Waxan ahay wiil reer jabuuti oo jecel wadanka reer abtiyaashiiii guuul iyo gobanimo soomaliland. Cadawkaa ma Libin sheegto cimrigaa ma soo gaabto cudoodaa ma sooo Liixdee calayow cizi mooolo kaka lolo ciirko oo mooqo. Big Love ❤ from Paris france AbtiyaaaaL iyo inta aad wada dagtaaan.
Calanka kor u qadaaa😁wxn dareema farxad aan la malayn karin markan arko calanka caalamka ka yaabiyay ee tawxiidka ku suntan 😁 dhulkayga ♥️ cawaalow calankayga happy 18 may 30 sanno iyo in ka badan jirso ♥️♥️♥️♥️
Marka aad dadka ixtiraamto adigana waa lagu ixtiraamayaa suldaka waxa ku arkay hargaysa walahay waxa loo ka xeeyaa sida madaxwaynayaasha anaa yaabay marka aan arkay sida ay dhalinyaradu u wadaan Lakin waxa aan ogaaday in uu yahay inan edeb Iyo sharafleh oo u qalma ixtiraam Iyo wanaag. ### sukdaan somali super star long life bro insha allah I will meet u hargaysa again🙏
@@abdiqaadirxuseen4755 😂😂😂😂 gaalada ha nagu soo dhisin aan xaarka iska dhaqim waxay rabaan sida ogadenia inay ina gumaystan ee waxba inoo ma quudhaan yahuuda africa waa Ethiopia Ee meel aan ku walaalawnay majirto diin ahaan badan koodu waa gaalo waxa Ethiopia utaliya oo kunool somali ahaan mel aynu oromo iyo amharic iyo tigry anu ku walaa lawnay majirto
My dhiiga my dhuuxa calankayga somalilnad lam somalilander sanadkan 2023 yaa ila dabaal dayana from awladul caasimaha inta ila dabaal dagaysa eee 18 ku wayn tahay like aan ka arko
Abwaaniintii Hore ee hesaha U samayn jiray ee maskaxdooda U shubay saw Iyagu may gumaadin dadkoodii Imikana Dhashoodii ayaa ka hdhay mana Dhacay Meeshii Awoowyaashood lagu xasuuqay Inay u heesan Ogow
Allah Somaligalbeed iyo dadkeeda xornimo iyo nolol fiican ha siiyo, aamiin, waa dad dhaqan leh , xishooda, oo asal Somali ah, magaalada Sanca oo jeelka la iga soo daayey, oo meel aan tago garanayn, baa 2 wiil oo reer Jigjiga ahi yidhaadheen ha werwerin annaga ayaad na raacaysaa, bil bay i hayeen, noolaada
Mancha allah wallhi heestan owgeed jidhiidhico u japtay jecliyaa dadkayga iyo dalkaygapa aamiin aamiin codawga ma lipin zheegto cimrigaa mazo gaapto allow noo xafid my country somaliland suldaan sareer guhaad goptii jigjiga salan gopeed from hargeisa big respect
Calanka Kor u Qaada By Suldaan Seeraar : Hmc Production
Heesti abwaan saar
@@DHALINYAR
Q
Q
@@safiyau8463 hoghtieu 6:44
Iyo cara darwiishede hambalyo my dadkaykii from lascanood 🥰🥰👏
💋❤❤❤😊😹💪👌🤲🙏💚💚💚❤❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😩😩🇸🇴
Hhh hadana ka sheke wll 😭🤣
@@marvellousmarvin6127Maxam
Omg 😨
Wlhi cawa may marku dhahy calanka kor u qada xadayda wada istagty Somaliland I love you 💋💋💋♥️❤️❤️from moqadisho
Like 1k Garsiya Awey rer somaliland
Ku jecel nahay sidoo kale Bro thnks
Me too brother
qlbi saafi dadka yare dunida kusii hadhad ku jirta
@@fardusmahamoud7488 wad mahadsanthy wlshyda mcn
noolow wll
Waxan ahay wiil reer jabuuti oo jecel wadanka reer abtiyaashiiii guuul iyo gobanimo soomaliland. Cadawkaa ma Libin sheegto cimrigaa ma soo gaabto cudoodaa ma sooo Liixdee calayow cizi mooolo kaka lolo ciirko oo mooqo. Big Love ❤ from Paris france AbtiyaaaaL iyo inta aad wada dagtaaan.
