Quruxdii Miyaa La Bedeley? Naagahan Yaa Ku Yidhi Sidani Waa Qurux?😭🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Комментарии • 393

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 месяца назад +17

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @mounaabdillahi5629
      @mounaabdillahi5629 3 месяца назад

      Please bring the product to Djibouti

    • @Zeinabsouleiman
      @Zeinabsouleiman 3 месяца назад

      Djibouti keen hbo

    • @Zeinabsouleiman
      @Zeinabsouleiman 3 месяца назад

      ​@@mounaabdillahi5629malagahel djibouti

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 месяца назад

      Markaa maaduu kaa hadlayaa ninkaa gabyayaa weligeed baa la gabyi jiraye maxaa dadka kaasoo dhexsaaray

    • @zamitaomarzamita7077
      @zamitaomarzamita7077 3 месяца назад

      Jabuuti nu keen habo plz

  • @hodancali958
    @hodancali958 3 месяца назад +42

    Ilaahow kalsoonida hanaga qaadin war quruxdu iscadeyn maahan gabdhow, ee quruxdu waa adigoo jimicsi sameeya jirka dhisa baruurta iska rida cunta caafimaad leh cuna sida cagaarka biya badanna caba, hurdada habeenkiina aadbey muhiim ugu tahay quruxda hadaad wax marsaneysaanna creamyo dabiici ah iyo serumyo isticmaala plzzzz ha iscadeynina isna asturo salaadana badiya salaad la'aantana wey keeni kartaa iimaan la'aantan aanad midabkiinii ku kalsooneyn kaniini aan dhaqtar kuusoo qorinna ha isticmaalina plzzz 😢

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 3 месяца назад +1

      Good advice wallahi 👌

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 3 месяца назад +2

      Hargeysa ayan tagay 3 year's ago wallahi hablihi yar yara daawo liquid ah oo ay igu yidhaden waa vitamins ayay cabayen iyo boqol dhiiqo oo laysku walaqay oo la yidhi qas qas ayaa la yidhaahda

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 месяца назад +8

    Walaaley maaha baruurtii La yaqanay E Cuntada ka dhalan jirtay Lakin Sidanu waa Complication ka dhashay dhawr dawo oo ay isku dartay oo ugu horeeyo Cortisone Tablet waxayna ku danbaynaysa Xanuuno dhawr ah No 1 u yahay Kidney failure .

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 3 месяца назад +17

    Our people don't censor their words, they name the private parts directly in front of kids also they should be taught how privacy is crucial, this "dalaq dam" conversation had to be private 😂

  • @ahmedelmi2497
    @ahmedelmi2497 3 месяца назад +11

    Fathia unbaa iga qoslisa. She is does a necessary awareness for our community in the most comic way. Even in my thoughest day, she always manages to put a smile on my face🤣🤣🥰🥰

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 3 месяца назад +10

    Qurux waxey u yaqaanaan iney buuran tahey oo bleach isla dhacaan bari dhexdaas ah gabadh ayaa lagu qaley ilmo ka dibna dhakhtarkii calooshii wax kasta wuu sameeyey wey is qabsan weydey weyna dhimatey gabadhii ilaahey ha u naxariisto markaa wacyi galin ayey u baahanyiin ilaahey kheyrka ha ina waafajiyo natural life wax ka fiican la waa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 месяца назад +5

    Hadhow baa la oran gabar baa lagu soo boodey oo dhimatey sanka hadu dhamado xagee ogsajiinta ka qaadan

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 3 месяца назад +14

    Subhanalah rayaan bajaaj halaga qabto dadka iyaga gada waxyabahan lagu bararo. Dadka waa jahiliin. Nin kuma dhahin iyaga raba

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 3 месяца назад +5

    Salam wll farxiya kelmada ala hoogay waxad tidha ala hoogi wayay taas ba ka fiican rabi inama hoojiyo amiin .
    😢😢😱😱Dumarka wan ka yaabanahay wll goorma qanjo bararsan iyo dhaban bararsan qurux noqday .ta kale waxan Chemie ba ku jirta umad jahilina calaamka 10 qarni ban ka dambayna

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 3 месяца назад +12

    Wallaahi wey uraan naagaha is caddeeya.maqaarka labaad waa spongiga biyihii ayuu nuugayaa.
    I know rag ku furay urtaas waxaa sheegay sheekh maxamed ismaciil oo reer hargeysa ah listen his lecture about the skin.

