Masha allah tabarakallah waa xafada ugu qadimsan xafadaha muqdisho ku yaalo ilaahey aa u maaqan waa xaafada aad iyo aad u dulman ilaahey ha ka qaado allahuma Aamiin
Cawaantii Hawiye ee sidan yeeshay Magaaladii quruxda badnayd ee mar Dunida looga yaqiinay "The White pearl of Indian Ocean" madaxooda Ilaah ha ka dhigo! 1990kii bishii 6aad ayaa Muqdisho iigu dambeeysay, dib in aan u arkana ma rabo!
Mashaa Allah excellent video? Walaal wadaan ka wax qaraan ma jiroo xataa wax dolaad maka jiroo waxaa kajiraa qabiil hawiye ama darood ama isaaq. Sorry about reer xamartaa ilaahay ayaa uma qaan.
Mowadaan waxaa ah reer xamar iyo raxaweyn iyo jareer wayne. Intaa kale habaar ayaa kudhacday waa araktaay adumadkaa ayee ku fafeen beshaa majerteen waxaay saldhig ka dhigteen sabiyaa intaa kale darood ama hawiye ama isaaq waa Kenya 🇰🇪
😂 nio qabiil gaar ah u socda ma iska dhahdid..dadkan maskiinta ah ayagaba shalay lo ogoladay inay meshan dagaan ayago yemen ka yimaday ugu dambena talyaniga jaajus u noqday..somalida mesha ka talineysay xiligas aya hada ka ah gudomiye
dal aadan lehen waa dareen ku joog waxaa arkeysa dad yurub jooga qaxooti ku ah in gur yahooda sidan u yaalaan bal arag guryahan side meelaha ugu qurxon ugu yalan mee dhistan oo xita kiro ka qatan hadii dalka xita eesan rabin ama gatan
Masjidkaan malin dhaweyd ayaan salaad duhur ugalay waxa kulatukaday dad aan ku khiyaasay tiradooda toban mise wayma kayarayeen taas waxaa ugu wacan ayaan umaleynaa daris ama jaar malaha o wadba aragtaan burbuur ayaa kajira dabacan dakii xafadaan daganaan jiray way khaxeen halka dadki aydhaleena ayasan akhonba dhulkooda marka waxaa ladhihi karaa wa laga badal khaatay ileen khoon alle ma batalo ilaa ay ayagu iska batalaan
Ascww walaalkey, aad baan kaaga mahadcelinayaa taariikhda aad nala wadaagtay. Shingaani iyo Xamar weyne ba waxay u baahan tahay in walaalaha dhaxal wadaaga ah ay ku heshiiyaan oo guryahooda dhistaan ama gadaan. Reer Banaadiriga waa inay isqabqabsiga ka baxaan oo is aaminaan isna kaashaadaan.
Xaqiiqdii dad dhisanaayo way buuxaan laakin waxaa filaaa in docomentska dadka lahaa ay maqan yihiin . Dowladana waxaa kula talan lahaa in ay raadiso dadkii lahaa . Iyadana xarumihii dowlada ay dayac tirto
Calosha ayad i hurisay bro 😢 am very sory aniga geledi ban ahay dhismaha shaangani dadki bilaway aya nahy asharaf wa walalhena geledi iyo asharaf fadhiga e iskaga kacan
Nacalla idinku yaala ! Madaafiic ayay 14 sanadood isku garaacayeen ! Muuqaadisho inteeda badani waa kharaabado laga haajirey sidaa Shangaani ! Waa cuquubadii ay ka galeen shacabka Somalilaand ee ay ku soo duuleen ee aan waxba u geesan !!!
