Beriba Wiilkii Madaxweyne Cigaal Shidaal Keenay Dalka Intuu Ka Qaaday Ayuu''Cabdilaahi Darewal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • Beriba Wiilkii Madaxweyne Cigaal Shidaal Keenay Dalka Intuu Ka Qaaday Ayuu''Cabdilaahi Darewal
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 7

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 года назад +1

    Allaah hawnaxariisto wuxuu ahaa geesi dulqaad badan. Somaalidu waxay amaanaan oo sharfaan qofku markuu dhinto In badan oo siyaasiyiinta ah ayaa Mucaarad ku ahaa oo maantana amaanaya qofku intu noolyahay ayuu ubaahan yahay in loo qiro waxa uu yahay iyo waxa uu qabto

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 года назад

      Tuuur cigaaaal rayaaaale silaanyo dalkay lahaaaayeeeen laaakin muuuse wAaa basaaaas cadow tolkiiii iyo abtiyaaashiii iyo somaliland iyo rabbigiii iyo shacabka kama cishoodo madaxtoooyadiiiiu ooo khayriyadiiii xaaaafhaysa howlihiii guuuud oooo sariiibadiiii xaaaafhaysa 8 sano eeee soltelko iyo cagaweyne maaaalin muuu maqal cabashadiii shacabka muuu dhahay San magaaaalidiiii xashiiiish qaaaatay 8 biloooid Ina noooga doooxa nadiiiifet maaaali howlaha guuud uma sooo dirin

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 2 года назад

      @@abdifatahnor1338 dhibtu waa kursiga uu ku fadhiyee maalintuu baneeyo kuwaa aad amaaneyso ayuu ku biiri doonaa.
      Sababtoo ah Tuur,Cigaal,Riyaale iyo Siilaanyo sidaas uun baa looga caban jiray loona caayi jiray.
      Ilaahay madax fiican ha ina siiyo.

    • @skaba6390
      @skaba6390 2 года назад

      @@abdifatahnor1338 muse waa kii Faqashta iyo daba dhilif tii la socotay Xasuuqay ee aabahana dilay

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 года назад

      Cigaaaal iyo muuuse dhibaaataday badeeen somaliland ilaaaaa hada reeer kasta ooo somaliland way dareeemayaaan bariga somaliland 31 sano dil iyo dagaaal ka socda Hj iyo hy. Ayey madaxa isku galiyaaaan dhiiiiig ay ridaaaaan Kursiga ku fuuuulaaaan

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 2 года назад +1

    Tuur maxaa looga sheekayn waayey

  • @khaledali909
    @khaledali909 2 года назад

    Kaaf iyo kala dheere weeye Ina Cigaal iyo Ina Biixi...maxaa dalka ku khasaaray ina Biixi