Qawarijta waa idinka tugada bada ibsane waa idinka Somalia waxey ka dagi ladahay waa siyasi xun 2007 amaxro dadkey ku garacday xamarbile an ka mid ahay ilaa hada wadanki wan necbahay in an ado intas waa malinta cabsidan ka qaday markas ad badsineesan balayo ha ni aratee
Xoraynta caqliga, Raysalwassareheena aad ayaan u jeclahay, balse asiga ha u hormaro kuwa caqligooda la xoreenayo... Waa maxay switch off, emotion iyo waxa la midka ah aad afkeena ku qaseesaan?
Dad Hogaanga uhaaysid oo Somalia waa wadanka dunida ugu faqrisan xitaa ,Shaqo la aan , Caafimaad, Abaaro iyo amni xumo . Maxaa dici lahaa Halaha yar ee wanaaga Sheegtay haday si Dab ah Alle dartiis ugu adeegi leheed Adigoo sheegeenin?
Hade miaad waaleydeen markaad qarash gareseen ee askarta isku dirteen miyaad waalneyd markii shetdaamada uu hasan sh u sajuudey miyaad waalantihiin in dowladii aad iibiseen oo maanta itoobia loo niikinaayo shacabka iyo dhulikii iyobadii itoobia ayaa loo gacan geliyey iyo sharuucdii wadanka la tirtiro inaanu nahey wadan muslimiin ku nool oo ganiiska iyo naagaha isfuula la sharciyeeyey war maxaa noo harey in 7 wadan ee gaalada qorsheeyeen in labaa bi iyo oo la gumeysto sudan somaliya iraq syria libanon libiya iran.hadan waxaa harey oo mudadii ey qabsaDeen israel iyowest iiran ayaa hada loo socda awey baarlamaan shaqeeyo majiraan hasan sh hal bilion ayuu bada lagu siiyey ankara ka iibinta bada shacabow waxaad ku mashquulan tihiin qabiil ilaahey hadaan lagadooran qabiilka waad halaagmeysaan oo hasan sh iyo asad bashir waa isku mid kursiga wuu iska fadhin nin dhihi karaa qalad manoolo waxaa maanta jooga ee siyaasi ah aqoon malahan oo hasan ayaa u indho ah nacamlayaal
hamzow ma wariyee wax so wariya baad lagu dortay mise raiswasare taaliya? yaabka adunka war ama taali oo shaqadaada qabso ama xilka iska dhiib. qof jaahil ah marka mamul dowladeed lo dhiibo wa sidan oo kaale lakin waxa kasi jaahilsan madaxweyne hassan waba dowlaad jaahil . marka waxa is heelay madaxweyne jaahil ah iyo ahmed madobee oo doqon ah ama dhagar-qabe ah 😂🤣😅 tolow ma doqonka ba gulaysan mise dhagar-qabaha 😂🤣😗moyan
falsafad buu aaminsanyahay ama philosophy wax diinka islaamka shaqo kuleh maaha iyo waaqica bini aadamka ee wa hadal qurxin uun iyo ismood siis ee xamse wa jaahil gaalo raaca
Allaha Xafido RW 🇸🇴 Hamsa, very true 👍
😠💔😭 Marka Hore Adiga IS Sax Fadlan 👍💯oo Aqli Lugu Baaabinayo Caruurtii Somaliyed 💔🇸🇴😭💔🇸🇴
Muxuu galabsaday
Caruurtee??____
ص ع و. المؤمن القوى خيرٌ
Mansha allah mudhanee reyzal wazaree wan ku farahsanahey sirdhonka ciidhanka jubalan
Wasiirka amniga ee Jubaland Adeerkay Fartaag oo Jajuus Ethiopia ah Waagi Siyaad Barre na Jazzira Isaaq kuxasuuqay miyaad Amniga udhibateen Walee cadowga xogtiina wuu heli
❤❤❤❤❤❤❤❤ hafiduklaahi aamiin yaarabi
Baaraka Allahu fiik.
Caqliga aad Raaskaambooni iyo tolkaaga Ogaadeen ku weerartay isbuunyo inuu yahay ma qirsantahay?
