"42 sano ayaan joogaa America" Injineer Musse Olol Diinle madaxa hay'adda SACOO ee gobolka Oregon

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 май 2024
  • Daawo wareysi aan la yeelanay Injineer Musse Olol Diinle oo ku nool Mareykanka muddo 42 sano ah. Musse waa madaxa hay'adda Somali American Council of Oregon. Injineer Musse waxaa awoow u ah boqor Olol Diinle.

Комментарии •