from lascanood love you Somaliland ❤❤
❤️❤️❤️ umadda somaliyeed ,we are together
Dhal darwiish baatahay guulayso jamhuriyada barakeysan ee somaliland aynu difaacano
Uu
Dhilo my grandfathers didn’t die for SNM flag
@@marvellousmarvin6127 cawaantii kudhashay wase dhabayacoy jooji magca darawiishta eed cebayneysid
waa cudka shida awdal iyo caro darwiishede👑👍👍
Waa cuudka shidan awdal iyo caro darwiisheed from hargeysa #Somaliland
Carfigaa dunida gaadhay
Cadrad weeyi udugiisa
Ceerigaabo laga daaray
Waa cuud ka shidan awadal
Iyo caro darwiisheede.
SOMALILAND💚💭❤ 😚
From muqdisho happy 18 May haloo kaco reer Somaliland #garabwalal ❤️❤️
😏kk Muqdisho hadan nhy..
Mahadsanid walaalkay I love reer moqdisho noolaada oo cissi iyo sharaf ku noolaada
We love you too❤️❤️
Sca@@hibaaqhussean7806
Calanka kor u qadaaa😁wxn dareema farxad aan la malayn karin markan arko calanka caalamka ka yaabiyay ee tawxiidka ku suntan 😁 dhulkayga ♥️ cawaalow calankayga happy 18 may
30 sanno iyo in ka badan jirso ♥️♥️♥️♥️
Somaliland idin meeee
Like 1M i gaadhsiiya
Maash alaah soomaalilaand
Waxan ahay reer gedo wana jeclahay somali land one love one people one religion 😍😍😍
We love you too,, watching from berbera somaliland rep,, thanks
Abti magacaa ha jiro 👑💪❤❤❤❤
Welcome inaabtii aniguba Gedo waan jecalay waa reer abtiyaashau from Hargeisa
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 9 suldaan
Suldaan
From dhagaxbur.
Hambalyo iidoorow.
Isirka somali dad aanu is dhibno hadana guur , xidid iyo dhaqan ba wadagno idinka unbaa jiree.
Horay usocda seediyaal.
abdirahmaan zxb iido kareeb ma jecli in aan Ku dhaho cagdh,reer isaaq abtiyaashay haruun one love
@@xamseabdi3672
Abti qaali waan kaftamayaa
Waa ehelkay iyo xididkey anigaba xumana uma quudho.