RAAS kamboone kawaran
آية المنافق ثلاث. 😎🌎😎. الله اكبر
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉xafudu laaha mudane xamse Abdi bare ehelosharf guuleyeso mudane 🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤
saaxib reysulwasaare Argagaxiso duurka iyo saxaraha kujirto iyo dowladaha horumarka ayaa isdigalayo sanado caadi ma,ahan . Yaa nagula gaadin digaalka kabadbadiska e Argagaxisada lagulajiro. ...
Aniga hadan adiga ahaan lahaa waaba is cazililaah hore somali u dhahday Ceeb looma dhinto😢
The best PM passed in our country
Raisuwasaare ka fiican waligeyd Somaliya masoo marin Allah hanoo dhooro
Maxaa doqon nimiga taqaan
Afkina iyo ficilkiina ismalahn
Walee been maadan sheegin .
Ficilka far keli fool ma dhaqdo haduu dusha kaa tooganayo kii ku xigay sidee cadow isaga celin kartaa!?
Allaha ku barakeeyo Ra’iisul Wasaare Xamza. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Shiikh xamza allaha kuxafido waligana jir oo joog
Asc 🫵🫵🫵soomali dhibaa heysata qof walbaa waa iska hadlaayaa qof asagiuba waxba aheyn oo waajibkiisa aan garaneyn cajiib🫵🫵🫵🫵🫵🫵
weli in aad hadleyso oo aad weliba dad badan hortooda kaad kahadshid waa ceeb umada ka xishoo please
The top video
You know what I mean!!!😂😂😂
Benta ad shegto
Mad iska dhaftid
Ninka Ciidanka Axmad Madoobe Gacanta Ugaliyay
Qawarijta waa idinka tugada bada ibsane waa idinka Somalia waxey ka dagi ladahay waa siyasi xun 2007 amaxro dadkey ku garacday xamarbile an ka mid ahay ilaa hada wadanki wan necbahay in an ado intas waa malinta cabsidan ka qaday markas ad badsineesan balayo ha ni aratee
Siyaada aad taqaanid ma lahan Xasan Sheekh xilka wuu ka qaadi rabee ee is cazil
Hadalki la qado allah yeelo
Masha allah, DOWLADEENA awooda leh. 😂😂 waa la is BOOJEYNOOYAA maanta. 😂😂😂kkkkkkkkk shaah ma soo cabteen,,,,,, waa maadeeys DOWLADEENU kuwana wey matalayaaaan.
Wan nin lagu shaqaysto afkisa iyo ficilkisu ismalaha
Xoraynta caqliga, Raysalwassareheena aad ayaan u jeclahay, balse asiga ha u hormaro kuwa caqligooda la xoreenayo...
Waa maxay switch off, emotion iyo waxa la midka ah aad afkeena ku qaseesaan?
Aqliga ka xooroba walaalaha somalidow
Xamza marxuuum
Hadal hadal hadal hadal hadal hadal hadal hadal hadal !!!
Madaxweynaha mustaqbalka mudane xamse cabdi bare reer muqdisho hada nahay waa ku wadanaa
Dad Hogaanga uhaaysid oo Somalia waa wadanka dunida ugu faqrisan xitaa ,Shaqo la aan , Caafimaad, Abaaro iyo amni xumo . Maxaa dici lahaa Halaha yar ee wanaaga Sheegtay haday si Dab ah Alle dartiis ugu adeegi leheed Adigoo sheegeenin?
Rw Xamasa salanata sare guul waa runata waxalala wixi aad shegatay nina walabana wuu ogayaha khawarijata mesheya jogan iyo ineeya gurayaha ee Shacabaka ayanan diyara u aheen ee isaka sobixiya garawaga dadaka edabata daran oo jahilada ah oo anan waxa baranina oo agalagadeya nayo madaxada wadanaka waxan leyahay isaka rumeya afaka waa dadan wadani aheeyan ayaa madaxadena afa lagadeyanayo hadeya yihiin Somalida lagumeyasato ama mida qabayalada ama yurub ama amerika katugasado oo shilinaka uqato umaleyo inuu jano kujiro ee isaka ilaliya wadani ma ahan ☠🦂☻wadanaka adinaka leh dowalada waa shicibaka ee ilalasada dalaka iyo dadaka isaka dhafa dhinaraca iyo qabayalada fadalan❤
Sax waaye
😂😂😂😂ma anagaa waalan mise cadana laga heesia xamzow adiga maxad uqabaty somalida ?