Sxb waxad qurafad lagu xumeynayo qabiil gaar ah wye lana yaqan....guryahan ila hada u bannyhiin dadki laha ayaga dhisan moye....Qabiilo kle oo xifaltan ka dhaxeya aya raba in dad gaar ah surad xumeyan...hdad ka mid thy ma shegin
Waad mahad Santay Sxp anigoo nin isaaqa ah oo hargaysa joga Ayan iskajeclaaday Inan dhisto wanan rajaynaya caasimada umada somaaliyed muqdosho caday
@@AshaJamac Maasha allaah
@@AslahAbaSafi mahadsanid Sxp dheeman reer hargaysa waynuku salmynaa
Haa sxb xitaa angu waxan kasojeda Hargeisa lkn se wanka helay shingaani
SHAN HADII AY IGA SOO HARTO SHINGAANI LEYLA SHEEGAN MAAYO. WAAKAAS CAQLIGII ABGAAL KU BUR BURIYEEN DEEGAANKAAS
@@AslahAbaSafi codka saaran wuu xumaynayaa video ga markaa badal abti
اللهم اجعل الصومال بلدا آمنا وسائر بلاد المسلمين. اللهم آمين
@@gmail2925 الهم آمين 🤲
Thank you for the beautiful video of Shengani, Part3 waa sugena inad natustan shengani gudaheda. inshallah
@@fadimak3569 labadaan qeyb ayaan soo duubay
Masha allah tabarakallah waa xafada ugu qadimsan xafadaha muqdisho ku yaalo ilaahey aa u maaqan waa xaafada aad iyo aad u dulman ilaahey ha ka qaado allahuma Aamiin
@@musadaqnuurislow aamiin
Illaahay ha u naxariisto Shangaani.
Waxaa helay dad qalato.
Meel ka fiicaan Illaahay ha siiyo.
Aad baad u mahadsantahay ruti waxad ibartay Xafada Shangani on tarikhda Somalia ku bartay thanks brother
@@jamaalodowa8755 adaa mudan walaalkeeyga
Thank-you shangani and xamar weyne manoo tus kartaa waaberi via labeeria wan kahely video ❤❤❤❤❤
Nadiif waaye Masha Allah
Shingani dagmo qadiim ah mashallah muqalkan waxa uu caday uyahay nolashu .malin inay dhamato
Reer shingaani dhulkan ha iibsadaan ama ha dhistaan wllhi lacago fiican bay ku helayan waaa meel xeebta saaran oo qurux badan
Abti ilaahey dardiis aan kuu jaclahy masha allh❤ musliminta wa inee camiraan masjidka wlhi markaaa dhahday halsaf xitaa ma dhamo inta imaato waan qiiroday runtii war ilaahey ka baqa salaada salaada yaarabi ربي اجعلني مقيم صلاتي❤ ❤
@@maxamedsafari markiin dhahaayo misaajidka halsaf mabuuxsanto shingaani dad badan madagano misaajidka yaa camiraa hadii xaafada ladaganeen
Cawaantii Hawiye ee sidan yeeshay Magaaladii quruxda badnayd ee mar Dunida looga yaqiinay "The White pearl of Indian Ocean" madaxooda Ilaah ha ka dhigo! 1990kii bishii 6aad ayaa Muqdisho iigu dambeeysay, dib in aan u arkana ma rabo!
Music saaran vedio wa cajiib vedio aad uqurux badan Masha allah
Ilaah dalka ha noo nabadeeyo walaal alaaha ku sharfo
@@Ahmed_Assir aamiin walaalkeeyga
dhulkeena hooyo wax no dhaamo malahan somaliya hanoolaato ❤
@@WarsameHussein hanoolaato
Cajiib,doorasha aya lagu qabanaa yaab!!!
Ilahay ha ku soo celiyo dadkii saa u dhisay dhulkan❤
Nin wadankiisa jecel aa tahay masha Allah guulayso
@@shafeecaar2521 mahad sanit walaalkeeyga
Ashraaftii yahuudii banuuqurayda meeshay ku aasnayd maanay ahayn
Ogaada taariikhdu isma qariso
Goor lafaago ooyahuudii caalinkeenu iiktishaafay lagasoosaaro meeshas ba waalasoo faagi inshaa allaah
Wakhtigaynu sugaynaa 😢
Maansha Allah 🎉🎉
*Mahadsanid* Wadankiisa ninkii katago wehelkiis ka dheeraada *wel wel iyo walbahaar* baa u dambeeyso.
aad ayaa umahad santahay 😭😭😭laakiin calool xumo waaye xamar maanta ilaahay saan uxaalay waliba shingaani wlhi calool xumo waaye xasuus waaye shingaani iyo saanaa
Mashaa Allah excellent video? Walaal wadaan ka wax qaraan ma jiroo xataa wax dolaad maka jiroo waxaa kajiraa qabiil hawiye ama darood ama isaaq. Sorry about reer xamartaa ilaahay ayaa uma qaan.