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 3 месяца назад +7

    Farxiyaay sister dumarkii colourka soomaaliyeed lahaa siday u caayaan waad yaabaysaa maalin walba naa isdhaq bay ku hayaan waa dad kalsoonidii ka luntay

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 3 месяца назад +7

    Magaalada burco ayaan tegay dumarkii waxna way cabayaan lagu naaxo waxna way marsanayaa waanyaabay!

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 3 месяца назад +11

    Noloshooda oo dhan dabaday uga dhamatay reer ba,ay hadda yaa wax u sheega waa maraan caadiya maryooley

  • @pivotgang7
    @pivotgang7 3 месяца назад +10

    Their faces seem to be swollen. It looks really painful. I can‘t imagine what damage they‘ll getting from all the chemicals and wrong diet. I‘ve seen grown women eating that peanut paste for malnourished children. They eat dozens of it to gain weight. Subhan‘allah, waa yaab.

    • @11naa44
      @11naa44 3 месяца назад +1

      They drink appetite syrups like juice n allergy medicine

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 3 месяца назад +4

    Kilyahaa fariista intay waxaan marsadaan lacag qaali ah bay kasoobixiyaan waa wax malabka u eg toban doolarbay kasoobixiyaan waaba jaahiliin

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 3 месяца назад +4

    I live in Nederland, i heard this unfortunate story is also a trend in mandera.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 месяца назад +9

    Quruxda somalidu waxay u yaqanaan qof baldhaqsan oo balaadhan 😂meel kastiba laadlaada😅😅

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 3 месяца назад +13

    😂😂waji buuran bey qurux moodan caman jiqiiq fadxiyaay😂😂❤

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 3 месяца назад +15

    Nagahan danbe gaar ahaan dalkii kuwa jooga weji naqasayan ayey qurux moodaan

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 месяца назад

      Kalmadaaaa Wotan Wll iska daaa qof walba danbigiisa asagaaaaa leh

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 3 месяца назад +1

      Wlhi been maaha is naaxis bay kaga dhagtay 😂😂

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад +3

      Walhy dalkii jooga jimic sameya is managing cadeeyo qof waliba waa caqligiisa midabkeygan ku faraxs nahay

  • @magicspell7940
    @magicspell7940 3 месяца назад +3

    Gabdhaha noocaan ah dawooyinka Hydrocortisone-ka ah isku cayilliya marsadana marka wajiga inta uu bararo sanka iyo afka daamanku qariyaan ppl call it "Af-yar" cz afka iyo sankuba way qarsoomaan.

  • @kairoloula4686
    @kairoloula4686 3 месяца назад +3

    Her face is full of inflammation 😢. That is ignorance wallah. It has nothing to do with dulayste. That is the choice of some Somali women. Thanks for educating them Fathia. Jazakallah kairen.

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 3 месяца назад +3

    Always keep your Natural beauty how God Almighty have created us guys 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💯💯💯💯🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼.

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 3 месяца назад +1

    Subhanallah. We life in a farm 🇬🇧 and it seems like whatever they r using has might cow fertilizer in it🙈 I never knew looking like Tomcat/curi 🐈 bararay, oo san irbad le in qurux la ga dhigay

  • @muna6298
    @muna6298 3 месяца назад +8

    Farhia intaa cream ee magac malinba mid laguso qorayo ma la tirinkaro hebel white hebel kale white kun wey ka badan yihin waxan dhaha wale wanu hognay dawlad na majirto hablahi waxay bay isku wada qasayan 150dollar ba laga siinaya qasqaska lugaha iyo gacmaha oo keliya bishii wajigana waa kharash kale rag ayana la raali gelina sorry

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m 3 месяца назад +4

    Arinka ma sahlano Allaha na Asturo .dhaqan celin dhab ah ayay umada ubaahantahay ❤❤❤❤

