Hubki rer puntland manta soogarey Villsomaliya caawa waxa u shidan cakuye howal 21 September 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 24

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Месяц назад +2

    Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul guul guul guul guul guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 Месяц назад +1

    Harti ssc nacab jabiyee kahabee gurgurte dhiiqo unu kaa leh xamar viva darood❤💪👊

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm Месяц назад +1

    XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE MACAWIISLEEYDA HAWIYE HUBKUU SIIYEY LAMA SHEEGO LKN HUBKA AY DAAROOD HELAAN WAA LAGA SHEEKEYN WAA LAGA GUBAN HUBKA PUNTLAND AY HELEEN HAWIYE MADAXA LOOGA GARAACI INSHAALAAH

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +6

    DAWLADA PUNTLAND XORBAY U TAHAY IN AY ISKA DAAFACDO CID KASTA OO WEERAR KUSOO WADA, XASAN OO AAN QARSAN DAGAALKA UU PUNTLAND KA ABAABULAYO, HADANA PUNTLAND NABADAY XEERINAYSAA

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 WALAAHAY WAA HEES MACAAN😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +2

    XASAN DAGAAL BUU DOORTAY. MUQDISHO XASAN HALOO FAARUQIYO, CIDUU XUKUMO HALA ARKEE😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +5

    XASAN MUNAAFAQ SOMALILAND OO ITOBIA HUB SIISO CIDANKANA U TABABARTO, WAX KAMA YIRAAHDO. SABABTU WAA MAXAY ⁉️

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Месяц назад +1

    Sharciyan waxeey ahayn in xukunka laga qaado xasan sheekh mmarkuu masaajidka dhexdiisa ka sheegay in puntland oo dhisnayd 24 sano waxeey ku burbuureeysa 24 saac madaxweyne sidaas ku hadlay xukun ma istaahilo weriye waad ku mahadsan tahay runta aad ka sheegtay xaalada maanta wadankeena ka taagan .

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr Месяц назад +2

    Xasan waa fashilmay aaaaaad buu ujabay. Waa ilaahay mahadiis

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 Месяц назад +1

    Xaa kudaaray Maandow Dowlada Aad Sheegaysid yay tahay Mamida wax dhacaysa wax boobaysa Qabyaalada kudhaqmaysa inaad Dowlad kutilmaadtidba maaha

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Месяц назад

    Kuwa carabka iyo naasaha ka jarayay gabdhaha ma hawiye ayey ahaayeen

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Месяц назад

    Adigana waxan ku jidayaxaquwadabeya dacarow hadegidegine jooog

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Месяц назад

    Reer markaad ka hadasho Adiga Daarood ma matali kartid 2 baabuur ma hub la sheegaa anaga Itoobiyada ayaan qabsaneynaa.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +2

    WAA RUNTAA . CIDNA LAMA CABURINKARO❤.XASAN CIIDANKA MASAR OO ISAGA KA AMAR QAATA WUXUU KOONFUR G. U RABO IN AY SOO DEGAAN, WAA SI UU DOORASHO UGU QABSADO BAYDHABO. DIGIL IYO MIRIFLE NA HUB KU DHIGIS KU SAMEEYO. XASAN AYAX WAATUU KU QUDBADEEYEY WARKAAS😂
    MAHADSANID

  • @MohamedAwilhared
    @MohamedAwilhared Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +1

    DORAAD XOOSH WAATUU LAHAA TA XASAN BAA SOCONAYSA OO DALKU CONFÉDÉRAL BAANU KA DHIGAYNAA. DIMUQRAADIYADIINA WAA KU TUMANAY. MARKA BEEL KASTI HAYS DAAFACDO.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +1

    XASAN KULAHAA CIDII HUB GURIGA KU HAYSATA WAA LAGA DHIGAYAA. XILDHIIBA NADA HADUU HUB KUDHIGIS KU DHIGO SOW LAMA UGAADHSANAYO ? XASAN WUXUU RABAA IN SHEEKH SHARIF, FROMAAJO IYO MUCAARADKA UU DHAMEEYO😊

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm Месяц назад

    XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE ITOOBIYA VILADA MUQDISHO AYEY LA JOOGAAN DIYAARADII ITOOBIYA SAFIIRKII ITOOBIYA MILITARY GII ITOOBIYA AYAA VILADA LA JOOGA MARKUU ITOOBIYA UU VILADA MUQDISHO HA KA SAARO HAWIYE ITOOBIYA MUQDISHO VILADA XASAN DHIIQO AYEY ILAALIYAAN OO LA JOOGAAN HA CEYRIYO XIRIRKA HA U JARO LKN MUNAAFUQ NIMADA HAWIYE CID U JOOJINEYSA MA JIRTO HORTA XASAN DHIIQO HA IS XOREEYO PUNTLAND ITOOBIYAAN MA ILAALIYO PUNTLAND IYAGAA IS ILAALIYA VILADA LA JOOGAAN QOIRO JABAAN HAWIYE MUNAAFUQ NIMO HAWIYE CID KA YEELEYSA MA JIRTO BEEN HAWIYE LOOMA JOOJINAAYO HUB WEY YAR TAHAY DOYAARADAHA DAGAALKA AYEY PUNTLAND SOO IIBSADEEN YAA WAX KA QAADI KARA REER SARTAAN YAA FUUULA SULDAAN CALI WEEYE LOOMA JOOJINAAYO HAWIYE SHANSHUUTARADA MADAXA LAGAGA JABIN INSHAALAAH

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Месяц назад

    Anaga iyo digil iyo mirifle xumaan nagama dhaxeyso beentii aad buunbuuniseena waa ka heshiinay Wayne isku dhamaatay 2 baabuur hadaad hub u taqaano weliba aad ku faaneyso waad liidataa

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 Месяц назад

    Hub tiro badan2 baabuur hadaad ku sheegeyso waad qafiiftay Markab ayaa hada ku soo xirtay dekada Muqdisho intaas oo kun oo tan ayaa saaran

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад

    Daarood oo isu dhiibay abye axmed ethopi

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Месяц назад

    Isku dirka jooji

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    LAFTAGAREENE HA OGAADO IN UU MUQDISHO KA YAHAY : PERSONA NON GRATA. IN LA DILAA LA RABAA HADUU NA MAQLAYO. WAXBA YAAN LOO DHOOLA CADAYN