Daarood iyo Isaaq iyaga aa naga roon, dowlad ayeey dhisteen, Puntland iyo Isaaqland.
Laakin, Reer benaadiriga hadaan nahay, wili futo madoobaha oo dowladnimo sheegto ayaan xal ka sugeynaa. Warki Shariif Yaawaalidi aa ragnimo iyo xal laga helaa, 2 kun kaliyo oo dhalinyarta hadii aa la hubeeyo, amnigeena iyo sharafteena ayaa soo laabanaayo.
Mowadaan waxaa ah reer xamar iyo raxaweyn iyo jareer wayne. Intaa kale habaar ayaa kudhacday waa araktaay adumadkaa ayee ku fafeen beshaa majerteen waxaay saldhig ka dhigteen sabiyaa intaa kale darood ama hawiye ama isaaq waa Kenya 🇰🇪
hadii aan lacaga heysan lahaa waxaan dayactiri lahaa guryahaa qadiimka ah si aan u ilaalinino taaariikhda xamar. nasiib xumo cidna xiiso uma heyso taariikhda magaalada. walaahi waa ka xumahey xaalada dalkuunu maraayo. anigu waxaan ahey reer Booorama, xaduudu Jabuuuti.
Magaalo taarikhdeeda waa guryaha qadiimka laakiin Soomaalida rajo kama laha arimahan aad xustay. Magaalada marka loo ilaaliya guryaheeda qadiimiga waxay noqonaysaa mid taarikhdeedi noolaato abid.!
Dadka qaar aya iska soqoraya dadkan aya xamar laha dadka ayuko doon kusocdo aya abgal keenay wadanka magangalyo ufidiyy waliba abgal wacbudhan aye ahayen iyo imamka hiraab ee imam yacqub Marka dhulkan waxa loga yimid abgal xitta waka badan thy tarikhda aan shegeya in abgal dadkan marhora wadanka magangalyo siyy ceebna maha nabada naas lanugo leh❤
😭 Yaa Allah
Adeer. Xamar. Jajaab. No. Sooduub. Thank. You
shangani adeer cusman shangani baa ku xasuustaa inuu noolyahay ma ogi
Shagani waa qurubdnthy
2:12 muqaalka
Veiw qurux badan ayoo leeyhy
Diyaarad + Calanka somalia + dhismo qadiimi 😮
DOOWLADII. SHANGANI. AAWEY. AAWEY. .SUG WAA LA HELAYAA. ....
Xamar cad cad baa dhisanin dhulkoodii
Waaan oyay dhabtii xasuus wlhi wlhi
Waa ka xumahay Shingaani 😭 dadkii Shingaani London, UK Iyo Holland ee joogaan
Sxb shingani Reer Miyaa?
Abow ma tawanaaa?😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@faraxdahir1097 dad aa u badnaa oo la yiraah Reer faqay, camuudi, Reer sheikh, asharaaf Iyo qaar kale
Burburkii somaliya faidadisi waa ta dad kii wahay Galeen UK ' USA ' YURUB😢😢😢
Mashallaah Waa dadkii xamar iska lahaa Guri ayuu u yaqaana dadkaan ayaa xaq u le in gudoomiye laga dhigo.
😂 nio qabiil gaar ah u socda ma iska dhahdid..dadkan maskiinta ah ayagaba shalay lo ogoladay inay meshan dagaan ayago yemen ka yimaday ugu dambena talyaniga jaajus u noqday..somalida mesha ka talineysay xiligas aya hada ka ah gudomiye
qabilki xamar leh kulaha😂 xamar abgal aya laha kuwan cadcadja Doon ayuko kasodagay bee xamar sogalen qabilki uhoreyy ee sodhaweyy abgal ayuu aha
Nabadoon Shariif Yaawaalidi warkiisa waa in la dhageeysto, 2 kun oo dhalin yaro hala hubeeyo.
