲🤲🙏🙏🇯🇴🇯🇴

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 11 месяцев назад +1

    Ogaansho Guul Alle Haku Gaadhsiiiyo walaleheeena Islaamka Eee Falastine Alle Ha kor qaaado Calooshooda ushaqeysteyaasha Isreal Insha Allah Madaxsa islaamka Alle Hakeeeno Madx islaamka Ushaqeeeeya!!!!!

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 11 месяцев назад +2

    Cadowga islaamka musiibo Allaha kurido

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 11 месяцев назад +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi calooshaa i xanuuntay ilmaa iga timin markaan arkay bur bur ka magaalada ku dhacay ..
    ilaahay musiiibo haku rido yahuuda iyo maray kanka........ ciqaabta daran ee alle baa sugay sa

  • @user-dn4dz7bm9s
    @user-dn4dz7bm9s 11 месяцев назад

    Inchallah kheir

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 11 месяцев назад +1

    Alla ninku caqli badana walahi waa nin caqli badan wayo jahadi ibtuu ka duway

  • @sharmarkeabdi-gm8xw
    @sharmarkeabdi-gm8xw 11 месяцев назад

    الله الله في فلسطين

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk 11 месяцев назад

    ilaahayow noo wada gar gaaar dhamaanteen.
    Falastiiin waxa ka daran ummada muslimka ah ee daawanaysa kuwaasaa ka daran oo dhintay.
    Falastiinbaa dhaantaba

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 10 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @user-ke5mc5kv1t
    @user-ke5mc5kv1t 11 месяцев назад +4

    ❤dhariga maxaa karka ka keeeneey kulaylka ka keeneey
    Waa kulaylka Dabka ku shidan
    Geesi iga dheh Safiirka adigana ku mahadsanid tabintaada❤❤❤