Waa caynkaa kkkkk
Wllkay somali
abtiyaal kabteyda hargeysa laga waa qurux wad igu dhasheene
Waa may ee calanka kor u qaada masha allah hambalyo walaladen reer somaliland from jigjiga 🥰❤❤
Sihaam cadeey isaar
Waan idin jeclay wllhy rer muqdisho
From hargesa somaliland ❣💞
@@nimocli5456 subscirbe iisaar nooh
Caawa wa ma meey cala la kor uqad
@@muscabiiofficial380 kuu sary huno
From laascanoood qarankaygow kor ahaada🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Waar dharawiish ha ceebayn 😂😂🇸🇴😂
@@marvellousmarvin6127 nacbka
Shugran alle yaa cisak brother
@@marvellousmarvin6127 waryaa nacas
@@marvellousmarvin6127 p
Heesaha calanka somaliland waa balwadayda wan kusakhraama ❤💬💚🇭🇺
Zaki sameh love u as a bro, cuz of somalilanderness, I liked your comment , I'm so high 2 kkķkkkk
You’re not alone!!! Waliba xilagan 18th May..hadii la I saro dhiig igama yimaado markan dhagaysanayo. Happy 18th May
Somalilander koo dhanbaa kula mida 🤣
Loool
Allah qurux badana #CALANKA❤❤❤ DAHIRKA AH ee keliya africa towxiidku kuyaal illaahow yaa rabi noo xafid #DHIIGBUU nagu jooga iyo geesi god galaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cadawgaa ma libin sheegto
Cimriga masoo gaabto
Cududada masoo liicido
🤲🤲🤲🤲❤❤❤🤲🤲🤲
#AaaaaaaaaaMiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Waxaan daawanaya 24.08.2020
Aamiin aamiin
Somaliland guul iyo gobanimo dhulkyga hooyo ❤❤❤suldanka geska hore u soco wll
From jigjiga waad idin jecenahay wllhayga #somaliland # like
Love buuran
ahmed xasan wallo somaali odhan idinka ayaanu iska fahan isku dhaqan nahay xag suuganta xata marka anab waanu idin jeclne walaldayo ayaad tihiin aad nogu dhawo👌😘 ❤❤❤👈
Ahmed xasan wan kusalamay salan saaree wan jeclahay dadka jigjigoo jogan daman from Kenya garissa
Brother anagubaa waan idin jecelnahy
Anaguba walaal qali aad iyo quruxaw jigjiga caday iyo dhagax buur iyo inta kaleba waan ku koray love 😍😍😍
Waa cuudka shidan awdal iyo carro darwiisheede OMG from Gabiley 😴♥️💯
Happy 18 may Somali land ❤️🤍💚malinta wan sugi la.ahay faraxad udabal daga🔐🌸walalhena from muqdisho 🇸🇴
Thanks my ennemy😊😊
Wllhi ogadeen 🇬🇲❤️ waa gob gob dhashay 💋💋💖💖💖✌️🇸🇴🇬🇲 boqortoyo idinku faana
2020cawa oon xusayo 18 mayga allah nabad hakugu warsiiyo dalkaygow Somalilander my Blood
Nimco cadeey isaar
2021🤩
Mshlll wllhygah somaliland marna aptiyashay duriyadaa nooladah one love cadwgiin maciilbaxo liketa igu qapta from jigjiga cadey🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤💪💪💪
welcome abti hargeisa caday
ABTI WAA KU SALANEY
Abti wa kusalanay
Love more Somali oo idil
Aad iyo aad
heesaha somaliland markan dhagaysto waan ooyaa wllhi
somaliland ALLOW dhawr ❤
Hhhh quraanka mad sas ugu oydo wllo intad hees u ooyayso
@@shookarichannel2853
Labadaba way u ooyeysaa abti Ma Kuwii baad Tahay walaweyney
@@4E_Official hhhhh nin raged
@@umalkhayraxmed7655
Waa Kuwii laynagu Falay Indr Saas uun bay Inoo daba Socdaan Waxan Ka yabayaaba Hadaan Naarto galno Xitaa Inay inaga Soo dabo Geli doonaan😅😅😅
@@4E_Official waa hubaal inader qali iyagaa daali
Wiil dhalinyaro ah oo hadana miisan culusba maskaxdiisa ka keenay midhahan qiimaha badan leh abwaan xaashi ibraahin❤ iyo fanaankeena suldaanka geeska long life duriyadeyda ❤❤
Marka aad dadka ixtiraamto adigana waa lagu ixtiraamayaa suldaka waxa ku arkay hargaysa walahay waxa loo ka xeeyaa sida madaxwaynayaasha anaa yaabay marka aan arkay sida ay dhalinyaradu u wadaan Lakin waxa aan ogaaday in uu yahay inan edeb Iyo sharafleh oo u qalma ixtiraam Iyo wanaag. ### sukdaan somali super star long life bro insha allah I will meet u hargaysa again🙏
Axmedow saar
Happy 18 May walaalahayga somaliland aad ayan idiin jecelahay ❤ hore u socda✌ FROM DJIBOUTI
From mandera knya.. Waaalalhyga waa idin jehelehy 💙💙💙 my somali my pple
Djabouti Walaal ahayn waan jecelahay
Aniguu ku hadlaya afka hablaha reer soomaliland waxaan kuleeyay horo u soco wllkay guul iyo gacmo sare
Suldaan Seeraar First Grade Somalilaander !