  • @Ali34388
    @Ali34388 3 месяца назад +3

    baryahaan waji buufan baa quruxlamoday yaahuu 🫢😱

  • @khadrajamac1837
    @khadrajamac1837 3 месяца назад +5

    Naagaha somaalidu waa qowm qaram jabey waa naago nin iska dhaadhici moye war kale maleh waanu yabanahey runtii. Naag somali iyadaa malageedii gacmaha kusidata naago badan baa naqasku kudhagey O dhintey intey kimikal waxna cunen waxna marsaden xaqa Alaah hatuso

  • @Ramla22
    @Ramla22 3 месяца назад +7

    😂😂😂😂 OMG they look like lol dolls what the hell are they trying to look like I’m scared about what’s next lol may Allah guide them and all us ❤

  • @narinasbeauty4374
    @narinasbeauty4374 3 месяца назад +2

    Ala haboy beerkad i casaysay jawline bay dunidu maraysa inaguna wali macal baynu ka dhaman lanhy😂😂😂

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 3 месяца назад +4

    Kaga darane fadxiyay naago aan waxba baran oon waligood school galin ayaa ka ganacsada oo isku mix gareeya safba loo galaa fartuun balbalaarka rayaan bajaaj maslaxo Wayka lacagaysteen 😂😂

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 месяца назад +8

    DADKA IS CADEEYA WEY SO URAAN SUYAC IYO SHIIR UUUF.

  • @ashalul565
    @ashalul565 3 месяца назад +3

    Mar haduusan qofku ku fakarayn waxaan maxaa kaaga imankara, dhibkeeda ayey leedahay

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 3 месяца назад +3

    Maasha allaah sawirka adigo ogeen laga qaaday waa quruz badan waa runta sawurada lama dilaan lagu qaada waa nice some funny noqdan I like it maasha allaah farhia ❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 месяца назад +6

    Dumarka Somaliyeed not only in ey diirka iska fiiqaan kaniiniga lo'oda TB caatada ah la siiyo ayeey liqaan. 😫😢😭

    • @habonumar6229
      @habonumar6229 3 месяца назад +3

      Salaamat taasa udaran arma cuduro hore loo aqoon inoo Keenan kuwani 😂😂😂

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 месяца назад

      @@habonumar6229 Mar dhow gabar U Tuber ah oo laba cunug ku korsaneyso Malaysia ayaa dawada leysku cadeeyo oo chemicals ka buuxo Somali looga soo dhiibay ayaa caruurteda 3 iyo2 jir faraha la galayeen wejiga marsadeen Allah sidaan u naxay u cannot imagine. Juhalaa oo U Tubers ayeey noqdeen oo inta dhunsan sii dhuminaayaan. Amaana Allah.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 месяца назад +2

      Salaamaat minkuli aafaat. Yaab waa dhaaftay arinta qoyanta Soomaaliyeed

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 3 месяца назад +5

    They exposing them self to skin cancer they need to be educated

  • @abdulkadirguleid2819
    @abdulkadirguleid2819 3 месяца назад +7

    Hambalyo in aad ka hadasho naagahan is cadeeya iyo overweight

    • @Humanity894
      @Humanity894 3 месяца назад +5

      Inta kalena dhageyso wax badan baad ka barane sida nin raga loo noqdo 😂

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 3 месяца назад +7

    It’s true they will smell because the skin is burning 🫢🫢

  • @bilana289
    @bilana289 3 месяца назад +5

    Dulayste ma arki karo
    Wax qurux badan, wax is jecel, wax faraxsan wuxuu doonaya in la ooyo oo la balanbalo oo indhuhu casaadan sida loo barooranayo

  • @faisamire5622
    @faisamire5622 3 месяца назад +9

    Alla hoognayeey bal eeg sankii wuu lumay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад +5

      Wallo
      Hoognayeey waala nahyiyay
      NABIGU SCW WUU INOO DIIDAY ISKA DAA
      NAAGTANA ALAHA SOO HADEEYO WA JAAHILAD KIMIKAL QURUX MODAY

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 месяца назад +2

    Maxey isku quryaan eey sidan dhan jidhkoodaa ugu dilayaan waa dad mmaskaxda ka xanuunsan