Marxuum dhagala dad kaa caqlibadan baajiraiscasil 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Adigu marka waxaad tahay noole an dhibaan miyaa 😂😂😂😂😂 noole odhan wa kuwa marxuuun
Ninkaan maa ba weli hadlaayo kadib wixii ka dhacay raskamboni
Ninkaan aduun aan udhiibanay mise aaqiro
Waa runtaa
Hayaay hayaay waa doqontii caan baxday raaskiyaambooni ka hadal.
Caacda meesha kalatag
Marnaa waad hubtaa in ey ku dilayaan marna ma hubtit
Xamze nin wax badn og thy dadka dhan adiga hadii ahan laha wadanka guul badn gaari laha
Xamsow hada ma waxaad leedahat axmed lacag buu ku soonaray wadada????? YAHAA 😢
Xamse ma xishoode dad baa dhagaysanaye doqonkas xasan leeyahay
Wa hadlaya wali wa afqoyan hadal madayo
Dadka bulletproofka aad wadatid camal dadka wada sii kadib aan Aragno inuu qof lacag bixiyo
Xamse xayi😂😂😂😂😂😂
Doqontii nebi muuse sheegay oo nool baad tahay hadaadan kasii darnayn
Xasan abii ahmed u sujude u sheek warkaas
jabki iyo ceebti kudhacday qaranka soomaliyed kahadal war waxan wa cadow soomaliyed xasan iyo xame ba iyo kooxodu
Wajigiino kubay eey kahorleexda Umada Adi iyo Hassan
roobow waydii lacagta mesh ay ka keeneen. source-kii drama ayaaba haysaayee
Xamze Marxumow Balaayo kugudhacday Ogaden ne Waad cebeesay😂😂
Xamze was wiilkeena Axmed madoobe waa wiilkeena
@ Balse Ogaden mamatalo Xamze
@@Caaqilka123 ha iska joogo meesheesab🤣🤣🤣
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😔😔😔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Holof holof
Reer xamarow xamse waa idinla hadlay hadaad garad leedihin from hargaysa
Waxaan waa danbigii somali ay gashay OO Dad noqday. OO nalagu salladay
Dadka hogaamineesid Waa Faqri, xitaa habeeni ma cunaan
Ahmed madoobe kwrn libaax goormaad soo qabaneysaa ina adeerkaa 😂
Xassan iyo xukumadiisa wey fashilmeen ee mesha hakatagan
KUWAN ANIGA MAFAHMO WAAN DHAGEESTAA HADANA MAFAHMO AJNABIGA AYAAN ISKU MODE YAA IFAHANSIIYA WLAHI WAA IGA DHAB WAX UU KAHADLAAYO MALAHAN FICILKA HDLKA WAXKASTO AYAGA AY RABAAN INAY BAA BI YAAN AYAY INOO SHEEGGAN DIINTA GURYAHA UMADA XOOLAHOODA MAIDIN FASAXDAY WAA DIINTEE ISCADEE INAAD AHAYN SHABAB INAAD AHAYN DHIBWADE
Beenta Iyo maaweelada waa Lagu taba baraa africaanka siiba Soomaalida si ay isaga seexiyaan shacabka .