Aslah. Thanks vlog👍🏽 masjid cabdicaziiz.. no so duub kadib "Historical & Cultural" area🇸🇴..THEATRE nationale, madxafka,iyo STADIUM MOGADISHO noso duub.please
Grazia👍🏽
@@mdeeqow4923 walaal meelahaas masoo duubi kari dhibkiisa aaswataa markii waxlasoo duubaayo xataa waxaa lagayaabaa inaa lagu dilo waxaa laguu muleeynaa jaanjuus
Shibis ayaa ugu bad as xaga masaajida
😭😭😭😭😭😭
Reer shingani Dhulka a dhisano ama alaga gato, hadikale dowlada la wareyso saas ma u roon.
Maha laga faiday dagalkii somaliya😢😢
Curub hotel xasuus waye walahi waa calool xuma meelihi taarikh lahiid
Somalida waa lagu soo duulay ilaa ay gartan cida ku soo duushay saas burbursanaysan😢
Aslah wll oohin ayad igakentay maanta
@@osmanabdirabi iska sabar walaalkeeyga waa iska xaal aduunyo
Walaahi waxaad soo gudbisay barnaamij wax wayn xasuusin kara dadkii dalka lahaa 😢😢😢 ee ka qaxay qurbahana galay
Sxb I cafi waan kula kaftamayaaye
@@AdamHirsi-dg1lc waanku cafiyay walaalkeeyga
Shangaani shangaani 💔
Muqdisho ahayeen cadow cool jamus
Masha Allah ❤️🤞
SUBXAANALLAAH
Dhulka sidaa u dayacan hadii aniga oo muwadan Somali ah in aan imado oo mashariic dadka wax taraayo ka fuliyo ha dhoowta waa laygu qabsanayaa
dal aadan lehen waa dareen ku joog waxaa arkeysa dad yurub jooga qaxooti ku ah in gur yahooda sidan u yaalaan bal arag guryahan side meelaha ugu qurxon ugu yalan mee dhistan oo xita kiro ka qatan hadii dalka xita eesan rabin ama gatan
Guryahaan waxaa lahaa ayaa u maleynaa dad ajnabi ah
@@Caadicaadi-z4i dad ajnabi malaheen reer xamar ayaa lahaayeen
@@AslahAbaSafisoo asalkodaba ajanabi maahan..yacni badana waxay ka yimaaden oman iyo yemen..somali dhalad ah maahan
Waxay u baa ba'santahay wax kle maahan waa dhaxal giwil cad inay gatan ma raban ama ay dhistan yaab😮
Mahadsanìd
Masjidkaan malin dhaweyd ayaan salaad duhur ugalay waxa kulatukaday dad aan ku khiyaasay tiradooda toban mise wayma kayarayeen taas waxaa ugu wacan ayaan umaleynaa daris ama jaar malaha o wadba aragtaan burbuur ayaa kajira dabacan dakii xafadaan daganaan jiray way khaxeen halka dadki aydhaleena ayasan akhonba dhulkooda marka waxaa ladhihi karaa wa laga badal khaatay ileen khoon alle ma batalo ilaa ay ayagu iska batalaan
Reer shangani dib u dhista dhulkiina idinka leh
Sorry about banadir 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Yahuud baatihiin somaliyana soomali baaleh waa iskujoognaa
Qofka kaliya aan arkay oo wax fahansan
ShanGani I'm sorry
Sorry Hawiye lama google buriyey ilaa hada farmajo dowlad noogu soo dhawaa lkn inshallah soon coming back
🇸🇴✌️😭😭😭
Xasan shikh ma arkin miyaa😂😂😂
Sida Afsoomaaligiinu u jirran yahay ayey Shangaani u jirran tahay " wuxuu yiri sidan ayey u baaba'day oo yaa kuu dhisaya oo aad ka sugeysaa.
Adeer adu dadka wxa ka dhadhicsa iney somaLidu ay muqdisho koyto ku yhiin aamin carabnimdad please mgladna noga bax soomaLi ma tihide wxd rabta dhaqnkii awoowyashen ina badasho ado idnko xun oo yaman io carab ureyso ah lkn ma dhaceyso nijaasyhee muqdisho wa xudunta umada somaliyed🇸🇴
Shibis Soo DuuuB
😢
Ascww walaalkey, aad baan kaaga mahadcelinayaa taariikhda aad nala wadaagtay. Shingaani iyo Xamar weyne ba waxay u baahan tahay in walaalaha dhaxal wadaaga ah ay ku heshiiyaan oo guryahooda dhistaan ama gadaan. Reer Banaadiriga waa inay isqabqabsiga ka baxaan oo is aaminaan isna kaashaadaan.