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 3 месяца назад +7

    Fathiya waa iga qoslise sanke laqday waa la wena sankas 👏✊

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 месяца назад +3

    Somalidii hore dhuubo dhexyareey bay ku heeshi jireen lkn hada dhulka somalida naagta buuran ee cad is cadaysay bay dabayacaan waa sababta laysku cadeeyo buurnidana waa kinino iyo balaayo waa side affect dawoda lafta iyo hilib biyo kala dhex galaan hadhaw way u dhimanayaan dadkan way juqaalan yihiin wal dhalan rogmay waa yaab

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 3 месяца назад +3

    I love you and Sheakh Shamso May Allah protect you All dear❤❤❤

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 3 месяца назад +2

    Wale waa yaab manayara naagta tiri dhalaq dam ma wajiga ayay soo duubatay miyay nan xishoonayn ma ilgeel bay leqday waa yaab.

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 месяца назад +2

    Wll dabada markad ubaxaysid xijabo xijabku wa inagu wajib surwalka iyo waxad dontana gurigaga ku xidho farxiya quruxey يا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 3 месяца назад +2

    Walalo fathia Hal kaanka dhegaysanaaysanaa sheikh shamso waxaanu nahay duul culimo qastay oo ay naagun ku dhaliilayaan diintii

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif 3 месяца назад +1

    I just love your energy habo keep going ❤

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 3 месяца назад +1

    Sidaan uqoslay Walahi 😅beerka icadaaday sidaan ufalanqaysay,waana runtaa hablaha qurbaha waa masaakiin caruurninadooda haystaan,dalkii waa lagu ba'ay

  • @falisa576
    @falisa576 3 месяца назад +1

    Subxanallaah wejigeeda wuu dilaaci
    Rabaa wa xertii Rayaan bajaaj

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 3 месяца назад

    The way u say "alla-hoognay" is hillarious habo😂❤

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 3 месяца назад +21

    Their faces looks inflamed it’s so sad they are taking so much dangerous medication that’s should be monitor by Dr and they are taking to put on weigh 😢

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 месяца назад +2

      Monitor???? What they're taking is not made for humans.😢

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 3 месяца назад +8

      Kuwa Dalkii jooga ee jahliga iyo dib u dhaca saameyay waxaa iiga daran kuwa joogay developed countries ee loo delivery gareynayo qashinkan wada chemicals ka ah, subxanallah Caqliga Allaha usoo celiyoo 😢

    • @11naa44
      @11naa44 3 месяца назад +2

      Its becoactin n allergy medications

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 3 месяца назад +1

    Wejiga waxa barariyay makasee farxiya waa kaniini waxaa ladhahaa Big power

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 3 месяца назад +2

    Waxaan la yaabaa in wadankii naago xayaysiiyaan careemooyin ay leeyihiin waji buc buc iyo carem hooraado iyo dabo lagu weyneeyo . Gabdhow yaan la idin sumayn

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 месяца назад +1

    Wallahi waan kugu raacay Cuduro ayey iibsanayaan

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 3 месяца назад +3

    Dumarkan masakiinta nimanka sifog ayeydod iyo hooyadod miduba mid usiidhiibtay qorigii bahdilka iyo lahaanshaha dhanwalbay ubahdilan yihiin

  • @yaaz5935
    @yaaz5935 3 месяца назад +2

    Qof xanuunsan bay u egtahy oo beerka laga haayo sankii in lagu dhibciyay baad moodaaa😢

  • @SalmoSiyaad
    @SalmoSiyaad 2 месяца назад +1

    Wlle xaliyo oo dumar ah baa soo baxdy allahuma baarikk mommy❤😂

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 3 месяца назад +1

    Gacmaha madowga leh hbo kaliya dadka is cadeeya kaliya.ma.yeeshan dadka leh insulim resistance also have that ayagoon is cadeyn

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f 3 месяца назад +3

    Nimanka qolka kuxiran ayaa gabdhaha jacaylka Dharma hela
    Kaxanaaqa❤❤❤❤

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de 3 месяца назад +3

    Aduunkaan ugu necbahay cayil iyo waji macale

  • @maryanaskar
    @maryanaskar 3 месяца назад +2

    Gabdhihii wajigaba wada bararay waxy marsadan bocboc waxy ugu wacan gabigogiiba waxa lo maleyaa inay shini qaniintay