Cadawga ma libin sheegto
cimrigaa ma soo gaabto
cududaa ma soo liicdo.
Thank you Suldaan Seeraar !
Wow wadankeena labaad from somalia 🇸🇴 big love 🇮🇹
From Aksum University
Tigray region Ethiopia😘
Somaliland my country ❤
War amxar yahow dalkga Ethiopia joog
@@marvellousmarvin6127
Yaaa Amxaara🙄?
Yes sland is your country really and we love Tigray
@@abdiqaadirxuseen4755 😂😂😂😂 gaalada ha nagu soo dhisin aan xaarka iska dhaqim waxay rabaan sida ogadenia inay ina gumaystan ee waxba inoo ma quudhaan yahuuda africa waa Ethiopia
Ee meel aan ku walaalawnay majirto diin ahaan badan koodu waa gaalo waxa Ethiopia utaliya oo kunool somali ahaan mel aynu oromo iyo amharic iyo tigry anu ku walaa lawnay majirto
soomliland viva reer soomliland idin jeclhy dadkaygii
Isaar walal
Beri waa ciide calanka kor uqaada l can't wait 18may maanta 1 may 2024 after 16 days wan ciideyn INZHA ALLAH🎉🎉
My dhiiga my dhuuxa calankayga somalilnad lam somalilander sanadkan 2023 yaa ila dabaal dayana from awladul caasimaha inta ila dabaal dagaysa eee 18 ku wayn tahay like aan ka arko
Excellent
God bless you
Kalthoum Egal
F. Fist lady of Somaliland
Maamada qaranka mahadsanid
from muqdisho idin jeclahay Reer Somaliland 💚💭❤ dad qalpi Wnagzan
Wan ku jecelnahay aniguna wll adiga iyo muqdisho cadeyba
@@husseindaahir8749 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Alla haku sharfo qli Anaguba sidoo kale
Adigana isaar abaayo
Haaa
❤mazhalh allow dhawr zomaliland
Yaa Cawa ku Noqoday Heesta Happy 18 may 23:19/2020❤🥰🥀✌
Aniga
Aniga
Aniga
Aniga
Aniga
Wow so nice song dadkaygii reer Somaliland dhamaantiinba waa idin salaamaya meel ad joogtiinba. waa libaax from Burco.
Hestan tiktok kaso radiye🥺🥰🥰🥰🇸🇴from muqdisho gulesta🥰❣
Marku dhahay caro darwiisheed aad baan ugu farxay inderki jira suldaan ❤😍
Somali lan❤ qaran ka guul in shaa allh❤ waxan askari rer mugdisho ah 😢😢
from puntland viva somaliland best flag
Cabdulaahi saar boowe
Somali waa midh
❤️
Walahi waan jeclahay Reer soomaliland inkasto Reer Kenya ahay walal suldan seerar cod kaaga waan iska jeclahay ina adeerkey mcn
Anigoo muqdisho ka soo jeeda wan idin jeclhy walalaheen somalillan nabad waarta
We love you too walaal,, viiiivaaaaa banaadir viiiivaaaaa muqdisho,,,
Suldaanka geeska afric hore usoco Somaliland guul dalkeyga
Aad ayay u mahadzanyihiin Qaban qaabiyayaazHa Reer Somaliland ee Xalfadan soo qaban qaabiyaY 18-May ha nolaato💚💬❤
💚💚♥️♥️
Xafsa cadeey isaar
@@muscabiiofficial380 waan kuu saaray wll 👏
Big respect ✊ abtigay suldaan iyo dhamaan shacabka DDSI ❤️❣️ abtiyashay
🇵🇾Wxa caLan uma aqan anuu calanka saxda ah wka Calankygiii I Hor muuuqo🇸🇴🌍💪
😂aday Kuu TaaL
❤❤❤❤❤ SULDAN SEERAAR MAANSHAALLAH
Niyow waxaan la yaabay Somalia yadaa wadanka dhan sheegataa xabad heesa oo la sheego malaha!