Waxay maaweelinta ku qaataan mushahar
Muxuu ka hadlaayaa
axmxaar-inuu-kaa-bad-badiyo-rabaa-adna-hala-igumeysto-taagantahay
Somalyey carwaakase cidfahanta hala arko
roobow weydii su aalaahaas oo dhan asiga ayaa kaaga jawaabaahe
Endelea
Nikaan danyero ayow madax u yahey ninkaani waxa oo kofiicna mareykan ama ingiriis oo mp kanoqda ayey ko fiicnedey somalido waa dofaaro madax doda caaya
RAISAL WASAARE CIIDAAN KALE P GURMAD AH MAAD RAASKAMBOONI NOGU KEENTID MEESHAN WACDI IYO ARIMA KALE HA GALINE
Dowlada iyadu dadka hub sharciyeesan hasiiso
Xitaa somalida ma oga in madaxda lacaayo ay danbi wayn tahay
Xoolo dhalin yaradii aad xasuuqday ee raas kanbooni somalida ahaa baa kadamqan laheed hadaa caqli iyo xishood ledahay khawaarij aan adi aheen majiro
Iscasil hadaa in yar oo damir ledaha
Xamsow aqligii xayawaanka ee aad sheegi jirtay adigaa kudhaqmay ee usoo noqo aqliga bini aadamka
Bal ega kowa mp oo wanag iyo quraan akhrinaaya caynaya xataa kowan comintiyada waa kufaar gaalada cabuda ee iska fiire
War munafuq batahay ee dadka kalahortag meesha
Roobow janadii muu kayimi
Sow maaha kii xasuuqay dhalin yaradii waxbartay ee shaamow
Maba hadle
Hade miaad waaleydeen markaad qarash gareseen ee askarta isku dirteen miyaad waalneyd markii shetdaamada uu hasan sh u sajuudey miyaad waalantihiin in dowladii aad iibiseen oo maanta itoobia loo niikinaayo shacabka iyo dhulikii iyobadii itoobia ayaa loo gacan geliyey iyo sharuucdii wadanka la tirtiro inaanu nahey wadan muslimiin ku nool oo ganiiska iyo naagaha isfuula la sharciyeeyey war maxaa noo harey in 7 wadan ee gaalada qorsheeyeen in labaa bi iyo oo la gumeysto sudan somaliya iraq syria libanon libiya iran.hadan waxaa harey oo mudadii ey qabsaDeen israel iyowest iiran ayaa hada loo socda awey baarlamaan shaqeeyo majiraan hasan sh hal bilion ayuu bada lagu siiyey ankara ka iibinta bada shacabow waxaad ku mashquulan tihiin qabiil ilaahey hadaan lagadooran qabiilka waad halaagmeysaan oo hasan sh iyo asad bashir waa isku mid kursiga wuu iska fadhin nin dhihi karaa qalad manoolo waxaa maanta jooga ee siyaasi ah aqoon malahan oo hasan ayaa u indho ah nacamlayaal
xamse isaga is kahadlaya kkkkkkkk oo wayo isagan caqli lahayn
hamzow ma wariyee wax so wariya baad lagu dortay mise raiswasare taaliya? yaabka adunka war ama taali oo shaqadaada qabso ama xilka iska dhiib. qof jaahil ah marka mamul dowladeed lo dhiibo wa sidan oo kaale lakin waxa kasi jaahilsan madaxweyne hassan waba dowlaad jaahil . marka waxa is heelay madaxweyne jaahil ah iyo ahmed madobee oo doqon ah ama dhagar-qabe ah 😂🤣😅 tolow ma doqonka ba gulaysan mise dhagar-qabaha 😂🤣😗moyan
waa tuug beenloow isagaa ka masuul ah ciyaalka lagu xasuuqey raaskamnooni, waxuu ahaa gudoomiyihii doorashooyinka isaga xasan tuug ayaa ka masuul ah ceebta
xamsow adiga maxaa maskaxdaada xiray oo Xasan munaafaq kugu sitkay. bal horta jooji sida firimbigii langui adeegsado kadi cod baahiyaha qabso mijimo dheere!
falsafad buu aaminsanyahay ama philosophy wax diinka islaamka shaqo kuleh maaha iyo waaqica bini aadamka ee wa hadal qurxin uun iyo ismood siis ee xamse wa jaahil gaalo raaca
Ey ey ey dhalay ogaden matihid wacel batahay
Xamze waa nin ogaadeen dhalad reer cabdule layaqaan