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 3 месяца назад +1

    Naaga badan sankooda. Saas u dhumay hadana qurux moodaan Somali quruxdii meel qaldan ka gashay. Aduunka caato ayaa lajecjyahay

  • @fowsiyaabdulle2483
    @fowsiyaabdulle2483 3 месяца назад +2

    Allaah noo naxariiso tan quruxma ahee maxaa naga qaldan.afkii baa juuqda gabay

  • @farxiya267
    @farxiya267 3 месяца назад +3

    Alxamdulillah🤲 Serumkii Hinda Ayaan Holland ka helay ureeyso noqonmaayo insha allah😂

  • @KaltumaYusuf-pw2oz
    @KaltumaYusuf-pw2oz 3 месяца назад +1

    Fadxiyo abaayo waa jecelahay suda runta ugu sheegto naagaha is cadeeyo balse qoyanta naga daa

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565 3 месяца назад +1

    Fadxiya taas baruur maha Subxana Alaah 😮😮😮😮😮

  • @Saga-j4y
    @Saga-j4y 3 месяца назад +1

    Dalaq iyo dam malaha meeshuu ka naxay markaa buu dam iri. Allow xishoodka nagu sim.

  • @halimakulane7373
    @halimakulane7373 3 месяца назад +1

    Asc Fatxiya waxaan jeclaan lahaay inaan ku arko aad ayaan ujeclahay sidaad nimanka somalida u gasho 😅

  • @survivor3808
    @survivor3808 3 месяца назад

    As a Djiboutian, waa inigaa yaabneey ree somalia!!! Your instruit one and the others you're same!!!

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 месяца назад +2

    Waxadmooda InWejiga Lagagaraacay Subhan Allah

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 3 месяца назад +1

    Habaryar. Qushuuc waa cibaado alle Lee lugu caabudaa. Kaligii ayaa qushuuc iska leh.
    Waxaa la oran karaa inta kale ixtiraam. Rabitaan .jacayl dareen. iwm

  • @ashaabdi9314
    @ashaabdi9314 3 месяца назад +2

    farxiyay nagahan waxay u bahan yahiin in labadbaadiyo hadii kale korka qurmaya waa daad badaw ah cadaan ayey mooden qurux

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 3 месяца назад +4

    Dadki Africa joogay inkaar baa kudhacday bisinka

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 3 месяца назад

    Farxiya waxan rabaa inaan walaal kula hadlo maad ila soo xiriiri kartaa adoo mahadsan ha umalayn qof baahan oo wax kaa raba hana umalayn inaan ku wacdinayo oo diin kaala hadlayo waxaan saas u iri waa dadka ayaa umaleeya inaad wax uga baahantahay marka aad codsato inaad la hadasho
    Thank you waiting u

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад +2

    Fadxiyaay garanmayno wuxuu naga yaabiya.

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 3 месяца назад +2

    WAARUN WAY URAAN DUMARKA IS CADEEYA WAA XAQIIQ HADALKAASI CUDORO CANSAR KU KA MID YAHAY BAA LAGA GABADHA IYADOO UUR LEH MARSATA WAXAAS ILMAHA CALOOSHA KU JIRA CUDORO BADAN BUU HALIS U YAHAY SIDA XANUUNADA MASKAXDA OO KALE

  • @jawehassan8181
    @jawehassan8181 3 месяца назад +2

    Are they taking chicken feed subxanallah

  • @siradm
    @siradm 3 месяца назад

    Koofurta waaba laysku caayi jiray, balaayo qanja wayn baa lays dhihi jiray, macal carruurta ayaa loogu heesaa in aanay dhafoorra kuusnayn, marka qurux maaha, waa ka yaq yaqsadaa ish. Ninman maaha ee iyagaa kalsoonidi halkaas ka gashay, teeda kale quruxdayda ma nin baa ogaaminaya ama qof kale? Dumarku ma ayagaa is quruxiya horta mise dad kale ayay u nool yihiin?