Viva Somaliland💚⚪❤
Hhhh wlee been maad sheegin 😂
Hhhhh mararka qaar xaqiiqadu way qadhaadhahay
Maxay sheegata
Iyada la sheegtaaye
Kuwaas somalia dhiba hayste alle ha u gargaaro
Viva isaaqland dheh dadka ha sheegane
Abwaaniintii Hore ee hesaha U samayn jiray ee maskaxdooda U shubay saw Iyagu may gumaadin dadkoodii Imikana Dhashoodii ayaa ka hdhay mana Dhacay Meeshii Awoowyaashood lagu xasuuqay Inay u heesan Ogow
Allah Somaligalbeed iyo dadkeeda xornimo iyo nolol fiican ha siiyo, aamiin, waa dad dhaqan leh , xishooda, oo asal Somali ah, magaalada Sanca oo jeelka la iga soo daayey, oo meel aan tago garanayn, baa 2 wiil oo reer Jigjiga ahi yidhaadheen ha werwerin annaga ayaad na raacaysaa, bil bay i hayeen, noolaada
Mahazanid my rbo wanak qabna wlaayzku leyhy
😍😍🙏🙏
Walal ❤️😍
Dhamaan shacabka Somali Somali Galbeed wa dad weli dhaqankii wanaagsana ku sii dhagan oon fasaqmin aad baan u salamayaa Somali Galbeed oo dhan from Hargeisa Hadhwanaag
suldaan seraar mahadsanid ❤❤❤ somalilnd my home lanad
Mariyeeta isaar cadeey
From UK we love somaliland wa cuud ka shidan ceergabo ❤❤💚💚💕
I'm from United states i love Somaliland people, i wish one day their independence would come 😊🥰❤1
We have already our indepedence we don,t need any recognition becouse Allah recognised for us
@@ahmedsaid4165 waa kugu raacsanahay 💚❤🤍
@@ahmedsaid4165 exactly I agree with you bro
Thank you so much we appreciate ❤
Somalia is one
SOMALILAND HAPPY BIRTHDAY
DHamaan muwadininta ree somaliland like ta hailadhaafina azxaapeyey 💚⚪❤
Soomaalilaand intii jecel like ii saar
Hoodo isaar
@@muscabiiofficial380😊😊
Mancha allah wallhi heestan owgeed jidhiidhico u japtay jecliyaa dadkayga iyo dalkaygapa aamiin aamiin codawga ma lipin zheegto cimrigaa mazo gaapto allow noo xafid my country somaliland suldaan sareer guhaad goptii jigjiga salan gopeed from hargeisa big respect
Carfigaaa dunida gaadhay cadrad weye udigiisa ceerigaabo laga daaray waa cuudka shida awdal iyo caro darwiisheede axyaa sowt suldaanow inder 🙏🥰
Inta Daawanaysa Sanad Guuradii 31aad💚🤍❤️
Thank you Suldaan Seeraar ! Ha noolaato Dawlad Degaanka Somaalida. Illaahay idinna qaranimo taam ah ha idin gaadhsiiyo.