Dadki laha guryahn wa in laga qada hde dhisan wayan ama company dhisa 10 sano kirda qada hala siyo sas fican
Dhibaatadu waa dadkii wadanka lahaa baa bahlo noqday dad bilaa caqli ah oo damiir laawayaal ah wax ay isku haystaan lama yaqaan duli ale idin bad waaba dulaysantihiine
Isaaq❤❤❤❤vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv444444444444444444444444 enemy within xamar waxba ma dhashow qaranka
Xaqiiqdii dad dhisanaayo way buuxaan laakin waxaa filaaa in docomentska dadka lahaa ay maqan yihiin . Dowladana waxaa kula talan lahaa in ay raadiso dadkii lahaa . Iyadana xarumihii dowlada ay dayac tirto
Shingaani i'am Sorry.....
USC waa KAAS faiidada ay inoo keentey bal arka soomaaliyeey. Qabyaaladda waxay dhasho
Dhibaato way kentay lkn dhibkee xalisay aya ka wayn..dadka hada waxaysan rabin laguma qasbi karo ee mesha rabtid haka fiirin
Shingaani iam sorry
Shingani I’m sorry
Hawiyaa Ku Xaaray Caasimaddii SOMALIA!!!Sorry.
Calosha ayad i hurisay bro 😢 am very sory aniga geledi ban ahay dhismaha shaangani dadki bilaway aya nahy asharaf wa walalhena geledi iyo asharaf fadhiga e iskaga kacan
Hassan tuug tustay xoolaha somali 😂😂
M
Adigoo awalba reer xamar ahaa oo Afsoomaaligu kugu liitay hadaad dibedda aado oo 30 sano ku maqnaato, dibna aad u soo laabato kadib Afsoomaaligaagu wuxuu noqonayaa kan cunugga 2 sano jirka ah oo kale.
Nacalla idinku yaala ! Madaafiic ayay 14 sanadood isku garaacayeen ! Muuqaadisho inteeda badani waa kharaabado laga haajirey sidaa Shangaani ! Waa cuquubadii ay ka galeen shacabka Somalilaand ee ay ku soo duuleen ee aan waxba u geesan !!!
Reer UNUKAA leh aawey, degmadaan ayagu masheegtaanoo?. Sidaan maxey tahay?. Hal waan ogahay waxba mey laha ayagoo dameero wato ayey magaalka soo galeen, walina mey ilbixin, balse xaafadaan dadkii lahaa iney soo laabtaan oo dib u dhistaan yaan kacodsanaa.
Dadkiii lahaa mee inta u timadaan dhulkooda dhistaan yee sugaan iney u dhisaan reer xamar aqliga isku yeela xabad lee haka cabsanina dhulkina u imaada dhista xataa kireysta oo dividing u laabto hadad cabsaneysaan maxa idinka qaldan waxa lamaraa 2024 dhulgaalo waxba ha isku dhajinina cidiina u imaada oo quruxsada wadankeena dhismo ayaa ka socdo oo wa malaal gashanaaa
Inlaga xogayey ogyihin
Dadkii aaway!! Dadkii mooryaan iyo reer baadiya bililiqeystay sadly qoomam meel lagu halaagay u egtahy
Sxb waxad qurafad lagu xumeynayo qabiil gaar ah wye lana yaqan....guryahan ila hada u bannyhiin dadki laha ayaga dhisan moye....Qabiilo kle oo xifaltan ka dhaxeya aya raba in dad gaar ah surad xumeyan...hdad ka mid thy ma shegin
@@theoptomisticboy6299ninkii dumiyaa laga rabaa inuu dhiso qof inuu dameer biyo ku soo dhaamiyo mooyee aan qiimo kale laheyn ayaad umuuqataa
Maha laga faiiday dagal
Shangaani I am sorry