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 3 месяца назад +5

    هذه ادويه خطيرة تسبب المرض وخاصة الفشل الكلوي

    • @FatmaMohammed-bs1vk
      @FatmaMohammed-bs1vk 3 месяца назад +1

      يخلطون أدويه وكريمات مايعرفون ايش هيه ويبيعونها للناس هذول اصل هلاك للبنات الصومال اغلب يلي أشوفهم يحسبون هي كذا حلوي وانا أصلا بتقرف منهم

  • @ummdharr6823
    @ummdharr6823 3 месяца назад +2

    Don’t take me wrong but I really love your smile 😊

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 месяца назад +2

    The side affect of the skin bleaching creams

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 3 месяца назад +1

    Danbi ha igu ahate, sidan u qoslay waligay uma qoslin. “Bal sankan eega “😅

  • @foosk9260
    @foosk9260 3 месяца назад +2

    Wajigaan iyo sankaba isma laha

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 3 месяца назад +5

    Kaniini cortisol ku jiray cunaan si ay wajiga uga bararaan. Cajiib

    • @somaligeel2992
      @somaligeel2992 3 месяца назад +3

      Subxaanallah cortisol waa daawo qatar badan dhaqatiirta xataa si dhibyar uma qoraan yurub. Waa steroid qatar badan sida inuu qofka calcium ka lafaha kadhameeyo, qofkoo cayila, maqaarka qofkoo qafiif noqda, depression. Waqti dheer haduu qaatana nolosha qofka halis bay gali kartaa

  • @user-up6gt7tu5z
    @user-up6gt7tu5z 3 месяца назад +1

    Subxanallh habo wax caqliga gala nusheg iskulkaa lagubara lixjirka 😢 faidamale wadan kufar wan kacararnay waxan

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 месяца назад +3

    This is inflammation ca Di ah 🤦‍♀️ it’s soooooo sad 😢

  • @barwaqohussein538
    @barwaqohussein538 3 месяца назад

    Walal abuurta ilahay ha ku mashquulin ee alle ka baq ayada alle ayaa xisaabayee adigu aakhiradada u baq. Hadad ka hadalayso si nasteexa uga hadal.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 месяца назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 месяца назад +3

    Qoyan iyo buurinada bay kahelan

  • @user-lx3tf4kl8w
    @user-lx3tf4kl8w 3 месяца назад +1

    waa dad balaa caqli ah qoyan naf maleh haku daali fatxiyaay

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 месяца назад +3

    Fathiyaay what is the point of having gabasaar if you have to show us your cabbbaayaha 😂😂😂😂😂

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 месяца назад +1

      Everything is about teaching. Two seconds of skin Cadaab in laygu Gsrynayo Uma arko. My God is not an angry God!

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 3 месяца назад +2

    Aduunka wajigoda qorqoran inuu helo ayu lacag ku bixiyaan ayagina foolxumo aye qurux uarkeen🥱

  • @11naa44
    @11naa44 3 месяца назад +2

    Abdinasir sola wu so ogaday wxn wxa la qada cushing syndrome ay isku ridayan nagaha somalidu

  • @ilhan687
    @ilhan687 3 месяца назад

    Alla farxiyi ma 25 år baa balshe raaga somaliyeed waad ku bariisaysa waxaan se jeclaaha in aad meel kale ka doonato

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 3 месяца назад +3

    Rayaan bajaaj yadna soo eeg waad yaabi fadxiyaay

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 3 месяца назад +2

    Waa inaan uriyaaa dadka is cadeya hada kadib🥲🥲

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 3 месяца назад +2

    Bisinka inantu Dhakhtarka ha tagto wajiga inuu qarxu ku dhowyay sida biibiilaha yaahuuu

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 месяца назад +3

    😂😂😂 MACAL WALIGEY QOF JACEL RAG IYO DUMAR MA AREG LKN TAN WAA IN LO
    ISTICMALA CEEJIN QIIQ LOGA SIIYA BISINKA.

  • @SoomaaliPuntland-re3ju
    @SoomaaliPuntland-re3ju 3 месяца назад

    Mashalaha shiqshamso mashalah habar qof an habar noqan aya jabay

  • @user-wc7xb6qm9x
    @user-wc7xb6qm9x 3 месяца назад

    Mobilka. Maar uun naa tuus. Waad naagu. Daalisay wll. Plz