10/5/2022 wllhn somaliland guul iyo gobonimo from 🇸🇴somalia ❤❤
Mahadsanid walalo qali 😍❤️❤️
Gobonimo❤️
13 /5/2024 waaa ikan ❤❤❤❤😂😂😂
From muqdisho ❤❤❤
Hambalyo walaheyna somaliland from muqdisho💚🤍❤️ calanka kor uqaada
Sultank murtida soomaalia hanoolato ha israacdo aamiintu
From Muqdisho ✊ reer somlind 🤝🤝🥳
umadda somaliyeed , we are together
He has beautiful voice. Saying hi from Dhagaxbuur Somali State. We love you Somaliland 😍❤💜♥💕
I don't where that is,but you are somali,we somalianders love you
Love u all♥️
1
🥰🥰
@@kopend8638 7years 9
S O M A L I L A N D👏💖.
dalkayga hooyo jecliya ❤❤❤❤🌹🌹🌹somalilan allaw dhawr
Boqorada isaar abaayo waku saray
Aaamin
Heestaan 2024 still waan dhageystaa reer somaliland calanka kor u qada
Somaalind waan nijeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
From jijiga wan idiin salamay
Happy independence day Somaliland from Saudi Arabia 🇸🇦
aniga waxaan reer koonfor lkn sooomaali lnd uloveyou
👑👑💚🙏
Happy Independence from Nigeria 🇳🇬
Somaliland ❤❤ allow barkee
2024 inta dawanaysa ❤❤
guuleysta walaalaha Somali land 😍
cadawga ma libin sheegto cimriga maso gaabto cududada maso liicdo calanyahayaw cisiyo muuno kaga lulo cirkoo muuqo ❣
Cadawgaa ma lipin sheegto cimrigaa ma soo gaabto cududaa ma soo liicdo calanyahaw cisi sharaf moonaw 💚⚪❤️
Ax
Wan oyeyba
💚💭❤
I can’t wait 💚🤍❤️. Independent day. My country
Waa CiiL Nin Kugu Daalay Celin wayey Tamar teeda fre dhaga Hadal Badhyo culusta
18may sanadkii 2023 yaa daawanaya heestan
Maalin arbacada🥰03dii May
Ax Wan U Xiisay Dalkaygi Hooyo Somaliland Ha Noolato Like saar hadu yahay dalkagi Hooyo
Sidkale Ina hoyo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
😀😀😀
Mrkazta oo aan maqlo hees ka hadlyza calankyga quryxda leh wlhi waan jidhidhicooda somaliland caama lagu culayo dhiishisa💚⚪❤ cadawga ma libin sheegto cududaa mazoo liicdo
Guul somalillan
Saaaso kale baan ahay runtii hadaan inyar Stress dareemo isga siraataa
Manta waa isniin 17/May/2021
Berri waa malintii qarankayga Somaliland💚🤍❤
Waan sugi kari la'ahay farxada 18 MAY
Happy 18May dadkaygi layga beeray🥰🥰🥰
It's our day happy 18th of may qofwalba happy birthday to Somaliland 💚⚪♥️
Am proud to be a somalilander 💚💚💚🤍🤍❤❤❤
Soomalind
Sgac
shh❤❤❤
Isaaq clan
IAM from Kenya one love somaliland walalahen❤️
Thnkx wll
How are they your brothers 😂😂😂😂 they don’t like Somali some race
Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul
From muqdisho love you somaliland
Caawa waa may18 viva somaliland allow dhawr
seeraar isaq baa heesaha u dhiiba waanay soo saareen
❤💬💚 somaliland first comment
Abaayo isaar
INTA DAAWANAYSA 2020 HAPPY 18 MAY CAAWA WAA MEY
18 May from Jijiga Somali Galbeed viva somaliland
WE CAN T WAITING 2024 OUR COUNTRY
inta dhagaysanaysa April ee isku diyaarinaysa 18 May 2024 ❤😊
Hadad so Gazho 2k21 Mar Lapaad like Ha ila dhafin❤✋
Waa cugasho kaaragtay oo caawa tidhi waaykan
Calamkii kuqiriwayay waa cadceed uuqarin wayay wooow 🇭🇺🇭🇺 calanaka hor uqada ( abwan saar codka suldanaka 🙌🏻🙏)
Thnks hno
Somaliland ha noolaato my Country💚💭❤
Xafsa. Xsn66 ddneaskxfs
Liibaan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@marvellousmarvin6127 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2024 somali land hampalyo from dds❤